AWOOWE MEDIA PRODUCTION
AWOOWE MEDIA PRODUCTION
  • 163
  • 6 381 817

Video

WARARKA; Soomaaliya halis cusub wajahaysa.
zhlédnutí 686Před 2 lety
Awoowe tv
Baadiyaha Cadaado, xilli barwaaqo ah
zhlédnutí 1,7KPřed 3 lety
Baadiyaha Cadaado, xilli barwaaqo ah
Kumuu ahaa Cali Mahdi?(Taariikh cajiib ah.
zhlédnutí 820Před 3 lety
#Awoowe_media
Taariikhda Far-soomaaliga Q-1aad
zhlédnutí 412Před 3 lety
#Awoowe_media
HOBYO; shalay iyo maanta by Wariye Awoowe
zhlédnutí 655Před 3 lety
Hobyo 2016 ilaa 2020 maxaa iska beddelay, waxaa 2020 barnaamijkaan ka diyaarshay wariye Abdi Hassan Awoowe .
Waxqabadkii Caasho Xaaji Cilmi.by wariye Awoowe.
zhlédnutí 1KPřed 3 lety
Caasho Xaaji Cilmi cilmi iyo taariikhdeeda waxqabad. nagala soo xiriir facebookgaan Rsearcher mahadsanid
G.GALGADUUD; Booliska oo kala dhexgalay dad baraago isku haystay
zhlédnutí 595Před 4 lety
Degaanka shabeel Carab ee woqooyiga gobolka Galgaduud oo uu ka taagnaa muran dhul iyo baraago oo u dhaxeeyey dad degaanka wada dega ayaa waxaa kala dhexgalay booliska Galmudug, iyadoona la heshiisiiyey dadkii uu dhibku ka dhex taagnaa.
BILICDA CADAADO; WAREYSI by Wariye Awoowe
zhlédnutí 1,1KPřed 4 lety
Gudoomiye ku xigeenka magaalada Cadaado Nuur yarow shaaribo cadde oo wariye Awoowe uu ka waraystay horumarka Magaalada.
Farriintii furaha u noqotay Horumarka Hobyo 2017 by Awoowe
zhlédnutí 220Před 4 lety
Farriintaan oo ahayd mid dhaqaale loogu aruurinayey degmada Hobyo ayaa noqotay farriin guulaysatay, iyadoo lagu dhisay garoonka diyaaradaha Hobyo, xarunta degmada iyo goobo kale.
KHUBARO DARAASADAYNAYA AYAXA BY Awoowe
zhlédnutí 273Před 4 lety
Khubaro ku takhasusay cilmiga beeraha iyo haadda ayaa degaannada Galmudug ka wada daraasadayn saamaynta Ayaxa
XARUNTA MILIXDA SOMALIA (XINLEBI) BY Awoowe
zhlédnutí 2KPřed 4 lety
Degaanka xin-lebi ee koonfurta gobolka mudug wuxuu caan ku yahay wax soosaarka milixda ama cusbada. By wariye Awoowe
Hay'ad waxbarasho lacag la'aan ah ka fulisa Galmudug by awoowe
zhlédnutí 312Před 4 lety
Iftin waa Hay'ad dhowr iyo toban iskuul iyo weliba jaamacad si lacag la'aan ah wax looga barto ka hirgelisay degaanno badan oo Galmudug ka tirsan.
OLOLE KA BILLOWDAY CADAADO by Awoowe
zhlédnutí 365Před 4 lety
Magaalada Cadaado waxaa ka socda olole isxilqaan ah oo lagu dhisayo waddooyinka by awoowe
(GALMUDUG) NGO-yo laga cabanayo
zhlédnutí 139Před 4 lety
Guddoomiye kuxigeenka Degmada Cadaado Nuur Yaroow Xayle (shaarubba-cadde) ayaa sheegay in NGO-yo ay dhibaato ku hayaan degaanka.
GUDDIGA XADDUUDAHA SOMALIA ÒO CADAADO SHIR KU QABTAY BY Awoowe
zhlédnutí 144Před 4 lety
GUDDIGA XADDUUDAHA SOMALIA ÒO CADAADO SHIR KU QABTAY BY Awoowe
AXMED-DABLE WUXUU SAMEEYEY AALADO BULSHADA ANFACAY
zhlédnutí 269Před 4 lety
AXMED-DABLE WUXUU SAMEEYEY AALADO BULSHADA ANFACAY
NINKA 10 SANO KA SHAQAYNAYEY BILICDA CADAADO SI ISKII AH
zhlédnutí 372Před 4 lety
NINKA 10 SANO KA SHAQAYNAYEY BILICDA CADAADO SI ISKII AH
CADAADO; miino lasoo saaray, kadibna la qarxiyey by awoowe
zhlédnutí 242Před 5 lety
CADAADO; miino lasoo saaray, kadibna la qarxiyey by awoowe
GUUROOWGII (HALAAG) By Gabyaa Cali Maxamuud Maxamed(Cali jareere)
zhlédnutí 633Před 5 lety
GUUROOWGII (HALAAG) By Gabyaa Cali Maxamuud Maxamed(Cali jareere)
WAREYSI 1983-KII LALA YESHAY WADDANIGII SAMEEYEY CALANKA SOMALIA . AUN MAXAMED CAWAALE LIIBAAN.
zhlédnutí 26KPřed 5 lety
WAREYSI 1983-KII LALA YESHAY WADDANIGII SAMEEYEY CALANKA SOMALIA . AUN MAXAMED CAWAALE LIIBAAN.
Shir looga arrinsanayey dhismaha golaha degaanka Hobyo.
zhlédnutí 212Před 5 lety
Shir looga arrinsanayey dhismaha golaha degaanka Hobyo.
XEEBTA HOBYO
zhlédnutí 473Před 5 lety
XEEBTA HOBYO
CADAADO OO KU NOQOSHADA IMTIXAANKA LAGA SOO DHAWEEYEY.
zhlédnutí 185Před 5 lety
CADAADO OO KU NOQOSHADA IMTIXAANKA LAGA SOO DHAWEEYEY.
IS XILQAAN IYO CADAADO
zhlédnutí 380Před 5 lety
IS XILQAAN IYO CADAADO
ABAAR DARAN OO KA DILAACDAY DEGAANADA MIYIGA AH EE CADAADO HOOS YIMAADA
zhlédnutí 302Před 5 lety
ABAAR DARAN OO KA DILAACDAY DEGAANADA MIYIGA AH EE CADAADO HOOS YIMAADA
DAAWO: NABADOON LAGU CALEEMA SAARAA CADAADO
zhlédnutí 148Před 5 lety
DAAWO: NABADOON LAGU CALEEMA SAARAA CADAADO
(CADAADO)Arday dhammaysatay tababar Caafimaad
zhlédnutí 164Před 5 lety
(CADAADO)Arday dhammaysatay tababar Caafimaad
DUCAYSANE WIILKAY; Xasan Aadan Samatar iyo Waaberi
zhlédnutí 4,2MPřed 5 lety
DUCAYSANE WIILKAY; Xasan Aadan Samatar iyo Waaberi
Xaawo iyo Xamar Gabay Jacayl ah Abwaan (Yamyam)
zhlédnutí 19KPřed 5 lety
Xaawo iyo Xamar Gabay Jacayl ah Abwaan (Yamyam)

Komentáře

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 Před 5 dny

    viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @SamriyeQani-w2q
    @SamriyeQani-w2q Před 6 dny

    Caawa salaas02/09/2024 guriga mirqanwayne

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 8 dny

    WAAHWAAH MUCALIMKU WAA!!!

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 8 dny

    AZGAR ^^ ASHAR^^ATHKAR

  • @CafiAhmed
    @CafiAhmed Před 8 dny

    🥰✅☝️💯👑👑👑😭😭😭❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @FatoumaFatouma-l4k
    @FatoumaFatouma-l4k Před 9 dny

    ❤❤

  • @mukhtaarclaahixasan3493

    odaygu wuu noolyahay hayaaaay

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi Před 17 dny

    Xasanow ilmaha dhashay dhismaha wadankena haka kheeb qatane so dir wadani

  • @lozaanopoi4836
    @lozaanopoi4836 Před 18 dny

    Hestaan meel ee iga taawatay wlhi 😢😢

  • @SuhaybCumarmuuse
    @SuhaybCumarmuuse Před 19 dny

    DUCAAN KU HIBEYAY AABE

  • @bilaalcqani4363
    @bilaalcqani4363 Před 20 dny

    Heestan wa markii iguhoreysay ee an CZcams ka dawado 19/82024 maalin isniina, saacadu thy 2:07 PM. Lkn xasuus weyn bey iguledahy wayo hooyaday ba iqadijirtay markan yara naguna soo korisay Aabo la'aan iyadana no ahayd Aabo io hooyo🥺💔 Allow hooyo Aduun io Aakhiraba cadabta kadhowr maalinta laysxisabinayo Allow ilnaxariis leh ku eeg yaarabi ugu naxariso say inogu naxarisatay Aaamin👸🖤🤲

  • @HooyoCanap
    @HooyoCanap Před 21 dnem

    ❤❤❤❤❤❤Dan yar heetii xanow eenow

  • @shafihassan7904
    @shafihassan7904 Před 23 dny

    Garoonka waxa la dhisay 1950s kii waxaana dhisay British Balse markii uu dalka qabsaday afwayne ayuu ku daray qaybo kale iyo run ways kooda.

  • @aminahussein-hassan522

    😢😢😢😢😢😢 xasuus aabahay❤🇸🇴🇺🇸

  • @cumarani14films16
    @cumarani14films16 Před 24 dny

    Heestan Waxaa Ibaray Moalimkygii Schoolka Waxa uu Noogu qaadi jirey Cod toolmoon Si Noogu maweliyo Noloshana Nogu Hogo tulaaleyo, waxa uuna noogu sheegin jirey in waalidkeen Nolol adag naguso koriyen Anagu aaanu nahay madaxda beri Ustaad ali dheere

  • @FassalCabdi
    @FassalCabdi Před 25 dny

    🫡

  • @abdulwahidmohamud9408

    Faqash faqashi dhashay

  • @mohamedawxareeye6008
    @mohamedawxareeye6008 Před 27 dny

    Buuga Tiirka colaada boga 61aad ee uu qoray c/qaadir aroma ayaan ka sooraadiyey inan helo dawashadan maanta oo ah 12/8/2024 Alxamdulilaah

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před měsícem

    Y.m.j.aburaas 2:04 2:05

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před měsícem

    Awpoow..???...mony

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před měsícem

    Sland watch watching

  • @MaxamedMaxamedcabdiwahab277

    Heestan waxay ka turjumaysaa shaqsiyadayda 😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-fu4bw5gh2q
    @user-fu4bw5gh2q Před měsícem

    Inta dagasani 2024 like please 😅

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před měsícem

    Waxaa.maaaanij👉🔀🔀🔀🔀🔀🔀🔀⚽️⚽️🌄⚽️🌄⚽️🏆⚽️🏆⚽️🎡🏔🏆⚽️🏔🎡🌏🌍🌍✍️

  • @adendakane
    @adendakane Před měsícem

    :Wa danta guud ahyn duceysane kuguma oga murtida dugow bimeyse adiga iyo kula da,a dardaarn idinkaga dhigaya. Au shamso iyo qamar

  • @kurulusosmanafsomali7870
    @kurulusosmanafsomali7870 Před měsícem

    Somali before now ❤ but now 💔

  • @quuleyare9594
    @quuleyare9594 Před měsícem

    Illahow aabayaashen unaxariiso🤲😭

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před měsícem

    Waxaasi waa garac uu urursaday tolow iminka xagay jiraan

  • @guledabdi4646
    @guledabdi4646 Před měsícem

    heestan meelahaasaan kamaqmaqli jiray laakiin caawaan daawaday somalidu waa dad xikmad badan laakiin waa dad aad ufudud oo caadifiyiin ah qabiilbaa aakhiro udiray dad rajo lehna uma eka ta ilaahay kumaandarine

  • @maskacadse3096
    @maskacadse3096 Před měsícem

    Hestaan walahi meek bay iga tabaty 😢😢😢😢

    • @AhmedJubbi
      @AhmedJubbi Před 25 dny

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @amalmohaz921
    @amalmohaz921 Před měsícem

    Allah ha u naxariisto Soyaad barre.. Aamiin.aamiin.aamin

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Před 2 měsíci

    Kuwii hawiye madax weyne siyad bare ka shegaayey aaway Somaliland wakaa siyad bare wax ka dhisay damer calasow been dambe haka sheegin madaxda idinka hawiye ba duqeeyay hargeisa 2024

  • @cabdilaahiciise4266
    @cabdilaahiciise4266 Před 2 měsíci

    Abo cabdiraxmaan wxn kaa raba kii dintiisa dadlkisa dadkiisa anfaca abo insha allh

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před 2 měsíci

    ⚽️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️⛰️⚪🏔📏📏📏🚼🚼🚼👈 0:50

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před 2 měsíci

    ....v⚽️❤⚽️❤⚽️🏃🏾‍♀️✍️juju.✍️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️macneeyer 0:32 ✍️ V✍️📊✍️📈🔑??????.waaa.maxey/Las.isu.dhaaaafey Lo

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 Před 2 měsíci

    Illaahoow madaxda saqajaanka illaahoow kaqabo masaakiinta 😡🤬

  • @CabdiXirsi-ch6kv
    @CabdiXirsi-ch6kv Před 2 měsíci

    Heestan ninka lo qaaday 2008 yaan la kulmay asago macalin school ka ah magaalada jijiga

  • @baldoosdheere-bz5lu
    @baldoosdheere-bz5lu Před 2 měsíci

    If you’re watching 2024 likes my comment

  • @ismaaciilkaliilcali5731
    @ismaaciilkaliilcali5731 Před 3 měsíci

    Walee doqon maqaadin doqonna ma alifin !!!!!!

  • @Garyaqaan78686
    @Garyaqaan78686 Před 3 měsíci

    Heestani waa heesaha soomalidu qaaday ta ugu dareenka weyn uguna qiimaha badan. Markaad eegtid dareenka iyo xaaladda ay ka warraymayso aad baad u amankaagaysaa! Ereyadii Abwaan Maxammed Niur Tukaale Laxankii iyo codkii Xasan Aadan Samatar, waxaa kaloo masraxa iiga muuqda Magool iyo Shamso Cumar. Gabadha sadexaad ma binti Cumar baa ?

  • @BoykaDrip
    @BoykaDrip Před 3 měsíci

    Who’s here 2024 ❤

  • @farhiasuleiman6896
    @farhiasuleiman6896 Před 3 měsíci

    Xasan Aaden Norway baan ku arkey. Waa nin Somali wadi ah. Asagu cunsiridu wuu necebyahay. Kuwa jareerta Somalideed iyo gibilcadka nacaan waa midabtakuurka somalia hoos u dhigay.

  • @aarzakiguure4134
    @aarzakiguure4134 Před 3 měsíci

    2024

  • @MaxamedXanaaneeye-jr2pz
    @MaxamedXanaaneeye-jr2pz Před 3 měsíci

    Intii ka Horaysay Xasuusii isaaqa madaxweynuu ahaa lkin wixi ka danbeeyey 1980 kii wuxuu noqday Faqash

  • @user-lo7bw2hz4g
    @user-lo7bw2hz4g Před 3 měsíci

    2024 jecliya tariikhda somalida 😢❤

  • @ahmedali-ge6zp
    @ahmedali-ge6zp Před 4 měsíci

    2024❤

  • @Greenwood__22
    @Greenwood__22 Před 4 měsíci

    Qof walba heestani Xasuus gaara ku leede yaynaan calaacalin

  • @Abdi10Haliin
    @Abdi10Haliin Před 4 měsíci

    Murti iyo xigmad hees waa heesihii hore

  • @abuabdulle5553
    @abuabdulle5553 Před 4 měsíci

    Aaway dadkii ku murmaayay calanka hargeysa aa lagu sameeyay?

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Před 4 měsíci

    Waxaaan Dhegaysty anigoo Joooga Deegaanka Somaalida (somali Galbeed) 2011G.c isagooo ila jooga Janan Ciidamada DDS AUN Abwaanka Fanaan Xasana Allaha Cimriga iyo Caafimaadka Alle Ha ubarakeeeyo Aaamiiiin Aamiin Aaamiin Hadda waxaaan ku Suganahey Moscow dalka Russia