abwaan sharmake
abwaan sharmake
  • 103
  • 104 013

Video

Heaven waxay ahayd gabar 7sana jir ah oo agoon ah si xun aya lo kufsaday kadibana wala dilay😭💔
zhlédnutí 2,5KPřed 2 hodinami
Heaven waxay ahayd gabar 7sana jir ah oo agoon ah si xun aya lo kufsaday kadibana wala dilay😭💔
wuxu ku qaraaban jiray inuu dhaqtar yahy lkn walaso qabtay
zhlédnutí 11KPřed 4 hodinami
wuxu ku qaraaban jiray inuu dhaqtar yahy lkn walaso qabtay
Siid cali ooo maxkamada lakeenay manta
zhlédnutí 747Před 4 hodinami
Siid cali ooo maxkamada lakeenay manta
Hooyadii baraha bulshada qabsatay oo loo kacay illahow somali hanoo waayin
zhlédnutí 467Před 7 hodinami
Hooyadii baraha bulshada qabsatay oo loo kacay illahow somali hanoo waayin
Ronaldo oo youtube furtay🙌😂😂 iyo somalida maxa kala qabsaday
zhlédnutí 67Před 9 hodinami
Ronaldo oo youtube furtay🙌😂😂 iyo somalida maxa kala qabsaday
2024 fanaanintii somaliyeed maxa ku dhacay sanadka sanad umahan🙌
zhlédnutí 859Před 9 hodinami
2024 fanaanintii somaliyeed maxa ku dhacay sanadka sanad umahan🙌
queen qaawan ma gaal baa ama waa muslim?
zhlédnutí 1,5KPřed 14 hodinami
#subscribers #share #challenge #duet #movie #reaction #maxaa
itoobiya oo sharaftii iyo karaamadi somaliyeed meel ugu dhacday
zhlédnutí 155Před 16 hodinami
itoobiya oo sharaftii iyo karaamadi somaliyeed meel ugu dhacday
xaliimooyinkii oo dhamaan isasoo dhiibay😂 farax is not easy
zhlédnutí 157Před 19 hodinami
xaliimooyinkii oo dhamaan isasoo dhiibay😂 farax is not easy
dad badan oo caan ah aya laso qarxiyay iyo qabiiladooda saxda
zhlédnutí 246Před 21 hodinou
dad badan oo caan ah aya laso qarxiyay iyo qabiiladooda saxda
soo labashadii Omaar barbar sira badan oo fashilmay
zhlédnutí 152Před 21 hodinou
soo labashadii Omaar barbar sira badan oo fashilmay
waxa soo batay naaga ajaanib ah oo somalinima ku rabanaya lkn waso qarxiyay😂🙌
zhlédnutí 762Před dnem
waxa soo batay naaga ajaanib ah oo somalinima ku rabanaya lkn waso qarxiyay😂🙌
Arintii ugu naxdinta badneed laba nin oo isqaba
zhlédnutí 182Před dnem
Arintii ugu naxdinta badneed laba nin oo isqaba
Omar barbar oo hees lasoo laabtay/ daaci muna oo laso caayay arimo kale
zhlédnutí 708Před dnem
Omar barbar oo hees lasoo laabtay/ daaci muna oo laso caayay arimo kale
faarax is not easy 😂😂😂🙌 laba maalin half millyan daaci bilan
zhlédnutí 176Před dnem
faarax is not easy 😂😂😂🙌 laba maalin half millyan daaci bilan
ASHRAF xaguu ku dambeeyay? watana jawabtaa---
zhlédnutí 264Před dnem
ASHRAF xaguu ku dambeeyay? watana jawabtaa
itoobia digaal ayay diyaar utahay somaliyeeey anaga qabiil ayan kumashquulsanahy
zhlédnutí 55Před dnem
itoobia digaal ayay diyaar utahay somaliyeeey anaga qabiil ayan kumashquulsanahy
daaciyad Bilan oo ragii umahadceliyeen😂🫶 rag badan aya profileka saartay
zhlédnutí 46Před dnem
daaciyad Bilan oo ragii umahadceliyeen😂🫶 rag badan aya profileka saartay
waxay booqatay caasimada yahuuda kadib maxay kala kulantay
zhlédnutí 2,1KPřed 14 dny
waxay booqatay caasimada yahuuda kadib maxay kala kulantay
Subxanallah waxan ceeb way dhaaftay laba nin oo is qaba🤮
zhlédnutí 681Před 14 dny
Subxanallah waxan ceeb way dhaaftay laba nin oo is qaba🤮
cumeer big fan hees cusub & abwaan sharmake reaction waali ah 😆 dhadhami cashaqa dhadhami🙌
zhlédnutí 154Před 14 dny
cumeer big fan hees cusub & abwaan sharmake reaction waali ah 😆 dhadhami cashaqa dhadhami🙌
Dhalinyarada somaliyeed sidan miyay uqalantaa ? maxase noo xal ah jawabta wa tan
zhlédnutí 138Před 14 dny
Dhalinyarada somaliyeed sidan miyay uqalantaa ? maxase noo xal ah jawabta wa tan
hadad ceebaha dadka raadiso waxan soo bixi ceebtadaada yarkii taliye MPM beenta kashaaciyay oo laso
zhlédnutí 850Před 14 dny
hadad ceebaha dadka raadiso waxan soo bixi ceebtadaada yarkii taliye MPM beenta kashaaciyay oo laso
maxa ka jira walasheen Asma geerideeda inaay is dishay ?
zhlédnutí 136Před 14 dny
maxa ka jira walasheen Asma geerideeda inaay is dishay ?
waxa lasoo ogaaday inuu tuug yahay muqalas ah sira badan aya laso qarxiyay
zhlédnutí 165Před 14 dny
waxa lasoo ogaaday inuu tuug yahay muqalas ah sira badan aya laso qarxiyay
Taliye MPM walaga qaldamay ninkaa qaniiska walaso ogaaday wuxu yahy
zhlédnutí 418Před 14 dny
Taliye MPM walaga qaldamay ninkaa qaniiska walaso ogaaday wuxu yahy
Subxanallah qaniiskii ugu xumaa aya lasoo qarxiyay
zhlédnutí 1,7KPřed 14 dny
Subxanallah qaniiskii ugu xumaa aya lasoo qarxiyay
maxa ka jiro KDS inuu ilkacase asaasay 2017kii?
zhlédnutí 381Před 14 dny
maxa ka jiro KDS inuu ilkacase asaasay 2017kii?
Arimaheena maxa ka jiro inuu gabadhaan xumeeyay?
zhlédnutí 1KPřed 14 dny
Arimaheena maxa ka jiro inuu gabadhaan xumeeyay?

Komentáře

  • @AdenSheikh
    @AdenSheikh Před 9 hodinami

    Masha Allah

  • @MohamedIbrahimMounatiay
    @MohamedIbrahimMounatiay Před 9 hodinami

    H😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😓

  • @deeqocraxmandagan5663
    @deeqocraxmandagan5663 Před 9 hodinami

    Cadaal ay rabtaa heaven 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Cadnanyare36
    @Cadnanyare36 Před 10 hodinami

    Wll adan ka shakiyay

  • @iftinahmed995
    @iftinahmed995 Před 14 hodinami

    Ax sorry hooy mcn😭😭😭

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 Před 22 hodinami

    Waa xasidnimada somalida ku jirta.waxn u maleyn in ay arin dhex martey ninkan beenaalaha ah ama lacag buu weydiistey.mise waa sheekadii hawiyaha aheyd ee aheyd hadaad wax na siinweydo waano ku qarxin.

  • @nastexomuxumad
    @nastexomuxumad Před 22 hodinami

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭

  • @jumpnuino8886
    @jumpnuino8886 Před dnem

    Waxaa jira kuwa dadka ku yiraahda dhaqter baan ku geeynayaa markii ay geeyaan dhaqter ay macaamil la leeyihiin ee ku yiraahdaan dr ninka nooga qaad 1500 € kadibna noo qaybi hadii uu wax qabina u qor Paracetamol iy vitamin hadii cudur laga helana waxaa layiraahdA soo diyaarso 8000€kadibna dgaqterka loo diro ayaa 4000€ la sinayaa inta kalena tarjubaanka iyo dhaqterka kodi hore loo geeyay ayaa qaybsansayo

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Před dnem

    Waa benaale markii ugu jiray say ee aan daawaday, ayaan arkay in aanu ahayn docter,

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Před dnem

    Walee been maaha

  • @ShukriCabdirahmaan

    ❤❤

  • @farhanmed5772
    @farhanmed5772 Před dnem

    Tuugta xasid ka ah ayad tihin ee dhafa

  • @siradm
    @siradm Před dnem

    Supplements, kaaba-yaal

  • @siradm
    @siradm Před dnem

    Hadduu Germany joogo waaba sahale! Reportgareeya, asaga iyo Supplementskiisaba waa la soo qabanayaaye

  • @safiyororaye1641
    @safiyororaye1641 Před dnem

    Subxanallah war ka hara wiilka lacag ma qaato allah ka baqa

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l Před dnem

    SOMALIA WAA CAADI IN QOF KU SHEEGTO AQOON UUSAN LAHAAYN SIDA FUUDI INJINEER LOOYAQAAN SIDA DAAWO DHAQAMEEDKA DHAKHTAR LOOYAQAAN SIDA.MACALINKA ISKOOLKA PR.SOR LOOYAQAAN DADKA XIRFADAHA KALE DUWAN KU SHAQEEYA WAXSHAHAADO HAYSTAA WAA YARYIHIIN HADEEY HAYSTAANA WAA BEEN ABUUR CABDALE..SHIDEEYAA LAGU SAMEEYAA

  • @saidma1683
    @saidma1683 Před dnem

    WAR..NINKAAN..ANIGAA.SOO.WADA..TAHRIBNAY..JARMALKA..NINKAAN..MAHA..DHAQTAR..SEE.WAX.U.JIRAN..ASAGA..MAA.KU.QARABAN9TO...DADKA..CAWANTAA.BADAN.WAA.ANINEEN.MIYA😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Před dnem

    Su aal uma baahna gaalnimada waxaa looga mid noqdaa dhaqanka xun iyada waa runteed gaalada ayaa kaa dhaw

  • @abdilkadirmussaosmanosman4007

    Thank you Lordiam grateful for all financial blessings thank you universe.❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před dnem

    Kusoco 🙄🥺

  • @Jowher
    @Jowher Před dnem

    Nin kaan wa sixirow iska illaaliya

  • @abdulkadirsheikhmohamed5

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WALE SOMALI QAARKOOD WADA TUUGO MAFIA AYEE NOQDEEN. ISKAJIRA MINDAA SOMALIA AMA EASTLEIGH AYUU MARDOW HOSPITAL O PRIVATE AH KAFURAN DOON MARKAAS AY MARYOOLEY SAF UGELI DOONAAN😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂NAIROBI

  • @abdulkadirsheikhmohamed5

    NINKAN DOCTOR ISKUSHEEGEY WAA IN DADKA GERMANY JOOGAAN AY KUDACWEEYAN DOWLAD GERMANY HADDI KALE DAD BADAN O SOMALI AH AYUU DILI WAA TUUG TURUFATORE AH........ . ..ABDUL NAIROBI

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir Před dnem

    Dhaqtarka noga leexda waligi wax Dadka Anfacaya ayuu noso gudbin jiray

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před dnem

    Dr ma'ahan wuuna sheegay lakiin suu wax u sharx8 xaga diinta ma fiicna

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před dnem

    Dhilooyinkan wa qaar loso diray inay na cebyaan qaxbad qaawan

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před dnem

    COMENTIGAN AQRIYAY DR ISIM WAAN WATAA DAD BADAN AYAA WATA DR ISIM WAA LATALIYE XAGA NAFAQADA AH DHAQTAR MA AHA WAA SAX LAAKIIN TALOYIN LAGU LIIBAANAY AYUU BIXIYAAA

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 Před dnem

    War ilaahay ka baqa bisinkee

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 Před dnem

    Subxaanallaah illaahoow soomali dhib badanaa bal maxaa idinka galay

  • @umaramadaanchannel3871

    Germany maba daga ee

  • @Abdullah-xs1lt
    @Abdullah-xs1lt Před dnem

    hormar lagaray miya afsomali lagu tarjumayo afsomali mise fayuska galay

  • @ZahraIbrahim-vp2ez

    Huseen madadko kashakeyaa isagu muxu yahay ayaa sheqedisa rumeynkaraa

  • @umusara996
    @umusara996 Před dnem

    Hoooy iskaga taga wiilka jalas hadaa tihiin sheega deee ka hara wiilka

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před dnem

    Beenta joojiya huseen ninkaas waa dhakhtar cuntada bartay

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před dnem

    War maantaan ku nacay ee beenta jooji

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před dnem

    Dii waan khasab maaha aqoon taada dadka waa usoo bandhigi karaa

  • @kowsaralihassan7674

    Ale umada haka qabto

  • @user-gv4nz1xh1l
    @user-gv4nz1xh1l Před 2 dny

    Allah nosoo diray Dr isim ilaahey neh nugu caafiye taloyiinkiis waxa beenta shegaayo waa adiga Beenta iska daay somalia cadow isku yihiin Ilaahey umadiiis U nabad gali ninka ma gaartidee ninkas amaan siiu

  • @Caliya7
    @Caliya7 Před 2 dny

    Walaalo cay maha hadaanana leys dabagelin oo aanu jirin cid wax baadha umadana usoo gudbiya qofwalba wuxuudono ayuu kaa dhadhicinayaa. Alxmdulillaah inuujiro qof wax baara in social media yaha.

  • @zahrabarkhadle8539
    @zahrabarkhadle8539 Před 2 dny

    Dad badan ayaa sababtiisa allah ku caafiyay. Mudo hal sano kudhoona waan daawanaayay lacagtaas uu wiilku sheegay oo $300 ahna waligay wax sheegaayo ma arkin iyo wax iweeydiiyo marka soomaalaay maxaa idin dabo dhigay qofka umada anfacaayo oo aad uraadsan weeydeen kuwa umada dhibaayo hadaad rabtaan inaad wax uun sheegtaan. Please dadkiina wax uun umada utaraayo iska daaya.

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před 2 dny

    Haduusan ahayn maxaa kaa galay adiga xoolo

  • @ubahmohd
    @ubahmohd Před 2 dny

    Ilahay kabaqa walalayal ninkas lacag maqato dawana dadka umadira ayaga ayasogata midakala cuntoyinka ayu bathana dadka kulataliyee aniga waxan kadadageysta taloyin bathan wana kucafimathay qeyr Allah siyo walalkey somaliyey benta iskadafa xumanta walalka harathinin😢😢😢😢

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 Před 2 dny

    Adiga xatee si maskaxdaada si fiican ugu shaqayso Badso cuntoyinka laga helo nafaqada jirkeena u baahan yahay

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 Před 2 dny

    Ilaahay ka baqa Dhaqatar aan ahay ma dhihin daawana qofna umuusan quorum waxa aad sheegaysiin waa been teeda kale idinkaba aqoon lahayne waxa jiro dad ku taqasusay Nauturation Nafaqooyinka dadka u bahan yahay. Aqoontaas somalida Uma badno. Waana dhaqtar marba hadii ilaahay baray sida jirka looga nadiifiyo sunta.

  • @user-ud5og5if3d
    @user-ud5og5if3d Před 2 dny

    Youtuper rada wxn ku nacay barnamij ayay kuso gudbinayan iyagi Aya hadana ka dhex geli Ninka aad so gudbinayso waa Somali hano kala turjumin

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 dny

    Beeeeeene tuuuuug faqash waa faqash hhhhhhhh

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 dny

    Adigo aaaamuus ok uf

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 Před 2 dny

    Ninkaan youtube ka ah wuxu kuqancay ninkale oo youtube ah wuxuu soobaray uusan asagu ogeen asaga warka sheegaya walina ku amaanaya wax utan asagu soobarin yaabwakan ookale bal walaal ninkan aad beenta ku aamintay adigu laftada udhiibo cowradada hakusobaro haduu waxyaqaan aad aragtidee ninkan wax mabaaro wana mayaqaan guri buu kuxiranyahay ukudhexbuuqsanyahay halaguu sheegee xooga naago ah uu youtube rufiyano ah buuhaystaa bas kalas mad nin wax baaro nooga dhigtay wuxuu yahay buu doktorka mooday

  • @ashaluul2793
    @ashaluul2793 Před 2 dny

    Ilaahy ka baqa ninkaan aad sheegey saan anaga baa tallooyin kiisa na anfeceen oo ku faaidnay ilaahy ha ka ajar siiyo aamiin baan lee nahay

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před dnem

      Aniga waxaan ku farxay taladiisa nafaqoyinku kula taliyaa dadka Waana lagu liibaanay Wali waa arday maqlay

  • @abdullahiibrahim2674

    Kkķ shut up waan daawaney DRkaas waana dhaqtar aad ufiican dhankasta. Ee please shaqo kale doonta.ceeb muslimiin ta ayaad raadisaan