SONNA PRODUCTION
SONNA PRODUCTION
  • 993
  • 38 009 925

Video

MAQAAMKA MUQDOSHO MUXUU KA YIRI ABDIRIHMAN ABDI SHAKUR 2024
zhlédnutí 287Před 4 hodinami
MAQAAMKA MUQDOSHO MUXUU KA YIRI ABDIRIHMAN ABDI SHAKUR 2024
WAXBADAN KA OGOOW GURIGAAGA MUSTAQBALKA HADII AAD KENYA U GUURTO
zhlédnutí 139Před 9 hodinami
WAXBADAN KA OGOOW GURIGAAGA MUSTAQBALKA HADII AAD KENYA U GUURTO
YASMIN KAHIN: GABAYGII HOOYO 2024 COLUMBUS OHIO
zhlédnutí 473Před 2 hodinami
YASMIN KAHIN: GABAYGII HOOYO 2024 COLUMBUS OHIO
WAREYSI XIISO BADAN: WASIIR JUXA "MAXAY PUNTLAND U MUCARADA DOWLAD WALBA"
zhlédnutí 6KPřed 12 hodinami
WAREYSI XIISO BADAN: WASIIR JUXA "MAXAY PUNTLAND U MUCARADA DOWLAD WALBA"
WASIIR SADIQ WARFAA "DAL KALA MAQAN DASTUURKIISA LAMA BADALI KARO"
zhlédnutí 1,5KPřed 16 hodinami
WASIIR SADIQ WARFAA "DAL KALA MAQAN DASTUURKIISA LAMA BADALI KARO"
"HALA IS WEYDIIYO DASTUURKA QABYADAA MASHAQEYAY OO DALKA MALAGU HOGAAMIYA" DR. ABDINUR
zhlédnutí 750Před 16 hodinami
"HALA IS WEYDIIYO DASTUURKA QABYADAA MASHAQEYAY OO DALKA MALAGU HOGAAMIYAY "
WASIIRKA DASTUURKA SOMALIA OO SHARAXAYA SIDA DOORASHO QOF IYO COD AH LOO QABAN KARO XILIGAN
zhlédnutí 4,2KPřed dnem
HASSAN MOALLIN WASIIRKA DASTUURKA SOMALIA OO SHARAXAYA SIDA DOORASHO QOF IYO COD AH LOO QABAN KARO XILIGAN
XALIMO YAREEY " HALAGA SOCDO MA SHAQEYNAYSO MASUULIYAD WADAREED AYAA NA SAARAN"
zhlédnutí 6KPřed dnem
XALIMO YAREEY " HALAGA SOCDO MA SHAQEYNAYSO MASUULIYAD WADAREED AYAA NA SAARAN"
"DOORASHO MAHAN EE WAA KU SHUBASHO WAXA AY DOWLADU MAAGANTAHAY MANA YEELAYNO" ABDIRIHMAN ABDI SHAKUR
zhlédnutí 11KPřed dnem
"DOORASHO MAHAN EE WAA KU SHUBASHO WAXA AY DOWLADU MAAGANTAHAY MANA YEELAYNO" ABDIRIHMAN ABDI SHAKUR
ABDIRIHMAB ABDISHAKUR " DALKA LABA DASTUUR AYUU MANTA LEEYAHAY XAQNA MAHAN"
zhlédnutí 1,8KPřed dnem
ABDIRIHMAB ABDISHAKUR " DALKA LABA DASTUUR AYUU MANTA LEEYAHAY XAQNA MAHAN"
MADAXA BULSHO TRUST KHADRO MOHAMED IYO HADALJEEDINTEEDII FURITAANKA SHIRKA 2024
zhlédnutí 648Před dnem
MADAXA BULSHO TRUST KHADRO MOHAMED IYO HADALJEEDINTEEDII FURITAANKA SHIRKA 2024
MAQAAMKA MUQDISHO SHALAY IYO MAANTA: DR. ABDISALAN
zhlédnutí 484Před 21 dnem
MAQAAMKA MUQDISHO SHALAY IYO MAANTA: DR. ABDISALAN
SOOMAALIDA IYO DOORASHADA MAREYKANKA: FALANQEYN 2024
zhlédnutí 702Před 21 dnem
SOOMAALIDA IYO DOORASHADA MAREYKANKA: FALANQEYN 2024
ASAGA OO GABADHAYDA DILAY IFKA DHAAFIYAY AYAAN CAFIYAY
zhlédnutí 264Před 21 dnem
ASAGA OO GABADHAYDA DILAY IFKA DHAAFIYAY AYAAN CAFIYAY
XOG CUSUB OO KU SAABSAN GROUP5 WAX KA OGOOW, DOORASHADA OO ISBADAL LAGA FILANKARO:QAREEN: SIMAKOVSKY
zhlédnutí 151Před 28 dny
XOG CUSUB OO KU SAABSAN GROUP5 WAX KA OGOOW, DOORASHADA OO ISBADAL LAGA FILANKARO:QAREEN: SIMAKOVSKY
DUULIYE JEEX " DHALINYARO XIRFADU WAA MUHIIM AQOONTANA WAA MUHIIM"
zhlédnutí 316Před měsícem
DUULIYE JEEX " DHALINYARO XIRFADU WAA MUHIIM AQOONTANA WAA MUHIIM"
WAREYSI: CARUURTA IYO XILIGA WAXBARASHADA : SADIA SH MUMIN 2024
zhlédnutí 205Před měsícem
WAREYSI: CARUURTA IYO XILIGA WAXBARASHADA : SADIA SH MUMIN 2024
CULUMADA AHLUSUNA EE OHIO OO TACSI KA DIRAY GEERIDA SHEIKH OSMAN SH. OMAR
zhlédnutí 793Před měsícem
CULUMADA AHLUSUNA EE OHIO OO TACSI KA DIRAY GEERIDA SHEIKH OSMAN SH. OMAR
NABADON ABDISALAN "HUBKA HALA XAKAMEEYO O YAAN LA ISKU LEYN"
zhlédnutí 751Před měsícem
NABADON ABDISALAN "HUBKA HALA XAKAMEEYO O YAAN LA ISKU LEYN"
WIILASHA CAABUDWAAQ LAGU LAAYAY TAALO AYAAN U DHISAYAA (ANAB SIYAD)
zhlédnutí 873Před měsícem
WIILASHA CAABUDWAAQ LAGU LAAYAY TAALO AYAAN U DHISAYAA (ANAB SIYAD)
BEESHA MAREEXAAN EE OHIO OO KA HADLAY DHACDADII CAABUDWAAQ TAAGEERAYNA HADALKII UGAASKA
zhlédnutí 923Před měsícem
BEESHA MAREEXAAN EE OHIO OO KA HADLAY DHACDADII CAABUDWAAQ TAAGEERAYNA HADALKII UGAASKA
HUBKA ALSHABAAB AYAA LOO WADAY DALKA BADBAADO AYUU RABAA
zhlédnutí 2KPřed měsícem
HUBKA ALSHABAAB AYAA LOO WADAY DALKA BADBAADO AYUU RABAA
TOOS: RAYSULWASAARE HASSAN ALI KHEYRE OO LA HADLAY SOOMAALIDA OHIO
zhlédnutí 409Před měsícem
TOOS: RAYSULWASAARE HASSAN ALI KHEYRE OO LA HADLAY SOOMAALIDA OHIO
RAYSULWASARE HORE HASSAN ALI KHEYRE OO SI WEYN OHIO LOOGU SOO DHAWEEYAY 2024
zhlédnutí 993Před měsícem
RAYSULWASARE HORE HASSAN ALI KHEYRE OO SI WEYN OHIO LOOGU SOO DHAWEEYAY 2024
HALISWEYN OO KU SOO WAJAHAN SOOMAALIYA 2024
zhlédnutí 3,3KPřed měsícem
HALISWEYN OO KU SOO WAJAHAN SOOMAALIYA 2024
HABAYN TAARIIKHI AH IYO BUUNDADA DUBLIN OO CALANKA SOOMAALIYA LAGA DAARAY 2024
zhlédnutí 8KPřed měsícem
HABAYN TAARIIKHI AH IYO BUUNDADA DUBLIN OO CALANKA SOOMAALIYA LAGA DAARAY 2024
MAALMAHA XORIYADA OO GOLAHA DEEGAANKA COLUMBUS AQOONSADEEN 2024
zhlédnutí 326Před 2 měsíci
MAALMAHA XORIYADA OO GOLAHA DEEGAANKA COLUMBUS AQOONSADEEN 2024
CAJIIB: SABABTA FOWZIYA HAJI LOOGU DIIDAY OO JABUTI LOO SIIYAY WAA...
zhlédnutí 21KPřed 2 měsíci
CAJIIB: SABABTA FOWZIYA HAJI LOOGU DIIDAY OO JABUTI LOO SIIYAY WAA...
MAALIN QURUX BADAN AYAY U AHAYD ARDADA IYO WALIDIINTA FOCUS LEARNING OHIO
zhlédnutí 210Před 2 měsíci
MAALIN QURUX BADAN AYAY U AHAYD ARDADA IYO WALIDIINTA FOCUS LEARNING OHIO

Komentáře

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Před 19 vteřinami

    Xoolo waa xoolo

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Před 57 vteřinami

    Yaa horsed aha

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Před 7 minutami

    Qasaro

  • @user-wx4dw1ff6f
    @user-wx4dw1ff6f Před hodinou

    YAA REE MUQDISHO AH? MACAASIMAD DALBAA MISE MAGAALO MAQABIIL?

  • @user-wx4dw1ff6f
    @user-wx4dw1ff6f Před hodinou

    Caasimada hadii ay tahay caasimad waa in loo simanaadaa cid walba maamul goboleed way leedahay

  • @wahel2445
    @wahel2445 Před 4 hodinami

    Sida Ii muuqata, xamar caasimad fadaraal manoqon karto, waayo dadkii daganaa waxey dagma eey leeyahiin inay noqoto, soomaalidi kale ay Marti Ka noqdaan taladeeda, maqaam caasimad fadaraal ahaato. Xal Hala keeno, dadkaan halaga guuro meel cusub lagu wada qanacsan yahay haloo guuro, sida jubbada dhexe iyo shabeelada hoose meesha aay iska qabtaan xaga Bada.

  • @cabdiaxmed1478
    @cabdiaxmed1478 Před dnem

    Golaha timbaraha ugu dhufta rabitanka madaxda xilka haysa?

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 Před 2 dny

    Ninkaan runta waa ka leexanayaa maba fahamsana wacyiga somaliya maanta ku jirto

  • @awbile
    @awbile Před 3 dny

    Ninkani waa siyaasi waaqiciga ku dhow. Xaqiiqdu waa Xamar bahalbaa galay. Juxa wuxu ka mid yahan indheer garad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasoo hormood u noqon doona “Somaliland-Puntland Pact” kaasoo isku bedeli doona “Confederation “. Soomaalaay qodobkaa hoosta ka xariiqa.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před 3 dny

    Excellent points Xaliimo Yareey.

  • @hassan6692
    @hassan6692 Před 3 dny

    DENI IYO AAS madaxweynaha iyo raysal wasaaraha soo socda soomaaliya.

  • @SaamilyaAxmed
    @SaamilyaAxmed Před 4 dny

    😂😂😂😂

  • @user-xc5vn1do9z
    @user-xc5vn1do9z Před 4 dny

    Wasiir Juxa waasalaamayaa. Waasiir Soo Maanta idiinma muuqato iney Khalad weyne Puntland Sameysey markey Dowlad’nimo ugeysey Mooryaan 1000 isbaaro utaalo - Maantana aad isbaaradii ugujirtaan. Bisiq sarmaan

  • @IslamAdem-c1p
    @IslamAdem-c1p Před 4 dny

    Caqli xumada qaar reer puntland siyasiyoota ku doodan waxey noqotey Mashariicdi puntland puntland ba hortaagan, xamar ba saxan inagoo og waxay ku hadlayan siyasiyin ta xamar joogta ee burburka puntland jecel. Mouse suudi oo ugu dambeeyey oo caayey puntland iyo Kuwa neceybka qaba in siyasyyiin rer puntland ah kala shaqeynayan puntland cunaqabateenteda iyo burburkeeda. Shacabkj puntland aysan fahansaneyn waxa socda oo wareysi maalin walba lagu weydinayo wasirada puntland waxa tuugada xamar ku been abuuranayan oo burburinta puntland qayb ka tahy doodan dhaqaala siiney puntland been ah.

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Před 4 dny

    Puntland xamar looga talin maayo dalku diinta iyo luuqada hala wadaag iyo calanka hana lagu kla tago inta kle ceeb maahan dooni mayno ciidankeena iyo canshuurteena iyo dhaqalaheena somali so dhex gasho reer kasta gurigooda ha joogaan

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Před 4 dny

    Madaxwaynaha mustaqbalka jamuuriyada puntland abdi farah juxa rug cadaa og waxa reer puntland tabanayan kana horumariya jiritaanka puntland waxkasta❤❤❤

  • @khada917
    @khada917 Před 4 dny

    Somalia waa dalka kaliya ee 30 sano bilaa dawlad ah caalamka meel kale kama jirto sababtu waa centeralism hal magaalo inta la dhisay Nasiib daro ama Nasiib wanaag ninba siduu u arko (unukaa leh ) kusoo idlaatay saqiiradiina lagu qashay wixii hanti somali lahaydna lagu ilmo dhalo Somalia waa dalka ugu musuqa badan caalamka Cid midida afkeeda isku aaminaysa majirto xalka kaliya ee la isugu hayn karo waa federalism xoogan 🫴🏾 si khayraadka si siman looga faaiidaysto (win to win) aysan ahayna halagu kala tago kola 1991 ayaa lagu kala guuray hayaankii ugu weynaa ee dadkuna dhacay wax isku dhex quban hada majiraan.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 4 dny

      Dad baaa raba in xamar noqoto meesha somali lga hagi doono 😂😂😂 wiilka puntland inu xamar uso safro hadan ka yeelo alle ha i cadaabo

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 Před 5 dny

    Dowlad dowlad ka dhexdhisan meel ay ka jirto lama arag. Puntaland aqligoodu waa waxaan rabno asn sameyno wadanka sidii shabaab ay lugooyaan.cid ka yeeleyso malaha. Canshuur ma bixiiyaa.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 4 dny

      Yaaa canshuurtada raba dalku waa federal gurigaaga joog o hagajiso somali calan iyo diin iyo luqad ha wadaagto ma ceeb baa

    • @nurfarahbeder1956
      @nurfarahbeder1956 Před 3 dny

      Fooley caddaawe waxaa laga hadlayaa siyaasadda mustaqbal Somalia iyo sidii laysu maamuli lahaa. Ma aqoon darreey kaa tahay inaad ku hayso Ogaadeen baa la diiddan yahay. Ogaadeen lama diidi karo waana muwaadiniin dalka iyo dhismihiisaba wax ku leh. Ka hadal nidaamka federalismka oo dan laftaada kuu ah. Mar dambe hal nin ku amar ku taaglayn maayo Somalia. Puntland waa usoo halgantey inaan Diktatooriyad dambe dhicin.

  • @abrahamojegalitarianism6850

    Professor a/nur he come my graduation in 2007❤❤❤ mahadsanid walaal

  • @meimundini5737
    @meimundini5737 Před 5 dny

    2024 still 😂

  • @saidma1683
    @saidma1683 Před 5 dny

    Mahad..sanid..wasiir.Juxa❤❤❤❤

  • @Abdulahikarar
    @Abdulahikarar Před 5 dny

    Hogaamiye dhaba. He has good leadership characters. Wasiir juxa nolow.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před 5 dny

    Dowlad dhexe, Dowlad xoog leh waa wax ay Ku dhaqmaan Dowladaha Adduunka Jira Tusaale Dowladaha Ka midka ah United Nations waa 163 iyo Seddex aan xubno buuxa Ka aheyn 163 Dowladood waxaa Federal Ka ah waa 25 Dowladood. Xattaa kuwa Federalka waxaa Ka Jira Dowlad dhexe federal xoog Badan Tusaale Mareykanka , Germany IWM.

    • @khada917
      @khada917 Před 4 dny

      Somalia waa dalka kaliya ee 30 sano bilaa dawlad ah caalamka meel kale kama jirto sababtu waa centeralism hal magaalo inta la dhisay Nasiib daro ama Nasiib wanaag ninba siduu u arko unukaa leh kusoo idlaatay saqiiradiina lagu qashay wixii hanti somali lahaydna lagu ilmo dhalo Somalia waa dalka ugu musuqa badan caalamka Cid midida afkeeda isku aaminaysa majirto xalka kaliya ee la isugu hayn karo waa federalism xoogan 🫴🏾 si khayraadka si siman looga faaiidaysto (win to win) aysan ahayna halagu kala tago kola 1991 ayaa lagu kala guuray hayaankii ugu weynaa ee dadkuna dhacay wax isku dhex quban hada majiraan.

  • @tahirartan340
    @tahirartan340 Před 5 dny

    Juxa. He is a talkative He isn’t. (AfGAROOC)

  • @mohamudyusuf9597
    @mohamudyusuf9597 Před 5 dny

    Inaad dhahdee eheed cinwaanka DISLIKE iyo puntland Maxey isku hayaan markka cinwaanka aad soo qaadatay iyo wareeysigaaga waxaa ii cadaatay inaad tahay wariye wajiyo xun ah oo jecel inuu wariye noqdo si QOOTO QOOTO AH DISLIKE SIIYA DISLIKE SIIYA

  • @mohamudyusuf9597
    @mohamudyusuf9597 Před 5 dny

    Because cinwaanka dartiis DISLIKE SIIYA DISLIKE SIIYA DISLIKE SIIYA

  • @user-nk6ym9jq1o
    @user-nk6ym9jq1o Před 5 dny

    Wasiir juxa oo kale intay somalia haysato rajay. Leedahay

  • @EguehGayeh
    @EguehGayeh Před 5 dny

    ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @shiineabdullahguure8640

    Wasiir Goormaa Dadka Somaliyeed dhibaatada kadhaafeysiin

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 4 dny

      Oooy deee xaqa puntland juxa 20 jir bu duuurka u galay

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před 5 dny

    Waar ninka ogaadeen waa daarood maxey u diidaa puntland nin walba oo aan majeerteen eheyn

    • @khada917
      @khada917 Před 5 dny

      Somali ma waxay isku laynaysay 40 sano mayd fakaday dartii funny walahi 😂😂

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 4 dny

      Ogadeen dameer muxuu puntland u qabanaya 😂 orod jigjiga xoreyso caac marabne

  • @digitalworld1haarin905

    Wasiir juxa legendary

  • @digitalworld1haarin905

    Somalia dowlad kama soo socoto Xamad dowladi kama soo socoto

  • @abdiqanihassanelmi2362

    Somaali waxaa baabashey Siyaasi TUUG. BEENAALE. II MAAN LAAWE .DAMIIR LAAWE. Umad markii Alle rogaayo waxaa madax laaga dhigaa Dadka kuwa uguxun .waxay sacabka u tumaan ku waas oo kale Somalidu Alow ka qabo Dadka iyo Dalka

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 4 dny

      Mxaaa la caytamysaa dadku ha kla tagaaan miyaa la ooyeysaa xamar cid danbe lgama xukumayo

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 Před 5 dny

    Lacagta waxa kamid ah lacagtii ay puntland helijirtey iyadoo an dawladda federalka somalia 🇸🇴 jirin

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Před 5 dny

    Nimankan itoobiya dhisatay waxan ku talin laha in nimankan loojojin

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 Před 5 dny

      Hooyadaa iyo Ethiopia wastay

    • @abdullashire9236
      @abdullashire9236 Před 5 dny

      Waa ok in somaliya halmeel loofa taliyo lkn saxiib mahaysaa madax daacad ugu shaqaynaysa dhamaan shacabka somaliyeed Ida maanta xamar joogta waa dawladdii musuqa aduunka kagashay # 1

    • @khada917
      @khada917 Před 4 dny

      Somalia waa dalka kaliya ee 30 sano bilaa dawlad ah caalamka meel kale kama jirto sababtu waa centeralism hal magaalo inta la dhisay Nasiib daro ama Nasiib wanaag ninba siduu u arko unukaa leh kusoo idlaatay saqiiradiina lagu qashay wixii hanti somali lahaydna lagu ilmo dhalo Somalia waa dalka ugu musuqa badan caalamka Cid midida afkeeda isku aaminaysa majirto xalka kaliya ee la isugu hayn karo waa federalism xoogan 🫴🏾 si khayraadka si siman looga faaiidaysto (win to win) aysan ahayna halagu kala tago kola 1991 ayaa lagu kala guuray hayaankii ugu weynaa ee dadkuna dhacay wax isku dhex quban hada majiraan.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 4 dny

      ​@@abdullashire9236 riyo wanaagsan hadad ku fikirayso inaad puntland xamar uga talisid puntland waa caruurtii keenodiid iyaga taliya looma taliyo

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Před 5 dny

    Asc hadan fiiriyo fadaralka ayagakenay waxa dhiisatay itoobiya waxana loo keenay in soomaaliya lagu duumiiyo buutadln waa aqabada doowlad nimada soomaaliya

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 Před 5 dny

      Siilka hooyadaa wase puntland miyaa kuu baahan. Ninkaa ka dheertahay ka bood

    • @khada917
      @khada917 Před 5 dny

      Unukaa leh saqiiradii lagu gowracay wixii hanti somali lahayd cawaan qaawani diiratay inaan cid danbe aamineyn ku biyo cab.

    • @mohamedehab8140
      @mohamedehab8140 Před 2 dny

      mansha’allaah, wallee Puntland siyaasiyiin danta Puntland ka shaqeeyaa waa leedahaday.

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl Před 6 dny

    *Markaad leedahay anaga federaal waan qaadannay, yaa qaatoo u codeedey? Tuugtii Mbagheti iyo Eldoret ku soo saxiixday ahaddaad weydiisid, mid walba wuxuu ku leeyahay Itoobiyaa keentay oo wadatay gaaladana k dhaadhicisya. Waa in afti dadweyne la galiyaa qaadashadiisa, waxaanna hubaa in Soamaalida badankeed ay ka codeyn lahayd oo ay diidi lahayd. Soomaaliya wali waa qalfood, oo runtii waxa ka jira waa dowlad ku sheeg, waxaana ugu wacan waa federaalka.* *Ta kale, waxa Soomaaliya ka jira maba aha federal system, cid taqaannaa wuxuu yahayna ma jirto, ileyn waa wax aan aduunka intiisa kale ka jirine. Halkeed ku aragtay adduunka intiisa kale maamul goboleedyo u dhaqmaya sida wadamo iskood u taagan, oo mid walba uu leeyhay in ka badan 60 wasiiro, wadankay doonaan iyo cidday doonaanna waxay doonaan la kulma lana saxiixda waxay rabaan iyadoo dowladda dhexe aanay waxba kala socon.* *Adeer, dadka ha waalin, adigay dan kuugu jirtaa federaalkaad sheegaysid, ileyn waa isaga waxa kaa keenay Minnesota qabowgeeda oo aadan waxba ku hayn.*

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 Před 6 dny

    Xaliimo yareey waa Feminist xag jir ah oo hablaha fitnaysa Goob an ka shaqyn jiray hablaha marwal oo no timaado waxay dhehee waa yartihiin ragga iska dhicin wey idin dulmayan ilaa hablohii lagu arkay cuqdad is kooxaysi qaab daran.

  • @theruler411
    @theruler411 Před 6 dny

    Forget about Somaliland .. Somalia is not Philadelphia lol

  • @theruler411
    @theruler411 Před 6 dny

    Somali waxaa waalaya Qurbo Joog. Faido maleh

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 Před 7 dny

    Ex wasiir sadiq waxaad ogaataa in soomaali land ay yihiin goonigoosad iyo union. Unionka oo beelo kala duwan isaaqna uu ku jiro way ogolyihiin, waayna u codeeyeen dastuurka. Baarlamaanka waa lagu dhanyahay.

    • @samaaraqurux2736
      @samaaraqurux2736 Před 6 dny

      Nac nac Loma baahna waraaqaha false ah qoro Mel kuma gaynayan

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3d Před 7 dny

    Waqooyi iyo koofur markii ay israacaayeen koonfur dastuur baa ka jiray oo aysan waqooyi waxaba kulahayn hadana way ku midoobeen dastuurkii koofureed mundane taa miyaanad ogayn mise ajende kale ayaa jira

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl Před 7 dny

    *Majaajiliiste ee ma aha shactiroole.*

  • @intisarahmedabdi6429

    Hhhhhhhhh. Baarlamanka waa lagu baashaalaa. Baarlamanka waa laga guuray ewalba waxaa cuntiin aa rabten motion keentin nin aa.jilafo idiin keenay

  • @YaAllah-p2n
    @YaAllah-p2n Před 7 dny

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to lov goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-....................I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to lov goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-...........

  • @abdikhalif9897
    @abdikhalif9897 Před 8 dny

    Muda korarsi waa muuqataa in larabee waxna kamawabankartid geelba uma qalankartide maxaa xal ah

  • @ayaanlecabdiraxman3568

    Aabahaa baa aftahama ahaa halyeeyna uu ahaa qarana kama danbayn majeerteen oo xasad ah uun baa xaasidnimo ku dumiyay aabbahaa markii queaanka uun buu gafay

  • @AbdinoorGedi
    @AbdinoorGedi Před 9 dny

    inshallah waay imaan 😢

  • @fe8445
    @fe8445 Před 9 dny

    Caayda iska daaya. Doorasho waa la qabanayaa hadii rabi idmo. Ninkii dantiisa ka arki waaya isagay jirtaa.

  • @fe8445
    @fe8445 Před 9 dny

    Qof iyo Cod baa shacabku doonayaa. Qilaafka Allow naga saar oo qaluubteena is haleeshii. Aamiim yaa Allah.