Dhamays Media Production
Dhamays Media Production
  • 6 369
  • 25 219 314
Falkii Isaaq & Somaliland kala Qaybiyay Oo Duco Lagu Furfuray
Abwaan Guuleed Oo Somaliland u Duceeyay
Join this channel to get access to perks:
czcams.com/channels/RpK1EfFTFA8wb13Yrdadkg.htmljoin
Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamka.
== DHAMAYS MEDIA PRO==
=== Our Channel: czcams.com/users/Dhamays ===
Subscribe: bit.ly/2SHt54u
Website: bit.ly/2SnLhBr
Facebook: bit.ly/3bAlVrt
Twitter: bit.ly/2OPlM9T
Instagram: bit.ly/31MG7SF
zhlédnutí: 198

Video

War Lama Filaan ah Oo ay Somaliland ka soo saartay Heshiiskii Ethoipia & Sababta
zhlédnutí 368Před 2 hodinami
"Ethoipia Somaliland Lama Coloobi Karto.." Madaxwayne Biixi Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamk...
Sir Culus Oo Laga Helay Dhaq-dhaqaaqyada Cadowga Somaliland
zhlédnutí 4,2KPřed 23 hodinami
"Xamar In la Inaga Xukumo ayaad Moodaa..." Mujaahid Axmed Cali-gaydh Join this channel to get access to perks: czcams.com/channels/RpK1EfFTFA8wb13Yrdadkg.htmljoin Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iy...
"Anigu Dhagaxaan Nabagalyo Daro Soo Dhagax Dhigi Maayo Ceerigaabo iyo Boorama..“
zhlédnutí 2KPřed 2 hodinami
"Anigu Dhagaxaan Nabagalyo Daro Soo Dhagax Dhigi Maayo Ceerigaabo iyo Boorama..“ Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee S...
Dhawaaq ka Fajiciyay Shacabka Somaliland oo ka soo dhacay Awdal
zhlédnutí 3,1KPřed 2 hodinami
Dhawaaq ka Fajiciyay Shacabka Somaliland oo ka soo dhacay Awdal Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caa...
"Aqoonsi Somaliland Xoog, Xeelad iyo Farsamo midka..."
zhlédnutí 629Před 2 hodinami
Somaliland xoog, xeelad iyo farsamo midka ay aqoonsi ku heli lahayd way sameynaysaa Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay e...
"Anagu intaan Cid Walba Cayno Odhan Mayno Na Doorta.." Maaxwayne Biixi
zhlédnutí 2,2KPřed 4 hodinami
"Anagu intaan Cid Walba Cayno Odhan Mayno Na Doorta.." Maaxwayne Biixi Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida ...
War ka Yaabiyay Taageerayaashii Xildhibaan Abiib Oo Ka soo yeedhay Xukuumadda Somaliland
zhlédnutí 3,9KPřed 4 hodinami
War ka Yaabiyay Taageerayaashii Xildhibaan Abiib Oo Ka soo yeedhay Xukuumadda Somaliland Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambee...
Xasaasi: Sakaaro Atoor Oo Soo Qarxiyay Siyaasi Xaashi
zhlédnutí 17KPřed 4 hodinami
Xasaasi: Sakaaro Atoor Oo Soo Qarxiyay Siyaasi Xaashi Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamka. DHA...
"Xildhibaan Maxamed Abiib Faldambiyeed lagu haystaa ma jiro, Raga Haystaana..." Siyaasi Xaashi
zhlédnutí 1,2KPřed 4 hodinami
"Xildhibaan Maxamed Abiib Faldambiyeed lagu haystaa ma jiro, Raga Haystaana..." Siyaasi Xaashi Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu ...
Layaab: Madaxweyne Biixi & Wixii uu kala Kulmay Quljeed, Boon iyo Xariirad!
zhlédnutí 4,6KPřed 7 hodinami
Layaab: Madaxweyne Biixi & Wixii uu kala Kulmay Quljeed, Boon iyo Xariirad! Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaa...
War Farxiyay Shacabka Somaliland Oo Ceerigaabo ka soo dhacay
zhlédnutí 871Před 7 hodinami
Colaadii Ceerigaabo ka Taagnayd Oo la soo Afjary & Sababta Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamka...
Daawo: Khudbadii Galaafatay Xildhibaan Maxamed Abiib ee Imaaraadka Carabta
zhlédnutí 83KPřed 7 hodinami
Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamka. DHAMAYS MEDIA PRO Our Channel: czcams.com/users/Dhamays S...
Xog Culus: Jabuuti Oo Biyaha Iyo Laydhka in laga Jaro Qarka u saaran + Durbaanka Colaadeed ee Geeska
zhlédnutí 1,8KPřed 9 hodinami
Durbaanada Colaadeed ee Geeska Africa Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamka. DHAMAYS MEDIA PRO O...
"Muuse biixi Horuu Rag Hore Uqabay Maantana Wuxuu Rabaa In Jidka Loo Joogsado..
zhlédnutí 7KPřed 9 hodinami
"Muuse biixi Horuu Rag Hore Uqabay Maantana Wuxuu Rabaa In Jidka Loo Joogsado.. Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee So...
Maxaad ka Ogtahay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib?
zhlédnutí 2KPřed 9 hodinami
Maxaad ka Ogtahay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib?
Layaab: Wixii kala Qabsaday Madaxweyne Biixi & Maayir Mooge!
zhlédnutí 44KPřed 9 hodinami
Layaab: Wixii kala Qabsaday Madaxweyne Biixi & Maayir Mooge!
War ka Yaabiyay Ardaydii Jaamacada Camuud Oo Madaxweyne Biixi ka soo yeedhay
zhlédnutí 7KPřed 12 hodinami
War ka Yaabiyay Ardaydii Jaamacada Camuud Oo Madaxweyne Biixi ka soo yeedhay
Anoo Ceerigaabo Ku Cusub Ayaa Dhex Joogee Kii Deganaa Xaguu Uga Qaxayaa
zhlédnutí 974Před 12 hodinami
Anoo Ceerigaabo Ku Cusub Ayaa Dhex Joogee Kii Deganaa Xaguu Uga Qaxayaa
Somaliland Oo Jawaab Adag Siisay Jabuuti & Sababta
zhlédnutí 9KPřed 12 hodinami
Somaliland Oo Jawaab Adag Siisay Jabuuti & Sababta
Xabadu halkeeda haku dhacdo ayaan leeyahay Ciidamada Gobolka Sanaag ee yaynaan meelahaa...
zhlédnutí 1,2KPřed 12 hodinami
Xabadu halkeeda haku dhacdo ayaan leeyahay Ciidamada Gobolka Sanaag ee yaynaan meelahaa...
Reer Boorame Oo Dareen Ugu Quus-gooyay Cadowgii Somaliland & Sababta
zhlédnutí 4,4KPřed 14 hodinami
Reer Boorame Oo Dareen Ugu Quus-gooyay Cadowgii Somaliland & Sababta
War ka Farxiyay Shacabka Hargeysa Oo ka soo dhacay Xaafada Jigjiga-yar
zhlédnutí 2KPřed 14 hodinami
War ka Farxiyay Shacabka Hargeysa Oo ka soo dhacay Xaafada Jigjiga-yar
Xogo Fashiliyey Sedexda Nin EE Somaliland Dibandaabyada Kuwada & Sababta
zhlédnutí 4,4KPřed 14 hodinami
Xogo Fashiliyey Sedexda Nin EE Somaliland Dibandaabyada Kuwada & Sababta
Duulaanka Cadowga Somaliland & Dareenka Culimada Hargeysa
zhlédnutí 2,2KPřed 14 hodinami
Duulaanka Cadowga Somaliland & Dareenka Culimada Hargeysa
"Hadaad Aakhiro Musharax katahay Dadkii dhintay Ayaan kugu Balaminaynaa..." Habarjclo
zhlédnutí 6KPřed 16 hodinami
"Hadaad Aakhiro Musharax katahay Dadkii dhintay Ayaan kugu Balaminaynaa..." Habarjclo
Ceerigaabo & Go'aano Cusub Oo laga soo saaray
zhlédnutí 885Před 16 hodinami
Ceerigaabo & Go'aano Cusub Oo laga soo saaray
Somaliland Oo ku Guulaysatay Arrin ka Yaabisay Ingiriiska & Beesha Caalamkaba + Sababta
zhlédnutí 3,4KPřed 16 hodinami
Somaliland Oo ku Guulaysatay Arrin ka Yaabisay Ingiriiska & Beesha Caalamkaba Sababta
Colaada ka Taagan Ceerigaabo & Xisbiga Ucid Oo War ka soo saaray
zhlédnutí 975Před 16 hodinami
Colaada ka Taagan Ceerigaabo & Xisbiga Ucid Oo War ka soo saaray
Prof. Samatar Oo Si Cilmiyaysan uga hadlay Taariikhda Somaliland, Xasan Sheekh U Quus Gooyay
zhlédnutí 1,4KPřed 19 hodinami
Prof. Samatar Oo Si Cilmiyaysan uga hadlay Taariikhda Somaliland, Xasan Sheekh U Quus Gooyay

Komentáře

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 Před 7 minutami

    Nolow madaxwayne waa cadaw jabiye wlhi nin kale orod ayuu kaga bixi laha sida looso weraray gude iyo dibadba waa geed adayg libaax libaax dhalay ilahay cimrigaga ha dheereyo

  • @toucanclose
    @toucanclose Před 9 minutami

    Waa tuug wasaq ah

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y Před 40 minutami

    Adaa.dhilabada

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 Před hodinou

    REER AWDAL WAA LAANGAAB MAXAY BEDELI KARAAN WAA MISKIINE HADEY XANIIYO LEEYHIIN MIYAA INANKOODA LA XIRI LAHAA

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Před hodinou

    Muuse iyo hadalkiisa lama yaabin ee waxaan la yaabay kan daba taagan ee bilaa macnaha ah ee laina leeyahay waxuu la hadlayaa dhagoolayaasha .

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 2 hodinami

    Masar FALASTIIN may hiiliso VIVA SOMALILAND AND ETHIOPIA ❤❤❤❤❤❤

  • @SalmanuurAadan
    @SalmanuurAadan Před 2 hodinami

    Adeer seddex maahe waa mid. Waa kusidee yaa aqaana dadkan mayir mooge

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h Před 4 hodinami

    Si ficaan buu isu xidhaay nimacadi buu xejin wayey beertii ruqaay ha ku noqdo

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h Před 4 hodinami

    Kani waa catoshki labaad mar kasta aan arko kayar bu ii xasusiya

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před 5 hodinami

    Dhagoolka maxaa loo qariyay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před 5 hodinami

    Muuse Biixi, -Nuux Ismaaciil ma dhaafsiisana 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před 5 hodinami

    IsaaqLand (Habar Awal Land) ma shaqaynaayo ha ku daalina waa calaacal timo leh 😂😂😂😂😂

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Před 5 hodinami

    Haladareeryo darlamakush 😮😮😮

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Před 5 hodinami

    Waarunta Afku Kumagoo ❤❤❤❤❤

  • @user-gf4pw6uy9j
    @user-gf4pw6uy9j Před 6 hodinami

    Iniraged

  • @user-tr3on2xe3w
    @user-tr3on2xe3w Před 6 hodinami

    Nadhaaf juudaan

  • @kaafiherz6930
    @kaafiherz6930 Před 6 hodinami

    Kuwii hore maxad u qabatay.

  • @SacadaSacad
    @SacadaSacad Před 6 hodinami

    Ala reerkani waxaa la igu yidhi faqashaytay lajireen oo gabiley iyagaa xasuuqay basaasin waana runtood snm iyagu mayaqaanan

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 Před 7 hodinami

    Huuno iyo garxejis waa laba reer oo kala reera ah isku nasabbna aan ahayn caqligoodunaa waa kala kaan taasoo cadaynaysaa inay kala nasab yihiin ooweliba kala fog markaas markii horeba qalad baay ahaayd cabdisalaan inuu idinla fadhiisto oo u idiin arko dad wax ka dhexeyaan waase alla mahadii haduu maanta miyirsaday oo arkay inaa tihiin quruun sumeysan maantana waxba waxaan uurkiina ku jirin afkiina ka daaya ogaadana cida afkooda iyo uurkoodu kala duwanyihiin waa munaafaq ...dalka aad sheegaynaynna difaaco oo ka difaaco cida aad u taqaaniin cadowga gudaha

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 Před 4 hodinami

      Xageed inoola kacday ? Midda kale haddmaa af hayeen laguu doortay? Yaad u hadleysaa eed metashaa?

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 Před 8 hodinami

    ADEER SOMALILAND CADOW AN MUUSE JUUDAAN AHAYN MALAHA.KAHSDLA 5000,EE ASKARI EE SOMALILAND E MUUSE KU HALIGAY GOOJACADE,2000,DHAAWAC AH EE YAALA BURCO IYO HARGEYSA,500,EE ASKARI EE KU XIDHAN LAASCAANOOD.MIYAAN DADKAAS CIDI DHALIN MAOROMADII HEEGADA DHASHAY AHAAYEEN.

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p Před 8 hodinami

    Ale umada haka qabto masiibadan waxay boobaan u socda

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p Před 8 hodinami

    Barlamanka waa in la doortaa rerwalba ninka ugu aqoonta badan oo qaranka jecel

  • @Ayaanlequrbo
    @Ayaanlequrbo Před 9 hodinami

    SNM tarikh deeda lama qorin iyada is qortay apti kuwa ka horeeya ku dalay adina waxba kama badali kartid froum somalilandernimo❤✊️

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Před 9 hodinami

    batuun dhakhtarka wuxuu isudhigay wuxuu rabaa inuu dalka hindiya ubaxsado dilkana uga badbaado. dharka dumarka bay nimanku dalalka ay dhibta ka gaysteen uga baxaan!

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Před 9 hodinami

    beel walba lamasiinayo hubka adeer.

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Před 9 hodinami

    duqooshinka taariikhda xambaarsan hala ilaaliyo . waaashmaanu u sameeya.

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Před 9 hodinami

    diyaarado waa inaan ku rushaynaa cadawga dalkeena Somaliland . iyo qunbulada bresharka arka ee diyaaraduhu ridaan si aanan dhismooyinka iyo dhirta loo halaagin. iyo qoryaha meel dheer aad cadawga ka toogankartid adigoon wax ku noqon iskahor imaadkaas ,si aad wax badan u laysid. iyo okiyaalaha habeenka wax lagu arko. waa inaan balaayo ku dhignaa taariikhdu ay ha shaykayso. ahi #1 waa isaaq waa aalul baytkii xalaasha ahaa. waa qoyska nabiga scw ilaahay baa nala chira. mukulaal minankeeda choogta miciyo libaax bay leedahay.

  • @theruler411
    @theruler411 Před 10 hodinami

    Mujaahid Bixi

  • @user-jx9tm2qu3n
    @user-jx9tm2qu3n Před 10 hodinami

    Maxamed Abiib waa istus iyo attention seeker! Politics, iyo dhawrsanaan, iyo asluubteediina, hadalkiisu waa xagxagasho iyo xajiimayn, isagaanay u daran tahay. Wax walbana waxa kala weyn to steal the attention of the moment.

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj Před 10 hodinami

    CADOWGIINNU WAA XSBASHIDA GASLADA AH EE AAD HOOSTA KU HSYSATASN.

  • @user-uz4rg8fn6o
    @user-uz4rg8fn6o Před 10 hodinami

    Waad ooyaysaa sidee oohinta ragga sidee loo aamusiiyaa

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 Před 11 hodinami

    So dhawaada walalo yaal caasimadina wax kasocda in ka hadashaan oo maamul goboleed tahiin waa ku faraxsanahey

  • @user-xx1hc5tj7l
    @user-xx1hc5tj7l Před 12 hodinami

    Maxamuud xaashi maaha habjelo waa faqasha

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 12 hodinami

    Jooji xaasidnimada muuse aad u hayso cirow

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 12 hodinami

    Kan yaan waxba la dooran cayda muuse ayuunbuu ka adag yahay ma fiicna xaasidnimadu

  • @FaysalAli-xr9nl
    @FaysalAli-xr9nl Před 15 hodinami

    Hadaad oydaan iyo hadaad barootaan. Mujaahid Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi cimrigiisa illaahay ha noo raajiyee, waa sunta hiwanta meel ay joogtaba. Shanta soo socotana isagaa shacabku dooran. 😪😪😪😪😪😪 Barooro. Shacabka Soomaliland Mujaahidkuu doonayaa. Huwantu hadhacdo. Dadka caayi maayo laakiin Soomaliland waa lagu soo duulay markii la arkay horumarka iyo wax qabadka. Shacabka midaysan ee isdifaacaya. Doonaya inay noolaadan sifa umafaha kale, nabad, horumar iyo wadajir. Geesi Muuse sunta fawash iyo huwanta weeyi. Ninkii caya msfaxdayada huwan baan u aragnaa gidaha ah. Soomaliland guul iyo gobonimo. I ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Soomaliland.

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Před 16 hodinami

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kuwani ma shaqlihi ina gafana

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před 18 hodinami

    Mansha Allah waad mahad santihiin Halgamayaasha Mawaadiinta ah Waanadiina wax sheegiina Wadaniyadiina Jacaylka Dal kiina iyo Dad kiina waxaa iska Cad Oo Uu afar jirkuna garanayaa in Aan Baarlamaan inoo jirin Ee wixii aynu dooranay ay ahaayeen jiri iyo abuu jeerin meedhan Oo illaah nacay weynu ku kadsooney kuwa kan illaah se si nabad gelyo ah haynoo dhaafiyo shar kooda jiridan

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 Před 18 hodinami

    Waano nolahay weli marabono in laqixiyo qofnaga midada qaxo gobolkasta hajoogee reer somaaliland

  • @farxaangermany2332
    @farxaangermany2332 Před 18 hodinami

    Gacanku dhiigle muuse juudaan Allaha Ifka ku dhaafiyo umadii Ilaahay baad dhibtee

    • @theruler411
      @theruler411 Před 10 hodinami

      Xaarka iska tir qaxooti saqajaan 😂😂

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 18 hodinami

    Gx lama dooranaayo waa cadowga somaliland ilaahay haynaga qabto ishalah wadani down 👇 ishalah

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 Před 18 hodinami

      Garxajis umadhama dhabarjabinta somaliland wadanina cidkastaa kujirta oo cadowga somaliland ushaqeeyo

    • @Dhamays
      @Dhamays Před 17 hodinami

      Thnks

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před 19 hodinami

    Garxajis Aamin Malaha. It was shocking to see the professor acted the same way as Cabdirisaaq (the x-Parliament Chairman).

  • @Cumarfure
    @Cumarfure Před 19 hodinami

    ADIGAACIIDANKA QARANKAJABIYAY WAAYO MARKAAD KABILAWDAY GACANLIBAAXAYUUCIDANKUJABAY

  • @abdilaahiabdi3193
    @abdilaahiabdi3193 Před 19 hodinami

    War idinka nadilaye ma muusa wax iyeelay

  • @OsmanAbdi-m6d
    @OsmanAbdi-m6d Před 20 hodinami

    Eega sacabka iyo musha xarada waa 10 qof muqalka kale waa lagu dul qabtay

  • @OsmanAbdi-m6d
    @OsmanAbdi-m6d Před 20 hodinami

    Waa dad lagu dul qabtay

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 Před 20 hodinami

    Faqash isbahaysatay uun iga dheh

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před 21 hodinou

    Haka qoomamayn abid waxaad qiratay waa hoo e

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před 21 hodinou

    Ta kale Masar iyo turkigu hanjabaad afka ah ayeey wadaan kumana dhici karaan in ay Ethiopia dagaal military ku qadaan waayo ethiopia waxay kari kartaa in ay wabiga Niil ka ay gabigiisa marinkiisa ka duwa si masar aanay tiff biyo ah oo dambe aanay helin, iyagu na way ogyihiin arinkaas. Sidaa darteed waxba yaanay reer Somaliland ka Nixin carabtan duliga ah iyo turkiye oo dan gaara kale badda muuqdisho.

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před 21 hodinou

    Dagaalku Barlamaano fara badan oo Aduunka ah ayuu ka dhacay sida South korea, Taiwan, Kenya, Uganda iyo meelo kale oo badan sidaa darteed wax cusub ama lala yaabo maaha.