Hirshabelle TV
Hirshabelle TV
  • 3 831
  • 299 036

Video

Wax tar noocee ah ayuu Bulshada ulahaan doona Mashruuca biyo xireenka Sabuun ee degamada Jowhar.
zhlédnutí 22Před 21 dnem
Wax tar noocee ah ayuu Bulshada ulahaan doona Mashruuca biyo xireenka Sabuun ee degamada Jowhar.
"Anagoo Hirshabeelle joogna ayaa ka warbixin karno Balse dad aan joogin ogaal ma ahan"
zhlédnutí 32Před 21 dnem
"Anagoo Hirshabeelle joogna ayaa ka warbixin karno deegaanka laakinse dad aan joogin banaanka kasoo hadlayo ogaal ma ahan" mid kamid ah Nabadoonada Hirshabeelle.
"Niman aan joogin Jowhar ama Hiiraan yuusan ku dambaawin State-keena"
zhlédnutí 30Před 21 dnem
"Niman aan joogin Jowhar ama Hiiraan yuusan ku dambaawin State-keena" mid kamid ah Nabadoonada Hirshabeelle.
Wasaarada waxbarasha hirshabelle oo maanta u furtay 700 arday imtixaanka shahadiga fasalka 8aad
zhlédnutí 14Před 21 dnem
Wasaarada waxbarasha dowlada hirshabelle oo maanta u furtay 700 arday imtixaanka shahadiga fasalka 8aad ee degmada balcad
Imtixaanka shahadiga ah fasalka 8-aad Ee degmoiyinka hirshabeelle oo manta ka furmay magalada jowhar
zhlédnutí 19Před 21 dnem
Imtixaanka shahaadiga ah fasalka 8-aad Ee degmoiyinka hirshabeelle oo manta ka furmay magaalada jowhar
Beeraleyda Gobolka Hiiraan oo dib u Bilaabay Tacbashada Beeraha fatahaadi ka dib
zhlédnutí 269Před 21 dnem
Beeraleyda Gobolka Hiiraan oo dib u Bilaabay Tacbashada Beeraha fatahaadi ka dib
Lataliye Sare" waxaan diyaar u nahay kastoo u baahan yihiin Ardayda inaan ku garab istaagno".
zhlédnutí 13Před 21 dnem
Lataliyaha Qorsheynta Siyaasadaha Waxbarashada "Anaga waxaan diyaar u nahay kastoo u baahan yihiin Ardayda Hirshabeelle inaan ku garab istaagno".
Maamulka degmada Moqokori ayaa ka warbixiyay Halka uu marayo dhismaha Garoonka Ciyaaraha degmadaasi.
zhlédnutí 11Před 21 dnem
Maamulka degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyay Halka uu marayo dhismaha Garoonka Ciyaaraha degmadaasi.
Agaasime Shuriye "Waxaa farxad ah in garaadka iyo aqoonta Dhalaanka Hirshabeelle uu kordhayo"
zhlédnutí 12Před 21 dnem
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyada Dowladda Hirshabeelle Mohamed Shurie Nur "Waxaa farxad ah in garaadka iyo aqoonta Dhalaanka Hirshabeelle Maalinba Maalinta ka dambeyso Mustawe sare uu sii gaarayo.
N/Cabdi "Madaxweyne Gudlawe mahad ha ka gaartee Mashrucan Biyo xireenka asaga dartiis buu ku yimid".
zhlédnutí 134Před 21 dnem
Nabadoon Cabdi Xuseen " Madaxweynaha Hirshabeelle Ali Gudlawe Hussein mahad ha ka gaartee Mashruucan Biyo xireenka Sabuun asaga dartiis buu ku yimid".
Kulan lagu taageerayo waxqabadka Madaxweyne Cali Guudlaawe oo lagu qabtay magaalada Jowhar.
zhlédnutí 4Před 28 dny
Kulan lagu taageerayo waxqabadka Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein oo lagu qabtay magaalada Jowhar.
Nabadoon Xaqijiye"Madaxweyne Nabadoon ah Beelaha la fadhiista aan cidna iskalaweyney ayaa inoo jooga
zhlédnutí 13Před 28 dny
Nabadoon Xaqiijiye "Madaxweyne Nabadoon ah Daacad ah Beelaha la fadhiista aan cidna iskala weyney ayaa inoo jooga oo raali kunahay".
Maamulka degmada balcad oo daah furay tartanka kubadda cagta ee kooxaha heerka labaad.
zhlédnutí 97Před 28 dny
Maamulka degmada balcad & Xiriirka kubadda cagta oo si wada jir ah u daah furay tartanka kubadda cagta ee kooxaha heerka labaad ee ka dhisan degmada balcad
Nabadoon isaaq Gaabow "Hirshabeelle wey is raacday qof loo joojinaayo malahan".
zhlédnutí 9Před 28 dny
Nabadoon isaaq Gaabow "Hirshabeelle wey is raacday qof loo joojinaayo malahan".
Nabadoon Ganeey"Madaxweyne Guudlaawe horay usoco mahaga iyo meel ka dheer cid ku eedeyneysomajirto "
zhlédnutí 8Před 28 dny
Nabadoon Ganeey"Madaxweyne Guudlaawe horay usoco mahaga iyo meel ka dheer cid ku eedeyneysomajirto "
Waxaa manta muqdisho ka furmay shirweynaha hanti dhowraha Gud Ee Qaranka iyo kuwa Maamul goboledyada
zhlédnutí 11Před měsícem
Waxaa manta muqdisho ka furmay shirweynaha hanti dhowraha Gud Ee Qaranka iyo kuwa Maamul goboledyada
Xildhibaan Ilyaas sheikh oo ka xarig jaraay Ceel biyood kuyaal deeganka Qorjiidle hoostagta Gerijir.
zhlédnutí 38Před měsícem
Xildhibaan Ilyaas sheikh oo ka xarig jaraay Ceel biyood kuyaal deeganka Qorjiidle hoostagta Gerijir.
Afhayeenka Xukuumadda oo warbaahinta uga warramay shir madaxeedka Kuuriyada Koofureed iyo Afrika.
zhlédnutí 13Před měsícem
Afhayeenka Xukuumadda oo warbaahinta uga warramay shir madaxeedka Kuuriyada Koofureed iyo Afrika.
MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO MAANTA KORMEERAY MASHAARIICDA LAGA FULIYAY DEGMADA MATABAAN.
zhlédnutí 111Před měsícem
MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO MAANTA KORMEERAY MASHAARIICDA LAGA FULIYAY DEGMADA MATABAAN.
Wasaaradda Haweenka XFS oo war ka soo saartay dadka baraha bulshada ka abuura kicinta dadweynaha.
zhlédnutí 141Před měsícem
Wasaaradda Haweenka XFS oo war ka soo saartay dadka baraha bulshada ka abuura kicinta dadweynaha.
Raga siyaasiinta isku sheegaayo hadii ay rabaan xil hala tartamaano Madaxweyne Cali Guudlaawe".
zhlédnutí 163Před měsícem
Raga siyaasiinta isku sheegaayo hadii ay rabaan xil hala tartamaano Madaxweyne Cali Guudlaawe".
Anaga waxaan nahay odiyaashii wardiyaha ka ahaa Hirshabelle cid ku xad-gudbeysa u dulqaadan meyno".
zhlédnutí 13Před měsícem
Anaga waxaan nahay odiyaashii wardiyaha ka ahaa Hirshabelle cid ku xad-gudbeysa u dulqaadan meyno".
Bandhiga Xog uruuririn laga sameeyay sameynta ka dhalatay El-Nino oo lagu qabtay Jowhar
zhlédnutí 73Před měsícem
Bandhiga Xog uruuririn laga sameeyay sameynta ka dhalatay El-Nino oo lagu qabtay Jowhar
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeybgashay Koonfur Afrika.
zhlédnutí 185Před měsícem
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeybgashay Koonfur Afrika.
Shir looga hadlay amniga garoonka Aadan Cadde oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
zhlédnutí 94Před měsícem
Shir looga hadlay amniga garoonka Aadan Cadde oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Maamulka degmada Maxaaas ayaa ka warbixiyey shirka dhawaan ka furmi doono degmadaasi.
zhlédnutí 99Před měsícem
Maamulka degmada Maxaaas ayaa ka warbixiyey shirka dhawaan ka furmi doono degmadaasi.
Kulan lagu soo bandhigayay Mashariic lagu hormarinayo degmada Mahadaay ayaa lagu qabtay degmadas.
zhlédnutí 83Před měsícem
Kulan lagu soo bandhigayay Mashariic lagu hormarinayo degmada Mahadaay ayaa lagu qabtay degmadas.
Wabiga shabeelle oo ku fatahay Xafada Horleh oo ka tirsan Beledweyne. F.f. khaalid muxumed Cismaan
zhlédnutí 84Před měsícem
Wabiga shabeelle oo ku fatahay Xafada Horleh oo ka tirsan Beledweyne. F.f. khaalid muxumed Cismaan
Maxaa sababay in uu aad ugu soo kordho Xanuunkaan Daafka Maalmihii uga danbyey Dhulka Soomaalida?
zhlédnutí 152Před měsícem
Maxaa sababay in uu aad ugu soo kordho Xanuunkaan Daafka Maalmihii uga danbyey Dhulka Soomaalida?

Komentáře

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve Před 9 dny

    Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 10 dny

    Guul Guul dhulkina ilashada dowladi dhulkina iibsaneyso iska celiya wlahi guul aya rajeyneyna hadii alle idmo

  • @NuurxasanNuurxasan-ou6zz

    Deymasame Guuleyno

  • @NuurxasanNuurxasan-ou6zz

    Demasame guul ❤😂 eyso

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před měsícem

    Ilahay ha ugargaaro

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před měsícem

    Mansha alaah ❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před měsícem

    Mansha alaah

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před měsícem

    Ilahay hakal qabosho amiin amiin amiin yarabi

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před měsícem

    ❤🎉❤🎉

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před měsícem

    Mansha alaah

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před měsícem

    Ilahay ha ugargaaro

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před měsícem

    Mansha alaah 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Před 3 měsíci

    wa arin wngzn in mudulod fahmen waxwaliba oo naga maqna

  • @user-hw6qc8ps4d
    @user-hw6qc8ps4d Před 3 měsíci

    Nabad ayaa naast lanuuga leh Dadka wllaha ah nabadiina Kashaqeeya nabad ayaa Horumar leh.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 4 měsíci

    Guul madaxweyne Guudlaawe ❤❤❤

  • @user-fc3cx2zp5k
    @user-fc3cx2zp5k Před 4 měsíci

    Isbaaro state uf uf.

  • @camirkey
    @camirkey Před 4 měsíci

    محمد ﷺ الرسولله❤❤❤❤🎉

  • @MaxamedDhiblaawe-rg8dr
    @MaxamedDhiblaawe-rg8dr Před 4 měsíci

    Social media warhooy sidaan maahan

  • @oma2635
    @oma2635 Před 5 měsíci

    Salesman nasaadher uujur ku siina nuuji beega saraafa canuugi Abaagal nuujisay wa qeeliy happy New year 12 we did me and father

  • @aweesali8161
    @aweesali8161 Před 5 měsíci

    Allah ha unaxariisto fanaanka

  • @hanadyare4669
    @hanadyare4669 Před 5 měsíci

    Keep going ❤hirshabele Somalia 🇸🇴 💪 Dhiiga jowhar

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 Před 5 měsíci

    Waa in aad badashaa siyaasada arimaha dibada iyo gudaha qaas ahaan maamul goboleed yada

  • @xarshinyoutube2751
    @xarshinyoutube2751 Před 6 měsíci

    Ma falcelinaye waan kutaageerayaa muuse biixi Waar muuse anigaa doortay Waa walaalkay Adigu maxaad iitartay Maxaan kugu qabaa Soomali.xamar jooga Waakii ubadkayga dooxayay 1988kii Muuse haduu haduu cadaabta igaynayo waan galayaa kubiyo cab

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před 6 měsíci

    Mansha alaah ❤🎉

  • @zamzammoha3490
    @zamzammoha3490 Před 6 měsíci

    Aabe mcn alle Haku naxariisto 🤲🤲 2 sano io 5 bilood baa kazoo wareegtay geeridaadi aabe mcn marnaba kuma ilaawin aabe mcn rabbi naxariista Janno Haku siiyo aabe mcn alle qabriga Haku waasiciyo aabe mcn mar wlpa waanku duceeya waana kuu ducayn doona marnaba kama daalayo aan inaan kuu duceeyo aabe mcn waan ku xiisey aabe mcn wli waa samri la'ahy alle Samir buuxa hay siiyo aabe mcn🥺🥺🤲😭

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před 6 měsíci

    Mansha alaah ❤🎉

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před 6 měsíci

    Mansha alaah 🎉❤

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před 6 měsíci

    Mansha alaah ❤🎉

  • @cumarmohamedmohamud-dc6og
    @cumarmohamedmohamud-dc6og Před 6 měsíci

    Dadka masakinta ah galadhigin meel la aan

  • @cumarmohamedmohamud-dc6og
    @cumarmohamedmohamud-dc6og Před 6 měsíci

    Waxaa laga rabaa in loo sameeyo meelo eyku ganacsadan

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před 6 měsíci

    Mansha alaah ❤🎉❤

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před 7 měsíci

    BBURTI WEBI IYO BUUNDO SHEEK BADANA MISE WAA MASHRUUC KURAADIS WAA HUNGURI XUMADAAS YAAB AAKHIRO SAMAAN WAYE

  • @user-tj4cw7os5t
    @user-tj4cw7os5t Před 8 měsíci

    Wax badan ayaa ka horeeya sida Aniga,Siyasada iyo Dhaqalaha

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před 8 měsíci

    Mansha alaah ❤

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před 8 měsíci

    Mansha alaah ❤🎉💜🎊💚

  • @abdullaahimohamed5991
    @abdullaahimohamed5991 Před 8 měsíci

    Hormar wacan ayaan leenahay gobolkeyga

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 Před 9 měsíci

    Mansha alaah ❤🎉💙🎊💜

  • @abdirizaqmohammed
    @abdirizaqmohammed Před 9 měsíci

    M.a

  • @mohamedyusufmohamud8193
    @mohamedyusufmohamud8193 Před 9 měsíci

    war abgaaloow tuuganimada joojiya , Al-shabaab waad ka baqdaan mana ku dhacdaan in aad amarkooda jabisaan 16 sano aay idin heesteen, ee dadka musaafirka ah yaan la dhibaatayn .

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 Před 10 měsíci

    Allow kunxriso😢😢😢💔💔

  • @user-ig2de3mt6h
    @user-ig2de3mt6h Před 10 měsíci

    ❤❤❤

  • @brandihomenick
    @brandihomenick Před 10 měsíci

    Promo SM 🌟

  • @abditaahnuur6316
    @abditaahnuur6316 Před 11 měsíci

    Maasha alaah

  • @sharafabdihassan4643
    @sharafabdihassan4643 Před 11 měsíci

    Mashalah jazaakalahu khayran yaa akhii

  • @cumarmohamedmohamud-dc6og
    @cumarmohamedmohamud-dc6og Před 11 měsíci

    Marwaxada halaga qaado tvka

  • @cumarmohamedmohamud-dc6og

    Qeebta beerah soo idhiga

  • @abditaahnuur6316
    @abditaahnuur6316 Před rokem

    Maasha alaah Guul iyo wanaag from Dagmada Ceel-bacad G/Sh Dhaxe❤❤❤

  • @sweetbe38
    @sweetbe38 Před rokem

    Good job 😊😇 ❤