Xusuus media
Xusuus media
  • 129
  • 11 641 424

Video

MUXUBO FAARAX 'KUWA IS QARXIYA WAA NAQAANAA DEEGAANADA AY KA SOO JEEDAAN EE ISKA SAARA KUNACELIYA
zhlédnutí 421Před 11 měsíci
Mid ka mid ah haweenka Stockholm oo baaq culus ka soo saartay qaraxyada
BURAANBUR QIIRO LEH IYO ABWAAN FARXIYA CABDULLAHI IYO SARAAKIISHII QARAXA ISU DHIGAY
zhlédnutí 326Před 11 měsíci
Abwaanad Farxiya oo si qiiro leh ugu baroordiiqday saraakiishii qaraxa isu dhigay
QISADA CARUUSADII LOO WELWELAY HABEENKII AQALGALKEEDA
zhlédnutí 760Před 11 měsíci
Waa habeenkii arooska, balse waxaa welwelsan qaar ka mid ah qoyskeeda oo ka naxsan halka ay caruusadu ku maqan tahay. Tani waa qeyb ka mid ah balan xumada Soomaalida
ANISA SHIRWAC HEESTA ANIGU WELI SIDIIBAAN SOO DHAWOOW KU LEEYAHAY
zhlédnutí 646Před 11 měsíci
the best love song from the beautuful lady Anisa Shirwac
ABDINOR ALAALE IYO WACDARIHII STOCKHOLM IYO XAFLADII JABUUTI
zhlédnutí 4,4KPřed 2 lety
Live Stockholm Events Djibouti
PARIS IYO ABWAAN U DUCEEYEY MADAXWEYNE XASSAN SH MAXAMUUD
zhlédnutí 810Před 2 lety
Poem Somali prisdent
HINDA WACAN IYO SIIDII MAXAA KALA QABSADAY? WAA NOLOSHA QURBAHA
zhlédnutí 3KPřed 2 lety
Dood gaaban oo dhex martay Hinda Wacan iyo Siidii
DrIbraahim Iidle Suleymaan oo loo magacaabay gudoomiyaha Maxamada sarte ee Soomaaliyta
zhlédnutí 3,3KPřed 8 lety
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa digreeto ku magacaabay gudoomiyhaha maxkamada sare ee dalka ka dib markii xilkii laga qaaday Ceydiid Ilka xanaf
MUDANE CAL GUUDLAAWE OO JAWAAB KULUL KA BIXIYEY JABKII XASUUQII KA DHACAY SH DHEXE
zhlédnutí 2,6KPřed 8 lety
Gudoomiyaha Gobalka Shabeelahe dhexe ayaa jawaab kulul ka bixiyey jabkii kooxda nabad diidka ah ee Alshabaab ka soo gaary dagaalada jiida hore ee gobalkaasi
MUKHTAAR SHARIF 2016 HEESTA LEYLA OFFICIAL VIDEO LIVE MOGADISHO
zhlédnutí 8KPřed 8 lety
Fanaanka da'da yar ee Mukhtaar Sharif Social oo heec cajiib ah soo saaray
How to live facebook on samsung so easy way?
zhlédnutí 114KPřed 8 lety
if you know how to do then you can help other
HEESTA DERISEENTA AANKU BARO CODKA NUUR KALSOONI 2016
zhlédnutí 4,8KPřed 8 lety
Hees aad u qimo badan oo wadani ah
MARYAN RUUN 2016 HEESTII SEYRUUQ BEST SOMALI LOVE SONG
zhlédnutí 21KPřed 8 lety
Maryan Ruun iyo hees aad u macaan Seyruuq
MADAXWEYNE XASAN OO BOOQDAY XEEBTA LIIDKA KA DIB WEERARKII XALAY
zhlédnutí 19KPřed 8 lety
Xasuuqii Liido ka dib madaxweynaha oo booqasho ku tagay xeebta
AXMED MADOOBE OO MAAMUUSAY CALANKA JAMHUURIYADA SOOMAALIA
zhlédnutí 12KPřed 8 lety
AXMED MADOOBE OO MAAMUUSAY CALANKA JAMHUURIYADA SOOMAALIA
Maxamed Suleemaan Tubeec AU heesta Cishqi keenaaye from Boodhari
zhlédnutí 66KPřed 8 lety
Maxamed Suleemaan Tubeec AU heesta Cishqi keenaaye from Boodhari
YURUB GEENYO 2015-2016 BEST COLLECTION SONGS
zhlédnutí 1,4MPřed 8 lety
YURUB GEENYO 2015-2016 BEST COLLECTION SONGS
HEES CAASHA KIIN BADDU IIB MAAHAN 2015
zhlédnutí 7KPřed 8 lety
HEES CAASHA KIIN BADDU IIB MAAHAN 2015
LEYLA ABDULLAHI HEESTA JACEYLKA MAXAAN BAXNAANSHAY
zhlédnutí 37KPřed 8 lety
LEYLA ABDULLAHI HEESTA JACEYLKA MAXAAN BAXNAANSHAY
WADADA KU QUL QUL JAWAABTII FARXIYA FISKA FROM SAMIIR DAACAD
zhlédnutí 34KPřed 9 lety
WADADA KU QUL QUL JAWAABTII FARXIYA FISKA FROM SAMIIR DAACAD
HEESTA ILLAA LIXDANKII NUURO MAX'UD SAHAL OFFICIAL VIDEO 2014
zhlédnutí 3,5KPřed 9 lety
HEESTA ILLAA LIXDANKII NUURO MAX'UD SAHAL OFFICIAL VIDEO 2014
HEESKA XOOLAHEYNA DUNYADEENA MAGOO IYO XASAN AADAN
zhlédnutí 39KPřed 9 lety
HEESKA XOOLAHEYNA DUNYADEENA MAGOO IYO XASAN AADAN
NIMCAAN HILAAC IYO FARTUUN CUMAR FULL SHOWGII CIIDA LIVE MUQDISO
zhlédnutí 171KPřed 9 lety
NIMCAAN HILAAC IYO FARTUUN CUMAR FULL SHOWGII CIIDA LIVE MUQDISO
الهدية من الشيخ عبد الله الراجحي لجميع المسلمين في السويد و فنلندا
zhlédnutí 566Před 9 lety
الهدية من الشيخ عبد الله الراجحي لجميع المسلمين في السويد و فنلندا
KIIN JAAMAC YARE 2015 NEW SONG MACAANOOW
zhlédnutí 94KPřed 9 lety
KIIN JAAMAC YARE 2015 NEW SONG MACAANOOW
FAADUMA DUUR HEES HADII AAN WARAAQAHA KUGU DHIIBO WARIYAHA
zhlédnutí 34KPřed 9 lety
FAADUMA DUUR HEES HADII AAN WARAAQAHA KUGU DHIIBO WARIYAHA
AXMED CALI CIGAAL HEESTA HINGAADDA AFKA SOOMAALIGA Original
zhlédnutí 38KPřed 9 lety
AXMED CALI CIGAAL HEESTA HINGAADDA AFKA SOOMAALIGA Original
QAAR KA MID AH XAWAALADAHA SOOMAALIYEED EE SWEDEN OO LAGA XERAY ACOUNT-IYADII UGA FURNAA BANGIGA
zhlédnutí 3,7KPřed 9 lety
QAAR KA MID AH XAWAALADAHA SOOMAALIYEED EE SWEDEN OO LAGA XERAY ACOUNT-IYADII UGA FURNAA BANGIGA
BOOQASHADII MADAXWEYNE XASAN EE DEGMADA CADALE FULL VIDEO
zhlédnutí 7KPřed 9 lety
BOOQASHADII MADAXWEYNE XASAN EE DEGMADA CADALE FULL VIDEO

Komentáře

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 Před hodinou

    Hooyadii Fanka soomaLiyeed hooyo mcn Hibo nuura 😭🫶🏽🩶 way hees dhaaftay tani wlha😢

  • @UnitednationfrombritianEng-l5u

    And All Sunnah Muslim country

  • @UnitednationfrombritianEng-l5u

    And Al sunnah Muslim country

  • @UnitednationfrombritianEng-l5u

    Villa Somalia and Masdidul Al AQzA will come back soon My Somalia national Television Ameee and amiiin soon

  • @wildaanabdirahmanofficial6682

    Qandhaba igama Horeyn Qiyaasti Caashaqaagee Qacdii aan kula kulamayba Qumaatiba lay wareen ❤ Old Is Gold ❤💯 24-08-2024 Wali wan dhageysanayaa 😊

  • @RamloAbdirsak
    @RamloAbdirsak Před 2 dny

    Wxan zo Boqday Hestan Anigu aad Umurugeysan Tariikhdu tahay 24/8/2024 Tariikhdu tahay 21:11 Habeen Axda so galayzo❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 3 dny

    Dadku say u faraxsan yihin baa mashaa allah ah!! Rabbi ha unaxariisto inta dhimatey

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 4 dny

    Wuu noqon waayey ,Xasan kaad sheegteen,😊,

  • @YacinAden-w2g
    @YacinAden-w2g Před 5 dny

    Vavec Les chevalles blanche

  • @SadaamSeerbiya-dr2hc

    20/8/2024 wali waan dhageysanayaa yurub🥺

  • @ImanFarah-d2y
    @ImanFarah-d2y Před 8 dny

    2025 yaa ila dhaagysanaya😮😅

  • @mohamedelmih9528
    @mohamedelmih9528 Před 8 dny

    Sawtu raxma 45 daqiiqo oo qaaliya ayaan kaligeed ku raaxaystay codkeeda anigoo mawjado kala duwan kolba mid igu tuuraysa❤. 18/08/2024 hargeisa sheikh madar iyo fadhi uu igu weheliyo saxiipkay muhyadiin.

  • @user-kk8rr5lc3n
    @user-kk8rr5lc3n Před 8 dny

    2024 karimkan Bariney somali haisracdo oo nabaad aan dhaman Alle hanasiYo

  • @SmilingIslandRetreat-cz3hn

    ❤❤8,2024.17.milxo.sanagi

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g Před 9 dny

    Xasan shiekh ka Sara meesha

    • @Urmy49
      @Urmy49 Před 6 dny

      😂😂😂 asaa loo qaaday waana kui ugu mudnaa why looga saaraa

  • @HaniTaakow
    @HaniTaakow Před 9 dny

    17/8/2024😢

  • @Nim670
    @Nim670 Před 10 dny

    Heestan aad ban ujeclahhy wxn dhegeysanaya galabnimo jimce ah 4:23 pm❤

  • @AliHassan-kx8ci
    @AliHassan-kx8ci Před 12 dny

    Nous ne reconnaissons qu'un seul ETAT de la Somalie

  • @hodanedebsan3709
    @hodanedebsan3709 Před 13 dny

    Dhararo socodan tirsha

  • @SheeqeyaadanMaxamedmuumincali

    Soomali❤❤❤❤❤❤

  • @mohancade8757
    @mohancade8757 Před 14 dny

    Still noloshe laga heesa 10sano ka hor weli ku jirnaaa😢😢

  • @DaadirArmySom
    @DaadirArmySom Před 16 dny

    Respekt President 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ciraaqixasan3983
    @ciraaqixasan3983 Před 16 dny

    10/8/2024

  • @mahadmumin7642
    @mahadmumin7642 Před 18 dny

    Waa hooyadiis was nacas eh

    • @Urmy49
      @Urmy49 Před 6 dny

      Hooyada miyaad fuusha

  • @adamomar7279
    @adamomar7279 Před 19 dny

    Anuu 24 bn daawnaa

  • @tawakal7450
    @tawakal7450 Před 20 dny

    2024 ayaan daawade bisha 8aad augosto alle dambigeena ha dhaafo ani iyo inta iga dambeysa dhageysan doonta asalaamu aleykum

  • @ahmeddirie8132
    @ahmeddirie8132 Před 21 dnem

    KKKKKkkkkk, hido iyo dhaqan miyaa sidani? Lol,

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 Před 21 dnem

    😢😢😢😢😢

  • @AlinkyApaaz-yw6dc
    @AlinkyApaaz-yw6dc Před 22 dny

    Meyd usujuude wakan😂😂

  • @maryanruunabass
    @maryanruunabass Před 25 dny

    2: 8: 2024😊

  • @jipreilnuh5292
    @jipreilnuh5292 Před 26 dny

    heestan waxan ku dhagaysanayaa turki abaaro 2 habeenimo waxan heestan u dhagaysanaya dareen aniga iii gooniya aadna hestan way ii gadhaysaa qalbiga

  • @AxmedRuush-c4h
    @AxmedRuush-c4h Před 26 dny

    2024.7.31❤😂

  • @amounabdirezak
    @amounabdirezak Před 28 dny

    Qoraxduna waxay so baxdaa Anoo qaadaa dhiigayay Naftaydan kugu qaracan Qaabkaan kugu sheegi laa Waaliba kugu qeexi laa🥺🤦‍♀️

  • @HaajiGuutaalle
    @HaajiGuutaalle Před měsícem

    Eedadey Ruqiya shiiq cali guutaalle illhy cimrigA hakuu dheereyO maxamed shareeco isnA illhY ha unaxariisTo Daawee nafteydoo daadihi qalbiga Dumar kaaga harayee❤❤😢 GoodTu wAa Mogadishu somalia Goor sheegTu waa 3:00 HalKa TaariqdU thy 23/7/2024 Hdaa iga danbeySo like Ta isii❤

  • @Ina.othman
    @Ina.othman Před měsícem

    *Jaceylka miyan miyan hagraday *Dareenka miyan miyan hagraday & *Miyan hibashada Qarsada & *Hantaqa miyan kasbaday & *Hawraarta markan cuskaday *Hadan gucashada Furfuray & *Hiyigu waxa U dhibsaday *Sawtan heesaha burqaday & *Ano nafta ku hibeeyay *Xiriirka hadii aan Gabay *Hamalaysan & *Hamalaysan inan ku nacay Wali wax maan jeclan xiriirna masamayn lkn heestan aad bay iitabatay said ban u jeclahay waana dhagaystaa inta badan codka iyo Miraha heestaba makala dhacan waqtigu waa 23/7/2024 00:44 habeenimo 🤍🥺

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 Před měsícem

    Heesaha qab dhaqmeed ka leh aad ayee dhiiiga u kiciyaan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem

    Hinda Jamicankii xagee bay geysey

  • @ALI-em3me
    @ALI-em3me Před měsícem

    wa so noogey us leen so heley kkkkkkkkkkkkk

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před měsícem

    Ya dhageysanaya wali heestan daren badan ayey habarsan tahay illahay ha unaxaaristo fananka 👓 👓muyaarada xidhan Marxun Mustafe Ahmed wuxu geriyodeey 14 May 2018🤲🏼😥 Hessta abwanki weyna ee somaliyed aya qooray abwan Mahamud isse sangub 🤲🏼😥illahay ha uu wada naxariisto dhamantod somaliyey Is jeceelada walalayaal qabil la isku dilo wax wanagsan maha from Djibouti 20/07/2024

  • @AliYare-pi5wt
    @AliYare-pi5wt Před měsícem

    SamsungA10s

  • @hassanfantastic4889
    @hassanfantastic4889 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 Před měsícem

    Music waxa tumay nin habar awal sacad muuse cambo cayn alle ha u naxariisto

  • @saynabmaxamedcali549
    @saynabmaxamedcali549 Před měsícem

    Qaabkan kugu zheegi laha😢😂

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 Před měsícem

    Alaha ha unaxariisto abwaan cabqari sangub muxuu umada dhankastaba kalahadlay

  • @user-ru3hp2is7f
    @user-ru3hp2is7f Před měsícem

    Hebel hebel ahaa ninka loo qaday Waa la gadhay xiligii ka bixinlahayen hadii ala yidhaa Somalia one nation🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohayaxyecade
    @mohayaxyecade Před měsícem

    2024 inta iga danbeyso nolol qurux badan wllayal🇸🇴🫶🏻

    • @Urmy49
      @Urmy49 Před měsícem

      Saacada iga so horysay wnku slmay

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před měsícem

    Tag tol malihidee dhaan dhaac dhaaniye kasocarar mashegi jireen

  • @Af-yd9fc
    @Af-yd9fc Před měsícem

    2024 ayan daawanye❤

  • @Af-yd9fc
    @Af-yd9fc Před měsícem

    2024 ayan daawanye❤

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 Před 2 měsíci

    2015_2024 Ayaamuhu wali may idkaaan 😢😢😢😢😢😢