Cimaad Official
Cimaad Official
  • 40
  • 66 747
Waa Maxahy Axkaamul Islaam ماهو احكام الاسلام. See more.
Axkaamul islaam
www.youtube.com/@Cimaad23
www.youtube.com/@Cimaad23
www.youtube.com/@Cimaad23
Ka Barro Xifdiga Qur’anka Iyo Shareecada Islamika #Madarasada Daarul Qur.aaan
Fadlan Kala Xidhiidh
wa.me/message/VYJGHYGFVEWNL1
zhlédnutí: 43

Video

Maxad ka ogtahy qisada Xabib moumo
zhlédnutí 73Před 21 dnem
www.youtube.com/@Cimaad23 www.youtube.com/@Cimaad23
Volog video aad qurux badan daawo …see more
zhlédnutí 156Před měsícem
#religion #somalivoice
Iska ilaali warerka iyo murugada by Dale Carnegie…….seee more
zhlédnutí 34Před měsícem
دع القلق وأبدأ بالحياة ….. #religion
Qiimaha uu leyahy waqtiga……..see more
zhlédnutí 169Před měsícem
Muhimada waqtiga uu leyahy ….see mor #religion #somalivoice #motivation #somalipoetry #www.youtube.com/@Cimaad23 #www.youtube.com/@Cimaad23
Hambalyo Saaxibayaal Waxan gaarney #1k Subuscribe Hambalyo
zhlédnutí 101Před měsícem
Hambalyo aqiyaarey Waxan gaarney #1k Subuscribe ah #religion #somalivoice #motivation #duet #love #www.youtube.com/@Cimaad23 #www.youtube.com/@Cimaad23#www.youtube.com/@Cimaad23
Boqor Najaashi waa Kan ugu ficnaaa Xiligisa….see more
zhlédnutí 363Před 2 měsíci
Boqorki amxaarada Boqor najaashi waa Kan ugu ficnaa xiligisa #somalivoice #subscribe #like #www.youtube.com/@Cimaad23 #www.youtube.com/@Cimaad23 #www.youtube.com/@Cimaad23
Sheikh Caan ah Oo yiri minisota waxan u bixinayaaa Somalisota……see more
zhlédnutí 9KPřed 2 měsíci
Muqaalkeni labaad Somalisota #religion #motivation #habesha #somalivoice #poetry #www.youtube.com/@Cimaad23 #www.youtube.com/@Cimaad23 #www.youtube.com/@Cimaad23 #www.youtube.com/@Cimaad23 #subscribe #like #subscribe #likeforlikes
Sheikh Caan ah Oo yiri Minisota Somali ayaa iska leh …….see more
zhlédnutí 52KPřed 2 měsíci
Sheikh Caan ah Oo yiri Minisota Somali baa leh #religion #subscribe #like #motivation
FAAIDOYINKA AY LEDAHAY INAD QOFKA WALALKAAGA AH IMAHAD CELISO…see more
zhlédnutí 98Před 2 měsíci
Muhimada Mahad Naqa ay ledahay Waxaa laga kutubo iyo buugaaaga faro bdn Lama so kowi karo faaidadeda #motivation #duet #religion #somalivoice #fashion #stitch #motivation
FADLIGA AY LEDAHAY AAYATUL KURSI……………See mor
zhlédnutí 291Před 2 měsíci
𝗙𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗔𝗮𝘆𝗮𝘁𝘂𝗹 𝗸𝘂𝗿𝘀𝗶 : 𝟭-𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗱 𝗔𝗮𝗱 𝗸𝗮𝗯𝗮𝘅𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗴𝘂𝗿𝗶𝗴𝗮𝗱𝗮 𝟳𝟬,𝟬𝟬𝟬 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗹𝗮𝗮𝗶𝗴 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗿𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝗲𝘆𝘀𝗮. 𝟮-𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗔𝗮𝗱 𝗴𝗮𝗹𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗴𝘂𝗿𝗶𝗴𝗮𝗱𝗮 𝗳𝗮𝗾𝗶𝗶𝗿𝗻𝗶𝗺𝗼 𝗴𝘂𝗿𝗶𝗴𝗮𝗴𝗮 𝗺𝗮𝘀𝗼 𝗴𝗮𝗹𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗼. 𝟯-𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗱 𝘄𝗲𝘆𝘀𝗲𝘀𝗮𝘁𝗼 𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯,𝟳𝟬 𝗷𝗲𝗲𝗿 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗱𝗮𝗿𝗮𝗷𝗼 𝗸𝗼𝗿 𝗸𝘂𝘂𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆𝗮 𝟰-𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗱 𝘀𝗲𝗲𝘅𝗮𝗻𝗲𝘆𝘀𝗼, 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗸𝘂 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗼 𝗠𝗮𝗹𝗮𝗴 𝗶𝗹𝗹𝗮𝗮 𝗵𝗮𝗯𝗲𝗻𝗸𝗮𝘀 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝟱- 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶 𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗷𝗶𝗯𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯, 𝗮𝗱𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝗷𝗮𝗻𝗻...
SEDDEX WAX YAAWOOD AYUU IBLIIS IYO ASKATISA KU FARXAAN…see more
zhlédnutí 143Před 2 měsíci
Sedde wax ayey sheydaanku iyo cidimadisa ku farxaaan
Talooyin noloshaada Muhiim u ahy wax badan ku tari donaan…see more
zhlédnutí 205Před 2 měsíci
Waxaan Kuu Soo Gudbinaaya 10 Talo Oo Aniga Adiga iyo Dhamaan Qof Walbo Muslim Ah Anficidoona Marka Waxaan Kaa Codsanaaya Inaad SHARE Dhahdid Si Looga Wada Faa'iido,💟 1) Meel Alle meel Aad joogtidba Waxaan kugula Talinaaya Weyso La'aan Hasocon, Adkaarta Ka sugnaatey Nabi Maxamed NNKH Haka Daalin Akhriskeeda Oo Marwalba Gabaad Ka Dhigo Rabi Ayaa Ku iLaalin Doonee insha Allah, 2) Guriga Marka Aad ...
Waaa cadowgaaaga balse adiga kama war qabitid…see more
zhlédnutí 82Před 2 měsíci
Qof walba waxa uuleeyahay 4 cadoow 1.sheydaanka ‎ان الشيطان لكم عدو فاتخدوه عدوا 2.nafta ‎وما ابرء نفس ان النفس لامارة بالسوء 3.Aduunyada ‎فلا تغرنكم الحيواة الدنيا ولا يغرمكم بالله الغرور 4.hawada ‎ افرءيت من اتخذ الهه هواه
Wanaagi niyadaada si aa ilaahey aktisa oga hesho waxa aadan sheqeysanin!!!!!!!!!!’n
zhlédnutí 69Před 2 měsíci
Wanaagi niyadaada si aa ilaahey aktisa oga hesho waxa aadan sheqeysanin!!!!!!!!!!’n
Qiso dhex martey Nabi #cs# iyo Wiil dhalinyaro ah daawo……
zhlédnutí 28Před 2 měsíci
Qiso dhex martey Nabi #cs# iyo Wiil dhalinyaro ah daawo……
Afar dumarka kamid ah noloshaada ayey bedeli donaa………….daawo
zhlédnutí 17Před 3 měsíci
Afar dumarka kamid ah noloshaada ayey bedeli donaa………….daawo
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
zhlédnutí 45Před 3 měsíci
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Naftaada haku mashqulinin………………..
zhlédnutí 61Před 3 měsíci
Naftaada haku mashqulinin………………..
Seddex Xikmadood Oo ku anfci dona
zhlédnutí 50Před 3 měsíci
Seddex Xikmadood Oo ku anfci dona
Wax ka ogow Inad kamid tahy iyo inkale
zhlédnutí 60Před 3 měsíci
Wax ka ogow Inad kamid tahy iyo inkale
7:Samey Nio maalin kasta
zhlédnutí 71Před 3 měsíci
7:Samey Nio maalin kasta
Dhex alx قل الحمدلله 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
zhlédnutí 40Před 3 měsíci
Dhex alx قل الحمدلله 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Maxad ka og tahy Taarikhda imaamka Ween…..????Ee Lug Magacaabo Imaamu shaafici…?
zhlédnutí 15Před 5 měsíci
Maxad ka og tahy Taarikhda imaamka Ween…..????Ee Lug Magacaabo Imaamu shaafici…?
Masha allh Sali aad umacaan bdn
zhlédnutí 13Před 7 měsíci
Masha allh Sali aad umacaan bdn
Hadal badnaatada kama tarjumeyso in aathy qof wngsn by Maxamed Dhiiriye
zhlédnutí 31Před 7 měsíci
Hadal badnaatada kama tarjumeyso in aathy qof wngsn by Maxamed Dhiiriye
Ku Dadaal Inta Aad Waxbarashada Ku gudi Jirtid 📚📕📚📕📗📖🔖📚📗
zhlédnutí 35Před 7 měsíci
Ku Dadaal Inta Aad Waxbarashada Ku gudi Jirtid 📚📕📚📕📗📖🔖📚📗
Subac Kitaabka...Cimridi..oo ay So Duween Xirta Shekh Cabduqaadir Siyaam.....Masha allh
zhlédnutí 209Před 10 měsíci
Subac Kitaabka...Cimridi..oo ay So Duween Xirta Shekh Cabduqaadir Siyaam.....Masha allh
Muhimada sabarku leyahy
zhlédnutí 60Před 11 měsíci
Muhimada sabarku leyahy
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
zhlédnutí 26Před 11 měsíci
اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Komentáře

  • @mohaugaas2424
    @mohaugaas2424 Před 11 dny

    Asc marka hore Aad umahadsan thy wll meesha aad ledahay "العمل في الله ثم فيكم " waa"الأمل في الله ثم فيكم" " Erayga أمل waa Rajo Mahadsanid markale💯

  • @faadumacabdi-hb8pb
    @faadumacabdi-hb8pb Před 12 dny

    ❤❤❤

  • @Tijaabomedia-xu6xv
    @Tijaabomedia-xu6xv Před 12 dny

    Mahadsanid ❤

  • @CaashoSuleyman
    @CaashoSuleyman Před 12 dny

    Masha allh❤❤

  • @CaashoSuleyman
    @CaashoSuleyman Před 13 dny

    ❤❤❤

  • @CaashoSuleyman
    @CaashoSuleyman Před 13 dny

    ❤❤❤❤

  • @CaashoSuleyman
    @CaashoSuleyman Před 13 dny

    Hye wllki❤

  • @saabiriinaxmadmaxamad7947

    waa noofaa iday say Allah hakaa awal mariyo❤❤❤🎉🎉

  • @Cimaad23
    @Cimaad23 Před 16 dny

    Ka Barro Xifdiga Qur’anka Iyo Shareecada Islamika #Madarasada Daarul Qur.aaan Fadlan Kala Xidhiidh wa.me/message/VYJGHYGFVEWNL1

  • @kamalalik5528
    @kamalalik5528 Před 18 dny

    Allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu ❤❤Somali ba leh Somali sotah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @YusroAbdurahim-mz1pd
    @YusroAbdurahim-mz1pd Před 21 dnem

    Ciyaal camal looga waalay weeba faraxsanyihiin waa isdagaashen waa islaayseen kulahaa war naga horwareeg carabyohow wareersan idinkaba cadawada niikadhaxeeso lama qiyaasi karee

  • @zakariyeibrahiim-uf9hy

    m.a

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax Před měsícem

    Ilaahey hana xafidu

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax Před měsícem

    Mansha allaah

  • @el-pharicsaid7367
    @el-pharicsaid7367 Před měsícem

    Minusota means majerteen land✅️🇸🇱

  • @yomamaobama4184
    @yomamaobama4184 Před měsícem

    Iska sax soomaliga aad qoreysid tusaale laba oo aad tiri lawo

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Před měsícem

    Adeerow hanoqoonsan wada noolaanshaha lahaanlayne

  • @hassanabdimohamedabdi9735

    Somali dalkedii Ilahay siyey baysan la hayn oo ka tagtaye, dal dad kale o ay tagtay, se bay ku yelanee?

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 Před měsícem

    Waddaadkan wuxuu doonayaa in uu nagu diro dadka caddaanka ah oo cunsuriyiinta ah. Somalisota waa qallad weeyn inkastoo aay jirto xitaa waddo loogu magac daray somali street lkn magaca state-ka in somalisota ladhaho waa qalad

  • @CabdullaahiisaaqXuseen
    @CabdullaahiisaaqXuseen Před měsícem

    M.a legend horey usoco❤❤

  • @raxmaNimco
    @raxmaNimco Před měsícem

    Illaahay haynoo rumeeyo hadalka sheekha oo hana tuso somali oo quad leh oo diinta ushaqeeya❤❤❤❤❤

  • @shacbaanahmed-v7y
    @shacbaanahmed-v7y Před měsícem

    Waad dedaalaysaa laakiin qoraalka farta soomaaliga iyo turjumadda carabiga to somali waxbaa kaa khaldan. Tusaale, dhaarta uu dhaartey wadaadku waxaad ku sheegtey inuu yidhi (Ilaah baan idinku dhaarshee Minesota idinkaa iska leh) laakiin sida saxda ahi ( Ilaahay ayaan ku dhaartee MINASOTA idinkaa iska leh). Minfadlak qoraalka far soomaalida si fiican u baro siiba kuwa CZcams ka saaran ee aad ku qortey youtube stream-ka

    • @Cimaad23
      @Cimaad23 Před měsícem

      Sxp waa mahadsanthy xagen kaala so xariraaa…?

  • @user-kx1zf1fc8w
    @user-kx1zf1fc8w Před měsícem

    mansha allah ❤ somali ❤ ilaahow ❤ xifdi❤ meel ❤ waliw ❤ Eey ❤ joogan❤ noolada❤ midnimo❤ insha allah 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ToppTenz
    @ToppTenz Před měsícem

    Cadaanka iyo dadka dhulka leh uu nagudirayaa

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 Před měsícem

    Manshallah

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 Před měsícem

    Manshallah

  • @user-sq5tf9ok1e
    @user-sq5tf9ok1e Před měsícem

    شيخنا الفاضل دائما يصفنا بصفات لا مثيل لها ما شاء الله اللهم اجعلنا هكذا واغفرلنا ولشيخنا❤ واصلح ذات بيننا وانصر اهل غزة هم شعب عزيز كرمه الله بالجهاد والصبر ❤

  • @user-sq5tf9ok1e
    @user-sq5tf9ok1e Před měsícem

    حفظ الله شيخنا ورعاه

  • @Cabdimxmed-mi7cz
    @Cabdimxmed-mi7cz Před měsícem

    Allaahu akbar

  • @user-xc5mf9sj2u
    @user-xc5mf9sj2u Před měsícem

    Ilahow hifdi soomalida melkastoy joogaan

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před měsícem

    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @halimamohamed9350
    @halimamohamed9350 Před měsícem

    Asc walaal khalad ayaa u Turjumtay 460. Wuxuu yidhi sheekhu dad badan baa idinka soo hormaray Mareykanka lakiin meye? Wey milmeen كانت هناك جنسيات من قبلكم ولكنها ذابت في المجتمع وليس لها اثر

    • @Cimaad23
      @Cimaad23 Před měsícem

      Wcz walal mcn aad io aad ayad umahdsanthy 100%

  • @fadumohagi2603
    @fadumohagi2603 Před měsícem

    مشا الله ياشيخ بارك الله فيكم

  • @BilalMoustakpal
    @BilalMoustakpal Před měsícem

    Alahu Akbar❤

  • @BilalMoustakpal
    @BilalMoustakpal Před měsícem

    M.shalah😂😂😂😊

  • @BilalMoustakpal
    @BilalMoustakpal Před měsícem

    M.shalah😂😂😂😊

  • @MuuridiCade
    @MuuridiCade Před měsícem

    😊😅😮🎉❤😊

  • @MuuridiCade
    @MuuridiCade Před měsícem

    😊😅😅😮😢🎉😂❤❤😂😊😊😅😅🎉😂❤:😢❤😂😂😊😊😅😮😅😅❤😂😊

  • @hanidaahir-bx8nr
    @hanidaahir-bx8nr Před měsícem

    Jnsitaad kLe ma sheegayo ee lumpy ee milmay ayuu yiri wuxuu ku jeedaa wadamo kale oo aan Somali eheen.

  • @noorunalanooor
    @noorunalanooor Před měsícem

    ALLAhu Akbar, free Palestine

  • @noorunalanooor
    @noorunalanooor Před měsícem

    ALLAhu Akbar

  • @ismDirir
    @ismDirir Před měsícem

    ما شاء الله الحمدالله من قوة فى الشعب من الصو مالى جزاك الله خيرا❤

  • @ibraahinmacalin6156
    @ibraahinmacalin6156 Před měsícem

    sxb sifiican u siidaa khudbada oo dha meystitan

    • @Cimaad23
      @Cimaad23 Před měsícem

      Maso geliyaa iyado carabi keli ah zxp..?

  • @barlindeqow6988
    @barlindeqow6988 Před měsícem

    Mansha Allah illah hanosiyadiyo

  • @zakariyeibrahiim-uf9hy
    @zakariyeibrahiim-uf9hy Před měsícem

    Best 👌 place May Allah keep on us

  • @MocalinCaliAlBaraawi
    @MocalinCaliAlBaraawi Před měsícem

    M.a ❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před měsícem

    🇸🇴 ❤❤❤

  • @CADOWDESIGNER
    @CADOWDESIGNER Před měsícem

    Waa kaa haaya pro