SKY Cable TV
SKY Cable TV
  • 2 122
  • 3 981 311
Madaxweynaha Somaliland oo si balaadhan loogu soo dhoweeyey Degaanada.......?
#SKY_CABLE_TV
Madaxweynaha Somaliland oo si balaadhan loogu soo dhoweeyey Degaanada Kalshiikh,kalmac yufle ,Ceel dhaadhaable iyo Degmada Ceerigabo
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : Https:// skycabletv.tv
CZcams : Https://czcams.com/channels/dqlpnl6lzmnlnyfuzudrbw.htmlfeatured
#Skycabletv #Skycablesports
zhlédnutí: 207

Video

Tijaabada Rasmiga ah ee Nidaamka Doorashooyinka IRIS BVVS ee Gobalka Awdal..
zhlédnutí 99Před 5 hodinami
#SKY_CABLE_TV Tijaabada Rasmiga ah ee Nidaamka Doorashooyinka IRIS BVVS ee Gobalka Awdal.. Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Taloga...
Tijaabada Rasmiga ah ee Nidaamka Doorashooyinka IRIS BVVS oo laga fuliyey Gobalka Togdheer.
zhlédnutí 27Před 5 hodinami
#SKY_CABLE_TV Tijaabada Rasmiga ah ee Nidaamka Doorashooyinka IRIS BVVS ee Gobalka Togdheer. Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talo...
''Jawigu jacayl badan ayuu dhaliyey...''Dadweynaha Hargeysa.
zhlédnutí 518Před 7 hodinami
#SKY_CABLE_TV Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda. Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :- Facebook...
Muuqaalada guud safarka Madaxweynaha ee Ceerigaabo.
zhlédnutí 726Před 8 hodinami
#SKY_CABLE_TV Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda. Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :- Facebook...
Madaxweynaha oo Meeqam sare loogu soo dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag.
zhlédnutí 775Před 9 hodinami
#SKY_CABLE_TV Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda. Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :- Facebook...
Soo dhawaynta Ceerigaabo
zhlédnutí 534Před 10 hodinami
#SKY_CABLE_TV Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda. Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :- Facebook...
Madaxweynaha Somalilalnd iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyey
zhlédnutí 277Před 2 hodinami
#SKY_CABLE_TV Madaxweynaha Somalilalnd iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyey degaanada War idaad,Gar adag, Fadhigaab iyo Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag. Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseey...
Muqaalada guud ee Soo dhawaynta Gar-adag
zhlédnutí 304Před 2 hodinami
#SKY_CABLE_TV Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda. Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :- Facebook...
Dawladda Itoobiya oo hadalkii Xasan Sheekh ku tilmaantay wax lala yaabo!
zhlédnutí 1,3KPřed 2 hodinami
#SKY_CABLE_TV Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda. Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :- Facebook...
" Wadada 150-ka Markaan marayaay jaran jaro inaan marayo ayaad mooday " Guddoomiye Faysal Cali
zhlédnutí 6KPřed 2 hodinami
#SKY_CABLE_TV Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda. Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :- Facebook...
Shil gaadhi oo Hargeysa ka dhacay
zhlédnutí 1,7KPřed 2 hodinami
#SKY_CABLE_TV Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda. Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :- Facebook...
Suldaanka Guud ee Sacad Muuse Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo Hambalyeeyay
zhlédnutí 667Před 4 hodinami
#SKY_CABLE_TV Suldaanka Sacad Muuse Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaas...
" Ninkii dagaal u xiisa qaba waan ka dharginaynaa" Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
zhlédnutí 1,1KPřed 4 hodinami
" Ninkii dagaal u xiisa qaba waan ka dharginaynaa" Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Dr Gumar iyo Caafimaadka Caruurta
zhlédnutí 34Před 4 hodinami
Dr Gumar iyo Caafimaadka Caruurta
Xildhibaan la anshax mariyey.
zhlédnutí 436Před 4 hodinami
Xildhibaan la anshax mariyey.
Madaxweyne Biixi oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay degmada Qorilugud.
zhlédnutí 441Před 4 hodinami
Madaxweyne Biixi oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay degmada Qorilugud.
Caleemo saarka Caaqilka Beesha Bahgobo oo Hargeysa ka dhacday
zhlédnutí 910Před 4 hodinami
Caleemo saarka Caaqilka Beesha Bahgobo oo Hargeysa ka dhacday
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Degmadda QURULUGUD
zhlédnutí 375Před 4 hodinami
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Degmadda QURULUGUD
Xildhibaan Cabdikariin Cismaan Axmed ayaa raaligalin bixiyay
zhlédnutí 315Před 4 hodinami
Xildhibaan Cabdikariin Cismaan Axmed ayaa raaligalin bixiyay
Iskuul loo dhisayo dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
zhlédnutí 94Před 4 hodinami
Iskuul loo dhisayo dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
Qorilugud waa magaalo dadkeedu Difaaca Dalka iyo Dawladnimada safka hore kaga jira.
zhlédnutí 2KPřed 4 hodinami
Qorilugud waa magaalo dadkeedu Difaaca Dalka iyo Dawladnimada safka hore kaga jira.
Gurigii ugu weynaa oo lagu wareejiyay Xisbiga Waddani.
zhlédnutí 1,6KPřed 4 hodinami
Gurigii ugu weynaa oo lagu wareejiyay Xisbiga Waddani.
"Reeraha Waxaan leeyahay hanoola imanina Cuqaasha....Gudoomiye Tiinbaro
zhlédnutí 615Před 4 hodinami
"Reeraha Waxaan leeyahay hanoola imanina Cuqaasha....Gudoomiye Tiinbaro
"Koofiyad baclayaashu fadhiga haka kacaan....."Cumar Boobe
zhlédnutí 937Před 4 hodinami
"Koofiyad baclayaashu fadhiga haka kacaan....."Cumar Boobe
Muhiimada nadaafaddu ku leedahay Islaamka dhexdiisaSheekh Salaaxudiin.
zhlédnutí 71Před 4 hodinami
Muhiimada nadaafaddu ku leedahay Islaamka dhexdiisaSheekh Salaaxudiin.
Hay'adda UNICEF Iyo Ururka SOLJA oo kulan ka yeeshay Arimaha Caafimadka..
zhlédnutí 135Před 7 hodinami
Hay'adda UNICEF Iyo Ururka SOLJA oo kulan ka yeeshay Arimaha Caafimadka..
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo War soo saaray
zhlédnutí 2KPřed 7 hodinami
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo War soo saaray
"Aad ayaan ugu farax sanahay in madaxweynihii Qaranku noo imaado...."Taliyaha Ciidanka Qaranka
zhlédnutí 346Před 7 hodinami
"Aad ayaan ugu farax sanahay in madaxweynihii Qaranku noo imaado...."Taliyaha Ciidanka Qaranka
Qodobo laga soo saaray Shirka cuqaasha beesha Cabdalla Siciid oo Hargeysa ka Dhacey.
zhlédnutí 380Před 7 hodinami
Qodobo laga soo saaray Shirka cuqaasha beesha Cabdalla Siciid oo Hargeysa ka Dhacey.

Komentáře

  • @Nezzreen3
    @Nezzreen3 Před hodinou

    Ma dhaxantii dhacaysay iyo jacaylkiibay kala garan waayeen😂😂

  • @KhadarAhmed-n3l
    @KhadarAhmed-n3l Před 2 hodinami

    Halka Umada kale Xiliyada Roobka wax beeris ku hawlan yihiin somalida iyagu Qooqbay ka fekeraan😅 Cajiib wlhi

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 Před 5 hodinami

    Qadka ayaad u doodaysaa in ay dumarku guursadaan raga cuna waad qaldantahay

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 Před 7 hodinami

    Khaainul waddan

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 7 hodinami

    Somaliland waa halka dagaanada shanta somliyeed ,dawlad ay shacabku doorteen oo dhisteen ,oo ilaashanayaan ka jirto ,waxa fiican waa la hambalyeeyaa waana loo duceeyaa ,waxay go,aansadeen in ay ka xumaadaan oo xiqdi iyo xasad ,xajiimayn la daba joogsadaan ,waxay hadh iyo habeen ku mashquulsan yihiin aduun badana ku bixiyeen in ay somaliland dadkeeda iyo dawladnimadeeda isugu khuukhin lahaayeen ,Cadowgu geed kasta uu ku soo gabado waxa gooya shacabka oo aan khaldi karin ,ninkii wakhti iyo aduun ku bixiyay doorashada ayaad ka faaiidaysan oo been laguu sheegay wax ku qaado somaliland iyo shabacku fariinta ay kuu soo dirayaan ,

  • @HamseApdirahman-ur2zk
    @HamseApdirahman-ur2zk Před 7 hodinami

    Masha Allah ceerigaabo❤

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před 8 hodinami

    Allaahu akbar ceerigaabo

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 Před 8 hodinami

    MEEDEY GARAAD INA DARAWAL MAGAALADAYADA AYAADRABTEY INAAD SHEEGATO CAAAAC MUUSE BIIXI NOOLOW VIVA SOOMAALILAND GUUL

    • @AliHassanAli-xr6sq
      @AliHassanAli-xr6sq Před 8 hodinami

      Huwantaa gudahaa ee xirsii koow ka yahay iska jiraa yaan cadowgaa laydiin hosaasiin

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 9 hodinami

    SKY cable TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo Před 9 hodinami

    Masha Allah guul iyo gobonimo rerr ceerigabo❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 9 hodinami

    Muuse Bixi cabdi waa cadow jabiye ❤❤❤

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 9 hodinami

    ❤❤❤❤

  • @bashkahajjiinaahmedsunbul3262

    War hala shaqeysto ragow waxa intad maqashan hakufashilmina gurka😂

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 Před 11 hodinami

    Midhadhkii harti ee ceerigaabo deganaa meeye

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i Před 11 hodinami

    Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i Před 11 hodinami

    AFKIIBAA JUUQDA GABAY❤❤❤❤❤AFKIIBAA JUUQDA GABAY❤❤❤❤❤AFKIIBAA JUUQDA GABAY❤❤❤❤❤ AFKIIBAA JUUQDA GABAY❤❤❤❤❤

  • @AsliAbdulahi-o8e
    @AsliAbdulahi-o8e Před 14 hodinami

    Ilahey ha unaxarito lkn waxaa imuqata adeer baa waxuu aha adeer qali ah😢

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 Před 16 hodinami

    Kan ma reer aawdal miyaa waa nin la hysto

  • @advyser
    @advyser Před 22 hodinami

    Dooraashada waxaas baa lagu galaa Waxqabad la balan qaado iyo dhaliil ku salaysan wax qabad la'aan Ilbaxnimadu was taas Maaha sida badwdada wadani moodayaan ee cay, aflaagado iyo qaran dumis

  • @Janagale10
    @Janagale10 Před dnem

    Degaano aanu waxba gashanin oo aanu 7da sano waxba u qabanin ayuu indhaha soo mariyey

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 Před dnem

    Masar dhegahanagaraacdo Ethopia iyo wixiisooraaca

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 Před dnem

    Somalia iyo Somali land midna waligey ma arag oo waxaan ahay Kenyan lkn waxaan ookale wax uu qof somali ah la soo meel istaaga ma aha. Anigoo gaal ku dhex dhashay igama suurtowda in aan gaal barbar dhigo dadkeyga. SubxanAllah this is ridiculous wlh

  • @mustaphadjama6231
    @mustaphadjama6231 Před dnem

    Mooge inta u wadoyinka yar yar u ku meraysanayo 150ka ya shaqo uga bahan

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 Před dnem

    mooge ayuu caayayaa muusana wuu ammaanayaa! khaniis

  • @Umo580
    @Umo580 Před dnem

    Foosto faaruqah kalkaah kawiiq lee😂😂😂

  • @rooplemaane574
    @rooplemaane574 Před dnem

    Dinteenu wxy tidhi gabadha guryahooga ha uka ekaadan. Wxn usheegayo o dhan wa dhaqan gaaleed we disagree the idea of women going out and participating things like this

  • @kedirindhoyare2044

    Niyow adiga miyad dhaftiid meesha

  • @MohamoudAbdi-cz2dz

    Bulshooy u codeeya faysal.cali waraabe Madax weynaha mustaqbalka ee Cadaalad ku maamuleya wadanka ee

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před dnem

    Kaniwaafaaruq.nooc.aliyaale..nooc.uuleeyahay.majiro.waarkan.garxajiskaaga.islaraac.

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 Před dnem

    Mooge waa qabyaaladiiste

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před dnem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂funny

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 Před dnem

    100 wado u sameeyey xata tii garoonka lam sameeyan mooge sacadmuuse meeshey dangan yihiin sidii u dhisay u muu dhisin meelaha kale markuu soo bandhigey sanadka wuxu qabtey waxey wad noqdeen daanta sacadmuuse iyo madaxtooyada iyo shacabka meelah ayuu dhisey xat wuxu u sameyey meelo biyihu maraan haduu intaa reerkiisa u sameyn laah maanta geesi buu ahaan lah laakin dadkku maanta u eexdeynay waa kuwaa caayay mayar waa abaalka maxaad ka heshey

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před dnem

    mashallah

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 Před dnem

    Waar SUBEER awal QOOMIYAD maah . Wuu naxsantay kan doc weerka ah

  • @husseinibrahim-y8h

    Faysalow,nin ansaamayn lahayn wakhtigan sacabloomatumo.

  • @husseinibrahim-y8h

    Faysal,doqonow mamantaad mucaarid iskadhigaysaa malxiiskii muusejuudaan ee isdeeyow.

  • @sayahmuhumedhassan6019

    Adeeroow Ciidanka ha Qaldin maxaa biistii Horaan Meel u La'anahay e kuwana hanoogu soo darin Bilaacaleyka

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub

    Hadaldi ciyaal suuqa baryhanba daroodku u so dhiibyay fiqi iyo gur gurti ku qabso ku qadi maysid iyo khtumo iyo deeganka somalida itopiya ku hanjab wan so jaraya dhaha itopiya somaliland aan ku cabsi galini waxsi mas uulin ku sheegyan ciyaal suuqa konfur joga

  • @user-dd8bv5tk2c
    @user-dd8bv5tk2c Před dnem

    Manshala Manshala ilxumi idinma aragto cadwgin jaban

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq Před dnem

    Waar xitaa kuwii lacagta la diyaarkq ahaa in 150 ka la dhiso wuu u diiday maayer na ma jiro maayer xafadeed weeyi

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq Před dnem

    Waa runtii ina mooge ku meerayso dheh xaafadaada iyo daantaada halkana qudbad bilaa manfaca ugu qudbadee intu jpogay dowlada hoose midh kama qaban daantan waana ogaan iyo badheedh wana halkuu codka badan ka helau balse lays baray fake mayer

  • @xamsexayd2851
    @xamsexayd2851 Před dnem

    Good

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq Před dnem

    Waa runtii ina mooge ku meerayso dheh xaafadaada iyo daantaada halkana qudbad bilaa manfaca ugu qudbadee intu jpogay dowlada hoose midh kama qaban daantan waana ogaan iyo badheedh wana halkuu codka badan ka helau balse lays baray fake mayer

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 Před dnem

    Tuuga Mayer Mooge wadada 150 eedeedi ayaa laku kufsaday

    • @mustaphadjama6231
      @mustaphadjama6231 Před dnem

      Ninkaasi in u comedian ahado oo dadka emotional ahan uga fa’idaysto moye nafkale male

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk Před dnem

      M.mooge tuug maaha ninka tuuga ah waala garanayaa ee sagaal sano dhiiga umada jaqayey waa soltelco idinnma muuqdo miyaa

  • @HamseApdirahman-ur2zk

    Masha allah ❤

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy Před dnem

    Zer0😂

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    u sheeg gudomiye kan YAREE INA MOOGE EE MAAYORKA SHEEGANA EE FACEBOOKA KU MASHQUULSAN.

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk Před dnem

      Ina mooge imisuu sano ayuu joogaa kii sagaalka sano jogey ee weliba cashuurta badan helayey muxuu u dhisi waayey kambeyn ayuu ku galey lacagtii umada waa soltelco allah ayaa xisaabin doonaa

  • @SuadMohamud-qn5qy
    @SuadMohamud-qn5qy Před dnem

    Madaxweynaha mustaqbalka Faysal cali

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman Před dnem

    Hero

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed Před dnem

    Faysal faaruq munaafaq