![Axmed Bahjad](/img/default-banner.jpg)
- 2 620
- 183 780
Axmed Bahjad
Finland
Registrace 25. 12. 2006
Axmed Bahjad is the author of seven books. Only two are self-published. The other five and three more books will be published in 2023.
He walks every single street in Helsinki. And his first book on Finland is titled: Why I'm Walking Every Single Street in Helsinki: Decision, Health and Conversation.
It is available at all the major bookshops in Finland. You can also order it by sending an email (below).
Axmed Bahjad is a serious reader. He has this program where he reads for children from 7 to 14 year-olds.
Kävely/Walking
♥ Business enquiries: axmedbahjad@gmail.com ♥
♥ Instagram: @axmebahjad ♥
TikTok: @axmedbahjad
Click Here To Subscribe!
He walks every single street in Helsinki. And his first book on Finland is titled: Why I'm Walking Every Single Street in Helsinki: Decision, Health and Conversation.
It is available at all the major bookshops in Finland. You can also order it by sending an email (below).
Axmed Bahjad is a serious reader. He has this program where he reads for children from 7 to 14 year-olds.
Kävely/Walking
♥ Business enquiries: axmedbahjad@gmail.com ♥
♥ Instagram: @axmebahjad ♥
TikTok: @axmedbahjad
Click Here To Subscribe!
Video
TALADDA UGU FIICAN EE WAALIDIINTA YURUB LA SIIYAY
zhlédnutí 4Před 9 hodinami
#kävely #axmedbahjad #kirja #nature #havefaith #luonto #bulshada #gaza #helsinki
OLOLAHA AKHRISKA AF-SOOMAALIGA
zhlédnutí 26Před 2 hodinami
#kävely #axmedbahjad #kirja #nature #havefaith #luonto #bulshada #gaza #helsinki #soomaalida
DHALINYARADA SOOMAALIYEED EE CAQLIGA LEH
zhlédnutí 6Před 4 hodinami
DHALINYARADA SOOMAALIYEED EE CAQLIGA LEH
QURAANKA MA FAHANTAY, MANA KU DHAQANTAA?
zhlédnutí 2Před 4 hodinami
QURAANKA MA FAHANTAY, MANA KU DHAQANTAA?
QOFKA YAR EE FIKIRAYA
zhlédnutí 1Před 4 hodinami
#kävely #axmedbahjad #kirja #nature #havefaith #luonto #bulshada #gaza #helsinki #soomaalida
UMA BAAHNID MUXAADIRO KALE ILAA IYO...
zhlédnutí 8Před 12 hodinami
UMA BAAHNID MUXAADIRO KALE ILAA IYO...
BEENTA AY DADKA SUNAHA YIDHI WAANU NAHAY ISU SHEEGAAN
zhlédnutí 4Před 14 dny
BEENTA AY DADKA SUNAHA YIDHI WAANU NAHAY ISU SHEEGAAN
Haa waan fahanaa
Plese ila soo xariir
Wll waxaan ubaahnaa malkaaga sideen ku helaa
💯💯✅❤️🇵🇸❤️🙌✌️
Asc wll waa run
Asc wll waarun
Kuvaa seuraavaks toinen video kun tyydytät ittes kävelles 😌
Sinun täytyy kävellä ja nähdä maailmaa sen sijaan, että piiloutuisit näppäimistön taakse ja loukkaisit ihmisiä. hauskaa päivän jatkoa.
I’m Rajon Sourob. I am a professional CZcams Specialist. I have been working on CZcams marketing for the last 3 years. Still, I am working in the marketplace and out of the marketplace. I have visited your CZcams channel. Your contents are good and your thumbnail is also attractive. But your video Title, Description, and Tag are not SEO-friendly that’s why you are not getting more viewers and subscribers. If you fix the problem I hope you will get more viewers and subscribers.
Faarax lugo baasto😅
😊
SCW.
Scw❤️❤️
Allaahu mabarik wll waa sax💯💯✅
Mahadsanid.
💯💯✅
Asc wll sonkortii waan uska daayay
Calaykuma Salaam, walaal, Waad guulaysatay. Ciyaalkana ka daa.
Waa sidaad tiri ninkii kheyrkiisa looxiirayow adiguna soo qoyso Yahuudi weey nadhex joogta wlhi waana noo dharsab yahii carada eey nooqaban mad modikartid lkn waan hurudna
Waa runtaa.
Yahuud iyo nasara Allah kadhigo suulkii goronyo oogabta Allaah ha qabto khabasha uwaxqabo tan uguadag Amen Nacaladi ha hudhacdo markasta iyo meelkasa ayjohan iyaga iyo munaafaqiinta sheegta mauslinka🤬🤬
Muslin majiree waa munafaqiin xisaab ayaa udan beeysa insha Allaah Qaza weey guulesan insha Allaah goor dhow waxeey noqon meesa laga taliyo islaamka oodhan insha Allaah guul ama geeri reer Qaza😇❤️🇵🇸❤️🇸🇴❤️
Waa runtaa. Munaafiqiin ayaa ka buuxa Muslimiinta. Mudaharaad ayaa laga waayay dadwaynihii.
Asc walaal ana shaahii waan iska joojiyay
Maa Shaa Allah. Mahadsanid.
Tani aniga ayeey igusocota
Kuligeen oo dhan ayay ku socotaa. Waa xaafada agteeda. Mahadsanid
Waa sidaad tiri
Mahadsanid, MX.
Masha Allah
Socodku waa dawo caafimaad
Olen huomannut, että CZcams-kanavallasi on hienoa sisältöä, mutta se ei saavuta täyttä potentiaaliaan alhaisten hakukoneoptimointipisteiden ja vähemmän houkuttelevien pikkukuvien vuoksi. Ilman asianmukaista hakukoneoptimointia videosi eivät saavuta kohdeyleisöä, mikä johtaa alhaisiin sijoituksiin, näyttökertoihin ja tilaajiin. CZcams-asiantuntijana voin auttaa optimoimaan kanavasi ja videosi parantamalla tageja, hashtageja, kuvauksia ja avainsanatutkimusta. Tämä parantaa hakukoneoptimointiasi, lisää näkyvyyttä ja edistää kasvua. Anna minun hoitaa hakukoneoptimointitarpeesi ja katsoa kanavasi menestyvän, kun videosi tavoittavat oikean yleisön ja saavat lisää katselukertoja ja tilaajia.
Dumar waa dumarkii hore
Nacam. Iyo raggii hore.
Asc walaal kaymahaasi waa kuwii haankidiile oo kale
Ciid wanaagsan
Ciid wanaagsan, walaal.
Waaru walaal
Mahadsanid.
BBC uun baa la dhagaystaa ma war kalaa jira quraan kana waa la akhriyaa
My abti❤🙌🏾🥰
mashallah
❤❤❤❤❤❤❤
Hakaniemi hesinki
Masha Allaah waa talo wanagsan wll mahadsanid
Mahadsanid.
Hello sir how are you? hope you are well. I watch your CZcams channel every day. Your videos are really amazing
Hello sir, how are you? Hope you are well. I visited your youtube channel and your videos are very good. Your content concept is great, but the problem is video SEO. I am a CZcams SEO Expert. May I suggest you grow your channel? Let's get a reply from you Thank you very much
Ilaahaw unaxariiso yaarabi 🤲🤲🤲
Aamiin Aamiin Aamiin 🤲
Aamiin yaa rabi
Aamiin Aamiin Aamiin 🤲
What language is this?
Somali.
Reer Hargaysa waan uga talagalay sonkorta. Waxay ruymaysanyihiin in sonkortu beerka u fiicantahay qadhaadhkuna u xunyahay 😔😔😔😔. Walhi wa xajiib
Sii Wad dacwada insha allah
Hore usoco libx Allaah baa kugu garab galiye
m.a
se hä on metsä
MIKSI KÄVELEN HELSINGIN JOKAISELLA KADULLA? Luku 1 Mistä Kirjani Kertoo? Kyse on rohkeudesta. Rohkeus kävellä yksin. Rohkeutta ottaa vastuu terveydestä. Rohkeutta juhlia ainutlaatuisuuttamme. Rohkeutta tutkia Helsinkiä paremmin kuin kukaan muu. Rohkeutta luoda tilaisuutesi. Rohkeutta puhua vieraiden kanssa. Ja rohkeutta auttaa muita ihmisiä. Rohkeutta välittää ympäristöstä ja eläimistä. Se on sellaista rohkeutta, johon uskon. Ja toivon myös sinulle. Pohjimmiltaan kirja kertoo vastuullisuudesta. Kyse on muuttumisesta. Kyse on itsenäisestä oppimisesta. Uusi kirjani on 11 euroa PDF MUIDOSSA. Opit paljon Suomen Somaleista ja suomalaisesta kulttuurista. Axmed Bahjad
Waarun
Mahadsanid.
Finland 1998 imid waana ka badiya somaliga waxa baro 24 sadii samayee hadii aad rabi noqo meesha ka dimid
Af Soomaali maaha waxa aad qortay. Waxa laga yaabaa waxa aad isticmaashay turjumaha khadka. Waxbarashada: waxa laga yaabaa inaad taladaa u baahan tahay adigu. Fikirkaaga sida iiga muuqata, waxa aad u baahan tahay cilmi iyo akhlaaq. Ku noqo meeshaad ka timi: anigoon doonahayn inaan sii joogo waddankan barafka leh, waxa aan u leeyahay xaq inaan joogo. Fiinlaan waxa ay doonaysaa Soomaali Af Soomaali fiican ku hadlaysa si ay isugu xidhaan waddankan iyo waddamada ku hadla Af Soomaaliga. Waddankani uma baahna qof MADOW oo aan Af Soomaali iyo Fiinish fiican ku hadlahayn.
Seniçokseviyorum❤❤❤😊😊😊😊😂😂😂
Aivopesty oot jos tuet kumpaakaa natsivaltiota :D
Walaal Ahmed bahjad adigo mahadsan waxaad bartaa shiicada waxey ka Aaminsan yihiin abu Bakar iyo Cumar iyo osman iyo Cali iyo hooyadeyn faadumo kadib ayaad ogaani xaqiiqda jirto Been ma ahan shiicada wey difacaan islaamka lkn caqiido aheyn waxey Aaminsan yihiin bal Bar walaal
@yussufbakar5888 Calaykuma Salaam, Mahadsanid inaad fariintan soo dirtay. Marka aad qof and ama dad wax ku eedeenayso, waxaa lagaa rabaa inaad soo sheegto waxa ay eeda ku muteen. Caqiidada, wax ma iiga sheegi waxa ay aaminsan yihiin Shiicadu? Cadayn la kaalay. Kitaabka Quraanka ah soo saar. Xadiiska ku soo halqabso.
Sxb
Xagee laga helaa