cabdulahimc
cabdulahimc
  • 2
  • 1 427 676
muaha ah
hees qar
zhlédnutí: 728

Video

Jooqle iyo Nimco Yaasiin Haye haye
zhlédnutí 1,4MPřed 13 lety
Jooqle iyo Nimco Yaasiin Haye haye

Komentáře

  • @Yooco.
    @Yooco. Před 19 hodinami

    ku helaa nasiib leh Hanaankaaga socod kiyo Haybadaada quruxdiyo YAASALAAAM

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 Před 12 dny

    ala heestan waagay soo baxaday waxaa ku fakari jiray inaa fanaanad noqdo anoo ciyaal cagawayna😂😂😂😂😂jaaska maca ayada ku baran jire 😂adkaatay, xasuus dheh😂

  • @MuxiYadiinRashiid
    @MuxiYadiinRashiid Před 13 dny

    Nimco Yasiin iYo Jooqle shire ❤

  • @Cazuuz
    @Cazuuz Před 17 dny

    Xasuus ayan dib u galay anigoo yarban UNIVERSAL TV ka daawan jiray, waqtigu muxuu ordayaa dhawr iyo toban sanno kadib ayan dib u daawanaya noloshu waa maalmo kooban ku raaxayso waqtiga aad ku jirto intaanay xasuus isu beddelin. 22-08-2024|Khamiis ayan daawanaya.

  • @drhd1043
    @drhd1043 Před 18 dny

    03/08/2024 saacaduna 03:38 Boorama wxn ka murugsanhy inaan ka fogaaday qof aan aad ujeclaa muna xaqiiqdii wxn caawa qaatay goankii igu adkaa noloshyda intan noolaaa😢 wyo wxn arkay inaanay isoo jeedin ana aan masayr la waalanayo mrkan qof kle ku arko iyadna ileedahay kaligaa uunbaa ku jeclahy taasna wxy ila noqotay jahwareer ugu dambayn wxn goaansaday inaan iska ilaawo intan awoofo mana ilaawi karo allhaw qalbiga ii qabooji😭😭💔

  • @MaxamedNalaye
    @MaxamedNalaye Před 18 dny

    21/8/2024 gaadhi safar Buuhoodale to Lascaaanooda❤😍👌

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12

    Murqaankaygu saxdii maaha hadan heestan dhagaysan waxan hees waa dhaaftay''.❤️

  • @NuuraCali-u7v
    @NuuraCali-u7v Před 28 dny

    Ku heermay aniguye yaa iga danbeya heeskan dhegaysanaya 13sano kadib 12/08/2024❤😂

    • @ABCDEF-rg3dt
      @ABCDEF-rg3dt Před 19 dny

      Hada igu horeyda lkn wa hes Mira macan

  • @Saidabdi-c1i
    @Saidabdi-c1i Před měsícem

    Jooqle caafimaad alle hasiiyo

  • @user-sx9fr2dz9s
    @user-sx9fr2dz9s Před měsícem

    Heeskan macaan dhagahaaga ugu raaxee

  • @user-sx9fr2dz9s
    @user-sx9fr2dz9s Před měsícem

    Heeskan macaan dhagahaaga ugu raaxee

  • @user-sx9fr2dz9s
    @user-sx9fr2dz9s Před měsícem

    Heeskan macaan dhagahaaga ugu raaxee

  • @MascudNuurcabdi
    @MascudNuurcabdi Před měsícem

    Thanks pro

  • @Axlo_34
    @Axlo_34 Před měsícem

    Fv 🎉😂 kuhesha nasib leeh hanti waxd uledaah 🎉alaly😍🫶2024

  • @user-we7jd9he2f
    @user-we7jd9he2f Před měsícem

    2024.7.31😂

  • @ahmedgeymale365
    @ahmedgeymale365 Před měsícem

    2024/07/28 Waxaad tahay hormuud dumar ❤

  • @fadxanasiib6641
    @fadxanasiib6641 Před měsícem

    25/7:2024❤❤

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 Před měsícem

    2024/7/26/❤❤❤

  • @hothanabdirahman8692
    @hothanabdirahman8692 Před měsícem

    Haye haye mcnow 😮

  • @shimbirka.
    @shimbirka. Před měsícem

    Heesaha ay mudo kugu danbeysay mrkaad dhageysato wakhtigii hore ayaad xasuusan ee caruurnimo iyo dadkii kula noola asxaab famly iyo jaarki tvga kaliya wda daawan jirteen oo aydaan hada isla joogin, aduunkana lagu kla firdhismay waad jeclanysa walhtigaas iyo dadkaas lkin maku so laabanayo dadkana jaaniska aad wakhtigas isku heli jirteen ma isku helaysaan waa la wda weynaaday aduunya dadka kla mashquulisay. Old is gold.❤☺️

  • @user-yh8de4ww7s
    @user-yh8de4ww7s Před měsícem

    21 july 2024 à 17h41 en France 🇨🇵

  • @muxyediinxuseenkaahin2605

    Heesta laxankeeda yaa leh??

  • @queena5150
    @queena5150 Před měsícem

    Hellow 15/07/2024

  • @Naimahhx
    @Naimahhx Před 2 měsíci

    Still watching 2024

  • @ZakariyeMohemed-bq7tx
    @ZakariyeMohemed-bq7tx Před 2 měsíci

    2024 Hada sk boqatay hesta like sar❤

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Před 2 měsíci

    2024

  • @user-jt9le1ri9w
    @user-jt9le1ri9w Před 2 měsíci

    2024😊❤

  • @cts3029
    @cts3029 Před 2 měsíci

    Wow, time flies!! I can’t believe this was 13 years ago.

  • @maidadan3136
    @maidadan3136 Před 2 měsíci

    10 sano ka dib hadan so boqday hestaan codad halaasi ayaa isku yimid

  • @halabuurmazkaxzameizmail2791

    Jaaskii 13 sano ka hor waa fany😅

  • @karaama1020
    @karaama1020 Před 2 měsíci

    Wakhti ban dhagaysanayaa Dayax kusoo heesay Ukuntu Saw Cadaan Maaha.😂

  • @amal25458
    @amal25458 Před 2 měsíci

    kaligey le ba uqabey ina soxasustay kwrn😢😮😂❤

  • @kamaalali5835
    @kamaalali5835 Před 2 měsíci

    2024/7/3/

  • @Mohamedabdi-mz9uk
    @Mohamedabdi-mz9uk Před 2 měsíci

    2/ 7 / 24❤❤❤

  • @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh

    Ku helaa Nasiib leh😢

  • @updikanimaadeye5176
    @updikanimaadeye5176 Před 2 měsíci

    26 june 2024 still❤

  • @CaliqaasimCalas
    @CaliqaasimCalas Před 2 měsíci

    “Sida hogol darooroo Adigoo haraad qaba Dusha kaa hadhaysoo kugu hoortay goor wacan Gabar yahay hubaashii Waan kuu hinqanayaa”. Tuducyadaan geel jire maahane walaan ree magaal fahmi karin, waa xaalad nin soo arkay maahane aanu qofkale swrn karim. Jooqle Rabbi caafimaad taam ah ha siiyo Aamin. Hadaa iga danbayso like saar bro/sis.

  • @suurobadan172
    @suurobadan172 Před 2 měsíci

    Hello 2024 jun 21 Galap 5:16pm❤

  • @bintudarwiishubaxdymn2872
    @bintudarwiishubaxdymn2872 Před 2 měsíci

    17 juin 2024 ka shageysanayaa Nantes 😂

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Před 2 měsíci

    Cajiib❤.

  • @LiibanhasanKolompia-hk4nq
    @LiibanhasanKolompia-hk4nq Před 2 měsíci

    ❤❤❤

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe Před 2 měsíci

    Alle ha ku cafiyo abti😢❤❤

  • @balaqeybalaqey7902
    @balaqeybalaqey7902 Před 2 měsíci

    Waw inaba caadi maaha hesta 14/6/2024❤❤

  • @Farayare451
    @Farayare451 Před 2 měsíci

    "Ku hela nasiib leh" Yaa iga dambeeya oo dhagaysanaya heestan laxanka macaan leh 😂❤

  • @CabdiwahaabGaas
    @CabdiwahaabGaas Před 2 měsíci

    12-june-2024 still watching this song❤😮

  • @AliadamBare
    @AliadamBare Před 2 měsíci

    Manta Wa 12/6/2024 Sacadu Waa :7:45Am subax nimo❤❤

  • @AliadamBare
    @AliadamBare Před 2 měsíci

    Manta Wa 12/6/2024 Sacadu Waa :7:45Am subax nimo

  • @AliadamBare
    @AliadamBare Před 2 měsíci

    Waw

  • @AliadamBare
    @AliadamBare Před 2 měsíci

    Waw

  • @AliadamBare
    @AliadamBare Před 2 měsíci

    Today is 12/6/2024 Xasus