Moalimuu fx
Moalimuu fx
  • 50
  • 3 837 291
Doorka Volume-ku Uu ka qaato Jihaynta Suuqa || The Role Of Volume in Directional Bias ||
Muuqaalkan Waxa uu Si kooban uga jawaabayaa Arrinta ah Doorka uu Volume-ku ka qaato Jihaynta Suuqa 📊✅
Mawduucaan oo runtii intii Mudo ahaydba aad iga codsanayseen in aan Muuqaal oo u gaar ah aan ka samayno maadaama aan Webinars-ka dhexdooda si faah faahsan mar mar badan ugu sharaxnay ayaa ah qodob Si lamid ah Price Action-ka isaguna saamayn dhan walba ah ku leh dhaq-dhaqaaqa suuqa iyo Wakhtiyada ay fursaduhu diyaar noqon karaan, iyo fahamka Jihooyinka suuqu u jeedsan karo ✍🏾▶️
🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts🙌🏾
✅ Instagram:
moalimuu
✅ Wesbsite:
moalimuufx.com/
✅ Discord:
discord.gg/qp5FRXgHDw
zhlédnutí: 13 278

Video

Last Live Zoom Webinar in 2023🔐🙌🏾
zhlédnutí 76KPřed 8 měsíci
Muuqaalkan Waxa uu ahaa Live Zoom webinar aan galnay 17-kii December 2023 wuxuuna khatin iyo gunaanad u ahaa Zoomamkii dhaadheeraa ee aan gali jirnay 🙌🏾 Macluumaad iyo ogaysiisyo badan oo muhiim ah ayaana kaga hadlany sidoo kale waxa aan ku falanqaynanay suuqa iyo xaaladiisa asbuucaas ✍🏾▶️ 🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts🙌🏾 ✅ Instagram: moalimuu ✅ Wesbsite: moalimuufx.com/ ✅ Disc...
Full Trading Strategy || Afarta Entry aan suuqa ka qaadano iyo Sharaxaadooda (S1-2-3-4) ||
zhlédnutí 107KPřed 9 měsíci
Muuqaalkaan waxa aan kusoo koobay Nidaamka aan suuqa kaga trade garayno ama Strategyadeenii oo dhamaystiran, Haddii aad gaar usoo fahamtay qodobadii aan mid walba muuqaalka u gaarka ka duubnay ee kala ahaa, Trend , Supply and Demand zones, Liquidity and Manipulation, Countertrend break, Imbalance momentum and order flow, multiple time frame Analysis, intaas oo aan mid walba gaarkiisa ugasoo had...
Multiple Time Frame Analysis (Is dhex galinta Timeframes Kala duwan)
zhlédnutí 48KPřed 9 měsíci
Muuqaalkaan waxa aana ku sharaxayaa sida la iskula isticmaalo ama la isku dhex galiyo Time-frames kala duwan marka aad samaynaysid taxliilinta Trendiga 📊 Trendiga weyn waxa uu kuu sheegayaa Jihada uu suuqa u socdo balse Countertrend-ka oo Timeframe hoose loogu dagto ayaa ah meesha laga ogaan karo Wakhtiga ama goorta uu Trendigu kusii socon karo jihadii uu u jeeday✍🏾 Muuqaalkani Waxa uu dabasocd...
Trend Rules (Shuruucda Trendiga) ||Sharaxaad dheeri ah + Su'aalihiina iyo Jawaabahooda||
zhlédnutí 83KPřed 9 měsíci
Muuqaalkaan Runtii waa mid aan wakhti badan ku bixiyay si aan dhinacyo badan uga eego guud ahaan Mawduuca Trend-iga iyo shuruucdiisa iyo wax walba oo qodobkaan ku saabsan📈📉 Sidoo kale waxaan Muuqaalkaan kaga jawaabayaa dhammaan su'aalihii aad Tren-diga ka qabteen ee sanadkaan oo dhan aad Zoomamka dhexdiisa igu waydiinayseen📊 Su'aalaha dooda dhaliya ee ku saabsan trendiga ee aan Muuqaalkaan kaga...
||Orderflow, Imbalance and Momentum|| (Baro sida loola socdo Qulqulka Suuqa)
zhlédnutí 54KPřed 10 měsíci
Muuqaalkaan waxaan si faahfaahsan oo qoto dheer aan ugu sharaxayaa muhiimada ay leedahay in aad fahamsantahay isku socodka iyo qulqulka suuqa si aad u ogaatid awooda suuqa cidda wada iyo meesha loo wado.✍🏾 🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran CZcams-keena MoalimuuFX ✅ / discord 🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts ✅ Instagram: / moalimuu ✅ Ti...
Live Zoom Webinar 09-Oct-2023
zhlédnutí 26KPřed 10 měsíci
Muuqaalkaan waxa uu ahaa Webinar live ah oo ku falanqaynanay suuqa iyo xaaladiisa asbuucaas ✍🏾▶️ 🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran CZcams-keena MoalimuuFX ✅ discord.gg/c4q54QcNup 🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts ✅ Instagram: moalimuu ✅ TikTok: www.tiktok.com/@moalimuufx ✅ Wesbsite: moalimuufx.com/ ✅ Discord: discord.gg/c...
Live Zoom Webinar 19-Sep-2023
zhlédnutí 22KPřed 11 měsíci
Muuqaalkaan waxa uu ahaa Webinar live ah oo ku falanqaynanay suuqa iyo xaaladiisa asbuucaas ✍🏾▶️ 🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran CZcams-keena MoalimuuFX ✅ discord.gg/c4q54QcNup 🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts ✅ Instagram: moalimuu ✅ TikTok: www.tiktok.com/@moalimuufx ✅ Wesbsite: moalimuufx.com/ ✅ Discord: discord.gg/c...
Live Zoom Webinar 12-Sep-2023
zhlédnutí 26KPřed 11 měsíci
Muuqaalkaan waxa uu ahaa Webinar live ah oo ku falanqaynanay suuqa iyo xaaladiisa asbuucaas ✍🏾▶️ Sidoo kale waxaan kaga hadalnay Xaalada MFF iyo mustaqbalka shirkadaha kale ee loo yaqaan Prof fimrs🙌🏾 🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran CZcams-keena MoalimuuFX ✅ discord.gg/acQWXfnjvg 🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts ✅ Instagram: instagram...
Live Zoom Webinar 21-Aug-2023
zhlédnutí 23KPřed rokem
Muuqaalkaan waxa uu ahaa Webinar live ah oo ku falanqaynanay suuqa iyo xaaladiisa asbuucaas ✍🏾▶️ 🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran CZcams-keena MoalimuuFX ✅ discord.gg/acQWXfnjvg 🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts ✅ Instagram: moalimuu ✅ TikTok: www.tiktok.com/@moalimuufx ✅ Wesbsite: moalimuufx.com/ ✅ Discord: discord.gg/c...
Live Zoom Webinar 24-July-2023
zhlédnutí 19KPřed rokem
Muuqaalkaan waxa uu ahaa Webinar live ah oo ku falanqaynanay suuqa iyo xaaladiisa asbuucaas ✍🏾▶️ 🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran CZcams-keena MoalimuuFX ✅ discord.gg/c4q54QcNup 🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts ✅ Instagram: moalimuu ✅ TikTok: www.tiktok.com/@moalimuufx ✅ Wesbsite: moalimuufx.com/ ✅ Discord: discord.gg/c...
Live Zoom Webinar 16-July-2023
zhlédnutí 17KPřed rokem
Muuqaalkaan waxa uu ahaa Webinar live ah oo ku falanqaynanay suuqa iyo xaaladiisa asbuucaas ✍🏾▶️ 🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran CZcams-keena MoalimuuFX ✅ discord.gg/c4q54QcNup 🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts ✅ Instagram: moalimuu ✅ TikTok: www.tiktok.com/@moalimuufx ✅ Wesbsite: moalimuufx.com/ ✅ Discord: discord.gg/c...
Fundamental Analysis |Part 2| (Doorka Bangiga dhexe -The Role of Central Bank-)
zhlédnutí 23KPřed rokem
Muuqaalkaan oo noqonaya Midkii Labaad ee Muuqaalo Taxane ah oo aan doonaya in aan kaga hadlo Mawduuca Fundamental Analysis iyo Sida aad samayn lahayd taxliilin dhaqaale iyo fahamka wararka suuqa saameeya. Qaybtaan waxaan si gaar ah ugu dul istaagaynaa qaabkii aad u taxliilin lahayd una fahmi lahayd Doorka Bangiga dhexe uu ka qaato saamaynta lacagta dalalka aan trade garyano 🔊 🔔 Waa Kanaa Linkig...
Waa Maxay Trading Psychology? Goorma ayaadse U baahanyahay?
zhlédnutí 32KPřed rokem
Waa Maxay Trading Psychology? Goorma ayaadse U baahanyahay?
Live Zoom Webinar 26-June-2023
zhlédnutí 13KPřed rokem
Live Zoom Webinar 26-June-2023
Yaa Qaatay Burcadkaygii (Who Moved My Cheese) ||Buuggii 3-aad ee Taxanihii 52-da Buug||
zhlédnutí 10KPřed rokem
Yaa Qaatay Burcadkaygii (Who Moved My Cheese) ||Buuggii 3-aad ee Taxanihii 52-da Buug||
Live Zoom Webinar 20-June-2023
zhlédnutí 16KPřed rokem
Live Zoom Webinar 20-June-2023
Outliers: The Story of Success (Buuggii 2-aad ee Taxanihii 52-da Buug)
zhlédnutí 9KPřed rokem
Outliers: The Story of Success (Buuggii 2-aad ee Taxanihii 52-da Buug)
Fundamental Analysis |Part 1| (Faham Noocyada wararku U kala baxaan iyo sida Loo Taxliiliyo)
zhlédnutí 46KPřed rokem
Fundamental Analysis |Part 1| (Faham Noocyada wararku U kala baxaan iyo sida Loo Taxliiliyo)
Entry + Backtesting (Tusaalayaal iyo xog faah faahsan)
zhlédnutí 96KPřed rokem
Entry Backtesting (Tusaalayaal iyo xog faah faahsan)
Sidee Real Account Loo Furtaa? || Faah faahin Ku saabsan waxyaalah lagaa rabo ||
zhlédnutí 59KPřed rokem
Sidee Real Account Loo Furtaa? || Faah faahin Ku saabsan waxyaalah lagaa rabo ||
Xog yar oo Kooban Ka ogow Buugga koowaad ee Buugta aynu Sanadkaan Akhrinay📚💯
zhlédnutí 12KPřed rokem
Xog yar oo Kooban Ka ogow Buugga koowaad ee Buugta aynu Sanadkaan Akhrinay📚💯
Risk Management System (Nidaamka Xakamaynta Khasaaraha)
zhlédnutí 56KPřed rokem
Risk Management System (Nidaamka Xakamaynta Khasaaraha)
Doorka Nasashada (The Role OF the Counter trend Break and the Final Confirmations)
zhlédnutí 70KPřed rokem
Doorka Nasashada (The Role OF the Counter trend Break and the Final Confirmations)
Liquidity And Manipulation || Isla'egta Suuqqa iyo Nidaamka Beenguurka ah || (Sharaxaad dheeri ah)
zhlédnutí 71KPřed rokem
Liquidity And Manipulation || Isla'egta Suuqqa iyo Nidaamka Beenguurka ah || (Sharaxaad dheeri ah)
Xoree Fikirkaaga Xaqiiji Hankaaga (Khudbadii Maal Visionary)
zhlédnutí 45KPřed 2 lety
Xoree Fikirkaaga Xaqiiji Hankaaga (Khudbadii Maal Visionary)
Live Webinar || Taxliilinta asbuuca iyo Macluumaad kale oo dheeri ah ||
zhlédnutí 44KPřed 2 lety
Live Webinar || Taxliilinta asbuuca iyo Macluumaad kale oo dheeri ah ||
Supply And Demand ||Sayladda Suuqa|| (Sharaxaad faah-faahsan)
zhlédnutí 136KPřed 2 lety
Supply And Demand ||Sayladda Suuqa|| (Sharaxaad faah-faahsan)
Market Mapping And Trend Momentum | Baro Sida loola Socdo Tilmaamta Suuqa|
zhlédnutí 192KPřed 2 lety
Market Mapping And Trend Momentum | Baro Sida loola Socdo Tilmaamta Suuqa|
Forex Bilow ILaa Dhamaad (Full Forex Course) 📊✅
zhlédnutí 1,2MPřed 2 lety
Forex Bilow ILaa Dhamaad (Full Forex Course) 📊✅

Komentáře

  • @cabdirashiidmuxumedcaliras2743

    9/9/2024 my start day for forex 👀

  • @MohamedDek-cf2zd
    @MohamedDek-cf2zd Před hodinou

    Thanks 😊 🫂

  • @DesignOnlline
    @DesignOnlline Před hodinou

    MAHADSANID MOALIMUU

  • @nawalAbdifatax-qv3rb
    @nawalAbdifatax-qv3rb Před 2 hodinami

    9/sep/2024 xsus ha i ahato commetigyga

  • @cabdiraxiimgurey3464
    @cabdiraxiimgurey3464 Před 3 hodinami

    Mahadsanid Mentor Abdiwali Ahmed Ali i.a commentigan marka full trader noqda kuso lawana

  • @Abdikarim12
    @Abdikarim12 Před 5 hodinami

    Mahadsanid ustaad dadaalka iyo wakhtigaaga aad noo hurtay rabi hakaa abaal mariyo 🫡

  • @user-dc3vg7os3d
    @user-dc3vg7os3d Před 6 hodinami

    I’m starting today 9/9/2024 😮

  • @ShugriAhmed-t6e
    @ShugriAhmed-t6e Před 6 hodinami

    2024 bisha mon sep sacadan 17 :23 malinta isniin i.a ano gulestay kuso labana komentigan

  • @subeyrmaxamadxasan
    @subeyrmaxamadxasan Před 6 hodinami

    Waa kaahayaa macalin 🎉

  • @updiyeyofficial
    @updiyeyofficial Před 7 hodinami

    Welcome back nin lawada jecelyahay moalimu big respect brother nin dalinta somaliyed wax badan uqabtee 🙏🙏🙏🙏

  • @AsmaaGeele
    @AsmaaGeele Před 7 hodinami

    Moalimo abaalka alle jano haka dhigoh😊dhalinyaradii shaqo la,anta aheyd baa cawisey weliba si lacag la,an

  • @Daahir2965
    @Daahir2965 Před 8 hodinami

    1.2M vws

  • @mahadmutawakil3843
    @mahadmutawakil3843 Před 9 hodinami

    Hiiliyaha dhalinta Somaaliyeed🙏

  • @Qorsheye
    @Qorsheye Před 10 hodinami

    comment malagu cabiri karo abaalka aad noogashey allh wxan kaga baryeyna inuu jannadiisa kugu abaal mariyo cilmiga aad na bartayna aduunyo iyo aakhiraba abaal waan kaga haaynaa guuleyso ustaad abdiwali ahmed ali (moalimuu)

  • @Samadoon99
    @Samadoon99 Před 11 hodinami

    Nin abaal galaa badan se nin gudaase yar ustaad abaal weyn ayaad ku leedahay dhallinta soomaiyeed big respect ustaad moalimuu👏🙏

  • @JimcaaleDirham-rk5se
    @JimcaaleDirham-rk5se Před 11 hodinami

    Com back taliye❤

  • @Abdulah196
    @Abdulah196 Před 12 hodinami

    Aada umahadsanthy ustaad juhdiga io dadaalka aa darteen ubixineeso badalkeed ilahy mel ka qeyr badan hka siiyo

  • @Zack-rk9mm
    @Zack-rk9mm Před 12 hodinami

    Thank you for your help

  • @yaanyofans222
    @yaanyofans222 Před 12 hodinami

    Mahad sanid macalin cashar muhiim ah oo aan kaa sugeynay ayaad soo galisay

  • @yuvii4981
    @yuvii4981 Před 12 hodinami

    Jazzaakallah ustaad waxa tahay aabaha looga jecelyahay guriyo badan dhalanyaro soomaayeed

  • @Deeqogulledomer
    @Deeqogulledomer Před 12 hodinami

    Waxan raba ina barto ama iga go an anaan qeyb ka noqodo dadka fx barta i.a dadal iyo maskax iyo juhdi galin dona si an oo garo gusha ana rabo inan garo i.a tarkhada 9/9/2024 guul rajeynaya i.a mahali kara dad an isku dhiri galino si an isku dhiri galino

  • @meedobrown7055
    @meedobrown7055 Před 13 hodinami

    aad iyo aad uu mahadsantahy ustaad ilaahy ku barakeeyo ❤🙏

  • @Khaliefah21
    @Khaliefah21 Před 14 hodinami

    Mahadsanid this vedio is really wonderful jazakallah ❤

  • @ducaqabequreesh227
    @ducaqabequreesh227 Před 14 hodinami

    Maolimu🙏🏿🙏🏿🙏🏿 alle haku barakeeyo wllo

  • @mohamedkhalif3216
    @mohamedkhalif3216 Před 22 hodinami

    Macalimu walaalow gacaliye arday ku cusub oo rajaynaya inu mudo gaaban ku dhamaysto courses ad sida hagar la'aanta ah ad ugu diyaarisay cid kasta oo danaynaysa inay qayb ka qaadato suuqan. Wll dhibta kaliya ee I haysata waa discord aan ku jiraa maaha updated oo xaaladaha suuuqa maaha mid aad soo dhigto marka waxan ka codsanaya discord ka shaqeynaya inad igu soo darto. Fadlan ii so jawaab ustaad.

    • @yaxyerosi1846
      @yaxyerosi1846 Před 18 hodinami

      Inta sanadkan ka hadhsan ardey cusub discord lama soo gelin karo inta ka horeysa casharaantaa sii wado kadib Qolada supportiga lasoo xidhiidh insh alH markuu sanadku dhamaado

    • @user-lc5oj2gu2s
      @user-lc5oj2gu2s Před 16 hodinami

      Nio discordkaas waa laxiray inta sanadkaan kadhiman manahan dadka kujira dad wax barasho kujira ee waaa dad trade gareya oo suuqa marxaldiisa wadaaga ee mahn meel wax lagu barto Marka adi inta samadka kahadhay wixii waxparashad ahaa oo dhan banaankyala Soo baro kadb markii uu furo Kusoo biir adoo advanced ah

  • @jowahiribrahim9628
    @jowahiribrahim9628 Před 23 hodinami

    9/9/2024 go,aansaday inaan bilaabo

  • @guleitguudcade1202
    @guleitguudcade1202 Před 23 hodinami

    Jasakalah jano gale ❤️

  • @Sharmamacaruuf
    @Sharmamacaruuf Před dnem

    Salaamulh ustaad mahadsabid ❤❤❤❤🎉😊

  • @cawildahir8001
    @cawildahir8001 Před dnem

    Molimu sidee news loogu trade gareeeyo Sxb fundamentala analysis Sxb waa mugdi wali Risk management Vedio kasoosamee Marka news jiro suuqa See ugafa idaysan sxb

  • @goodiryare
    @goodiryare Před dnem

    Ustaadkeyga alle haku barakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @maslaxmaxamed3388
    @maslaxmaxamed3388 Před dnem

    Ustaaad link discout waa Expired please mid cusub inoo so dhig

  • @CimraanMohamed-r5v

    Thank you ustaad

  • @CabdulaahiYacquub-x2i

    masha alllah soomaalida dhan sidaan maxaa u noqo waaysi

  • @yahyeyousof5053
    @yahyeyousof5053 Před dnem

    i started today 08.09.2024 incha allh wll come bck after 1 years

  • @bishaarinho77
    @bishaarinho77 Před dnem

    Thanks

  • @Abdallahahmed79
    @Abdallahahmed79 Před dnem

    M.a ustad Moallimuuuuu🫡🫡♥️

  • @xaamudtrader
    @xaamudtrader Před dnem

    Video aad uqiimo badan ayuu ahaa runtii waa video hadaa sifiican ufahnto aanu mardanbe suuqu ku gaadayn. Jazaakallahu khyr istaad miisanka xasanaadka ilaahay hakuu daro🎉

  • @BOQOLSOON-2
    @BOQOLSOON-2 Před dnem

    Vediogaan waxaan daawanayaa anoo soo dhamaystay dhamaan casharadii uu ustaadku duubay ha ahaadan basics, advance iyo wabinar, runtii waa casharka kaliye ee iga dhimanaa inakas toon wali lacag samayn lkn heer waxaa jooga aan anigu si iskey ah aan tradeska aan u dhisankaro Taasna waxaan Abaal aan xadlahayn ugu uga hayaa ustaad moalimu Allaha ku Sharfo ustaad ,

  • @Mankey-17
    @Mankey-17 Před dnem

    Mahad Sanid Ustad 🙏

  • @abdibulle3021
    @abdibulle3021 Před dnem

    Hagarlawahaa saxdaa ah wayee

  • @wllmaahir104
    @wllmaahir104 Před dnem

    Intee ka hela buuga oo pdf ah Please qofki hayo reply

  • @xamsexaye
    @xamsexaye Před dnem

    abaalkaagu jano ustaad mucalimuu, dadaalkaaga nafhurnimada ahna badalkiisa eebbe haku siiyo,

  • @HasanAbdi-zy6gi
    @HasanAbdi-zy6gi Před dnem

    Dhawaan ayaan bilaabay inan guul ka gaarana waa rajaynayaa insha allah

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z Před dnem

    Mashallah ustaad shukran alfa mara lkn ustaad discord ka cusub waa soo gali kari weynay hala noo fudidiyo please ❤❤❤

  • @wllmaahir104
    @wllmaahir104 Před dnem

    Mahadsanid ustd❤

  • @Abdirizakadenmohamed

    Barashadhu forexka waxan bilaway bishan September ee sanadkan 2024 waxan rajeynaya September 2025 in an anigo mahadcelis iyo hadiyothin magalka Stockholm an kugukeeno hadu Alle idmo Baraka Allah ustadh ❤

  • @cumarshow3348
    @cumarshow3348 Před dnem

    Waxan ahy arday Goaan saday inuu bilaabo fx maanta oo taarikhdu thy 08/10/2024 insha alh comntgan waxan rabaa inuu Inoqdo Xasuus Insha alhh❤🙏

  • @ibraahimalielmi1815

    GROUPKA DISCORDKA QOF IGU CAAWINKARA MA JIRAA

  • @qasimmohmoud
    @qasimmohmoud Před dnem

    Mahadsanid My mentor Moalimuu. 🙏

  • @ibraahimalielmi1815

    The goat of fx