Hinda Haji
Hinda Haji
  • 123
  • 108 350
Calamadaha lagu garto dadka illahy dagalka kulajira
Calamadaha lagu garto dadka illahy dagalka kulajira
zhlédnutí: 336

Video

Walidki ugu xasisanaa
zhlédnutí 414Před 5 měsíci
Walidki ugu xasisanaa
Gabdho aan isku hilino nimana aan sosaarno
zhlédnutí 331Před 5 měsíci
Gabdho aan isku hilino nimana aan sosaarno
Challenge 6xasadka
zhlédnutí 293Před 5 měsíci
Challenge 6xasadka
Naftaada tarbiyade
zhlédnutí 278Před 8 měsíci
Naftaada tarbiyade
Qofkan oo kale illahy ma kugu imtixaamay
zhlédnutí 276Před 8 měsíci
Qofkan oo kale illahy ma kugu imtixaamay
Qofkano kale nolashada ma lakulantay
zhlédnutí 153Před 8 měsíci
Qofkano kale nolashada ma lakulantay
Challenge 4 sifoyinka lagu garto qofka xasidka ah
zhlédnutí 835Před 8 měsíci
Challenge 4 sifoyinka lagu garto qofka xasidka ah
Codkaygi sidanu isubadalay
zhlédnutí 232Před 9 měsíci
Codkaygi sidanu isubadalay
Challenge 3 hadii calamadahan isku aragto waxaa kuhaya isha xasadka
zhlédnutí 1,4KPřed 10 měsíci
Challenge 3 hadii calamadahan isku aragto waxaa kuhaya isha xasadka
Challenge #2
zhlédnutí 640Před rokem
Challenge #2
Challenge 1
zhlédnutí 1,2KPřed rokem
Challenge 1
Gabdho xaaladanokale ha isgaadhsinina
zhlédnutí 651Před rokem
Gabdho xaaladanokale ha isgaadhsinina
Gabadh uurleh ma isticmalikarta qasil
zhlédnutí 647Před rokem
Gabadh uurleh ma isticmalikarta qasil
Sidan isaga saar isha xasadka
zhlédnutí 4,2KPřed rokem
Sidan isaga saar isha xasadka
Maxamed daud igagaadhsiya idinko mahadsan
zhlédnutí 5KPřed rokem
Maxamed daud igagaadhsiya idinko mahadsan
Malinta aan fasaxanahay waxaan samayno
zhlédnutí 263Před rokem
Malinta aan fasaxanahay waxaan samayno
Markaany ciyaal ilajogin sidaan unolahay
zhlédnutí 602Před rokem
Markaany ciyaal ilajogin sidaan unolahay
Sidan isaga dawee jinka isha sixirka iyo qisadaydi
zhlédnutí 26KPřed rokem
Sidan isaga dawee jinka isha sixirka iyo qisadaydi
Sida aan usameyay shawaarma cafimaad ah
zhlédnutí 127Před rokem
Sida aan usameyay shawaarma cafimaad ah
Sidaan wajiga udaryelo habenki
zhlédnutí 425Před rokem
Sidaan wajiga udaryelo habenki
Sida illahy la isugudhibo raalina loganoqdo
zhlédnutí 782Před rokem
Sida illahy la isugudhibo raalina loganoqdo
Naftada iyo ciyaalkaga dooro markasta
zhlédnutí 294Před rokem
Naftada iyo ciyaalkaga dooro markasta
Qasqas dameciya oo qurux kaga dhigaya jidhka
zhlédnutí 254Před rokem
Qasqas dameciya oo qurux kaga dhigaya jidhka
Kalaya nalaso ciyaara
zhlédnutí 255Před rokem
Kalaya nalaso ciyaara
Waad kumahadsantihin 1,003 subscribers
zhlédnutí 97Před 2 lety
Waad kumahadsantihin 1,003 subscribers
11sacadod oo diyarada dhexdeda ah
zhlédnutí 219Před 2 lety
11sacadod oo diyarada dhexdeda ah
5 marxalod hadad samayso waad kabugsanaysa warwarka iyo waswaaska
zhlédnutí 2,6KPřed 2 lety
5 marxalod hadad samayso waad kabugsanaysa warwarka iyo waswaaska
Maxaan kalakulmay talaalki karonaha
zhlédnutí 193Před 2 lety
Maxaan kalakulmay talaalki karonaha
Saan usameyay turubo ama calooley
zhlédnutí 96Před 2 lety
Saan usameyay turubo ama calooley

Komentáře

  • @NitaPea
    @NitaPea Před 11 hodinami

    Asc aby wd mahdsnthy alle ha ina cafio😢 wxad isheegta wlshy qasilka ma kan lamarsda iso jwb please

    • @hindahaji
      @hindahaji Před 10 hodinami

      Haa wllo waa kalamarsado lkn safi hanoqdo oo waxkale yay kujirin

  • @HamdkI
    @HamdkI Před 17 hodinami

    Walal bidigta ku cab waxa sunaa in midigta wax lagu cabo

  • @FatimaGallad
    @FatimaGallad Před 2 dny

    Apyoh maxa ku fcnty ani wan xanunsanaya

  • @FatimaGallad
    @FatimaGallad Před 2 dny

    Apyoh talo kaa raba intee kala so xiriira

  • @shugridaahir5289
    @shugridaahir5289 Před 8 dny

    Asc wlshy aniga wan xanuusnay xaad wllo ma seexdo huruda wllo

  • @SahroMohamed-rx7br
    @SahroMohamed-rx7br Před 25 dny

    Wll wan ubaah nahy

  • @user-yg9lg5ok5u
    @user-yg9lg5ok5u Před měsícem

    qasilka wagi hore wan marsan jiray hada malay tuso

  • @user-yg9lg5ok5u
    @user-yg9lg5ok5u Před měsícem

    abyoy lugaha ee xanuuna mudo way iska kay karayan lafaha dhan lugaha madaxa wu e xanuuna dhakada iyo dhinac ee xanuuna wadnaha wuu ee xanuuna neefta way igu dhagta quraan sarka hada tago laigama hadlo

  • @XaajiMaxamedcabdi-pc7po
    @XaajiMaxamedcabdi-pc7po Před měsícem

    Walaalayaal dadka xanuunadan ladhibanoow ogaada ilaahay idinma necbee wuu idin jecelyahay xanuunka wuu idinku imtixaamayaa samra waxana waa shayaadhiine dagaal adag oo aydaan kadaalin lagala quraanka kuladagaalama anigaba dhibka ay iigaysteen anigiyo ilaahay uunbaa og ilaa 10 sano ayaan garan la aa waxa ihaysta kadib dagaal adag oon lagalay kuladagaalamay kitaabka ale rabigay wuu icaafiyay

  • @LaylaAxmed-nm9vw
    @LaylaAxmed-nm9vw Před měsícem

    Wlhi sax

  • @LaylaAxmed-nm9vw
    @LaylaAxmed-nm9vw Před měsícem

    Wan ubahanahy abaayo e noosoo geli qeyr allha kaa siiiye❤

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 Před měsícem

    La iimka maxa Ka wada?

  • @user-bw4xe1ol3z
    @user-bw4xe1ol3z Před měsícem

    Wcs wll waan ubahnahay

  • @AbdisalanAhmed77
    @AbdisalanAhmed77 Před měsícem

    Qasqas miyaa mise qasil Qasilka sidu uyalaa

  • @Munazaciid12
    @Munazaciid12 Před 2 měsíci

    Illhy Ha na cavio dhamanteen🤲🏻

  • @user-tj7wn1yw8b
    @user-tj7wn1yw8b Před 2 měsíci

    Masha alh qeyr alaha kusiyo wll

  • @SahroMohamed-rx7br
    @SahroMohamed-rx7br Před 2 měsíci

    Abayo telkakaga isoo qor wan kuu nahay

  • @KhadraMaxamedxaashi
    @KhadraMaxamedxaashi Před 2 měsíci

    Amin wlshy 😢😊

  • @MarwoAsmaelmi
    @MarwoAsmaelmi Před 2 měsíci

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil

  • @user-lm8lu9uf2w
    @user-lm8lu9uf2w Před 3 měsíci

    Anigaa finan idhiwen byo 😢l

  • @XasanKaaafi
    @XasanKaaafi Před 3 měsíci

    M.a iska samir waad caafimaadi

  • @hawoapdy-mahad5593
    @hawoapdy-mahad5593 Před 3 měsíci

    Wall iska kari marka hore baytrafka

  • @user-ye7ss2vr4g
    @user-ye7ss2vr4g Před 3 měsíci

    Asc Hinda wlaal aad ban ku salamaya Hadan comment ka idhaahdo hadalkaaga waa sax wa waajib inuu ninku biilka iyo cuntada iyo xitaa isqurxinta siiyo inanta uu 3 da ku qabo Lakiin mid ma ogtahay in xaasku haday adeci weydo wax walba uu ka cidsado Haye dhihi weydo oo xitaa Haduu aamus ku yiraahdo 3 malmood ay amusnato Ilaa waxa ilahay xaranta ka dhigay ama shubahadka oo isaga xitaa la raciyo xaranta inay ku diidi karto Wixii lasoo hareyna ay Haye wayahay ku tirado Waa wajib iyadun yes xaaji mooyaane maya xaji ma jirto Xaska wanaagsan maba hadal badna Yes teeduna waa zaid sababtoo ah chanlage kumaba jito wakhtigeda oo dhan wa adeecid tan rabi quran akhris iyo adeecida iyo u khidmeynta xajigeeda Wlaal dumarka ma ogtahay inuu nabigu la dardaarmay si gaar ah Xajatul wadaac Bal soo akhri Mida kale wlaal anigu Qurbe joog ban ahay Mana aaminsani in xaskeygu xitaa hadalka kor iigu qado sababtoo ah wajibadkeygii intan awoodo Wan ka soo baxayaa

  • @user-ye7ss2vr4g
    @user-ye7ss2vr4g Před 3 měsíci

    Inan tan sidaa u dadalka badan haigu oranina wa Carmal

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Před 3 měsíci

    Abayo marka qasilka cabtay madaxa ma ku xanuunay ani madaxa ixanuunay saxaradaydana madaw bay isku bashay

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Před 3 měsíci

    Walahi ana guri yaraantaydii aan ku so koray ban ku riyoodaa wan fahmi la aa

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 Před 3 měsíci

    Wll cedhinka maku cuni kara intan so jar jarto

  • @barwaaq0jaamaccali643
    @barwaaq0jaamaccali643 Před 3 měsíci

    Ana wn ubaahanahay qli

  • @mudan5301
    @mudan5301 Před 3 měsíci

    Sc qaailka intee la wadayaaa wllo imisa cisho

  • @mssmonday7902
    @mssmonday7902 Před 3 měsíci

    Hinday wllo Ana xalada kujira wllhy abdiwahab iyo cilaaj Yadkin burco wn dhameyey wxa iga ga dran jidhkyga finan madow Aya kudhigy 9 mrkn aha high schookii jamacadii intaba Wan rafaadsana cadhada murugada an xadkalhyn xitaa dad dhexglki ilaawey😢 wllady iyo walidky dhamn wy qabn hdana mdamo waxa igaya iga dhex hdlin ma aminsana dhibatada buuqa is maaga iyo cidhiidhiga arsaqada soo glysa ,shaqo laanta in Dib loodhibteeyey I.n in ilkahy Kashif rajeynya 😢wll suaal qasilka miya lacabya wll wn caby wana bukoody closhu ii fariisty

    • @mssmonday7902
      @mssmonday7902 Před 3 měsíci

      Wll qasilka miya lacabya asago khafiifa pls hlja iga jahil sar💟

    • @hananmohamoud8126
      @hananmohamoud8126 Před měsícem

      ​@@mssmonday7902ha wllo hadaad helayso caleenta gobka intaad tunto 7caleemood biyo ku rid quran ku akhri cab

  • @KaynuunBixi
    @KaynuunBixi Před 3 měsíci

    0:58

  • @fardowsofarah1437
    @fardowsofarah1437 Před 3 měsíci

    Ha

  • @Xk.music12
    @Xk.music12 Před 3 měsíci

    Mashllh

  • @Xk.music12
    @Xk.music12 Před 3 měsíci

    ❤❤❤yaa rabi xaasidka naga qabo

  • @hibodeck1906
    @hibodeck1906 Před 3 měsíci

    Wcs waan ubahnhy abyo

  • @qnnajax
    @qnnajax Před 4 měsíci

    Iso jawaab Wall aniga xanuusane

  • @qnnajax
    @qnnajax Před 4 měsíci

    Asc wall hinday marku xanuunka ku haayiyi ma ka biqi jirtayi geerida

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw Před 3 měsíci

      Wll maledahy

    • @qnnajax
      @qnnajax Před 3 měsíci

      @@khayriyaahmed-wp1iw ha

    • @qnnajax
      @qnnajax Před 3 měsíci

      @@khayriyaahmed-wp1iw ee Wall sida kale Wan uladanhye Wan baqayaa oo qudha

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw Před 3 měsíci

      @@qnnajax Haah wll amba cabsida way ihaysay lkin hda sidi hore ka ficanay suratu Al baqra akhriso

    • @qnnajax
      @qnnajax Před 3 měsíci

      @@khayriyaahmed-wp1iw Wan dhagyista oo quraanka Wan jecelhy qasilka Wan cabaa dawaada cl wahaab Wan lasatyo wuu ifasaxyi ee baqadin yar igu jirta Wad dhimaanyi uun is dhahaayaaa

  • @AyanCali-if3kz
    @AyanCali-if3kz Před 4 měsíci

    m sha allah

  • @mariamhassanhanshi8764
    @mariamhassanhanshi8764 Před 4 měsíci

    Ani mudo sided sano kahor schl an dhigan jiray ba kuriyodayaa haben walbo iyo labo gabdho walalo ahaa oo isku class ehen riyadas nafta ii kentay waliba marka bilabo adkaar ama is cilaajin riyodaas hada dhulka madaxa dhigo oo sexdo qasab waku riyodaa schoolkaas wuxu aha schl an aad ujeclaa oo laigana jeclaa sa ujogay ba halmar nacay waka baxay waliba marka ka baxayy wu igu adkaaday oo macaliminta ba ii diiday 😢 wagaas ba igu dambesay firfirconi io farxad bila farxad ahay ilahow iga dulqaad oo igu soceli qofka ahaa

  • @MulkiMohamed-yi3dt
    @MulkiMohamed-yi3dt Před 4 měsíci

    Mhdsanid abyo ani isoducey wadaremay madax xanun iyo dhabar xanun kanini wakadalay😢🤲🤲🤲🤲🤲

  • @NafisoAbdiCusman
    @NafisoAbdiCusman Před 4 měsíci

    ❤❤

  • @FarDuus604
    @FarDuus604 Před 4 měsíci

    Wlhi wll dhibtas aya ihaysata markan riyooyinkyga hore ugu dhaqaaqo ayy iso weraran waliba markan safar usocdo alle hanaga dulqaado 🤲

  • @hoodoosmaan6110
    @hoodoosmaan6110 Před 4 měsíci

    qalbi wad mahadsan tahay anigu wan ku maydhaaa lkn gobka isago an iminka soo gostanudo yar an xanunsana

  • @roodacawil4410
    @roodacawil4410 Před 5 měsíci

    Subxanallah wallhi qof saaso kalaa waa arkay wal ciyaadu bilaaah

  • @cawo1200
    @cawo1200 Před 5 měsíci

    Bismilah raxmaani raxii

  • @binhindiofficial
    @binhindiofficial Před 5 měsíci

    Masha Allah guleeyso mama

  • @yusufsubow5020
    @yusufsubow5020 Před 5 měsíci

    Abayo wakusalame marka hore taladaada ayan unahanahy ee halken kagala so xirira email ama WhatsApp ee icawi ina sojawab waku baryaa

  • @cawo1200
    @cawo1200 Před 5 měsíci

    Ilahay caQLiga xor hanaga siiyo aamiin dheh

  • @user-xq9de8gm9u
    @user-xq9de8gm9u Před 5 měsíci

    Qasilka gobka iskumid miyaa abyo

  • @user-xq9de8gm9u
    @user-xq9de8gm9u Před 5 měsíci

    Abyo