KEYDMEDIA
KEYDMEDIA
  • 109
  • 3 846 617
Dad Leegada kamid ahaa ayaa dhinaca kale la shaqeynaayay!
Shiikh Cusmaan Cali Xasan "Farey" oo ahaa Xubin Golaha Ururka SYL ahaanah Xisaabiyaha Ururkaas ee Magaalada Muqdisho ayaa Wareysi ey si Wadajir ah kula yeesheen gurigiisa Cali Saciid Xasan iyo Dr. Bashir Muuse ka hadlaayo Ururka SYL iyo Cadowga.
zhlédnutí: 8 146

Video

National mourning for the first Prime Minister of Somalia Abdullahi Issa Mohamud
zhlédnutí 96KPřed 12 lety
Aas-Qarameedkii Allahu u Naxariistee Marxuum Cabdullahi Ciise Maxamud ee Xabaalaha Qaranka Muqdisho lagu Aasay 1988. Waxaa Maamuuska Aaska hor kacaya Madaxweynihii ugu Horeeyay Soomaaliya Adan Cabdulle Cusmaan iyo Madaxweyne Jen. Maxamad Siyaad Barre, Madaxweyne ku Xigeenkii Xusein Kulmiye, Madaxweyne ku Xigeen Laxwas, Madaxweyne ku Xigeen Maxamd Cali Samatar, Madaxweyne ku Xigeen Axmed Saleema...
Keydmedia History Clips - General M. Farrah Aidid with Yoweri Museveni & Amb. Sahnoun - 1992
zhlédnutí 71KPřed 12 lety
// www.keydmedia.net // Keydmedia // General Mohamed Ali Farrah Aidid was a Somali military leader, a former general and diplomat, he was the chairman of the United Somali Congress (USC) and later led the Somali National Alliance (SNA). Yoweri Kaguta Museveni (born 1944, Mbarra district, Uganda) President of Uganda (from 1986). Mohamed Sahnoun is currently associated with the Inter...
General M. Farrah Aidid & Ambassador M. Sahnoun Speaking to the Somalis - 1992
zhlédnutí 40KPřed 12 lety
// www.keydmedia.net // Keydmedia // Mohamed Sahnoun is currently associated with the International Development Research Centre (IDRC) based in Ottawa, Canada. He was Special Representative of the U.N. Secretary General in Somalia (March-October 1992). General Mohamed Ali Farrah Aidid was a Somali military leader, a former general and diplomat, he was the chairman of the United Som...
No Comment #3 | Keydmedia History Clips | Mogadishu 1992 & Mogadishu Today 2012
zhlédnutí 21KPřed 12 lety
www.keydmedia.net // Keydmedia // - Part 3 of Keydmedia's No Comment Clips - Muqdisho sidee aheyd 1992 iyo sideey noqotay kadib markii Qandaraas lagu siiyay Burburinteeda Dagaal ooge C/llahi Yusuf - Itoobiya, Shabaab iyo Amisom. Daawade waxaad arkeysaan: Dariiqa dheer ee Warshadaha, Saraha Caymiska, Ex-Kontroll Muqdisho, Isbitaal Banaadir, Aragtida guud ee Masaajidka weyn ee Isbahe...
No Comment #2 | Keydmedia History Clips | Naxdin & Qosol Gariir
zhlédnutí 27KPřed 12 lety
www.keydmedia.net // Keydmedia // Halkaan waa Dhabarka Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Sanadkii 2007, waa Shacabkii Muqdisho oo iska caabinaya Ciidamada Itoobiyaanka oo Muqdisho soo gashay. Shalay Amxaarada sidaan ayaa loola Dagaalamay, maantaynah waa loo Sacbinayaa.
Fanka & Abwaaniintii Qaranka Soomaaliyeed - Abwaan Siciid Xarawo
zhlédnutí 52KPřed 12 lety
// www.keydmedia.net // Feynuustii Fanka Soomaaliyeed ma damtay? Waxey Keydmedia wareysi xiisa badan la yeelatay Fanaankii weynaa ee Fanka Soomaaliyeed Abwaan Siciid Xarawo. // Keydmedia // www.keydmedia.net Copyright 2012 Keydmedia & Somali Media Agency // Tags: Keydmedia Somalia Somali Music Hees Fanka Sugaanta Hassan Adan Samatar Binti Cumar Gacal Xasan Aadan Samatar K'naan Soma...
Somali Youth League - Madaxdii Qaranka Soomaaliyeed - Qeybtii 4-aad
zhlédnutí 12KPřed 12 lety
Wadanigu ma gablamo gacal ma waayo, Taariikhduna ma hilmaanto - Geeridii Cabdullaahi Ciise Maxamuud (AUN) waxba kama beddelin jiritaanka Magaciisa iyo karaamada Bulshadu u hayso, wuxuuna halqabsi u yahay inta ay ku jirto qiiro wadaninimo iyo daryeelidda Ummadda Soomaaliyeed. Daawade Keydmedia waxey kaa dalbaneysaa in aadan ka laba labeynin u gudbinta (Share) Filimka saaxibada aad leedahay ee du...
Top Secret Tape - Jen. Morgan "Waa Dagaal Daarood iyo Hawiye" - www.Keydmedia.net Exclusive
zhlédnutí 408KPřed 12 lety
// www.keydmedia.net // 20 Sano ayaa ka soo wareegtay Dacdadaan hada aad Daawaneysaan, waxaana moodaa in ay ku xirmeyso mida Maantay taagan. Shalay Morgan iyo Gabyoow, maantay Gaandi iyo Faroole. Copyright 2012 Keydmedia.net // Tags: Keydmedia Somalia Top Secret Tape Dagaalada Sokeeye Dhacda Ugub Ah Sulux, Manifesto iyo Dagaaladii Sokeeye ee Somalia 1992 1991 General Morgan Aden Abdullahi Nur G...
Keydmedia History Clips - Beeneey Waa Run! Sangub, Faynuus, Tubeec, Naaji [Full Movie]
zhlédnutí 242KPřed 12 lety
// www.keydmedia.net // Keydmedia // Riwaayadaan waxaa la sameyay Sideetamayadii. Waa Taariikh ee ka faa'ideyso. Waxaa Riwaayada idiin jilaya Abwaaniin caan ah oo aad wada taqaaniin sida Maxamuud Cabdullahi Sangub, Axmed Mooge Liibaan, Sahra Axmed Jaamac, Faynuus "Sheikh" Sheekh Daahir iyo Shaqsiyaad kale oo badan. Copyright Keydmedia Inc & Somali Media Agency // Tags: Somali Natio...
Halgankii SYL - Marxuum Cabdullahi Ciise, M. Yusuf Muuro, M. Axmed Ottavio, Jen. Cali Ismaacil
zhlédnutí 28KPřed 12 lety
Geeridii Cabdullaahi Ciise Maxamuud (AUN) waxba kama beddelin jiritaanka Magaciisa iyo karaamada bulshadu u hayso, wuxuuna halqabsi u yahay inta ay ku jirto qiiro wadaninimo iyo daryeelidda Ummadda Soomaaliyeed. LIKE Keydmedia on Facebook: Keydmedia www.keydmedia.net Copyright 2011 Keydmedia & Somali Media Agency
DHACDA UGUB AH #34 - Prof. David Shinn Exclusive Interview With Keydmedia.net
zhlédnutí 6KPřed 12 lety
Prof. David Shinn: Adjunct Professor of International Affairs. Prof. Ambassador Shinn is a three-time GW alumnus, professor and former ambassador to two African countries. www.keydmedia.net/en
Keydmedia History Clips - Jen. Caydiid "Midkaan Xabad idinku soo ridin Ha Taabanina! Soo Dhaweeya!"
zhlédnutí 287KPřed 12 lety
Waligaa Dhinac kaliyah wax ha ka arkin. Waligaa Dhag kaliyah wax ha ku maqlin. Waligaa Ill kaliyah wax ha ku arkin. Ka faa'ideyso Taarikhda dhabta ah si aad u dhisatit Ra'ayigaaga. Runta iyo Beentu hadey is ceersadaan faxda hore Beentaa orad badan, lakiin Beenta waa Xiiqdaa oo Runta ayaa ka daba imaata! Soomaaliyeey Bal fiirsha beenta la faafshay oo aan raad laheyn iyo Xaqiiqada Maqalka iyo Muq...
Taariikhda Soomaaliyeed Xiddig Mar soo maray! - #1 Cabdullaahi Ciise Maxamuud
zhlédnutí 75KPřed 12 lety
Keydmedia History Clips 1988 - Wadanigu ma gablamo gacal ma waayo, Taariikhduna ma hilmaanto - Geeridii Cabdullaahi Ciise Maxamuud (AUN) waxba kama beddelin jiritaanka Magaciisa iyo karaamada bulshadu u hayso, wuxuuna halqabsi u yahay inta ay ku jirto qiiro wadaninimo iyo daryeelidda Ummadda Soomaaliyeed. LIKE Keydmedia on Facebook: Keydmedia www.keydmedia.net Copyright 2011 Keydme...
UN-ka oo dhexdhigtay Qad cagaaran Jen. Caydiid iyo Cali Mahdi - 1992
zhlédnutí 23KPřed 12 lety
Soo dhawaaday (UN) Sababahaan wixii dhigay sidaan noola aragtaan. Waa Hees loo qaaday UN, Arab League, AU, Jen. Caydiid & James Jonah 1992.
Somalia: 3 Kids are dying every minute #Somalia Famine
zhlédnutí 9KPřed 12 lety
Somalia: 3 Kids are dying every minute #Somalia Famine
Madaxdii Qaranka Soomaaliya - SYL & Abdullahi Issa Mohamud - Somali Documentary-Film
zhlédnutí 162KPřed 12 lety
Madaxdii Qaranka Soomaaliya - SYL & Abdullahi Issa Mohamud - Somali Documentary-Film
Somali Diaspora Germany - Shirka Kampala waa Shirqool!
zhlédnutí 5KPřed 12 lety
Somali Diaspora Germany - Shirka Kampala waa Shirqool!
Keydmedia oo sanad jirsatay (Promo)
zhlédnutí 1,3KPřed 12 lety
Keydmedia oo sanad jirsatay (Promo)
SANGUB - "DHACDA UGUB AH" - HEES CUSUB - KEYDMEDIA EXCLUSIVE [2011]
zhlédnutí 5KPřed 12 lety
SANGUB - "DHACDA UGUB AH" - HEES CUSUB - KEYDMEDIA EXCLUSIVE [2011]
DHACDA UGUB AH #37 - Dr. Amina Said Ali - 2008
zhlédnutí 10KPřed 13 lety
DHACDA UGUB AH #37 - Dr. Amina Said Ali - 2008
No Comment #1 | Keydmedia History Clips | Somalia After The Civil war - 1991 / 1992
zhlédnutí 114KPřed 13 lety
No Comment #1 | Keydmedia History Clips | Somalia After The Civil war - 1991 / 1992
DHACDA UGUB AH #36 - Ing. Hussein Mohamed Farrah Aidid
zhlédnutí 20KPřed 13 lety
DHACDA UGUB AH #36 - Ing. Hussein Mohamed Farrah Aidid
DHACDA UGUB AH #35 - Jaamac Cali Jaamac (Former President of Puntland)
zhlédnutí 27KPřed 13 lety
DHACDA UGUB AH #35 - Jaamac Cali Jaamac (Former President of Puntland)
DHACDA UGUB AH #34 - Sharif Salah Mohamed "Taariikhdu waa sii Socod iyo soo Socod!"
zhlédnutí 9KPřed 13 lety
DHACDA UGUB AH #34 - Sharif Salah Mohamed "Taariikhdu waa sii Socod iyo soo Socod!"
DHACDA UGUB AH #33 - Admiral Mohamed Omar Osman - Ogaden National Liberation Front (ONLF)
zhlédnutí 13KPřed 13 lety
DHACDA UGUB AH #33 - Admiral Mohamed Omar Osman - Ogaden National Liberation Front (ONLF)
Soomaalida Maantay (Somalia Today) #15 - Jaamacadaha Muqdisho: Bilad Sharaf bey Mudan yahiin! [HD]
zhlédnutí 62KPřed 13 lety
Soomaalida Maantay (Somalia Today) #15 - Jaamacadaha Muqdisho: Bilad Sharaf bey Mudan yahiin! [HD]
Muqdisho: Dagaal & Bashaalka Dhalinyaradda (Playstation & Fifa 11)
zhlédnutí 3,3KPřed 13 lety
Muqdisho: Dagaal & Bashaalka Dhalinyaradda (Playstation & Fifa 11)
Soomaalida Maantay (Somalia Today) #14 - AMISOM equates to DESTRUCTION of Mogadishu!!
zhlédnutí 22KPřed 13 lety
Soomaalida Maantay (Somalia Today) #14 - AMISOM equates to DESTRUCTION of Mogadishu!!
DHACDA UGUB AH #32 - Ugaas Ahmed Bile
zhlédnutí 3,2KPřed 13 lety
DHACDA UGUB AH #32 - Ugaas Ahmed Bile

Komentáře

  • @user-iu4sj9ed4m
    @user-iu4sj9ed4m Před 26 dny

    Waan jecelay soomaaloi dhan ha la is cafiyo

  • @junioraraleofficial7565

    My dad ❤

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd Před měsícem

    Jeneral maxamad farax caydid janada lalaha kawarabiyo dalxoreye

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 Před měsícem

    Allah kuu naxariisto awoowe cabdullaahi ciise maxamuud 😢😢

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad Před 2 měsíci

    Rip

  • @heyfa3628
    @heyfa3628 Před 2 měsíci

    Awow geey jamc🦁❤️

  • @abrahamojegalitarianism6850

    ❤❤❤ mahadsanid

  • @farjo1049
    @farjo1049 Před 3 měsíci

    Waxaan ujeeda Dr Ali Sheikh Ilmundo oo a wiilka geesiga Dr Ilmuundo oo nin goys aad u firqoon dhinaca aqoonta.

  • @yuusufmahamedcali2742
    @yuusufmahamedcali2742 Před 3 měsíci

    Waagay habargidirtu Ragga ahayd😂

  • @Aleel_channel
    @Aleel_channel Před 3 měsíci

    2024 baa dawanaya its long time walhi somalia 🇸🇴 wey soo labanaysaa goor ay noqotaba

  • @Aleel_channel
    @Aleel_channel Před 3 měsíci

    Masha allh keyd fiicanba reebtay

  • @-ed5qt
    @-ed5qt Před 3 měsíci

    War dadkani yaa umaqan war dhulkan yaa umaqan

  • @-ed5qt
    @-ed5qt Před 3 měsíci

    Wariye cowke

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k Před 5 měsíci

    Allllah yarxama

  • @dul-qarnaynventures5113
    @dul-qarnaynventures5113 Před 8 měsíci

    Sheikh Hasan daahir aweys is a prominent leader. He deserves to be the leader of somalia 🇸🇴.

  • @jamalsaleeban1666
    @jamalsaleeban1666 Před 8 měsíci

    Dr Maxamed adan sheekh .haduu ka dhashay mareexan. isaaq ahaan waan cafiney mareexan. Allah ha unaxariisto amin

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts Před 8 měsíci

    Allah haunaxaristo abwaanka

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 Před 9 měsíci

    Xasuus Qaran 43

  • @ayanomarfarah1996
    @ayanomarfarah1996 Před 9 měsíci

    Allah ha unaxaristo Aamiin yaa rabi

  • @ahmed-jm6di
    @ahmed-jm6di Před 9 měsíci

    Hotel Ali Sabeh Djibouti yaa lagu wareystay 2008 oo uu degnaa, wuxuuna ku seexanayey maalintii lacag u dhiganta Kirada bishii lagu lahaa, waana kala hadalnay kiradaas iska bixiyo oo uu siiyo dadka ku leh!

  • @ahmed-jm6di
    @ahmed-jm6di Před 9 měsíci

    Waxaa nasiib daraa in kiro Guri lagu lahaa oo Gaalkacyo ku yaallay ahaana Maxkamad kiradaas oo aheyd from 2006 ilaa 2014 Anagaana marag ka ah

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před 10 měsíci

    Alaha u naxariisto c/laahi ciise maxmuud geesi somalida taariikhdeeda baal dahab ah kaga jira

  • @abdinajiibdhiblawe4666
    @abdinajiibdhiblawe4666 Před 11 měsíci

    Video school laga Duube waa Macmur talex 2010

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 Před rokem

    Allaha u naxariisto Cabdullahi Ciise . Taariikhdii SYL iyo halgankeedii yaan la duudsin shakhsi keliya ha ku soo koobina bahasha naga baandheeya . Iga daa qabiil waa i dulaystay ee iga daa .

  • @osmanali3839
    @osmanali3839 Před rokem

    Manny good leaders somalia has seen just bit sad always outside powers messing things up us usual

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 Před rokem

    🍀 Allaha 🌿 u 🍀 naxariisto 🌿 halgamayaashii 🍀 xornimada 🌿 Somaliyeed 🍀 Somali 🌿 youth 🍀🌿🤞💚👍😎😀 Tuesday 🎈🎉🎁🎉🎁 carruurta 🍀 Hala 🌿 barro 🍀 siirada 🌿 nabbiga 🍀 scw 🌿 NNKH 🍀 amiin 🌿 hijri 🍀 calendar 🌿 Tuesday 🤞 17#6#1444# milady 💚 calendar 📆

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 Před rokem

    Jooji xadgubyada #gabdhaha #ka# dhanka #

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Před rokem

    Kuwii ay dhiseen ayaa dilay

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 Před rokem

    Zero breast cancer awareness

  • @omersuleiman04
    @omersuleiman04 Před rokem

    Waa beenasle yaal xornimo doon maanay ahahyn ee waxay ahaayeen xornimo ka carar is soo wey diiya buufkeeda

  • @cabdisalaanwarsame9448

    Abwaan wadani siciid xarawo astaan qaran,Goormaan ladnaanay 60kii lugooyadii na daysay 26kii juun kow luulyo labaa midowday.cimri dheer iyo caafimaad ayaan u rajeynaa.

  • @faafintakheyrka8590

    Allah haunaxariisto

  • @homesports8346
    @homesports8346 Před rokem

    Waa nin kii wadan ka burburiyey ee na bara kiciyey Umada somaliyeed jahanama allah ku geeyo fitnoo le awaal kiisa waa jahanama

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka Před rokem

    Allaha u naxariisto dhamantod

  • @ashuurosman7976
    @ashuurosman7976 Před rokem

    Rabbi how raxmo sangub😢

  • @ashuurosman7976
    @ashuurosman7976 Před rokem

    Rabbi how raxmo sangub😢

  • @knutdenratte2171
    @knutdenratte2171 Před rokem

    من كان منكم مستنا فليتسن بمن قد مات!

  • @shakracadde5345
    @shakracadde5345 Před rokem

    Anoo yar kujiro video ga

  • @kasimmohamed3725
    @kasimmohamed3725 Před rokem

    After 12 years iskoolkii aan dhigan jiray ayan maanta CZcams ku arkay waxa iigu danbeysay 2009 waqti ugu adka oo nolosheeda waxan ka kaxasuusta mamule amiin alow inta dhimatay unaxariiso inta nool nolol barwaqo urajena ❤️❤️❤️❤️

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 Před rokem

    Fanaaniintii hore waxay ka sinnaayeen WADANIYADDA. Midkan yar ee waraysanayaa dhinaca qabyaaladda ayuu u jiidayaa abwaankuna waddaniyaddiisa ayuu iskaga difaacayaa.

  • @lulamedia
    @lulamedia Před rokem

    Allaha u naxariisto marxuumka آمين يارب العالمين

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 Před 2 lety

    Ilahay haw naxariisto

  • @AbdirizakHAdan
    @AbdirizakHAdan Před 2 lety

    Ninka ama ruuxa channel kaan iskaleh inuu jarjaro video ga muxuu ka faa'iiday. Taariikhda qiyaamada kadaaya Xog dhameystiran ee Cabdullaahi Ciise fadlan soo daaya.

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 Před 2 lety

    Ilaahay ha U Naxariisto Gen. Jaamac Maxamed Qaalib, 26-April-2022 ayuu ku geeriyooday waddanka Jabbuuti.😢 Innaa lillaaHi wa Innaa ilayhi raajicuun.. Soomaalidu waxay wAyday geesi lkn beddelkiisa ayaynu Ilaahay weydiisan.

  • @Sheikhsomali1
    @Sheikhsomali1 Před 2 lety

    11 Sano ka dib ayaan daawaa april 2022

  • @mohamedabdullahiabdirahman9628

    Allaha u naxariisto Shariif Saalax Maxamed Cali, wuxuu ahaa aqoonyahan waddankiisa ugu soo shaqeeyey heerar kala duwan.

  • @socdaalproduction1592

    Allaha unaxariisto nabadoon axmad diiriye wuxuu ahaa geezi qaran

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 Před 2 lety

    Illah subxana watacallah unaxariisto abwanka xigmadbadana nogatagay

  • @IbrahimMohamed-kw7vi
    @IbrahimMohamed-kw7vi Před 2 lety

    Sharif sakin mashallah it doesn't matter if he is not highly educated he is my abti and I support him also he is ahul bait and has the divine right to rule, mashallah abti.