Xog kooban
Xog kooban
  • 13
  • 1 654
Nabiyada iyo Wadamada ay ka soo kala jeedeen !!!!
Halkan waxan idinku soo ururiyay 25 nabi ee quraanka lagu sheeegay iyo wadamaday ka soo kala jeedan fadlan muuqalkan haduu ku cajabiyo like subscribe iyo share noo taabo mahasanidiin
zhlédnutí: 2

Video

Wadamada Aduunka ugu qanisan !!!!!!!
zhlédnutí 97Před 14 dny
wadamada aduunka ugu qanisan iyo kaalmahooda
Youtuberska ugu caansan aduunka iyo inta subscribe ee ay haystaan !!!!!
zhlédnutí 50Před 14 dny
halkan waxan idinku soo ururiyay youtuberska ugu subscribka badan aduunka fadlan hadaad ka heshay muuqaalka like iyo subscribe labadaba ii saar
waa kuma laacibka ugu koobab badan aduunka !!!!!!!
zhlédnutí 173Před 14 dny
Halkan waxan idiinku soo diyaariyay laacibiin qaaday koobab kala duwan iyo inta uu mid walpa haysto fadlan waxan kaa codsanayaa inaad like iyo subscribe noo saarto mahadsanid
Ciyaartoyda muslimka ah ee ciyaara kubada cagta
zhlédnutí 84Před 21 dnem
Halkan waxan idinku soo diyaariyay ciyaartoy ciyaara kubada kuwaas oo muslim ah fadal muuqalkan haduu ku soo gaadho hanaga ilawin subscribe like share
Dhismayaasha ugu dhaadheer dunida !!!!
zhlédnutí 331Před 21 dnem
halkan waxan idiinku soo koobay dabaqyada ugu dhaadheer dunida fadlan hadaad muuqalkan ka heshay fadlan hanaga ilaawin like ta share ta iyo subscriber mahasanidiin
1992 ilaa 2024 Kooxihii qaaday Champion ka !!!!!!!
zhlédnutí 49Před 21 dnem
halkan waxan idiinku soo ururiyay kooxihii qaaday champion ka 32 kii sanee u danbeeyay kooxdaadu imisa jeer bay qaaday commentiga nagula wadaag mahasanidiin
Nabiyada iyo inta jeer ee quraanka lagu sheegay !!!!
zhlédnutí 30Před 28 dny
Halkan waxan idinku soo diyaariyay nabiyada quraanka lagu sheegay iyo inta jeeer ee magacaantooda lagu xusay quraanka waxan kaa codsanayaa hadii aad muuqalkan ka heshay inaad like iyo subscribe noo saartid mahasanidiin

Komentáře