DAYIB QOODH TUBE
DAYIB QOODH TUBE
  • 138
  • 3 230 224

Video

Qaybtii Sadexaad Ee Xogta ku saabsan Fanaan Oomaar Barbar iyo Heestiisa Waar Dadyahaw..2024
zhlédnutí 146Před 14 dny
Qaybtii Sadexaad Ee Xogta ku saabsan Fanaan Oomaar Barbar iyo Heestiisa Waar Dadyahaw..2024
MA HEESTAN BAA LAGA RAACAY OMAAR BARBAR? Waa kan Abwaan kii Sameeyay Waar Dadyoow Dadka
zhlédnutí 176Před 14 dny
MA HEESTAN BAA LAGA RAACAY OMAAR BARBAR? Waa kan Abwaan kii Sameeyay Waar Dadyoow Dadka
Deg deg Heestii Omaar Barbar laga raacay oo Abwaan kii Sameeyay Sheegay sababta….2024
zhlédnutí 224Před 14 dny
Deg deg Heestii Omaar Barbar laga raacay oo Abwaan kii Sameeyay Sheegay sababta….2024
GUDOOMIYE XIRSI || NEW SONG || 2024 DAADE-HEEYE | BARKHAD BEER-JACAYL
zhlédnutí 139Před měsícem
EREYADA & LAXANKA ABWAAN DAYIB NUUR - QOODH CODKA : BARKHAD BEER-JACAYL MUSIC:MAWLIID KAROON GUDOOMIYE XIRSI XAAJI XASAN #Xisbiga waddani #waqalstudio #sharmaboy #qamar #somalia
HEES CUSUB BURCOOY FICILKI MEE?! BARKHAD BEER-JACAYL 2024
zhlédnutí 748Před 4 měsíci
EREYADA & LAXANKA: ABWAAN DAYIB - QOODH CODKA: BARKHAD BEER JACAYL MUSIC:MAWLIID KAROON CAMERA & EDIT: BARADHO
GABAY HABAR-JECLO || ABWAAN DAYIB - QOODH
zhlédnutí 397Před 8 měsíci
GABAY HABAR-JECLO || ABWAAN DAYIB - QOODH
Qaaci Heestii Milic iyo Mahiigaan Abwaan Dayib Qoodh & Muxiyadiin geele iyo Team horyaal Tv
zhlédnutí 806Před rokem
Qaaci Heestii Milic iyo Mahiigaan Abwaan Dayib Qoodh & Muxiyadiin geele iyo Team horyaal Tv
ABWAAN DAYIB QOODH ,HABAR JECLO +HABAR AWAL VS GARXAJIS YAABNAY😂😂
zhlédnutí 889Před rokem
ABWAAN DAYIB QOODH ,HABAR JECLO HABAR AWAL VS GARXAJIS YAABNAY😂😂
ABWAAN DAYIB QOODH IYO SUUGAAN QOSOL BADAN!! Muuqaalku Waa Xilli hore
zhlédnutí 551Před rokem
Kala Soco Muuqaalo kala Duwan oo wax tar u leh bulshada @ABWAANDAYIB-QOODH
ABWAAN DAYIB QOODH IYO GABAYGII DUQA-DHUUBAN 2023
zhlédnutí 433Před rokem
ABWAAN DAYIB QOODH IYO GABAYGII DUQA-DHUUBAN 2023
Abwaan Dayib Qoodh iyo Gabaygii uu u tiriyay Mujaahid Guuleed Daahir
zhlédnutí 822Před rokem
Fadlan Nagu soo biir @ABWAANDAYIB-QOODH 👍
Abwaan Dayib Qoodh iyo Gabay cusub Maayarada !! 7/10/2022
zhlédnutí 2,4KPřed rokem
Abwaan Dayib Qoodh iyo Gabay cusub Maayarada !! 7/10/2022
Riwaayad laga sameeyay Xildhibaan Abiib iyo Suaalihii .... 2022 By DAYIB QOODH TUBE
zhlédnutí 1,7KPřed 2 lety
Riwaayad laga sameeyay Xildhibaan Abiib iyo Suaalihii .... 2022 By DAYIB QOODH TUBE
Fanaanadii Caashaqu Malgay! Marwa maxamed Heesta | Naf yahay gabalkii dhacaba Aniga I guhaadisaa !
zhlédnutí 34KPřed 2 lety
Fanaanadii Caashaqu Malgay! Marwa maxamed Heesta | Naf yahay gabalkii dhacaba Aniga I guhaadisaa !
Daawo Ganacsade Barkhad Jibriil oo u Jawaabay Dadkii Soo aflagaadeeyay ! Xaalna ka bixiyay....
zhlédnutí 1,7KPřed 2 lety
Daawo Ganacsade Barkhad Jibriil oo u Jawaabay Dadkii Soo aflagaadeeyay ! Xaalna ka bixiyay....
Abwaan Dayib Qoodh iyo Silsiladii Liinta xoorka leh !! Gabaygii || Ka xoroownay ||
zhlédnutí 2,4KPřed 2 lety
Abwaan Dayib Qoodh iyo Silsiladii Liinta xoorka leh !! Gabaygii || Ka xoroownay ||
Maxamed A Kuluc, Khadra Daahir, Xasan Aadan & Nimco Yaasiin Heesta Anagu
zhlédnutí 639Před 2 lety
Maxamed A Kuluc, Khadra Daahir, Xasan Aadan & Nimco Yaasiin Heesta Anagu
XALIIMO KH MAGOOL KAAN U JIIDH GO'AYOOW + HD LYRICS
zhlédnutí 26KPřed 2 lety
XALIIMO KH MAGOOL KAAN U JIIDH GO'AYOOW HD LYRICS
HEESTA SOMALILAD WAA CADCEED SOO BAXDIYO NUUR AAN SACABKU QARIN KARIN
zhlédnutí 4,4KPřed 2 lety
HEESTA SOMALILAD WAA CADCEED SOO BAXDIYO NUUR AAN SACABKU QARIN KARIN
Maanso Cajiiba || Gobbaad tahay Cali siciida || Abwaan Dayib Qoodh
zhlédnutí 827Před 2 lety
Maanso Cajiiba || Gobbaad tahay Cali siciida || Abwaan Dayib Qoodh
ABWAAN CABDI QAYS HEESTA GEERI WEEYE CAYDHU + LYRICS
zhlédnutí 3,1KPřed 2 lety
ABWAAN CABDI QAYS HEESTA GEERI WEEYE CAYDHU LYRICS
Nuur Daalacay Heesta Geeluba Ugaasooy Somali WeeK HD Vedio 2022
zhlédnutí 1,1MPřed 2 lety
Nuur Daalacay Heesta Geeluba Ugaasooy Somali WeeK HD Vedio 2022
Heesta Alloow Yaa ku raacoo Intu Kanada kaa raro || HD Vedio Lyrics
zhlédnutí 237KPřed 2 lety
Heesta Alloow Yaa ku raacoo Intu Kanada kaa raro || HD Vedio Lyrics
Jacbur Qosol badan Nala Daawo Abwaan Dayib Qoodh
zhlédnutí 282Před 2 lety
Jacbur Qosol badan Nala Daawo Abwaan Dayib Qoodh
Daa'uud Xanfar Heeso kaban ah, CABDI TAHLIIL, AXMED MOOGE IYO QAAR KALE
zhlédnutí 4KPřed 2 lety
Daa'uud Xanfar Heeso kaban ah, CABDI TAHLIIL, AXMED MOOGE IYO QAAR KALE
Ilkacase Qays oo Naagi Ka Yaab satay Iyo naciima jookar oo ..🤣2021
zhlédnutí 763Před 2 lety
Ilkacase Qays oo Naagi Ka Yaab satay Iyo naciima jookar oo ..🤣2021
Qiso Jacayl Umal & Aun Xaaskiisii Part1.....2021
zhlédnutí 214Před 2 lety
Qiso Jacayl Umal & Aun Xaaskiisii Part1.....2021
Heesta Madaxaa I Furan Reaction Qosol badan !! By Dayib Qoodh
zhlédnutí 5KPřed 2 lety
Heesta Madaxaa I Furan Reaction Qosol badan !! By Dayib Qoodh
Qosol Nala Daawo Abwaan Dayib Qoodh Oo Xaflad ka yaabsaday....
zhlédnutí 1,2KPřed 3 lety
Qosol Nala Daawo Abwaan Dayib Qoodh Oo Xaflad ka yaabsaday....

Komentáře

  • @OhjusrebmememberedNohw

    15 sano ka hor baan maqlay heestan dhawr jeer walahi Inta waan raadon Jirin Walaal Dayib Allaha Yacizak Aun Gacayte

  • @cumarguray6711
    @cumarguray6711 Před 3 dny

    Yaa ila dhagaysanaya 2024❤

  • @mahdiyussuf3216
    @mahdiyussuf3216 Před 4 dny

    14/08/2024

  • @Happy3DModel-nt8xe
    @Happy3DModel-nt8xe Před 4 dny

    Alla yaraxma raximiin

  • @ckhadaraxmadkhaliif596

    KDS

  • @ApdirashidhApdulahi
    @ApdirashidhApdulahi Před 10 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 12 dny

    Murwo YariisEey Nacam Runeey QATRAAAYQARANEEY OIRIYAREEY CADCEEDDUMAROO SHAMSOOY SamsamEey YariisEey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 12 dny

    Shanyarooneeey shahshahlEEy lagufarxeeeey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 12 dny

    Yariisey Qatroisliina YariisEey murwodumaroo SamsamEy ba laga yiri wa isa Sheegtayba jemadey dagan fariidad shamsoooy facyaashay troonEey

  • @AmiirAxmed-um8kb
    @AmiirAxmed-um8kb Před 14 dny

    FoolxuMo dhaqan xuMo aaqiraNa caDaab😂😢

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 14 dny

    #MAHAMED#MOOGEAUN "Babaygii Jamaamiyo "Canbe Jilib Ku Yaalaay "Ubaxii Janaaliyo "Jawharad La Moodyeey "Jidhkaagaa Udgoonbaa "Isoo Jiidanaayee " Wadnahayga Jeexdee "Jeegaan Sideed Baad " Hay Odhan Hay Odhan " Jawaab Qudha Azmaay #HIBO NUURA Hamaskayga JiiLaal "Ruuxa Uu Jil Jilayee "Jilbiskiyo Abeesada "Jiridaha ULa Hoyda Ee "Oo Soo maray Jiidaal "Dheer Lama Moodo Jawhare "Jiiftada Hadoodilan "ka jidhidhicoodee "Janno galle hay celin #MAHAMED #MOOGE AUN "Geenyadii Jaraysani "Ma taqaan Jikaarkee "Jidiinkaagu Raaxada Ma mid JaahiL ka Ahbaa? #HIBO #NUURA "Calool Jilicsanaantaadu "Ma Hal Jeel Ku Raagaa "Sideen Jawharadaydaa "Ciyaar Ugu Jajabiyaaaa #MAHAMED #MOOGE AUN "Jeertaa Gadoodoo "Jidhifta iska Kicisoo "Ruuxii Hor Joogsada "Hawl Yari Ku Jiidhee "Sida Jiir Dhalaan Helay "Ha Jirabin Naftaydeee "Waxaan Kaaga Jeedaa "Jinow inaan wadaagnee "Qarda Jeexa Qarda Jeexa iga daa #HIBO NUURA "Jilibkaan Afaystaba "Goortii Uu Jilow Gabay "Ee Jamatay Laabtii "iLlin Goonyo Haw dhigin "Naftaan Xadhig Jebaanjiba "Ku Xidh Xidhay Jahaaseee "Anoo Jidhiyo Laalays "Jilbahaa Kusoo Koray "Kuma Jixin Jixaayee #MOHAMED #MOOGE AUN "GEENYADII jaraysaay "Ma taqaan Jikaarkee "Jidiinkaagu RAAXADA "ma mid JAAHIL ka ahbaa? #HIBO NUURA "Callol Jilicsanaantaadu "Ma hal jeel ku raagaa "Sideen Johoradaydaa "Ciyaar Ugu Jajabiyaa "Jamaal Qurux wanaageey "Jaleecadaan Ku Eegaa "Jacayl igu Abuurmoo "Kaa Jeesan Waayeee "Xageed iga jiraysayoo "Jihadee baad ku noolayd? "Jeexaygii midigeey "Jidka Laysma Taagee "Jinaweey Jinaweey "Jinaweey isoo Raac #HIBO NUURA "Inanyohow Jibaysabi "Dhabarsani Jacaylkii "Jir Jiroole Weeyoo "Jiho Maleh La Raacoye "Jirid midho ka beermiyo "Jirid midho ka beermiyo "GUUR waan u Joogaa "Hadayse Jiibtu Kaa tahay "Jimicsigii Magaalada "Joog Joogsi Joog Joogsi ma aqaan!. Erayadii Xasan Sheekh Muumin AHN Riwaayadii GAARRAA BIDHAAN Laxanka Bashiir Xaddi AHUN.

  • @Murtiileqaraamj5798
    @Murtiileqaraamj5798 Před 18 dny

    Heestan waxan dhagaysan jiray 2016 kii Aad bay iitaban jirtay

  • @AbubakarShire
    @AbubakarShire Před 18 dny

    2024 dhagesanaya

  • @FaysaAbiib-x3x
    @FaysaAbiib-x3x Před 20 dny

    Kkkkk

  • @sakariyeabdillahi
    @sakariyeabdillahi Před 20 dny

    Abwaan walee ninkaa adaa laguu raaacaaa😂

  • @calisheikh3324
    @calisheikh3324 Před 20 dny

    M.a abwaan

  • @omarabdi1634
    @omarabdi1634 Před 20 dny

    Heeskaan waxaan soo raadshay markaan soo aqriyay buuga mashruuca ladagaalanka nuurka hadaad halkaas kasoo raacday Like ❤

  • @jimcaalell3172
    @jimcaalell3172 Před 20 dny

    First comment like isaar

  • @guuleedcabdiqadir8684

    Xoolo ayad tahay inadeer 😂

  • @mukhtaarmohamed2066
    @mukhtaarmohamed2066 Před 20 dny

    Abaan tagay❤

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 Před 20 dny

    ❤❤❤❤Dayib halkeediibad dhigtee tii hargaysa kugu hadhay❤❤❤❤❤

  • @NaimaMohmed-mx6fl
    @NaimaMohmed-mx6fl Před 21 dnem

    Inta markey bugga aqrisay kadip hesta so radisay 😢

  • @cilmiyouz5971
    @cilmiyouz5971 Před 24 dny

    Hmmm

  • @faadumoaxmed8277
    @faadumoaxmed8277 Před 25 dny

    Heestan qlpgy ii dajisay wllhi❤

  • @XariirAhmett-gy6jc
    @XariirAhmett-gy6jc Před 25 dny

    Waxay ahaan jirTaY hees geel sida abaHay I sheagay

  • @user-sb4zd7lw2l
    @user-sb4zd7lw2l Před 26 dny

    Waaa 😊

  • @cabdisamadyooko5557
    @cabdisamadyooko5557 Před měsícem

    Waaw❤❤

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před měsícem

    ❤📶📶📶📶📶📶📶📶🐤🐣🐥🐪👈 0:33

  • @QaaliSheekhcabdi
    @QaaliSheekhcabdi Před měsícem

    🙏🙏

  • @MaxamedcaliDhagta
    @MaxamedcaliDhagta Před měsícem

    anikuna aleylehe hablaha eyligaga tan ka eganyay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maxammed-Goosh1
    @Maxammed-Goosh1 Před měsícem

    Abwaan waan ku wataa, halkeedii baad dhigtay Alle ha ku barakeeyo.

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Před měsícem

    Raxmaanku janooyinkiisa hakugu irsaaqo 😢

  • @AbdirahmanMohamed-rx1de
    @AbdirahmanMohamed-rx1de Před měsícem

    Zxp heesaha aad soo dhigte aan seve fanee noo fur

  • @BashiirAadan-lt2zf
    @BashiirAadan-lt2zf Před měsícem

    Axmed gacayte❤

  • @abdullevra
    @abdullevra Před měsícem

    June 20, 2024 Denver CO 🇺🇸

  • @CabdicumarMuuse
    @CabdicumarMuuse Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @mohamof
    @mohamof Před 2 měsíci

    Soomaalaay gayigu gurmad buu rabaa.

  • @thegreatveteran6575
    @thegreatveteran6575 Před 2 měsíci

    Hadda ayay taagantahy waxa uu ninkan sheegayo

  • @IsmaiilCabdi-ph5ig
    @IsmaiilCabdi-ph5ig Před 2 měsíci

    Daaroolan xalay nayla dajinaye Caawana ma daruurihiibaa Heesta waad Kala reebtay libaax

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 2 měsíci

    Waar isla yaaba fanaan Adan I Allah ha u naxariisto labada habloodba waa marwo Cabdi fanaanada kale waa marwo-gaasira maxaned oo ahayd homoodkii fanka kana horaysay marwo Cabdi innbadan

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 2 měsíci

    Heestii Cabdi Cali wayd Allah ha u naxariistee magaca ugaaso ayay dad aan fanka ab iyo sinji u lahayn oo gadaal ka soo gaadhi ku macmalayaan waxa original qaaday Cabdi Nuur Alaale

  • @Cartan7
    @Cartan7 Před 2 měsíci

    waqooyi somalia aa sameyay fikrad heesta iyo music 1968

  • @HafsaDheman-md8bs
    @HafsaDheman-md8bs Před 2 měsíci

    Heestaana😔💔

  • @Happy3DModel-nt8xe
    @Happy3DModel-nt8xe Před 2 měsíci

    Eeshcala hees midho io cod mcn

  • @Xasanyusu
    @Xasanyusu Před 2 měsíci

    Hadal nin weyn weye iyo dardaran wax ku qadasho mudan

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Před 2 měsíci

    Waw hees macaan badan

  • @Sooffe
    @Sooffe Před 2 měsíci

    Qiiiq makaga keeenay ban maqli jiray😂

  • @dayibfanaxfanax3800
    @dayibfanaxfanax3800 Před 2 měsíci

    Allahaunaxariiisto ammiiiiiin

  • @khadar_mohamett
    @khadar_mohamett Před 2 měsíci

    Hees waa dhaaftay waxan ku dhagaysanayaaa heestan isbenia oo ah Border u dhaxeeya Tanzania iyo kenya, waxan erayada heesta kamida ha ku arkay App. Tiktok. Dumin maayo reerkaan Horey ugu dedaalee.

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 Před 2 měsíci

    Cabdulaahi macalin dhoodaan gabayadiisu waa wada farshaxan allow unaxariiso