Rageedii™
Rageedii™
  • 46
  • 12 218 262

Video

Cabdullahi Y. Hanuuniye - Dumar Iyo Jacayl Lyrics
zhlédnutí 101KPřed 2 lety
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Dumar Iyo Jacayl Lyrics
Aadan Hurre - Jacayl Waa Hanqaare Lyrics
zhlédnutí 14KPřed 3 lety
Aadan Hurre - Jacayl Waa Hanqaare Lyrics
Faadum Duur Iyo Cabdi Tahliil - Waalanaa Jacaylkaan Lyrics
zhlédnutí 16KPřed 3 lety
Faadum Duur Iyo Cabdi Tahliil - Waalanaa Jacaylkaan Lyrics
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Inanyahay Garaadlaay Lyrics
zhlédnutí 727KPřed 3 lety
#rageedii #hanuuniye #inanyahaygraadlaay Fair Use Notice: This channel and the content made available through it are for educational and informational purposes only. The channel may contain copyrighted material owned by a third party, the use of which has not always been specifically authorized by the copyright owner. Notwithstanding, a copyright owner’s rights under the Copyright Act, Section ...
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Marwadii Haweenka
zhlédnutí 308KPřed 3 lety
#rageedii #hanuuniye #marwadiihaweenka #qaraami Follow us on Facebook: RageediiMusic LYRICS BY RAGEEDII
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Dabeylaha Jacaylka
zhlédnutí 505KPřed 3 lety
#Rageedii #Qaraami # Follow us on Facebook: RageediiMusic LYRICS BY M.RAGEEDII
Maxamed Mooge-Ma Dadka Wax Dheertahay Lyrics
zhlédnutí 16KPřed 3 lety
Nagala Soo Xariir Xaga Facebook ga:- m. RageediiMusic Nagala Soo Xariir Xaga Inastgram ka:- i.am abdullahi/
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
zhlédnutí 1,5MPřed 3 lety
Follow us on Facebook: RageediiMusic Nagala Soo Xariir Xaga Inastgram ka:- i.am abdullahi/ Lyrics by: Maxamed Ahmed Suuryaan Erayadii Aun Maxamed cumar Huryo 1985 Laxankii Aun Axmed Gaceyte Yuusuf
Cabdi Tahliil - Looma Ayaan Lyrics
zhlédnutí 17KPřed 3 lety
Cabdi Tahliil - Looma Ayaan Lyrics
Cabdi Kaamil Cawaale - Wajigeena Kala Qari Lyrics
zhlédnutí 107KPřed 3 lety
Cabdi Kaamil Cawaale - Wajigeena Kala Qari Lyrics
Axmed shariif Yuusuf - Dabka Maan Ku Dhacaa lyrics
zhlédnutí 8KPřed 3 lety
Follow us on Facebook: RageediiMusic Lyrics by: Maxamed Ahmed Suuryaan
Maxamed Mooge - Sabab kale Ha moodine lyrics
zhlédnutí 302KPřed 3 lety
Follow us on Facebook: RageediiMusic Lyrics by: Maxamed Ahmed Suuryaan Erayadii Maxamed Cali Kaariye Laxankii Cabdikariin Qaareey jiir Kabanka maxamed mooge liibaan Taariikhda 1968
WARDO | Cabdi Tahliil Warsame
zhlédnutí 180KPřed 3 lety
Special thanks to Eid Omar Lyrics : Eid Omar
Maxamed Saleebaan Tubeec - Aramidu lyrics
zhlédnutí 165KPřed 3 lety
Follow us on Facebook: RageediiMusic Lyrics by: Maxamed Nuur Qasaaye Erayadii cabdi qaadir Cali Cigaal Laxankii Maxamed Saleebaan Tubeec Riwayadii Jaceyl Boob uma baahna 1975
Cabdi Tahliil Warsame - Walee dookheyga kan lyrics
zhlédnutí 174KPřed 3 lety
Cabdi Tahliil Warsame - Walee dookheyga kan lyrics
Da'uud Cali Masxaf - Hadmaan Dadab galeynaa lyrics
zhlédnutí 12KPřed 3 lety
Da'uud Cali Masxaf - Hadmaan Dadab galeynaa lyrics
KABAN|Saado Cali Warsame - Waaceensi lyrics
zhlédnutí 234KPřed 3 lety
KABAN|Saado Cali Warsame - Waaceensi lyrics
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Baddu Leyr Qaboobaa Lyrics
zhlédnutí 356KPřed 3 lety
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Baddu Leyr Qaboobaa Lyrics
Aamina Cabdullahi & Khadra Daahir & Axmed Shariif - Legga laabta ii saar
zhlédnutí 342KPřed 3 lety
Aamina Cabdullahi & Khadra Daahir & Axmed Shariif - Legga laabta ii saar
KABAN| Xasan Aadan Samatar - Sida Hogosha Roobka | Haboon | lyrics
zhlédnutí 308KPřed 3 lety
KABAN| Xasan Aadan Samatar - Sida Hogosha Roobka | Haboon | lyrics
KABAN|Saado Cali Warsame - Liibaan Maleh Aduunoo Lyrics
zhlédnutí 598KPřed 3 lety
KABAN|Saado Cali Warsame - Liibaan Maleh Aduunoo Lyrics
Xasan Aadan Samatar - Suleekhadii Haweenka
zhlédnutí 299KPřed 3 lety
Xasan Aadan Samatar - Suleekhadii Haweenka
Cabdi Tahliil iyo Shankaroon Ahmed - Ma ii hiilineysaa Lyrics
zhlédnutí 218KPřed 3 lety
Cabdi Tahliil iyo Shankaroon Ahmed - Ma ii hiilineysaa Lyrics
Saalax Qaasim - Mid uun baan qalbigaa lyrics | ORIGINAL VERSION
zhlédnutí 9KPřed 3 lety
Saalax Qaasim - Mid uun baan qalbigaa lyrics | ORIGINAL VERSION
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Qalbigaagu yuu jabin lyrics
zhlédnutí 348KPřed 3 lety
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Qalbigaagu yuu jabin lyrics
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
zhlédnutí 847KPřed 3 lety
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
Cabdinaasir M. Caydiid - Oloshay Anoo Maqan
zhlédnutí 79KPřed 3 lety
Cabdinaasir M. Caydiid - Oloshay Anoo Maqan
Seynab Cige - Wallee Aniga Caashaqa ( Kaban )
zhlédnutí 521KPřed 3 lety
Seynab Cige - Wallee Aniga Caashaqa ( Kaban )
Ha u Dhiman Daraadey ( QAACI )
zhlédnutí 93KPřed 3 lety
Ha u Dhiman Daraadey ( QAACI )

Komentáře

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman Před 3 hodinami

    I

  • @cabdiqadiryuusuf7808

    11/9/2024 waana habeen arbaca ah ❤❤❤❤❤

  • @MohamedFaraho
    @MohamedFaraho Před dnem

    Jawi degan Widh Widh,Buuhoodle SSC-Khaatumo,gacan tii barakaysnayd ee Saalax Qaasim Naaji iyo Codkii Saynab Cige ❤❤❤

  • @dajahaji
    @dajahaji Před 4 dny

    Uganka kampala 7/09/2024 💕💕💕12:57pm❤

  • @Qaasaali123
    @Qaasaali123 Před 5 dny

    heesaha aan duugoobin ❤

  • @YacQuuBAshRafYuuSuF

    .

  • @eidomar5754
    @eidomar5754 Před 6 dny

    Wax walba waxa ka daran kabanka Saalax Qaasim❤

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama Před 6 dny

    Abni,wasllama

  • @shaafijeyte9021
    @shaafijeyte9021 Před 7 dny

    Yaa dhagaysanaayo 2024 ? Waa hees iyo bar, codadka, laxanka iyo kabanka cajiibka ah, Alloow u wada naxariiso dhammaan.

  • @FuomaMall-b7z
    @FuomaMall-b7z Před 7 dny

    Young Susan Thompson Jessica Young Susan

  • @norabdisalamelnino1108

    Ninkaan mee boqorka codka iska dhahaan habeen waxan dhageesa nayaa lawadeeda gabdhood iyo hooyadood iga maqan yihiin waa u xiisay Wlhi jecelki bilowgii waa yaheena soo xasuustay wooww watta song

  • @mohamedwebi8597
    @mohamedwebi8597 Před 9 dny

    Heestaan xasuus maalin 2012kii baan maalin aan meel miyi intaan kasoo lugeeyay ban imi wado laami ah kadib baaburti ban gacanta u tagayay marki dambe nin dhalinyaro oo wata gaari saabuun ah ama riyaale ayaa is taagay waryaa soo gal xage usocota waxaan iri saxiib tuuulada isii gaarsii kadib heestan ayaan kabaxaysay gaariga waan u bogay heestaa waxaan iri saxiib heesta baan jeclaaday markaasuu igu yiri telefon ma wadataa waxaan iri haa saxiib lakin wa bilaa memory wuxu iyi kaygaan ku sinayaa waxan iri saxiib adaa safar ahe hayso Markasu iyiri niyahaw mid kalaan wataa kan qaado dhowr hesood ba ku jira waa furuq haye ban iri nabad galyo saxiib lagend weyn bu ahaa odaygaasi

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Před 20 hodinami

      Rag yaqaan buu ahaa wlh alla gobsanaaya! Nairobi baan kaaso salaamaya saaxib anigoo heestaan iyo kabankaa dananaaya ee saalax qaasim naaji weheshada.

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Před 11 dny

    Cajiib soomaali murti ayaan ka bartay

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Před 11 dny

    Maasha Alaah

  • @dileytahabib7
    @dileytahabib7 Před 12 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @dileytahabib7
    @dileytahabib7 Před 12 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @AhmedHassan-tp7js
    @AhmedHassan-tp7js Před 13 dny

    heestan waxan dhagaysanayaa 30/8/24 waxan safar waxan ahaa kormeer wasaarada caafimaadka somaliland waxaan marayaa degmada sabowanaag waxaanan kusocday degmada cadaadley saacadu waa 2:30 habeenimo jimce heestani iiwehel habeenkaa.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 13 dny

    Erayadii AHN Maxamed cumar Huryo 1985 Laxankii AHN Axmed Gaceyte Yuusuf Luuqdii Seymab Cige Xadhigle AHN

  • @najaxabdirizak9091
    @najaxabdirizak9091 Před 13 dny

    Maalinimo khamiis ah 29/8/2024 Bogsi iyo Nasiib wacan nagu beeg Allahayow😢❤

  • @AndinasirAbdulle
    @AndinasirAbdulle Před 15 dny

    Meeldekada amateur dhoowrrtilaabo xaga waqooyi kaxigta mirqaanwanaagsan Adidas daladaye have Hayes ina fatuuro kuuseey.

  • @AndinasirAbdulle
    @AndinasirAbdulle Před 15 dny

    Anigana waankumirqaamey haha oo an fadhiyo .

  • @ustaadmohameddaud4194

    Hees xasuus gaar ah igu leh 2022, Haramaya university gaar ahaan Bate iyo team-kii qaraamka

  • @user-nq5ev3vf5w
    @user-nq5ev3vf5w Před 17 dny

    Ereyadii cabdi qays iyo codkii m mooge

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Před 17 dny

    Heeskan yaqada

  • @aadanmahad2989
    @aadanmahad2989 Před 18 dny

    Heestan waxaa ku xasuustaa inan aan is jeclayn oo aan markasta isku diri jirnay , sababtoo ah labo magaalo kala jogny Inkastoo aan hada kala dhamny hada ma iloobi xasuusihii xaqiiqdii jacylka dhabta ma dhamado Meelkasta oo aad tagto sidan kuu jeclaa qof kuu jecel allaha ku siiyo poqrd❤

  • @NajmoYooco
    @NajmoYooco Před 19 dny

    23/8/2024😂❤

  • @farhiamire8969
    @farhiamire8969 Před 19 dny

    Libaaxii Fanka Macalinkii Jacaylka iyo sidoo kale Macalinkii Laxamadda isugu tagay heeskaan Alle ha janeeyo dhamaantood. Waa mahadsan tahay wallaal sidaa noogu soo xushay fankii qiimaha lahaa.

  • @Boorso95
    @Boorso95 Před 20 dny

    H

  • @qalbidhaye6396
    @qalbidhaye6396 Před 20 dny

    22/08/2024❤😊

  • @abdirashidshacraawi3412

    Heestan marar badan ayaan dhageystey, xataa halkaan qoraal waan kusooqoray 2sano kahor se iyaan dhaweeto dhiliiday maadana wali meeshii taaganahay, aan isbedel sameyn Taariikhdu waa 22 bishii 8aad 2024 habeen khamiida Cawa waxaan kudul dhageysanayaa sariirta dusheen waa 1:28 waa saqdhexe habeena waa la hurdaa aniga waan seexan waayey madaama culeys nafsiyeed badan dareemayo bogsiyo nasiib wacan

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Před 22 dny

    Sharerada cadi maha

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Před 22 dny

    Wlhi waa hees cajiib ah

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 Před 24 dny

    18 August 2024❤ Feeling something😕❤

  • @AbdullahiMaxamed-gf7rd

    ❤❤❤❤

  • @ahmetsultan26
    @ahmetsultan26 Před 25 dny

    Waqti dheer Kadib Waxaan Dib Usoo Booqdey Hees Xasuus Gaar aH iiLeH, waqtigu waa isgurayaa noloshuna istag maleH After 9yrs kadib Heestan ayaan dib usoo booqdey Xasuuso horena i geliseY 😢 EnshallaH waxaan Rajeynayaa isbadalka dhapta ee aan doonayo mrkan Nolosha ka gaaro inuu qoraalkan xasuus Gaar aH ii noqoN dooNo... 17-Aug-2024 Malin sabti ah, Hadaa iga dambeyso like ta igu dhiirigeLi 👍

    • @sahrashinni4895
      @sahrashinni4895 Před 14 dny

      Wll horumar wcn iyo hiigzi hanaan wanaaagleh ban kuu rajayanayaa iyo mustaqbal ifiiyya labada daaroodba❤

  • @IstahilXasan-xn4vr
    @IstahilXasan-xn4vr Před 26 dny

    2014/1/11/ arday ahaa qalbi wanagsan hader alx aba ahay 2 wiil u jogto alx 8/8/2024 gabeen sabti soo galayso

  • @XasanAbdulle-v4s
    @XasanAbdulle-v4s Před 27 dny

    Erryhjjujuj😮😢😢🎉🎉😂😂😂❤❤❤

  • @Clkariin_1234
    @Clkariin_1234 Před 27 dny

    First time this song

  • @abdifatahomarhussein95

    14 Aug 2024 waqtiga 02:05 hawenimo east Africa time Waqti xalka igu adag yahay o xaska igu kacsan tahay ayan dhageysanaya xuma Marka nolasha lagula fahmi wayo wa qof 10 sano an wada nolen

  • @xamsedheere9829
    @xamsedheere9829 Před měsícem

    Axsan yaa fanan maxamed omar huryo alla yaa raxma raxiimin isagiyo intii dhimatay

  • @najibabdullahi5416
    @najibabdullahi5416 Před měsícem

    Waa habeen waqtigu ila yahay xilli danbe, waxana jooga wadanka uganda gaar ahaan magalada mbale, Rajo waxa igu jirta inan jamacada ka bilaabo waxana isu diyaarinaya bisha sagalaad haddey i suurtowdo Walee anigiyo waxbarashadu Wanu is weheshan doona Oo wanaag ku dhameyn doona Wakhtigey ahaataba

  • @axmedcabdicasiiscaali
    @axmedcabdicasiiscaali Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiazizmahamed6610
    @abdiazizmahamed6610 Před měsícem

    Axya hees ❤❤❤

  • @aliissack8504
    @aliissack8504 Před měsícem

    Waa manin axad ah saacadu 3:pm tahay qolkeyga kuraxeysani haya waxna tagsani haya hestani xasus itahay wlhi.... Mel fog ban kafikiri haaya ilahow irumey rajadheydha i.a

  • @sekeriyetuurtuur1269
    @sekeriyetuurtuur1269 Před měsícem

    Waxan dhagaysanayaa habeen axad ah 11/8/2024 Waxan xasuustay kabankii saalax qaasim

  • @Maxamadcirole
    @Maxamadcirole Před měsícem

    09/08/2024 ayaan dhagaysana yaa 04.24 habenimo axyaa hees weydhaftay

  • @DrJimaleHaibe-s9s
    @DrJimaleHaibe-s9s Před měsícem

    DHulkan Uu Sheegayo Abwaan Ee ah Jilib Iyo Jamame Waa Dhulka Uu Sheegay Shisheeyaha Wadankeena Darsay Inay Khudaarta ka baxdaa Ay Quudin Karto Africa Oo Dhan Iska Daa Somalia Maantana Waa Xarunta Aragagixisada Ay Kaga Duusho Somliayada kale Africa iyo Adiunkaba

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před měsícem

    Hees xusid mudan

  • @abdirizackalidahirdhanan5872

    Hye

  • @AbdihakimAden-vo9iw
    @AbdihakimAden-vo9iw Před měsícem

    Old is gold❤