Abwaan Xaange
Abwaan Xaange
  • 54
  • 194 059

Video

GABAYGII MAGALOOTI JAWAABTII KHALIIF EE CILMI CALI AFYARE
zhlédnutí 30KPřed rokem
Waa GABAYGII MAGALOOTI ee KHALIIF SHEEKH MAXAMUUD AUN JAWAABTII CILMI CALI afyare gabaygiisii mashiiqsi
WAA GABAYGII CILMI CALI AF YARE EE JAWAABTA U AHAA GABAYGII KHALIIF
zhlédnutí 11KPřed rokem
WAA GABAYGII CIKMI AF YARE JAWAABTII KHALIIF
GABAYGII HURGUMO IYO KHALIIF SHEEKH MAXAMUUD OO FISEEXA
zhlédnutí 85KPřed rokem
Waa GABAYGII HURGUMO ee uu tiriyay KHALIIF SHEEKH MAXAMUUD alaha u naxariistee
WAA GABAYGII XIDDAYSANE OO KU SAABSAN CABDI QAFAAR CILMI XAANGE
zhlédnutí 413Před rokem
WAA GABAY ARAGI KHALDAN ANFINAYA OO LAGA SAWIRTAY WASIIR KUXIGEENKA MAALIYADA DJFS
Shaqaalaha Wasaaradda waxbarshada fariin kusocota
zhlédnutí 215Před 2 lety
waa farriin baraarujin ah
WAA GABAYGII GARGAAR EE KHALIIF SH MAXAMUUD REER BICIDYAHAN U MARIYAY
zhlédnutí 6KPřed 2 lety
WAA GABAYGII GARGAAR OO SIDA BARAHA BULSHADA LOOGU SOIO GUDBIYAY AAN AHAYNE DHAMMAYSTIEAN
KHALIIF IYO HAARAA ISLAWEYN GABAYADII AY ISWEYDAARSADEEN
zhlédnutí 43KPřed 2 lety
WAA GABAYADII AY ISWEYDAARSADEEN KHALIF SHEEKH MAXAMUUD IYO HAARAA ISLAWEYN
HEESTII ADAA GARAN WAXAY GUBEE GARWAAQSO WAAD IGU GAFTEE MARYAM MURSAL SHALAAYA
zhlédnutí 305Před 2 lety
heestan GARWAAQSO waxay Jamie tahay heesaha kujira ruwaayadda SHABEEL naagood waxaana qaadda maryan MURSAL oo kumatalaysa ruwaayadda shalaayo
HEETII DAB DHAXMOODAY CABDI MUXUMAD IYO HIBO NUURA RUWAAYADDII SHABEEL NAAGOOD
zhlédnutí 175Před 2 lety
heestan oo kami'd ah heesihii ruwaayadda SHABEEL naagood waxaa kuwada luuwaynaya dalmar iyo diiddan ama Candi MUXUMAD iyo HIBO nuura
Ruwaayaddii Shabeel Naagood (Casharrada Fasalka 4aad Xasan sheekh mu"min
zhlédnutí 212Před 2 lety
Waa Casharrada iyo Heesaha ku jira ruwaayadda shabeel naagood
WAA HEESTII AROOSKAYGA AN KA QAADAY IDLA MARKAANA AAN KU AMMAANAYAY MARWADEYDII KOOWAAD
zhlédnutí 394Před 2 lety
Waa Heestii an aroosjayga kaga qaybgalay muddo hore
MAGACYADA KU WADAROOBA XARFAHA (YAAL)
zhlédnutí 110Před 2 lety
WAA TAXANIHII NAXWAHA AFSOOMAALIGA QAYBTA WADAREYNTA MAGACYADA
MAGACYADA KU WADAROOBA (MO)
zhlédnutí 46Před 2 lety
WAA TAXANIHII NAXWAHA AFSOOMAALIGA QAYBTA WADAREYNTA MAGACYADA
MAGACYADA LAB EE KU WADAROOBA XARAFKA (O)
zhlédnutí 35Před 2 lety
WAA TAXANIHII NAXWAA AFSOOMAALIA QAYBTA WADAREYNTA MAGACYADA
MAGACYADA KU WADAROOBA DIB KAABAHA (OYIN)
zhlédnutí 31Před 2 lety
MAGACYADA KU WADAROOBA DIB KAABAHA (OYIN)
ANIGA OO YARTAYDA YAAQ LA JIIFA
zhlédnutí 70Před 2 lety
ANIGA OO YARTAYDA YAAQ LA JIIFA
MAANSADII ROOBDOON
zhlédnutí 81Před 2 lety
MAANSADII ROOBDOON
MA DANBAA SIYAASADI
zhlédnutí 156Před 2 lety
MA DANBAA SIYAASADI
Maansadii Barabixinta Afafka Qalaad ay ku hayaan afka soomaaliga
zhlédnutí 321Před 2 lety
Maansadii Barabixinta Afafka Qalaad ay ku hayaan afka soomaaliga
Gabaygii Ammaanta ilaahay SWT
zhlédnutí 100Před 2 lety
Gabaygii Ammaanta ilaahay SWT
Maansadii sagootinta madaxweynihii hore iyo Soo dhaweynta madaxweynaha cusub
zhlédnutí 175Před 2 lety
Maansadii sagootinta madaxweynihii hore iyo Soo dhaweynta madaxweynaha cusub
GABAYGII HAYS XAKABIN MEEL
zhlédnutí 1,4KPřed 2 lety
GABAYGII HAYS XAKABIN MEEL
SHEEKADII DARISKU WAA INAY IS AAMINAAN
zhlédnutí 41Před 2 lety
SHEEKADII DARISKU WAA INAY IS AAMINAAN
QAYBTII LABAAD EE HAB NOLOLEEDKA GEELA
zhlédnutí 71Před 2 lety
QAYBTII LABAAD EE HAB NOLOLEEDKA GEELA
GABAYGII QABYAALADDA EE ABSHIR NUUR FAARAX BACADLE
zhlédnutí 183Před 2 lety
GABAYGII QABYAALADDA EE ABSHIR NUUR FAARAX BACADLE
GABAYGII XIIN FINIIN
zhlédnutí 446Před 2 lety
GABAYGII XIIN FINIIN
QAYBTII HORE EE GEELA IYO HAB NOLOLEEDKIISA
zhlédnutí 68Před 2 lety
QAYBTII HORE EE GEELA IYO HAB NOLOLEEDKIISA
HEESTII SOOMAALI BAAN AHAY
zhlédnutí 158Před 2 lety
HEESTII SOOMAALI BAAN AHAY
HEESTII NIN KU SIRAY WAX KUU SHEEG
zhlédnutí 2,7KPřed 2 lety
HEESTII NIN KU SIRAY WAX KUU SHEEG

Komentáře

  • @warsameaxmed6713
    @warsameaxmed6713 Před 21 dnem

    Gabayga taariikhdii la tiriyaybaa khaladaybee

  • @AbwanLibaas
    @AbwanLibaas Před 23 dny

    Waa gabay iyo gabay bi is abwaan khaliif miisaanka culus

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 Před 29 dny

    Halaag oogayaal حسبنا ونعم الوكيل

  • @AyaanleAbdi-o2m
    @AyaanleAbdi-o2m Před měsícem

    Caadi maa uakhrosi ninwalbaa codkisuleyahaye

  • @AyaanleAbdi-o2m
    @AyaanleAbdi-o2m Před měsícem

    Kuwa qoran abwan sogali sida Diddic Dhabad Gorayo cawl Kulaheshiinmaayo

  • @Raz_47
    @Raz_47 Před měsícem

    Mujaahid Kh.Sh.Maxamud AUN🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb Před měsícem

    Kuma amaanayn khaliif gabaygan madaxweynihii ina sharma arke inaadeerkii baa diley . Somalidii uu kiciyey dhaxalkeedii maantaa la hayaa maxaad ka macaazhteen kivintii somaalida.

  • @mohamudhussenaden1669
    @mohamudhussenaden1669 Před měsícem

    Asad Xaange wlle Gabayadii Abwaan Haaraa Islawayn meeye iyagana maad soo uruurisid adigoo mahadsan

  • @kaisehassanjama2075
    @kaisehassanjama2075 Před měsícem

    Illahay ha u Naxariisto Abwaan khaliif

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před měsícem

    Alle ha u naxariisto khaliif ujeedada uu qabiilada wax uga sheegayo wuxuu rabay inuu qabaa,ilada ku kiciyo siyaad barre oo dagaalka la wada galo lkn kuwii silsiladaa soo wada galay ee gabyaaga sheeganayay may fahmin macnaha gabayga khaliif inuu guubaabo yahay soomali oo dhan ah kadibna inay caayaan majeerteen bay miciin badeen labada nin ee kuwaas oo dhan ka aragtida dheeraa ee fahmay khaliif waxay ahaayeen hadraawi, iyo gaariye lkn manta hadii uu noolaan lahaa khaliif wuxuu ogaan lahaa siyaad barre wax dhaama inanu dalka soo marin soomalina 10 calan kala samaysatay !

  • @AbdifatahYuusuf-dg8ru
    @AbdifatahYuusuf-dg8ru Před měsícem

    "Mar un baan marwada maxamed qabo noqon mataalkeed e "! 😂

  • @AbdifatahYuusuf-dg8ru
    @AbdifatahYuusuf-dg8ru Před měsícem

    Adoo wax cunaya wax lama codeeyo bro😂

  • @user-vf9vs5ci9z
    @user-vf9vs5ci9z Před měsícem

    Ee ma aha cilmi cali

  • @user-vf9vs5ci9z
    @user-vf9vs5ci9z Před měsícem

    Magacu waa cali cilmi afyare

  • @mahamudjama8620
    @mahamudjama8620 Před měsícem

    Ilaahay haw naxariisto legendi buu ahaa❤❤❤

  • @IfraaxMushakal-vp6us
    @IfraaxMushakal-vp6us Před 2 měsíci

    Ilahow unaxariso Abtigey khalif😢

  • @cabdi1022
    @cabdi1022 Před 2 měsíci

    Luuqdii baad ka xumaysey gabayga

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

    mareexaan muxuu ugu diidayey xukunka ilayn waa daarooda waa yaab kale.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 2 měsíci

      Xukun midgo ma istaahilaan 😂 maanta mxy hystan marexan dal iyo dad iyo dhaqaalo 2024 muraayad ku eeg 😂😂😂

    • @UhideSloww
      @UhideSloww Před měsícem

      @@dilara-jj5yj qof kula mid ah baa reer dhan cay ku yiri wadna ka yeshay Waa lagu adegsaday

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

    Daarood jilib jilib baad u kala saartay isaaq oo dhan waad hal aad ka dhigtay majeerteen labaatan qabiil nooga dhigtay

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

    Markaa majeerteen buu la rabay saw maaha inay la wareegaan? Duncan Haa tii ka sii horaysayna waynu ogayn ee inqilaabkii yaa ka danbeeyey isla Majeerteen oo waxay doonayeen inay dalka xukumaan dilkii abdirashiidna waynu ogayn oo yaa dilay madaxwaynaha majeerteen bal yaabkan eega oo muxuu u dilay ilayn waaba majeerteen xukunkii hayee bal ka sheekeeya waa kaasaa?

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 2 měsíci

      Caafimaadka ku dhibya ilko yareey majeerteen waa guuleystey puntland by dhisteen 😂😂😂 adigu mxd leedahy 1973 by somaliya aaseen no more somaliya

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 Před 2 měsíci

    Allaha unaxariisto maxamuud saleebaan wax loo hiiliyo maha

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 2 měsíci

      Naaa us ms la aantiis ey baaa indhaha kaa cunaya😂

  • @MahdiQamaan
    @MahdiQamaan Před 2 měsíci

    Abwaan qaabkan hoorista naga badal sidii kii haadaa iyo khaliif markay isku jawaaben aad u aqrisay baa dhamac ahayd

  • @MahdiQamaan
    @MahdiQamaan Před 2 měsíci

    Wlhi waa gabay murti leh runtii

  • @martine7191
    @martine7191 Před 2 měsíci

    Khaliif ma nooleyn 1987, waxa la diley 1982kii ilaahay haw naxariisto

  • @hah7064
    @hah7064 Před 2 měsíci

    Odayga hakaga cayaarin gabayga ee codkiisii noo soo gudbi

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947 Před 2 měsíci

    Waa kugu gaf inaad uadeegsato guubaabadii AUN Abwaan khalif shiikh maxmuud uu beelaha soomaaliyeed ku guubaabinayay reeraha doomalida ...ku caayay.. maahane waa ku guubaabiyay

  • @abdiwalixoog8326
    @abdiwalixoog8326 Před 3 měsíci

    Cod xumo erayadiii ood khaldayso si khaldan ood ugu dhawaaqayso micnihii oo badalmay aderow miyaadan ninka aad gabaygiisa ku ciyaarso inuu khaliffyahy wax islaama oo ku qabtana Kuma agjoogaan miyaa

  • @cabdulkhaaliqbashiir7989
    @cabdulkhaaliqbashiir7989 Před 3 měsíci

    Aad iyo aad baan uga xumahay sida aadka u khaldan oo aad ugu luuqaaynaayso iyo gabayga aad bi'inaayso!

  • @bashirwarsame4121
    @bashirwarsame4121 Před 3 měsíci

    Waa nin wanaagsan kkkk

  • @Abdulkadir-vi6ue
    @Abdulkadir-vi6ue Před 3 měsíci

    Gabayga waad khaldaysey, inaad iskadaysid ayaa fiicnayd, macnihiisi oodhan ayaad bedeshey,miyaad wedey isagoo qoraal ah? Amase codkii khaliif sheekh maxa/ud oo Duuban? Wuuyaalaa merlkaste e Dufkubax haka kharibin Gabayga Abwaanka.

  • @abdirishiidhassanegag3239
    @abdirishiidhassanegag3239 Před 4 měsíci

    Codkii khaliif maaha

  • @daahirgurbiye8275
    @daahirgurbiye8275 Před 4 měsíci

    Inta og inuu qayilayo xariifka gabayga tirinaayo😂😂😊

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 Před 4 měsíci

    Janadii alle hageeyo

  • @user-bm5jo6ou8k
    @user-bm5jo6ou8k Před 5 měsíci

    Mnsh allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedabshir154
    @ahmedabshir154 Před 5 měsíci

    Rabi naxriistii jano ha ka warapiyo

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před 5 měsíci

    Allaha u naxariisto khaliif shiikh maxamuud gabaygii waynaa .

  • @Ciidibaraahim-9ip5sk5n
    @Ciidibaraahim-9ip5sk5n Před 6 měsíci

    Asc abwan guul iyo gobanimo

  • @user-ui9kh1lz6e
    @user-ui9kh1lz6e Před 6 měsíci

    1oo

  • @gaagabyare3101
    @gaagabyare3101 Před 6 měsíci

    Mindhaa dagmo ree qaloocana uma gayaan doonto hhhhh from maxamud saleban power

  • @cabdiwalinasta1468
    @cabdiwalinasta1468 Před 7 měsíci

    Maasha'allah Raxma tulaaah Calayk Abwaan Cali Cilmi Afyare 😮

  • @mayranegaaleef1164
    @mayranegaaleef1164 Před 8 měsíci

    ilaahay how naxariisto Halgamaagii majeerteen ee cali saleebaan

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 10 měsíci

    Alle ha u naxariisto waa ninki majeerteen siba maxamuud saleebaan dad ka dhigay ileen wa adeerkoode

    • @mayranegaaleef1164
      @mayranegaaleef1164 Před 8 měsíci

      😂😂😂 Abwaan khaliif shiikh maxamuud laandhere cali saleebaan ah buu siiba Cumar cali ee maxamuud saleebaan ka aad sheegayso waa maxay

    • @kafiosaid746
      @kafiosaid746 Před 8 měsíci

      @@mayranegaaleef1164 wax si fiican u aqri maxamuud saleebaan adeerkood ah i mean

  • @mahmedali1610
    @mahmedali1610 Před 10 měsíci

    Jihaad qarmuunbaanu islasoomarnay ilaahow unaxarist0

  • @Geedi143
    @Geedi143 Před 11 měsíci

    Indhowayd ma arag nin saddexley ka gabyaya Ninkaan caadi maaha

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 Před 11 měsíci

    Been badanaa ma wax ay isku keen keen baaaa????

  • @CabdiRashiid-vp8rf
    @CabdiRashiid-vp8rf Před 11 měsíci

    Durduris nimaynkay dhigeen waa maxay Tolow

  • @CabdleSicid-us3mp
    @CabdleSicid-us3mp Před rokem

    Waad mahadsantahy inaader

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Před rokem

    Cali Cilmi Afyare Ayaa Saxnaa Oo Wuxuu Ahaa Waddani Soomaaliyeed Oo Qabyaaladda Iskala Waynaa.

    • @abaaraxmed
      @abaaraxmed Před rokem

      Cali wuxu ahaa , O'Day cuno yar tolkiis siistay, Khaliifna wuxu ahaa mujaahid rajiim mulxida oo Allah diid ah la johaadayay, oo naftiisa iyo maalkisa iyo diintiisa difaacayay

    • @xarfo
      @xarfo Před rokem

      Waddani soomaliyeed kkkkkkkkk adeer dadku waa reero, dowladnimada reerka ka weyn oo wax la iskugu tara khaliif filasoof buu ahaa 20 sano buu dadka ka horeyey waa tii 1991 yaa daaroodey ah iyo yaa hwiye aheey ka dhacday

    • @alinuur6586
      @alinuur6586 Před 9 měsíci

      Cali cilmi afyare wadaniyad Buu kagabyijirey Lakiin Markii dambe Kacaanka baa ku khasbey Inuu Ujawaabo Khaliif Sheekh Markaasu Cali Cilmi afyare Caytamayaa Kacaanka Dartii In dowlada Kacaanka ladifaaco Kacaanka arinkaas waa Rabrey Oo Abwaano kle Buu Abaabuley Khaliif Sheekh Maxamuud Kacaanka kabaqayey Inuu Qabaa'ilada Soomaaliyeed Ku Kiciyo Waan Kuguuleustey

  • @mohamedhashi8068
    @mohamedhashi8068 Před rokem

    Dawlad baan ladagaalamay ee mareexaan saacad iguma qaateen

  • @Geeraarshe
    @Geeraarshe Před rokem

    1978 dheh 1987 manoolayn