Abdi Ali
Abdi Ali
  • 19
  • 41 844
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
#ethiopia #vlog #subscribe #like
zhlédnutí: 9 007

Video

Gacan Libaax
zhlédnutí 5KPřed 7 měsíci
#Abdiali #gacanlibaax #abdi #ali #vlogs #subscribe #subscribe
Nolosha Baadiyaha iyo Waxan Kala Kulanay Miiyiga
zhlédnutí 8KPřed 8 měsíci
Nolosha Baadiyaha iyo Waxan Kala Kulanay Miiyiga
Vlog Hargeisa Somaliland Video Official 2024
zhlédnutí 5KPřed 8 měsíci
Vlog Hargeisa Somaliland Video Official 2024

Komentáře

  • @Zoma-g8e
    @Zoma-g8e Před 15 dny

    Xarshin from somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nafacinhojr
    @nafacinhojr Před 24 dny

    DHulkagi ba xabashi ku magacabesa cawansanida nio mise somali ba matihid 😐🇸🇴

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před měsícem

    1984 ayaa iigu danbaysay 40 years in europe i miss my beloved country.

    • @geel_jire
      @geel_jire Před měsícem

      So long

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Před 19 dny

      Meeshaa waa la isku illaawaa, ilaahay hakaasoo furfuro adoo khayr wada.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před měsícem

    Wanka dhumucda wayn leh iyo iduhu dhidid ragweeyaane, intaad dhaxanta diidasay dhadada jooge.

  • @UpdiraHman_furre
    @UpdiraHman_furre Před měsícem

    Pro Abdivatax Ali YaziN

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi Před měsícem

    Adeer madaxweyn dal hadan ahan laha adiga xabsiga ku dhiga laha

  • @ice-cold4342
    @ice-cold4342 Před měsícem

    Waa dhul Somali,gondhar baa itobiya ah

  • @maxamedsadiiq9091
    @maxamedsadiiq9091 Před měsícem

    Keep going inader 🦁

  • @ahmedsiyaad9387
    @ahmedsiyaad9387 Před měsícem

    Xarshin malaha itoobiya waa dhul soomaaliyeed oo xoog lagu haysto

  • @AmiinCqaadir-rr1mz
    @AmiinCqaadir-rr1mz Před měsícem

    Balhadad dhihi layd uun deegaanka somalida maxad noqon laheyd itoobya hanagu darin balayada cawaanta

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 Před měsícem

    Waa meeshu muuse waal ka yimi

  • @sambadawi8197
    @sambadawi8197 Před měsícem

    I so wished to see xarshin again insha'Allah one day soon . Was there wen i was baby running from the somali government 1988.

  • @sambadawi8197
    @sambadawi8197 Před měsícem

    Home sweet home

  • @MaajidMaxmed
    @MaajidMaxmed Před měsícem

    M.a sxp keep going dds volg wala barnyard ❤❤❤

  • @CabdiwahaabGaas
    @CabdiwahaabGaas Před měsícem

    Soomali galbeed dheh itoobiya lahayne

  • @Mrsamadoon
    @Mrsamadoon Před měsícem

    Dhulkaaki Ayaad Ku Sheegaysaa Ethiopia 🇪🇹

  • @Magicpro-01
    @Magicpro-01 Před měsícem

    ❤❤

  • @AdenYerrow-po6bp
    @AdenYerrow-po6bp Před měsícem

    Warya maxa ka qaldan magaca meesha itoobiya mahan waa dowlad dagan somalida ma jirantahay

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před měsícem

    itoobiyadad wase ma orom baa tahay waryaa meeshu waa Soomaali Galbeed waana Soomaaliwayn

    • @samriyecapull2101
      @samriyecapull2101 Před měsícem

      Waxaa ma naqaan anagu waa ethiopia oo ay sharci iyo nidaam ahaan hoos tagto anagu ma nihin xaaroodka somalinimada u isticmaala isaaq nacaybka anaguna cadawga xaaroodka ayaanu saaxiib la nahay

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem

      @@samriyecapull2101 ayale in aad iidoor tahay waan gaartay hadalku wuu kaa xiranyaahy ka bax meesha oromyahow

  • @LiibaanAxmed-so4ty
    @LiibaanAxmed-so4ty Před měsícem

    Dhiga dheerad xaga sare kafushay😂😂😂

  • @ridwaanyusuf6584
    @ridwaanyusuf6584 Před měsícem

    Best video the abdi ali I appreciate

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el

    Xarshin oo Weynatey mncha Allah. Halkii 88 kii looqaxay Iyo dulcad cajiib. 👍

  • @dhacdooyinkaqaartube9567
    @dhacdooyinkaqaartube9567 Před měsícem

    Somalida dad ka çawaansan ma arag xarshin Ethiopia kulahaa dhul laga qaaday inaad waddankii kaa qaaday kudartid liidnimo kabadan garanmaayo

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp Před měsícem

    Muse bixi dhul ku dhashey hawad harashin. Somali galbed Ethiopia wado ma leh. Leyd ma leh. dhakhtar ma leh .biyo ma leh. 100% dadkiisi degan yahay.wad u jeeda magaladii. Sidey tahay maamulka ddsi waxbo kama tihiin adigoo inta dhul dega hawad .markaas ayaad leedahay Ethiopia dhul kale siin. Faysal abukur.firi ciro gashamo bari firi .

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 Před měsícem

    Waa dhulkii Soomaali galbeed 🇸🇴itoobiya ayaa siiyay gaal ayaa xaq daro ku bixiyay dhulka Markaa adeegso Magaca Soomaali galbeed waayo dad soomaaliyad inaad itoobiyan ku sheegto deegankoodi waa kugu ceeb adigoo soomaali ah. 🇸🇴🙏

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 Před měsícem

    Bankii Xarshin waa degankii aan kusoo koray.. iyo harta sheikha…. Ma sha Allah xasuus

  • @ShucaybAli-no6fy
    @ShucaybAli-no6fy Před měsícem

    Xarshin magalku muuse Ka yimi

  • @abyo6428
    @abyo6428 Před 2 měsíci

    Really it's wonderful❤

  • @mohamedosman6262
    @mohamedosman6262 Před 2 měsíci

    Legend😂

  • @wardaosman1916
    @wardaosman1916 Před 2 měsíci

    Beautuful nature❤

  • @user-sg6jw4gc3y
    @user-sg6jw4gc3y Před 2 měsíci

    Waaaw

  • @chavicizeat7522
    @chavicizeat7522 Před 2 měsíci

    Great work brozki❤🎉

  • @user-ur5zj5un6t
    @user-ur5zj5un6t Před 2 měsíci

    Qays Oo iPhone 8 haysta😂

  • @yeyemohamed9665
    @yeyemohamed9665 Před 2 měsíci

    What a great video

  • @user-rl3sp8qj2v
    @user-rl3sp8qj2v Před 2 měsíci

    Keep up zhp ❤❤

  • @user-mm8rd9qj9v
    @user-mm8rd9qj9v Před 2 měsíci

    Walalkis 🎉❤

  • @shaaficiofficial9245
    @shaaficiofficial9245 Před 2 měsíci

    Keep moving zxp ❤

  • @mahad_cazka2
    @mahad_cazka2 Před 2 měsíci

    Keep going bro ❤

  • @RichPro
    @RichPro Před 2 měsíci

    I Appreciate Your Video ❤

  • @Xuzarimohamed9835
    @Xuzarimohamed9835 Před 2 měsíci

    ApdifaH Alie yazim 🎉❤

  • @BqorAbdalla
    @BqorAbdalla Před 2 měsíci

    My boy🎉🎉

  • @mohamet_colonpia
    @mohamet_colonpia Před 2 měsíci

    KEEP UP PRO ZXP❤️

  • @Ahmett_Yassin
    @Ahmett_Yassin Před 2 měsíci

    Abddi ali.

  • @fadxiyuusuf4964
    @fadxiyuusuf4964 Před 2 měsíci

    Best youtuber keep going 🫡🫡🫡

  • @mohammed_official1
    @mohammed_official1 Před 2 měsíci

    It's a beautiful ❤

  • @mohammed_official1
    @mohammed_official1 Před 2 měsíci

  • @mahamouthhashi47
    @mahamouthhashi47 Před 5 měsíci

    Rag kuwoda adag❤

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 Před 5 měsíci

    Adeer iinolow

  • @user-gc5ri6kd8w
    @user-gc5ri6kd8w Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊