![SAALAX DIGLE](/img/default-banner.jpg)
- 48
- 99 259
SAALAX DIGLE
United Kingdom
Registrace 7. 04. 2023
Waan safraa si aan ula kulmo khibrad cusub.
Bartani waa mid koraysa, kusoo biir oo ka mid noqo akhyaarta halkan aanu ku midownay.
Bartani waa mid koraysa, kusoo biir oo ka mid noqo akhyaarta halkan aanu ku midownay.
WAA SIDEE BUURTA UGU DHEER DHULKEENU.
#somalia #somalihistory #hooyo #somalianwedding #somalivoice
zhlédnutí: 427
Video
BUURAHA JINKA NAASA-HABLOOD, The Jin mountain Naasa-hablood
zhlédnutí 1,1KPřed měsícem
#somalia #Somalivloger #somalihistory #somalihistory #somalia #somaliland #taariikh #18may2024 #somalitiktok #hooyo #rooble #gabay
HOOYO UMUL AH HADANA GUURAYSA |NOLOSHA DHABTA AH.
zhlédnutí 17KPřed měsícem
#somalia #somalihistory #hooyo #somaliland #taariikh
ROOB MAHIIGAN AH OO 5 SACADOOD WADO NAGU HAYEY.
zhlédnutí 2,1KPřed 2 měsíci
#rooble #18kamay #somalihistory #Somaliland #somalia
DUQEYNTII UGU HOREYSAY GEESKA AFRICA |The first place in the Horn of Africa to be bombed.
zhlédnutí 923Před 2 měsíci
#taariikh #somalia #Gabay #somalitiktok #somalihistory #somaliland #18may2024
Xeebta ugu Qurxoon Geyiga Soomaliyeed.
zhlédnutí 345Před 4 měsíci
Xeebta ugu Qurxoon Geyiga Soomaliyeed.
DHUL AAN DALXIISAYAASHU HORE U TEGIN
zhlédnutí 906Před 5 měsíci
#adventure #sanaag #ceerigaabo #digle #djibouti #fish #geedi #hargaysa #maxaa #somaliland #somalia #djibouti #dalxiis #ciyaarahadhaqankasoomaalida #ciyaar #ceerigaabo
47 SANNO AYUU GAADHI WADEY,HABEENKII AY UGU DARNAYD.
zhlédnutí 699Před 6 měsíci
#ceerigaabo #ceerigaabo #somalia #somaliland #adventure #adventure #safar #somaliyoutuber
HAB BEERASHADDA CASRIGA AH | MODERN FARMING
zhlédnutí 830Před 6 měsíci
HAB BEERASHADDA CASRIGA AH | MODERN FARMING
SAFARKII CEERIGAABO ILAA HARGAYSA | ROAD TRIP
zhlédnutí 536Před 7 měsíci
SAFARKII CEERIGAABO ILAA HARGAYSA | ROAD TRIP
Muuqalkii iigu saamaynta badnaa 2023.
zhlédnutí 240Před 7 měsíci
Muuqalkii iigu saamaynta badnaa 2023.
WADDADA UGU KHATARTA BADAN GOBOLKA SANAAG | THE MOST DANGEROUS ROAD IN SANAAG REGION.
zhlédnutí 2KPřed 8 měsíci
WADDADA UGU KHATARTA BADAN GOBOLKA SANAAG | THE MOST DANGEROUS ROAD IN SANAAG REGION.
Daawashadda Ciyaarraha Taarabuunku waa sidee!.
zhlédnutí 216Před 10 měsíci
Daawashadda Ciyaarraha Taarabuunku waa sidee!.
Ciyaarta ugu Caansan ee laga ciyaaro dhulka soomaaliyeed.
zhlédnutí 917Před 11 měsíci
Ciyaarta ugu Caansan ee laga ciyaaro dhulka soomaaliyeed.
QOFKA AAN DAALO WELIGII ARRAG| SIDEE DAREEMA ARAGTIDA KOOBAAD
zhlédnutí 561Před 11 měsíci
QOFKA AAN DAALO WELIGII ARRAG| SIDEE DAREEMA ARAGTIDA KOOBAAD
HILIB IDAAD WELIGAA MA CUNTAT? HILIBKA UGU MACAAN
zhlédnutí 730Před 11 měsíci
HILIB IDAAD WELIGAA MA CUNTAT? HILIBKA UGU MACAAN
Booqashadii 2aad ee Gudmo biyocas iyo Idiris Alteeso.
zhlédnutí 323Před 11 měsíci
Booqashadii 2aad ee Gudmo biyocas iyo Idiris Alteeso.
SAFARKII RIYADDA | The DREAM JOURNEY, SANAAG
zhlédnutí 482Před rokem
SAFARKII RIYADDA | The DREAM JOURNEY, SANAAG
BIYO DHACA UGU QURUXDA BADAN DALKA. GUDMO BIYO CAS
zhlédnutí 597Před rokem
BIYO DHACA UGU QURUXDA BADAN DALKA. GUDMO BIYO CAS
Odayaashii abtiyaday baa jalabutaynaaya 😂
From geedi sahan
Iminka miyaad lugaynaysaa cml
See falaynaa hhh
Nolowzxbqali❤❤❤
Mahadsanid Saaxiib
Buur fuuluw masahlana😂😂
Aad oo weyn
Hormar wacan wallhi dhulkeenu waa barwaaqo❤❤❤
Aad iyo aad
Horumar wacan shoodhe
Mahadsanid walal
Faylasuufnimadiii baaad buur la kortay wadigan hees kala daysan waayeee😂😂
😂😂😂😂
waan ku dhiirigelinayaa kusoco walaal
Mahadsanid
Horumar baan ku rajaynayaa bro.
Saalax sxb xeela iyo xamaas iyo noo soo duub meelaha aan dadku aad u tegin sida hasasha magacsan cabaydh haldhaagane dabablehe kulmiye waa ku sidee siil carraystuun baad ku wareegaysaaa daalo iyo waanu ka daalnay habar waliba way noo soo duubtaa daalo
Waar meeshu qurux badanaa
Waa la yaabay saaxiib.
Hore u soco wll salah
Mahadsanid walal ❤
Wadanka kudal xiis wax dhama maleh🥰
Aad iyo aad
from geedi sahan
Welcome
From Geedi sahan
Soo dhowow
From geedi sahan
Welcome
Good
Its my first time to vist this page, from Geeddi-Sahan.
Sharaf iyo karaamo kokaaga ha ahaato
keep going
Mahadsanid walal.
m.a keep going saalax
From geedi sahan
👋
From g3edi sahan
Ilaaheey dowlad cadalad ah mustaqbal iyo maauus leh ha siiya Ciyaalkan walahi qalbigaa i huro markaan arko Caruur saan u qurxoon oo faraxsan balse madax wanaagsan heysan.
From geedi sahan
Subxanalah 😢😢
Habar maxaad uleedihiin maad iska tiraahdaan xaaskiisii?
Xaaska Sayidku ma’Maryamaa tolow? Maamadii markay xanuunsatay ee uu Sayidku uducayn jiray markuu lahaa ( muslim hooyaddii bay ahayd meel uu joogaba’e Eeboow Maryama noogu sahal Maalik baad tahaye. Allah yaa raxma jamiican. Horay usoco waxaan kaasoo raacay Geedi Sahan channel.🎉🙏❤️❤️.
Mahadsanid walal soo dhowow.
Yaa qoriga haystay Daraawiish iyo Sayidku ma’qoryo ayay kudagaalami jireen waran’ Seef’ iyo falaar bay haysteene?
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ OH OH maansha alaah ❤❤❤❤
Sxp xagee lagala soo xariira
Instagram saalax digle
😂
Saalax salamay
Baramijyadii miyiga wa u xiisay goormee sugayna❤
Dhowaan insha Allah
Dhowaan insha Allah
❤❤❤
❤❤❤❤
From gedi sahan
So dhowow.
From geedi sahan nolow libax
Mahadsanid Saaxiib soo dhowaada
From geedi sahan horay usoco pro 🤝
Mahadsanid bro soo dhowaada
Sxb tuulada magaceeda dadka u sheeg, koley waa ceerigaabo miyigeedee
Saalax digle walaahi si fiican baad usoo duubtay, video yadaada hore umaan arage hadaan kuu sii qaybinayaa libaax baad tahay ma cabdi xaamud kii baad tahay
Tima weyne iyo bidhiq iyo cali suudi baa macalimiin ahaa
Adeer hure walanwal ciyaartan shaqo kuma laha halkaa inaga sax ciyaartan waa cabdi xaamud nunber 1 iyo in diiriye aadan next
Cabdi xaamud waa reeeka ciyaarta ugu haysta soomaali
Ciyaarta cabdi xaamudka
Dameerada dad baa lagu caayaa kuwaan waaba❤dhaqdaan❤toloow caanahoda ma cabaan❤
Dameerehi waa gaadiidka ugu wanaagsan reer miyiga.
Maxan cunay marsuuq iyo rumaan laga sooguray midhiso dad gob ah ayaa kunool
Aad iyo aad
Muqaal wacan
Mahadsanid saaxiib.