Coday Media
Coday Media
  • 418
  • 133 466

Video

Maxamuud Xaashi Oo Ka Nixiyey Dad Uu Ku Sheegay Inay Dayoobeen,kaah Iyo Wadanina Aanay Isku Biirayn
zhlédnutí 160Před 9 hodinami
Maxamuud Xaashi Oo Ka Nixiyey Dad Uu Ku Sheegay Inay Dayoobeen,kaah Iyo Wadanina Aanay Isku Biirayn
Wadadi La Marinyo Dadka Geeryooda Oo Laga Dayrinayo Dadka Noolna Loo Sheegayo Wadada Bari Meydkooda
zhlédnutí 101Před 9 hodinami
Wadadi La Marinyo Dadka Geeryooda Oo Laga Dayrinayo Dadka Noolna Loo Sheegayo Wadada Bari Meydkooda
Dj Subeer Oo Xanaaq Dartii Afaka Furtay"Anigu Shaydaanak Ma Caabudo
zhlédnutí 237Před 10 hodinami
Dj Subeer Oo Xanaaq Dartii Afaka Furtay"Anigu Shaydaanak Ma Caabudo
Gudimiye Xinif Khiyamada Uu Shegay In Heshiiska Kaah & Wadani Uu Ku Jiro,xirsi Iyo Xaashi Waa Kee
zhlédnutí 119Před 11 hodinami
Gudimiye Xinif Khiyamada Uu Sheegay In Heshiiska Kaah Iyo Wadani Uu Ku Jiro,xirsi Iyo Xaashi Waa Kee
Naag La Xidhay Way Xanaaqda,Caruuri Markay Isku Kaa Dido"Xikmada Isku Filan,Daahe Gaas Baa Ka Yaabay
zhlédnutí 232Před 2 hodinami
Naag La Xidhay Way Xanaaqda,Caruuri Markay Isku Kaa Dido"Xikmada Isku Filan,Daahe Gaas Baa Ka Yaabay Maxaad Ka Fahantay Fariintan
Xogta Kulanka Madaxweyne Biixi Iyo Beelaha Habar-Carfaan Ee Gobolka Awdal
zhlédnutí 217Před 2 hodinami
Xogta Kulanka Madaxweyne Biixi Iyo Beelaha Habar-Carfaan Ee Gobolka Awdal
Kumanaan Qof Oo Ka Gadodsan Dilka Ismacil Hania Ayaa Isugu Sobaxay Halkii Lagu Dilay Ee Dalka Iiran
zhlédnutí 46Před 2 hodinami
Kumanaan Qof Oo Ka Gadodsan Dilka Ismacil Hania Ayaa Isugu Sobaxay Halkii Lagu Dilay Ee Dalka Iiran
Ictiraafkii Somaliland Oo War Aad U Culus Laga Soo Saaray
zhlédnutí 144Před 2 hodinami
Ictiraafkii Somaliland Oo War Aad U Culus Laga Soo Saaray
Somalia Oo Si Adag Uga Hadashay Dilka Ismaaciil Haniya Iyo Xaaladda Gaza
zhlédnutí 7Před 2 hodinami
Somalia Oo Si Adag Uga Hadashay Dilka Ismaaciil Haniya Iyo Xaaladda Gaza
Qaramada Midoobay Oo Shir Deg Dega Ka Yeeshay Dilka Ismaacil Hania Iyo Xaalada Bariga Dhexe
zhlédnutí 13Před 2 hodinami
Qaramada Midoobay Oo Shir Deg Dega Ka Yeeshay Dilka Ismaacil Hania Iyo Xaalada Bariga Dhexe
Xinifow Habar Jeclo Kulmiye Maha,cid Abaal Ku Lehna Ma Jirto,adiguna Cirro Ha La Colloobin Wuu Ku
zhlédnutí 89Před 2 hodinami
Xinifow Habar Jeclo Kulmiye Maha,cid Abaal Ku Lehna Ma Jirto,adiguna Cirro Ha La Colloobin Wuu Ku
Waa Xafladihii Lagu Mirqaami Jiray,maxamed Kaahina Waxaan "Xoghaye Khadar
zhlédnutí 116Před 2 hodinami
Waa Xafladihii Lagu Mirqaami Jiray,maxamed Kaahina Waxaan "Xoghaye Khadar
Xasan Shahar,Xinif Iyo Buuni,sadex Xasan Ayaa Kulmiye Ku Hadhay"Qaar Kamida Dhaqanka Garxajis
zhlédnutí 213Před 2 hodinami
Xasan Shahar,Xinif Iyo Buuni,sadex Xasan Ayaa Kulmiye Ku Hadhay"Qaar Kamida Dhaqanka Garxajis
Meel Walba Rag Baa Hor Fadhiya"Dooddii Warbaahinta
zhlédnutí 11Před 4 hodinami
Meel Walba Rag Baa Hor Fadhiya"Dooddii Warbaahinta
Habarjeclo doorasho Gali Mayso Isagoo faysal Cabdi Bootaan Cadow Gacanta Ugu Jiro Dagaal Hala galo
zhlédnutí 348Před 4 hodinami
Habarjeclo doorasho Gali Mayso Isagoo faysal Cabdi Bootaan Cadow Gacanta Ugu Jiro Dagaal Hala galo
"Waxa Aad Igu Shegaysan Isir Iyo Dhaqan Uma Lihi" Suldaan Seera Oo Iska Fogeeyey Shaydanka Lacaabudo
zhlédnutí 118Před 4 hodinami
"Waxa Aad Igu Shegaysan Isir Iyo Dhaqan Uma Lihi" Suldaan Seera Oo Iska Fogeeyey Shaydanka Lacaabudo
Digniintii Ugu Cuslayd Oo La Duldhigay Ree Burco
zhlédnutí 4Před 4 hodinami
Digniintii Ugu Cuslayd Oo La Duldhigay Ree Burco
Anigu Ninkaa Magiciisa Ma Aqane"Xogahye Nagiib Oo Bahdilay Raysakl-Wasaraha Somaliya
zhlédnutí 94Před 4 hodinami
Anigu Ninkaa Magiciisa Ma Aqane"Xogahye Nagiib Oo Bahdilay Raysakl-Wasaraha Somaliya
Maanta Habar-jeclo Iyadaa Xisbiga Kulmiye Dadka Ku Soo Dhawaynaysa"Maayir Hore Soltelco
zhlédnutí 94Před 4 hodinami
Maanta Habar-jeclo Iyadaa Xisbiga Kulmiye Dadka Ku Soo Dhawaynaysa"Maayir Hore Soltelco
Waar Meesha Naaryahanadii Ayaa Iskugu Yimiwadani Waxan Ku Qulqulaya"Wasiir Gafaadhi
zhlédnutí 66Před 4 hodinami
Waar Meesha Naaryahanadii Ayaa Iskugu Yimiwadani Waxan Ku Qulqulaya"Wasiir Gafaadhi
Garxajisow Waxa La Inagu Xantaa Dhashaan Waad U Darantihin,ina Cigaalna Waynu Xiijinay"W Sulub
zhlédnutí 79Před 4 hodinami
Garxajisow Waxa La Inagu Xantaa Dhashaan Waad U Darantihin,ina Cigaalna Waynu Xiijinay"W Sulub
Qof Baan Modayo Dhabtaydu Warabuhu Kala Booday Ilmahyga"Hooyo Dagal Dheer Ka Dib Ilmaheda Ka Riday
zhlédnutí 175Před 4 hodinami
Qof Baan Modayo Dhabtaydu Warabuhu Kala Booday Ilmahyga"Hooyo Dagal Dheer Ka Dib Ilmaheda Ka Riday
Gudoomiyaha xisbiga wadani oo siwayn loogusoo dhaweeyay Berbera
zhlédnutí 19Před 7 hodinami
Gudoomiyaha xisbiga wadani oo siwayn loogusoo dhaweeyay Berbera
Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Hilaac Waa Aniga, Pro Samatar na Ciyaar ayuu Ku jiraa Gudomiye Abubar
zhlédnutí 143Před 7 hodinami
Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Hilaac Waa Aniga, Pro Samatar na Ciyaar ayuu Ku jiraa Gudomiye Abubar
Daladihii Iyo Ururadii Ugu Badnaa Oo Iska Xadiriyey Xisbiga Kulmiye Iyo Masuliyin Qabiley
zhlédnutí 105Před 7 hodinami
Daladihii Iyo Ururadii Ugu Badnaa Oo Iska Xadiriyey Xisbiga Kulmiye Iyo Masuliyin Qabiley
Meshu Suldanku Maro Ayaa La Maraya,ninki Baqayow"Reer Axmed Cabdale Oo Booqday Suldanka Subeer Awal
zhlédnutí 136Před 7 hodinami
Meshu Suldanku Maro Ayaa La Maraya,ninki Baqayow"Reer Axmed Cabdale Oo Booqday Suldanka Subeer Awal
Yurub Geenyo Oo Sheegtay Inay Ka bixi Doonto Fanka Sir Badana Ka Shiftay
zhlédnutí 108Před 7 hodinami
Yurub Geenyo Oo Sheegtay Inay Ka bixi Doonto Fanka Sir Badana Ka Shiftay
Ala Yaa Igeeya Meeshay Xirsi, Ciro Iyo Ina Xaashi Jogaan,hangool Kaasan La Dhicilahaa,waa "Mu Biid
zhlédnutí 315Před 12 hodinami
Ala Yaa Igeeya Meeshay Xirsi, Ciro Iyo Ina Xaashi Jogaan,hangool Kaasan La Dhicilahaa,waa "Mu Biid
Khayreyow Hadaad Adigu Kaligaa Xildhiban Is Mooday,maad Barane Waa La Shybi Jiray"Xil Ku Cadeeye
zhlédnutí 117Před 12 hodinami
Khayreyow Hadaad Adigu Kaligaa Xildhiban Is Mooday,maad Barane Waa La Shybi Jiray"Xil Ku Cadeeye

Komentáře

  • @user-bz6uj4yj9c
    @user-bz6uj4yj9c Před 8 hodinami

    MANFAC AAN LA CUNINBAA JIROO MAWDKA KUU SIDEE WAXBA HAWSOO MICIYO LISAN QARANKAN MARKII HORUU KU EEDAYE

  • @user-bz6uj4yj9c
    @user-bz6uj4yj9c Před 8 hodinami

    MAXAMUUD XAASHIYOOW. MA WAXAAD KU MANO SHAAGAN DOONTAA MAHADHOOYINKAAGII MADAAR IIBINTII HAWO IIBINTII XUNBOWAYNE IIBINTII IYO TUUGNIMADII AAD KU TAGRI FASHAY XOOLIHII UMADA OOD WALIBA DOONAYSAA INAAD KUSOO NOQOTO (WLAHI TAADAA MAANBARI IYO MAAN BILAALA ) WAXBA HAWSOO MICIYO LISAN MARDANBE

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 Před dnem

    WAR. WAY. WAALAYAN. REER. AWDAL. WAXAAS. WAY. KA. ILBAXEEN QAWDA. MAQASHII......

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 Před 2 dny

    waxaa dadka reer shiikh haysa walaalyaal waa malaha arragti dheer maxaa soo socda maxaa dhici kara ma gaari karaan adeer markii dagaalku ka socdey laascaanood maxaad la hadli weydey rag baad doonateen oo guryohooddii iyo caruurtoodii mad fadfac la dul tagteen oo hadda leedahay ragayagii baa xidhan ragaasi dad bey rarruurtoodii waayeelkoodii guryohoodii intaba cagta mariyeen waana lagula xisaabtamayaa runtii cabaadka jooji

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před 2 dny

    Qadar waxay fulinaysaa heshiis qarsoon oo Carabi gaadhey oo ah in laga hortago soo saaridda shidaalka iyo gaas ta Somalilaand laga sahmiyey, si aan badweyntaa tamareed aanay u qarqin suuqa tamarta ee Caalamka oo aan shidaalka Carabtu u jabin. Islaannimo meeshan ma taalo ! Carabi waxay doonaysaa doonyo dahab ah iyo baabuur dahab ah in ay badaha iyo wadooyinka ku maraan, Somaali na sabool weligood iyaka u shaqataga ama dawersada oo ay bahdalaan ay noqdaan !!!

  • @ayanabdi2824
    @ayanabdi2824 Před 2 dny

    Waxaan ka codsanaya mayir ka Mangalada inukagadho shacakas😊

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v Před 2 dny

    BISONKA XAFADU HADAY WARAABE LEDAHAY DHINTA AY GABADHU SHEEGAYSO DUWLADA HOOSE MAXA U JARI WAAYEDEY WAAY DHIR ISKU BAXADAY XAWAYAANKA WAX CUNA AYAA KU SOO GABANAYA. MANSHA ALLAH WAA HOOYO GEESIYADA ILAAHAY U GARGAARAY.

  • @nashou22
    @nashou22 Před 3 dny

    Fanaaniintu cashuur ma bixiso miyaa??yaab. Yaa bixiya? Masaakiinta bacadka fadhiya

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 Před 3 dny

    🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 Před 3 dny

    Vivi wadani🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡

  • @intizarmohamed634
    @intizarmohamed634 Před 5 dny

    Kani muxuu ahaa Buuni kanaa ka darane

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 5 dny

    DOWLADA HEESEE JIRTAA MEEDAY CUNUGAAN MASAASADA HAYSKA CABBO

  • @fadumozalebn
    @fadumozalebn Před 7 dny

    After ninkaan Karen yeah I guursan

  • @HenryLoy
    @HenryLoy Před 7 dny

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝🏻🤝🏻🤝🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🏻☝🏻🦁💪🏻😭❤

  • @M.elmi-yh6pb
    @M.elmi-yh6pb Před 8 dny

    Nacaskan iska badhaciya maxaa laga wareystaa horta

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Před 8 dny

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @hkayir916
    @hkayir916 Před 8 dny

    Bulsho tv ... waar dadkan na waalay 😂😂😂 aad magac ama channel kooga soo dhigaysaan uncribribe yaan idin ku sameen ... busho tv joogiya dadka kale aad channel kiina soo dhigaysan 😂

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Před 9 dny

    Somaliland inaga badan hadii aan nayloo kale abtirin ❤❤❤❤

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 Před 9 dny

    Bal halkuu joogo eeega waa danbiile wayn oo dalka cadaw ku ah waana nacab waxyaalaha waa mamnuuc isagoo sharci dajintii qaranka ah wlhi birta ha la dhaafiyo ega aygu dhalay

  • @tasfayehomerchigma1822

    لآ حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @ikk8851
    @ikk8851 Před 10 dny

    Waabay koobtay yurub hadalkii deelqaaf la aan baarakallah wasiir

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 Před 10 dny

    Masha Allah waa runteted masuul guursada aan qaad iyo makhayad ka sheekeyneyn oo mashaqayste ahyn .

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před 11 dny

    Mansh Allah guul kulmiye

  • @mahamoudbarre4613
    @mahamoudbarre4613 Před 11 dny

    Galah dhaxe. Amaanta kacaankii siyaad barre. Kulmiye walhi Waa Digada show Haduu sii Goaaay Balo

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 Před 12 dny

    Waar xishoo reer awdal kan hala xanuuniyo

  • @ikk8851
    @ikk8851 Před 13 dny

    How baqan Somaliland ceeshkaa qaban qofkii lugta u qabta ama cadawgeeda ka farxiya

  • @hah7064
    @hah7064 Před 15 dny

    Geesiga geeska Africa

  • @user-kc3ki6cq8f
    @user-kc3ki6cq8f Před 15 dny

    Afkaaga caano lagu qabay. Ragii markii faqashta lala dagaalamayey ayaa maanta soo laabtay

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Před 16 dny

    Bulsho wuu ku biirey qaran biiska

  • @MohamedAhmeddiriye-zy8im

    Run cadowga somaliland ayaad tihiin wadani

  • @Sacadawcali
    @Sacadawcali Před 18 dny

    Wodnnvx

  • @Sacadawcali
    @Sacadawcali Před 18 dny

    Ehjjfjkkkg

  • @bilanmumin752
    @bilanmumin752 Před 19 dny

    Afka wasakhaysan kuma hadlo luuqad qumman.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 19 dny

    Adiga oo labo.xaafadood kadegantihiin Cerigabo waa laidin kasaraaya.

  • @Noredin20
    @Noredin20 Před 19 dny

    Canfar may dilin wllhi ISAAQ ee waa Ciise & Cagdheer donaya inay ISAAQ & AFFAR wllo ah isku diraan.

  • @museadam9815
    @museadam9815 Před 21 dnem

    Homood Somaaliyeed baynu ahayne dib haynoo celinina, gafafka inaga dhacayna yaan loo noqon raaligelinna halaga bixiyo.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 21 dnem

    Qabyaaladii oo suldaan iska soo dhigtay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 21 dnem

    Mnsha allah wariye heer sare ah unbelievable

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 21 dnem

    Qarankii aaway ma qabiil buu isku bedelay ,suldaan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 21 dnem

    Wiilkaa yar ee wariyaha ah ayaa ka caqli badan,suldaanka

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 21 dnem

    Bilaash looma oran ,IIDOOR MARDUUF QAAD AH HELAY WAA MAJNUUN FALANEE, waa odaygan oo kale

  • @MahadAxmed-oc4dd
    @MahadAxmed-oc4dd Před 21 dnem

    Miyaad nagudir hada

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 Před 22 dny

    KKK. WAXBAA. BAALAHAYGA. YAAACAY XUSUUSO. MIDHAA KKKKKK. KKKKKK

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 Před 22 dny

    SOO. SOCO. SIRAADAY DHABIDAANU. KUU. QORI

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 Před 22 dny

    NINKII. BAXAYAA. BUURAHA. JINKAA. LOO. BIDH BIDHIUAA

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 Před 22 dny

    CUDUR. IYO. CAABUQ BAA. KA SOO. BACAYA. AFKAAGA. IYO. FOTADAADA

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 Před 22 dny

    MAXAA. WADA. JOOG. KEENAY. DEE. DHULKA. ISAAQU. LEEYAY JOOG. DARIFYADA. ALLE. UMAD. KALE. AYUU. KU BEETEE XAAR. ILAA. XAAR

  • @mahadhassan8343
    @mahadhassan8343 Před 22 dny

    Beentii ahayd wadan baan nahay way soo dhamaatey

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 23 dny

    Nac nacda jooji Wadani guul ,the next president will be Ciro ku bishaarayso

  • @OmarBarre-j1c
    @OmarBarre-j1c Před 23 dny

    Dalkaaga difaac diidi maayo isaaq uduul se doonimaa wasiirku aluu kabaqaya waana runsheeg reer sh.isaaqow wasiirka kudayda ooala kabaqa