Fatuma Buraanbur Channel
Fatuma Buraanbur Channel
  • 1 534
  • 33 267 723

Video

MUDO WAX AAN DABOOLAAYAY IYO 13 SANO MAXAA…?
zhlédnutí 15KPřed 19 hodinami
MUDO WAX AAN DABOOLAAYAY IYO 13 SANO MAXAA…?
ARIN AAN QARINAAYAY AYAAN RABAA IN…..
zhlédnutí 11KPřed dnem
ARIN AAN QARINAAYAY AYAAN RABAA IN…..
Aniga Ma Lagu Jaajsay Haa Mise Ma..?
zhlédnutí 3,5KPřed dnem
#Subscribers# Thank U
Sidee Logu Xad Gudbiga..
zhlédnutí 7KPřed dnem
#Subscribers# Thank U
5 Sano Kadib Maxaa Isbadalay......
zhlédnutí 21KPřed dnem
#Subscribers# Thank U
Sh.Huseen Farah O Ka Hadlayo Adress Ka Iyo Xabsiga..?
zhlédnutí 9KPřed rokem
Sh.Huseen Farah O Ka Hadlayo Adress Ka Iyo Xabsiga..?
SHIRIB LA IGU DUCEEYAY ILLAHEY HA II AQBALO!!
zhlédnutí 21KPřed rokem
SHIRIB LA IGU DUCEEYAY ILLAHEY HA II AQBALO!!
WAAD IS FURTEENEE MAXAA KA FAA’IIDEEN…2..?
zhlédnutí 6KPřed rokem
WAAD IS FURTEENEE MAXAA KA FAA’IIDEEN…2..?
XAFLADII LONDON SIDEE LA IGU SOORAY…..
zhlédnutí 33KPřed rokem
XAFLADII LONDON SIDEE LA IGU SOORAY…..
DHIBANE HADDANA DHIBAN OO AAD SII DHIBTAAN…?
zhlédnutí 9KPřed rokem
DHIBANE HADDANA DHIBAN OO AAD SII DHIBTAAN…?
DHALASHO WACAN IIMAAN SOO BARBAAR HOOYO......MANSHA ALLAH
zhlédnutí 46KPřed 2 lety
DHALASHO WACAN IIMAAN SOO BARBAAR HOOYO......MANSHA ALLAH
SH.XUSEEN ALI JABUUTI IYO SH. XUSEEN FARAH OO U DUCEEYAY HOOYINKA CARUUTA LAGA.Q..
zhlédnutí 8KPřed 2 lety
SH.XUSEEN ALI JABUUTI IYO SH. XUSEEN FARAH OO U DUCEEYAY HOOYINKA CARUUTA LAGA.Q..
ANIGA FARXADEYDA WEY SII SAAIDAY MARKII AAN LA KUL..
zhlédnutí 17KPřed 2 lety
ANIGA FARXADEYDA WEY SII SAAIDAY MARKII AAN LA KUL..
WAREYSI HOOYO LAGU HOR DHIBAATEYNAAYO CARUURTEEDA…
zhlédnutí 6KPřed 2 lety
WAREYSI HOOYO LAGU HOR DHIBAATEYNAAYO CARUURTEEDA…
BARNAAMIJ AAN KA DIYAARIYAY CARUUR GURASHADA IYO WAALIDIINTA... HORDHAC 1..
zhlédnutí 4,4KPřed 2 lety
BARNAAMIJ AAN KA DIYAARIYAY CARUUR GURASHADA IYO WAALIDIINTA... HORDHAC 1..
27 SANO KADIB OO LAXIRAY ISKUULKII ISLAMIC EE STOCKHOLM…?
zhlédnutí 13KPřed 2 lety
27 SANO KADIB OO LAXIRAY ISKUULKII ISLAMIC EE STOCKHOLM…?
ARIN AA LAYAABTAAN AYAAN IDI…
zhlédnutí 16KPřed 2 lety
ARIN AA LAYAABTAAN AYAAN IDI…
WAR CUSUB GABADHII 14JIR KU GEERIYOOTAY OO FAMILKEEDA XORIYADOOA DIB….
zhlédnutí 13KPřed 2 lety
WAR CUSUB GABADHII 14JIR KU GEERIYOOTAY OO FAMILKEEDA XORIYADOOA DIB….
JACEYLKEYGII UGU HOREEYAY IYO HEESKII AAN U QAADAY....
zhlédnutí 29KPřed 2 lety
JACEYLKEYGII UGU HOREEYAY IYO HEESKII AAN U QAADAY....
ARINTII XALAY AYAAN KA FALCELINAYAA EE PRANK…
zhlédnutí 16KPřed 2 lety
ARINTII XALAY AYAAN KA FALCELINAYAA EE PRANK…
PRANK LA IGA NAXSADAY OO IGA XANAAJIYA......
zhlédnutí 83KPřed 2 lety
PRANK LA IGA NAXSADAY OO IGA XANAAJIYA......
SOCIAKA DANO GAAR AH WATAAN SIDA LACAGTA IYO SHAQO ABUUR...
zhlédnutí 8KPřed 2 lety
SOCIAKA DANO GAAR AH WATAAN SIDA LACAGTA IYO SHAQO ABUUR...
FARXADII IIMAAN IYO SALMAAN EY WADA QAATEEN...
zhlédnutí 52KPřed 2 lety
FARXADII IIMAAN IYO SALMAAN EY WADA QAATEEN...
2022 EIDA IYO....
zhlédnutí 8KPřed 2 lety
2022 EIDA IYO....
WIILKEYGA OO FIKRAD CUSUB LA YIMID…
zhlédnutí 11KPřed 2 lety
WIILKEYGA OO FIKRAD CUSUB LA YIMID…
SALMAAN OO IGA SHEEKEYNAAYO MARKII UU SOM.....MASHA ALLAH
zhlédnutí 22KPřed 2 lety
SALMAAN OO IGA SHEEKEYNAAYO MARKII UU SOM.....MASHA ALLAH
WHAT YOU KNOW MY MOM AND…..? MASHA ALLAH
zhlédnutí 18KPřed 2 lety
WHAT YOU KNOW MY MOM AND…..? MASHA ALLAH
PRANK QOSOL BADAN...
zhlédnutí 3,9KPřed 2 lety
PRANK QOSOL BADAN...
STILL DAD AYAAN FARXAD GALIYAA DAD AYAAN GARAB SIIYAA.PART (3)
zhlédnutí 5KPřed 2 lety
STILL DAD AYAAN FARXAD GALIYAA DAD AYAAN GARAB SIIYAA.PART (3)

Komentáře

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951 Před 8 minutami

    Allha kuu so celiyo qalbiyadoda kuso jilciyo

  • @user-yr2ly9tz5f
    @user-yr2ly9tz5f Před hodinou

    Asc allaha subxaanah asagaa awooda sare leh si dhaqsaa ha kuugu so cesho aami

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 Před dnem

    InshAllaah 13 kahor ilmahada Allaah ha kaga so qaado . Allaah ayaa awood badane. Adiga Adkaarta iyo Saliga Nabigeena Sallaahu Calayhi Wasalam badi,InshAllaah waad ka guulaysane.

  • @habibaabdullahi1791

    UBADKAAGA ALLE HAKUU SOO CELIYO IYAGOO NABAD QABA INSHAA ALLAAH.

  • @Samira-iq7kz
    @Samira-iq7kz Před dnem

    Ilhy xifdi caafi xiriirkina ha isku so dhaweyo habo wa oghy in Sverige dad badan o cafimad qabo ay dawn qaldan Siya yrabbi Asiga ay magantaada ku jirta ilhy gabadhaas jirkeda iyo maskacdeda u xifdi

  • @Samira-iq7kz
    @Samira-iq7kz Před dnem

    Marwalbo oo an arko Wa u duceyaa halo duceyo faduma buranbur inta ku nool Sverige hada allah u xifdiyo

  • @user-bv2mi9lp2f
    @user-bv2mi9lp2f Před 2 dny

    Allaha kuu sahlo

  • @saidoabdulahi853
    @saidoabdulahi853 Před 2 dny

    Illaahy hakadulqado

  • @saidoabdulahi853
    @saidoabdulahi853 Před 2 dny

    Allaah kagasoqado qalbigodana hakusojediyo

  • @fadumokalif462
    @fadumokalif462 Před 2 dny

    Iinsha allaah ayagoo nabad qabaan ayaa ilaahay aan ka baryeynaa inuu gacantaada soo galiyo ♥️

  • @qaliabdi290
    @qaliabdi290 Před 2 dny

    Alle qalbiga hakuu adkeeyo Awlaadaadina haku cifdiyo walashay i am so sad walaahay waan ooyey

  • @ZeinabAbdirahman-jk8mk

    Abaayo Allah haku socoliyy

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 Před 2 dny

    Fadumo wallo allah xaqa hatuso allah haku cabidyo sharafey insha allah amiin amiin yaarabi🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @idilhassan1738
    @idilhassan1738 Před 2 dny

    Allah subxaanahu watacaala ha ku caawiyo adiga iyo intii kula mid ah

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Před 2 dny

    Maashaa Allah waan sabartauy wanna dadasshay ee sidaas ku soco guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤Faadumo

  • @amalhasan-sx2wu
    @amalhasan-sx2wu Před 3 dny

    Ilahaay ubadkaaga haku soo celiyo abaayo

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 Před 3 dny

    Abaayo ha quusan Insha’allaah wey kuu wada imaanayan. Markay sanadka buuxinaayaan habby birthday u samee. Oo kaligaa xaflad dhigo. Sawiradooda soo saaro. Gabdhahu waa laga caqli badiyaa. Insha’allaah wiilashaa soo laabanaya.

  • @malyuunishaq1773
    @malyuunishaq1773 Před 3 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @barlin1622
    @barlin1622 Před 3 dny

    ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️❤️❤️❤️🎈🎈🎈❤️❤️❤️❤️

  • @user-jz9nz9ue2e
    @user-jz9nz9ue2e Před 3 dny

    Alle ayagoo nabad qabo hakuusoo celiyo

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l Před 3 dny

    Abyo daahyada ma adigaa iibiya

  • @sahraahmedd680
    @sahraahmedd680 Před 3 dny

    Asc fadumo illahay baad talo saratay ee ogow dadku maa wada ficna lakin waxan ku qiraya in aad tahay qof karti badan cadowgaga cagta hosted allaha gasho

  • @Duqabto
    @Duqabto Před 3 dny

    Ilahay waxaan ka baraya inuu ilmahaga ku soo cesho awladana ilahay hakaga dhigo kuwo ku jeclada waay ku soowlabanayaan Insha Allah

  • @khadroahmed4153
    @khadroahmed4153 Před 3 dny

    Waa runta

  • @XikmoAhmed
    @XikmoAhmed Před 3 dny

    AlahakafarxiyoAlahakuXafido

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana Před 3 dny

    Abaayo Allah hakuu xifdiiyo caruurta, waxaad sheegaysid waa wax jira. Caruurta in lacag lagu qaato.

  • @suriadan4982
    @suriadan4982 Před 4 dny

    Illaahay hakaaga soo qaado oo hakuuxafido illaahay idankii adiga iyo intiikale eelagaqaadayba

  • @farhiaalihassan202
    @farhiaalihassan202 Před 4 dny

    Anoo shaeqeeyo eey socialtjänsten i daba dhigteen marka fadumo waa runteed ceyr iyo shaqo wax eey dhaafayan ma jiraan

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 Před 4 dny

    Ilahay haku so jeediyo han ku xidiyo aamiin

  • @IfraaxcabdirashiidFaarax

    Alle awoodiisa ha kuugu soo celiyo dhamaantood

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd Před 4 dny

    Ilaahay hakuu Soo celiyo dhamaantood

  • @umuuabdifatah363
    @umuuabdifatah363 Před 4 dny

    Amiin wll

  • @aaminoali9495
    @aaminoali9495 Před 4 dny

    Abaayo waa ilmo,allaha kuu soo hadeyo,ayadana shartooda Allaha kaga xafido, Amiin yaa rabi

  • @BalqiisaAli
    @BalqiisaAli Před 4 dny

    hooyo kartile allow qalbiga kuqaboji

  • @user-bi6hs9yr4s
    @user-bi6hs9yr4s Před 4 dny

    insha alaah qeer

  • @user-bi6hs9yr4s
    @user-bi6hs9yr4s Před 4 dny

    sorry abaayo mcn

  • @Rizz_man45
    @Rizz_man45 Před 4 dny

    Allaaha awooda leh ayaan kuu baryaynaa inuu ku soo celiyo dhamaantod

  • @nastehomohammed2020

    Allaha kuu soo jedio ayagoo nabad qaban allah soo aruursho inshaa allaah

  • @user-gd2pv5fg3v
    @user-gd2pv5fg3v Před 4 dny

    Alxamdulillah calaa kulli xaal

  • @fardowsaabdi2754
    @fardowsaabdi2754 Před 4 dny

    Ilaahay hakuu xiftiyo hana kuu soo celiyo

  • @shukrialioibrahim9429

    Allaha ku so jeediyo allaha ku khasbo yaa rabi

  • @sahraibrahim6595
    @sahraibrahim6595 Před 4 dny

    Fadumo waxaa ku raa dineysey mamma Sveniska ah ee iyada 2 caruurta ah laga qatey tiktok live soo gasha ee socialka kahadalsha sidey caruurta uafduubtaan

  • @gabdhasanadka5198
    @gabdhasanadka5198 Před 4 dny

    Alle ha so hanuunsho gabdha xaqana ha fahansiiyo xitaa hadii cuqdad ku qabto alle qalbigeda ha ka saaro

  • @MohamedAhmed-ze2ch
    @MohamedAhmed-ze2ch Před 4 dny

    ilahow adigana si dhaqsi ah alah kugu so celiyo ilmahada dhamantot iyago nawad qawa insha alah abayo❤wanku duceya marwalba ad nida igu so dhacdo ilen hoyo wax dhashay ahe wan Kula darema xanunka.sawar abayo maskaxdada iyo caqligaga ilahey haku xifdiyo.amiiin amiiin❤

  • @shafoallasow2431
    @shafoallasow2431 Před 5 dny

    Naag nool karti leh ayaa tahay allah ku dhaafo abaayo fadumo

  • @halimaabdirahman7888

    Abaayo fadumo alaha ku fududeyo anigamoducyadada aad uma fahmo

  • @fartunabdullahi4017

    Aloow ku dhoor abaayo

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 Před 5 dny

    Fadumay muda kuma arkin laakiin ducadaydu kaama maqnayne Allaah ha isku soo kiin uruuriyo, Awlaada masaakiinta ahna Allaah haa xifdiyo

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 Před 5 dny

    Huno ilahay awladaadi oo cafimad gaba ha idin so celiyo

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 Před 5 dny

    Ilahay ha idin xafido ❤❤❤