SOMALILAND NATIONAL TELEVISION
SOMALILAND NATIONAL TELEVISION
  • 33
  • 59 752

Video

BARNAAMIJKA WARGEYSYADA IYO TODOBAADKA SLNTV BY JIRDE CALI SHOOMBE 9 1 2021
zhlédnutí 75Před 3 lety
BARNAAMIJKA WARGEYSYADA IYO TODOBAADKA SLNTV BY JIRDE CALI SHOOMBE 9 1 2021
Ururka Kaalmo Mujaahid Oo Guri Hanti Ah Ku Wareejiyay Muj:Cabdilaahi Shiine
zhlédnutí 1,2KPřed 3 lety
Ururka Kaalmo Mujaahid Oo Guri Hanti Ah Ku Wareejiyay Muj:Cabdilaahi Shiine
BARNAAMIJKA WARGEYSYADA IYO TODOBAADKA SLNTV BY JIRDE CALI SHOOMBE 26 12 2020
zhlédnutí 24Před 3 lety
BARNAAMIJKA WARGEYSYADA IYO TODOBAADKA SLNTV BY JIRDE CALI SHOOMBE 26 12 2020
Barnaamijka Waayaha Nolosha | Soo Saare: Sakariye Cabdi sulub
zhlédnutí 101Před 3 lety
Barnaamijka Waayaha Nolosha | Soo Saare: Sakariye Cabdi sulub
BAR MADHAAFAAN By Cabdiraxmaan Muxumed Cabdilaahi
zhlédnutí 28Před 3 lety
BAR MADHAAFAAN By Cabdiraxmaan Muxumed Cabdilaahi
Dood Cilmiyeed ku saabsan caqabadaha iyo Fursadaha waxbarasho ee Baraha Bulshada iyo tv,yada
zhlédnutí 43Před 4 lety
Dood Cilmiyeed ku saabsan caqabadaha iyo Fursadaha waxbarasho ee Baraha Bulshada iyo tv,yada
Warbixin Ku Saabsan Goob Dalxiiska Ku Haboon Oo Ku Taala Deegaanka Abaarso
zhlédnutí 47Před 4 lety
Warbixin Ku Saabsan Goob Dalxiiska Ku Haboon Oo Ku Taala Deegaanka Abaarso
Warka Tvga Qarank oo Dhan 28 6,2020 sax
zhlédnutí 54Před 4 lety
warka Tvga Qaranka
BARNAAMIJKA KOBCI 02 05 20
zhlédnutí 221Před 4 lety
BARNAAMIJKA KOBCI 02 05 20
BARNAAMIJKA GOOBJOOG 12 10 2019
zhlédnutí 18KPřed 4 lety
goobjoog
GOOB JOOG IYO CALI 05 10 19
zhlédnutí 15KPřed 4 lety
GOOB JOOG IYO CALI 05 10 19
XAYEYSIIS BAAHI KOOB
zhlédnutí 88Před 5 lety
XAYEYSIIS BAAHI KOOB
Barnaamijka Dhambaal Xamse
zhlédnutí 43Před 5 lety
Barnaamijka Dhambaal Xamse
Heesta:Madaxwayne Qaran Fanaanada Kawsar Lada
zhlédnutí 12KPřed 5 lety
Heesta:Madaxwayne Qaran Fanaanada Kawsar Lada
WARAYSIGA MAAYARKA DEGMADA CEERIGAABO
zhlédnutí 5KPřed 5 lety
WARAYSIGA MAAYARKA DEGMADA CEERIGAABO
XAYEYSIIS ROYAL PALACE HARGEYSA, 23 09 18
zhlédnutí 150Před 5 lety
XAYEYSIIS ROYAL PALACE HARGEYSA, 23 09 18
BARNAAMIJ CARABIYA OO KU SAABSAN BEERAHA
zhlédnutí 1KPřed 6 lety
BARNAAMIJ CARABIYA OO KU SAABSAN BEERAHA
CARWADA MASAARIDA
zhlédnutí 286Před 6 lety
CARWADA MASAARIDA
BARNAAMIJKA WARGEYSYADA IYO SLNTV 28 08 18
zhlédnutí 44Před 6 lety
BARNAAMIJKA WARGEYSYADA IYO SLNTV 28 08 18
SU'AALO KAFTAN IYO QOSOL AH OO DHEX MARAY WARIYE NIMCO SHIRDOON IYO FANAANADA SAMSAM SHARAF.
zhlédnutí 629Před 6 lety
SU'AALO KAFTAN IYO QOSOL AH OO DHEX MARAY WARIYE NIMCO SHIRDOON IYO FANAANADA SAMSAM SHARAF.
BARNAAMIJKA SALAAMAHA CIIDUL FIDRIGA EE CARRUURTA. JIRDE 16-06-18
zhlédnutí 50Před 6 lety
BARNAAMIJKA SALAAMAHA CIIDUL FIDRIGA EE CARRUURTA. JIRDE 16-06-18
BARNAAMIJKA SALAAMAHA CIIDUL FIDRI CISBITAALKA HARGEYSA. BY; MABRUUKA 16-06-18
zhlédnutí 36Před 6 lety
BARNAAMIJKA SALAAMAHA CIIDUL FIDRI CISBITAALKA HARGEYSA. BY; MABRUUKA 16-06-18
BARNAAMIJKA KOBCI GARAADKAAGA QAYBTII 6aad
zhlédnutí 408Před 6 lety
BARNAAMIJKA KOBCI GARAADKAAGA QAYBTII 6aad
BARNAAMIJKA KOBCI GARAADKAAGA 5
zhlédnutí 1,7KPřed 6 lety
BARNAAMIJKA KOBCI GARAADKAAGA 5
BARNAAMIJKA KOBCI GARAADKAAGA QAYBTII 3aad
zhlédnutí 302Před 6 lety
BARNAAMIJKA KOBCI GARAADKAAGA QAYBTII 3aad
BARNAAMIJKA KOBCI GARAADKAAGA
zhlédnutí 2,6KPřed 6 lety
BARNAAMIJKA KOBCI GARAADKAAGA
BAR NAAMIJKA DHAMBAAL EE SALAAMAHA SLNTV
zhlédnutí 10Před 6 lety
BAR NAAMIJKA DHAMBAAL EE SALAAMAHA SLNTV
مشروع اخراج مياه مؤسسة النخيل
zhlédnutí 78Před 6 lety
مشروع اخراج مياه مؤسسة النخيل

Komentáře

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast Před 14 dny

    Waxaan Rabaa inaan Support gareeyo ururkan, fadlan ilasoo wadaaga cidii contact ka haysa.

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir Před 3 měsíci

    Aad baan ubogaadinayaa hay adan k.mujahid talo ahaan waxaan odhan lahaa 2 meelaad kacaawiya mujahidiinta 4 meeloodna iska ilaaliya horay ayey dun usocone.

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 Před 10 měsíci

    Abwaanku muxuu wax usoo joogay

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 Před 10 měsíci

    Wuu halmaamay halmaan hadalka kumajiro❤

  • @Crisaq-nw6qh
    @Crisaq-nw6qh Před rokem

    Keehrimish

  • @kaboweyne8779
    @kaboweyne8779 Před rokem

    Subxaan #jabouti weligeed cadow bay ahayd #

  • @mustafeqiimeeqofkaagasilag1346

    Ninka kale ee uu sheegaayo mujaahid cali waxaa weeyaan Mujaahid xuseen cabdi wareer ●Huuro weerar●

  • @sharmaarkeali2392
    @sharmaarkeali2392 Před rokem

    Innaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

  • @fadumofarah2001
    @fadumofarah2001 Před 2 lety

    tolow ninku ma reer Xaadbaa markuu heere dhahay baan u maleeyey

    • @HardTalk1
      @HardTalk1 Před 9 měsíci

      Reer Baniin, waa sxbkay Maxamed Awcali.

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Před 2 lety

    Ninkani waa isku dhex darsamay

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před 2 lety

    Axankiiiii cune allllahu akber

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před 2 lety

    Waar maxaaa rag sooo jabeennnnnnn

  • @awoawil947
    @awoawil947 Před 2 lety

    Awooowo😓

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 2 lety

    Very interesting interview Alle ha barakeeyo

  • @AhmedAli-ic1xf
    @AhmedAli-ic1xf Před 2 lety

    Masha Allah

  • @skid-rs2eo
    @skid-rs2eo Před 3 lety

    Ceerigabo waligeed ba Dadkiiii ka talin jiraaa ka taliya kana talin doooona Noooolow Ismail haji Nur🦁

  • @mohamedabdifarah373
    @mohamedabdifarah373 Před 3 lety

    Muj abdilaahi shiine taliyahii ururkii sadex ee guutadii sayid cumar geesi buu ahaa sooma jeesta ah way mahad sanan yahiin haweenkeena ururka kaalmo mujaahid shukran

  • @salahkooreeye6350
    @salahkooreeye6350 Před 3 lety

    Wuxu u jeedaa 1944 inuu dhashay

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety

    Waa been laysugu sheekay nayo

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety

    Wuxuu leeyahay waxaan dhashay 1955. Hadana wuxuu leeyahay 1966 askari lay qoray qof 11 jir ahi ciidan ma noqon karaa beenaale iyo ka xataa waraysanayaa waa beenaale

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 Před 2 lety

      adigu hadhaagii faqashta tahay waa runtii mujahidka dhalin yartu iyagoo yaryar ayay halganka snm kubiirayeen

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 2 lety

      @@craxmaansoodaani652 cuqdad baa ku haysee ninku wuxuu kaala hadlay fahan 11.jir miyaa askari la qoray

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety

    Ee snadkee dee

  • @suugaanyahan2704
    @suugaanyahan2704 Před 3 lety

    Been badanaa ninku . SNM Ama isaaq waxa uu watay 2 diwladood Waa Djibouti iyo Somalia . Samaroona waxa u ahaa Dowladii Somalia. Markaa dowlada Djibouti waxay shacabka samaroon oon waxba galabsan u soo dhiibi jirtay SNM oo joogtay lowyacade waxaana sheegaya oo CZcams ku jira jidhif oo SNM ta lowyacade haysanaatey.taariikhda been lagama sheego haday dacar ka qadhaadhahay waayo waan jognay waqtigaa djibouti wixii dhacaayeyna Waa la ogaa oo Djibouti dhaxdeeda ayaa la isku dhax laynaayey. Laakiin ciise taageeradii isaaq u taageeray wuu ku qasaarey oo maanta dhulkoodii ma joogaan oo xeryo qaxooti ah ayay Cali Cade oo Djibouti ah dhax joogaan SNM na waxba umay qaban . Sheekadii buuni Axmed kiina Dir ayay ku soo dhamaatay . Laakiin Samaroon Dowladii Somalia wuu ka faaiiday gobolka Awdal ayuu ku helay . Dhulkiisana maxad case wuu isku fidiyey from lowyacade to gabiley to qabriga fijaanka oo hargaysa 10 daqiiqa u jirta . Somaliland na xilalka ugu waawayn Ayuu ka qabtaa sida madaxwaynihii ugu mudada dheeraa iyo madaxwayne ku xigeen aan dhicin. Iyo Caasimadii labaad ee Somaliland . Iyo Somalia oon xilalka u waawayn ka qabano. Gobanimadu Waa geed ku baxa dhiiga geesiga,e Markaa idaacada gan beenta sheegaya run inuu sheego aakhiradiisa u tudhaa fiican Waa aakhrul cumriye

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 Před 3 lety

    *FAQASH DAGAAL FARAHA LAGAGA GUBTAY AYAA LAGU JABIYAY*

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 Před 3 lety

    sayiduna nabiuna muxammad s n m

  • @mohamouddguuleed1359
    @mohamouddguuleed1359 Před 4 lety

    Anti aircraft waa ciidanka difaaca cirka ee ma aha ciidanka cirka.

  • @subeeromer7639
    @subeeromer7639 Před 4 lety

    Great job SONYO Umbrella

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 Před 4 lety

    Taariikhdu maduugawdo xagay uyaaceen ilayn maylahayn dhulke ilahY ayaa yaab ukeenay faqash viiva SNM marhadaan kanoolahay

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 Před 4 lety

    Aderoo jabuti iyo somalikushega konfured wuxuba waa cadowugaa rer somaliland jabuuti way dhibijireen tasii wa hubaal shacabka rer somaliland melbaay kuqorantahay

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 Před 4 lety

    Sheeko gaaban

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 Před 4 lety

    Allaylehe bagaad faqashtii jabisey geesi geesi dhalay!!!!

  • @ahmedawil4593
    @ahmedawil4593 Před 4 lety

    Way maalintii la dilay almsey

  • @ahmedawil4593
    @ahmedawil4593 Před 4 lety

    Goob joog baan ahaa walaahi wadhan malintaa waxaan ahaa 12 jir waa xaqiiq taariihdani

  • @Between-earth-and-sky

    Walee magaca wuu istaahilaa. Wax nool iga dheh

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 Před 4 lety

    JAALLE...WERIYE... MUJ:...ALI HAKU KHASBIN ARAGTIDAADA.. DJIBOUTI WAA WALAALAHAYO ILAA DHAMAADKA NOLOSHA ADUUNKA... GUUL...SOMALILAND AND DJIBOUTI...

  • @ayaanleduraan6801
    @ayaanleduraan6801 Před 5 lety

    Qabil kagubta kulahaaa 😁😁😁sacad Muuse maxuu mamulka s.land uga wada dhigay haddu qabiil kadheryahy

  • @barkhadsakaaro225
    @barkhadsakaaro225 Před 5 lety

    msha allh waa figrad wcn

  • @kaabafarah6480
    @kaabafarah6480 Před 5 lety

    Walee maayarku Waa gob alle ha daayee ceerigaabo Markuu xilka ka tago Waa tebi doontaa

  • @ahmethali6990
    @ahmethali6990 Před 5 lety

    muuse halyay wuu uqalmaa intaa iyo wax ka badanba masha allah madaxweyneheena allow no dhawr

  • @gaasiraguuled2497
    @gaasiraguuled2497 Před 5 lety

    Maasha Allah fanaanad qaran kawsar Allah ha Ku dhowro

  • @hodansawahili3129
    @hodansawahili3129 Před 5 lety

    Kawsar sxb horey usoco

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 Před 5 lety

    Waaaw ...ka oohi cadawga

  • @amalzharaf8792
    @amalzharaf8792 Před 5 lety

    MnZhlah meya zomalilndarkii nloda waligiin

  • @qadancrahman7613
    @qadancrahman7613 Před 5 lety

    hhhhhhh tan way lugooyeen

  • @cabdihajioofficial2251

    sideen barnamijkan usoo gali kara

  • @kS-ly3pl
    @kS-ly3pl Před 5 lety

    👏👏👏😍

  • @abdirizakmahamoud3485

    meeshu waa meel habsaantay oo aan horu mar lahayn oo dhimatay ilaa1989 guri cusub lagama dhisin odayganina waa lahadhay gobolada soomaaliland tan ugu hoosaysa weeye meesha Somaliland ugu biya badan weeye foostada biyaha ahna waxa laga siiyaa 2$halka somaliland inteeda kale laga siiyo foosada biyaha ah 1200shili Somaliland sidaana odaygaasaa ugalay markaa meeshaasi Sheeka male

  • @khadramumin175
    @khadramumin175 Před 5 lety

    Odeygan waa khabiib double face ah o.o qabyaaladii dhishootay. Waxa horumar ma leh waa fking.meel at la has been man who kuwa kale o.o ka mid ah nabada Caare isaga aaday waa faqash kalkaaliye.

  • @cabdisamadmahdicabdiraxman8623

    Tolow ma handicap baa qofta afka sey leedey

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 5 lety

      mayee ada a futada ku qaloocdaa caay caay baa leh mida kale qofka illahey afka qaloocshey ma ceeb baa adiga yaanu lugahaga iyo madaxga a isku dul xidhin illahey illahey waaydiiso istaakhfurlaa

    • @zamzamarabture8930
      @zamzamarabture8930 Před rokem

      😂😂😂

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před 5 lety

    Magaaladaydii 10 sano ayaan ka maqnahay ilaahow caafimaad igu gee jecliyaa ceerigaabo waan ku dhashay , ku koray wax ku bartay ilaahow nabad igu gee adero ismail haaji nuur allow ku xafid 🥰🥰🥰

  • @hanaasharaf3427
    @hanaasharaf3427 Před 5 lety

    naa naka amus offf