Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)
Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)
  • 156
  • 1 259 821

Video

21. Af Gaanbi Iyo La qabsiga Is bedelku wa u mihiim Lamaanaha
zhlédnutí 64Před měsícem
Dabeecada wanaagsan ee lamaanaha waxaa ka mid ah qofku howshiisa inuu si wanaagsan u qabasn karo lana jaan qaadi karo isbadaladda dhacaya adinkoo wad jira
20 Xulashadda Dabeecadda ee Lamaanaha
zhlédnutí 112Před 2 měsíci
Dabeecada waa u mihiim qoys waara waa in aad barataa dabeecada lamaanahaga itaadan isu dhiibin ama qarash garoobin.
19 . Is-fahamku waa furaha farxadda qoyska.
zhlédnutí 108Před 2 měsíci
Fahamka waa u muhiim in qoyska, waxayna meesha ka saartaa mugdiga iyo is qabashadda.
18 Arooskaaga ku bilow wax wanaagsan
zhlédnutí 61Před 3 měsíci
Arooskaaga iyo sidaad U maamusho waa furaha khayrka ama sharka ee Qoyska, waana muiiim inaad fahaamsan tahaty
17 Hagaaji Naftaada Intadan Qof wanaagsan Doonin
zhlédnutí 153Před 3 měsíci
Markaad toosan tahay ayaa wanaagsan inaad qof toosan xulatid.
16 Toosi Hadalkaaga
zhlédnutí 104Před 4 měsíci
hadalka waa mihiin inaad hagaajiso, carabka waa wanaag iyo xumaan hadba kaad u adeegsato.
15 Garaadso Intaadan Guursan
zhlédnutí 108Před 4 měsíci
waa muhiiim inaad si buuxda u fahamsan tahay masuuliyaadka guurka iyo inaad noqoto qof Garaad ahaan iyo jir ahaanba diyaar u ah.
14. Sidee loo Hagaajiyaa Xiriirka Xididkaaga( Qaraabada lamaanahaga)
zhlédnutí 122Před 5 měsíci
xididka wa u mihiim nolosha qoyskaaga waana muhiim inaad fahamto xiirintooda iyo xurmayntooda siday faaido ugu tahay qoyskaaga.
13 Isu diyaari Nolol Cusub iyo Is bedel,
zhlédnutí 87Před 5 měsíci
Guurku wuxuu keenaa isbadal dhinac walba ah oo noloshaada saamaynaya, farxadda iyo nolosha qoyskaaga waxay ku xiran tahay sidaad isugu diyaariso isbadal balaaran oo noloshaada ku dhacaya
13. Waydii Naftaada Su,aalahan Intaadan Go,aan Guur Gaarin?
zhlédnutí 95Před 6 měsíci
waa muhiim in Su,aalahan waydiiso Naftaada intaadan go,aan guur gaarin.
12, Ilaasho Qiyamka Akhlaakhiga ah Iyo kan Nolosha
zhlédnutí 86Před 6 měsíci
Qoysku wuxuu ku taagan yahay qiyam iyo akhlaakhiyaad ay tahay inaad fahamsan tahay oo aad ilaalisid, hadii qiyam iyo akhlaaq la waayo nolol qoysk waa bur burtay.
11 Qorshe Guur Ma Samaysatay.
zhlédnutí 331Před rokem
casharkaan wuxuu faah faahinaya muhiimada ay leedahay inaad qorshe guur oo qoran leedahay iyo saamaynta ay ku leedahay xulashaada lamaanahaga.
10 Xulashddan Shaqalaaha Vs Xulashadda lammaanaha.
zhlédnutí 153Před rokem
waxaan isu bar bar dhigaynaa marka shirkadaha dooranayaan iyo marka lamaanuhu dooranayo dookhiisa farqiga u dhaxeeya. waa mihiim in aan fahamno doorashada iyo Qiimaheeda
9 Maxaa Fashiliya Guurka maanta.
zhlédnutí 293Před rokem
Casharkaan waxaan ku eegi laba qodob oo muhiim ah oo faashil ku ah guurka maanta.
8 Damac Rag Vs Qurux Dumar
zhlédnutí 319Před rokem
8 Damac Rag Vs Qurux Dumar
Xulashada Casriga cusub
zhlédnutí 154Před rokem
Xulashada Casriga cusub
6 Sidee Loo Guurin jiray Qoysaska cusub
zhlédnutí 138Před rokem
6 Sidee Loo Guurin jiray Qoysaska cusub
Lesson 4 Xulashada Xishoodka iyo Garaadka.
zhlédnutí 197Před rokem
Lesson 4 Xulashada Xishoodka iyo Garaadka.
lesson 3 Xulashadii soomaalidii hore.
zhlédnutí 113Před rokem
lesson 3 Xulashadii soomaalidii hore.
Xirfadda Xulashadda Lamaanah Lesson 2l
zhlédnutí 180Před rokem
Xirfadda Xulashadda Lamaanah Lesson 2l
Xirfadda Xulashada Lamaanaha Lesson 1
zhlédnutí 299Před rokem
Xirfadda Xulashada Lamaanaha Lesson 1
Xulashada dhaqaale abuurka
zhlédnutí 281Před rokem
Xulashada dhaqaale abuurka
Xulashada Fahamka iyo Garaadka
zhlédnutí 202Před rokem
Xulashada Fahamka iyo Garaadka
Xulashada Waalidka inanta dhalay
zhlédnutí 241Před rokem
Xulashada Waalidka inanta dhalay
Wax ka baro Habka shukaansigii Hore
zhlédnutí 231Před rokem
Wax ka baro Habka shukaansigii Hore
6 Muhiimada Xulashada Lamaaanhaaga.
zhlédnutí 303Před rokem
6 Muhiimada Xulashada Lamaaanhaaga.
5 Xulashada iyo dhaqanka Soomaalidda.
zhlédnutí 175Před rokem
5 Xulashada iyo dhaqanka Soomaalidda.
3 Xulashada Iyo Diinta
zhlédnutí 331Před rokem
3 Xulashada Iyo Diinta
Xulashadii Dunida Ugu Horeaysay
zhlédnutí 133Před rokem
Xulashadii Dunida Ugu Horeaysay

Komentáře

  • @suhaybomerhassen6681

    Beenta umada ka daa

  • @Drsaminocabdi
    @Drsaminocabdi Před 28 dny

    Masha allaah

  • @rothajimcle
    @rothajimcle Před měsícem

    ❤❤❤❤

  • @adanisaaqali3912
    @adanisaaqali3912 Před měsícem

    Wlhi waa dhibaato jirto gaar aha ujeedo la'aan la isku guursado

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 2 měsíci

    Salaam Alaykuma first one thanks my teacher 🎉🎉🎉

  • @abtidonciise
    @abtidonciise Před 2 měsíci

    ❤❤❤

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve Před 2 měsíci

    1860 illaa xiliyadaa mataan ciideed baa noolaa raage ugaas baa, ka dawaynaa

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Před 2 měsíci

    Asc mashaa Allah.yaa xayyu yaa Qayuum biraxmatak astaqiid Aslax Amuraheena oo dhan Amiin yaa Rabi.yaa Rabbi kuli saaxir iyo saxira dhulka la jar yaa Rabbi Amiin yaa Rabbi

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce Před 2 měsíci

    aad baad umahansanty anoo aaan gaarin waqtiga guurka lknse fahan kasii qaadanayaa❤ thnks teacher

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce Před 2 měsíci

    aad baad umahansanty anoo aaan gaarin waqtiga guurka lknse fahan kasii qaadanayaa❤ thnks teacher

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce Před 2 měsíci

    aad baad umahansanty anoo aaan gaarin waqtiga guurka lknse fahan kasii qaadanayaa❤ thnks teacher

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce Před 2 měsíci

    aad baad umahansanty anoo aaan gaarin waqtiga guurka lknse fahan kasii qaadanayaa❤ thnks teacher

  • @ZaynabAbdullahi-hx8ob
    @ZaynabAbdullahi-hx8ob Před 3 měsíci

    w ow

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 Před 3 měsíci

    Mar walba tarikhda AUN Garad will wall iyo AUN raage ugaass ismaso garin ninka gabadhan raage ugaass ka guursaday waa Garad ahmed Garad farax Garad will wilkan u dhalay will wall ayuu aha qarni dhan ayaba u dhaxeeya

  • @saidaiskufilan2166
    @saidaiskufilan2166 Před 4 měsíci

    Xaqiiqdi wa saxiix

  • @khadijahassan5066
    @khadijahassan5066 Před 4 měsíci

    Mashalah

  • @roodofaaraxofficial4605
    @roodofaaraxofficial4605 Před 4 měsíci

    Jazakallah kheyr

  • @koreyekorey100
    @koreyekorey100 Před 4 měsíci

    Taariikhda waad ka beensheegaysaa Raaga ugaas ninkay is qabteen wiilwaal mahahayn wuxuu Ahaa Faarax oo ina wiilwaal ah lkn wiil waa Lamadilin Jigjiga hadaad rabto soo daawo Baadiye kuma dhiman

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari Před 5 měsíci

    Waa dawlada ookale ogoow

  • @engnorabdinasir1830
    @engnorabdinasir1830 Před 6 měsíci

    Thanks

  • @umumaariyasaleebaan4751
    @umumaariyasaleebaan4751 Před 6 měsíci

    Mahadsanid aqoonyahan talo fiicanbaad soo jeedisaye jasaa kalaa khayr

  • @IsmaaciilCali-jj3gb
    @IsmaaciilCali-jj3gb Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @SafwanOsman28
    @SafwanOsman28 Před 6 měsíci

    7sano kadip ba laga joga hda vediogan ❤

  • @SafwanOsman28
    @SafwanOsman28 Před 6 měsíci

    Baba ❤️

  • @user-bq8hs2cw2o
    @user-bq8hs2cw2o Před 7 měsíci

    wiil waal ma ahayne wiilkisuu ahaa faarax garaad will wall

  • @inakhaliph194
    @inakhaliph194 Před 10 měsíci

    😂😂😂

  • @MOHAMUDHASSAN93_
    @MOHAMUDHASSAN93_ Před 10 měsíci

    Rage ugas iyo Ahmed wiilwal

  • @Nasriin-q9o
    @Nasriin-q9o Před 11 měsíci

    Inoosoobadi sxp

  • @hoodomaxamedjamac1904
    @hoodomaxamedjamac1904 Před 11 měsíci

    M.a

  • @yahyedds2900
    @yahyedds2900 Před rokem

    Horta waad roon tahay lkn qisada wax badan ayaa ka khaladay

  • @axmedmaxamud1410
    @axmedmaxamud1410 Před rokem

    💯

  • @batulaali7423
    @batulaali7423 Před rokem

    Very true.

  • @batulaali7423
    @batulaali7423 Před rokem

    Very interesting

  • @salahsaiedm.sudani6617

    Raage ninkii gabadha ka qaade ma wiil waal ayu ahaa mise ina wiil waal faarax? Halkaa, idaa jaa fdln dhageyso sheeko jaceyl ee raage

  • @nimcoBeauty2346
    @nimcoBeauty2346 Před rokem

    Masha Allah. Hadal xaq ah ayad sheegtay

  • @nimcoBeauty2346
    @nimcoBeauty2346 Před rokem

    Masha Allah. Hadal xaq ah ayad sheegtay

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před rokem

    Iloboyoleh miyaa gabadhu?

  • @alcadaalamedia448
    @alcadaalamedia448 Před rokem

    Mahadsanid ustaad lkn dhanka codka aad ayuu daciif u yahay ee fadlan naga haqab tir ❤

    • @osmansheekh1972
      @osmansheekh1972 Před rokem

      haye alcadaala. fadlan gaarsii asxabta casharadaan. insha laan.

  • @cabdiraxmaandiiriye3670

    Waa shookoo yinka La been abuuray waxba ka jiraan Weekend sheekadani

  • @cadargure239
    @cadargure239 Před rokem

    Waa xaqiiqa jirta walhi fasaadakaa baday

  • @abdirisaqcarab1386
    @abdirisaqcarab1386 Před rokem

    Aban cilmi xussen waa gawdha ugu quruxda badnad somalia waa gawar ka so jeda Abasguul

  • @user-tr1fr9dd5r
    @user-tr1fr9dd5r Před rokem

    Allha uraxmo raage ugaas

  • @asmakhaliif3630
    @asmakhaliif3630 Před rokem

    Zax

  • @miinaacumar4757
    @miinaacumar4757 Před rokem

    Ustaadow inaaa kula tashtaa rabaaa haday macquultahay

    • @osmansheekh1972
      @osmansheekh1972 Před 10 měsíci

      walal raali noqo. emailkaan iga soo xiir osmansheekh@gmail.com

  • @umuabdullahi1506
    @umuabdullahi1506 Před rokem

    Masha Allah tabaaraka Allah ustaad illaahay ha ku barakeeyo

  • @umuabdullahi1506
    @umuabdullahi1506 Před rokem

    Masha Allah tabaaraka Allah ustaad illaahay ha ku barakeeyo

  • @barwaladancige5602
    @barwaladancige5602 Před rokem

    Shukran ustaad

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 Před rokem

    Thanks Macalin Osman

  • @zahradegan5038
    @zahradegan5038 Před rokem

    Asc walal waxaa rabaa in aan kula soo xiriiro xagee kaala soo xiriiraa Qurbaha ayaan jogaa Yurub Holland Ninka i qaba waan is fahmi la nahay hadana waan is jecel nahay maalinka dhib 3 years is qabnaa 😢 Ila tali maxaa sameeyaa???

    • @osmansheekh1972
      @osmansheekh1972 Před 10 měsíci

      Raali noqo walal.. hallkaan igala soo xiriir osmansheekh@gmail.com

  • @barwaladancige5602
    @barwaladancige5602 Před rokem

    جزاك الله خيرا أستاذ تأخرت عنا