Farhan Jimale
Farhan Jimale
  • 1 474
  • 9 880 044
Khudbaddii Ra’iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ee Dooxa
Khudbaddii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre uu maanta ka jeediyay furitaanka Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ee ka furmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.
zhlédnutí: 600

Video

Afhayeenka Xukuumadda Farhan Jimale oo ka warbixiyay safarka Ra'iisul Wasaaraha
zhlédnutí 174Před 21 dnem
Afhayeenka Xukuumadda Farhan Jimale ayaa ka warbixiyay saddex qodob oo muhiim ah oo ay ku saleysan tahay booqashada rasmiga ah ee Ra'iisul Wasaare Hamza Abdi Barre iyo wafdigiisa ay ku joogaan magaalada Baqdaad ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Ciraaq.
Soo dhaweynta Ra'iisul Wasaare Xamsa ee Qarsiga Xukuumadda
zhlédnutí 210Před 21 dnem
Soo dhaweynta Ra'iisul Wasaaraha ee Qarsiga Xukuumadda ee magaalada Baqdaad - iyo kulanka Labada Ra'iisul Wasaare ee Soomaaliya iyo Ciraaq, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo Mudane Maxamed Shiyaac Al-Suudaani.
Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Marxuum Jawaari
zhlédnutí 540Před 28 dny
Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Marxuum Prof. Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari.
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo kormeer ku tagay degmada Daarusalaam
zhlédnutí 153Před měsícem
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, oo kormeer ku tagey degmada Daarusalaam, ayaa halkaas wakhti kula qaatay boqollaal dadweyne ah oo isaga kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo u dabaal dagayey farxadda maalmaha ciidda, taas oo muujinaysa amniga iyo nabadda ka hirgashay caasimadda dalka ee Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo u ambabaxay Kuuriya
zhlédnutí 180Před měsícem
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo u ambabaxay Kuuriya
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo u hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed
zhlédnutí 77Před měsícem
Ra'iisul Wasaaraha ayaa hambalyo iyo bogaadin uga diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, gudaha iyo dibedda, munaasabadda Ciidda Adxa awgeed.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo booqday wadada Balcad.
zhlédnutí 258Před měsícem
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad ee waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar.
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya
zhlédnutí 1KPřed 2 měsíci
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, ayaa kala hadlay kaalintooda ku aaddan dib-u-dhiska iyo horumarka dalka.
Ra'iisul Wasaare Xamsa: "Teendho Dambe Soomaali la iskuma dooranayo"
zhlédnutí 1,1KPřed 2 měsíci
Ra'iisul Wasaare Xamsa: "Teendho Dambe Soomaali la iskuma dooranayo"
Madaxweyne Xasan Sheekh oo uga mahadceliyay Tanzania garab istaagga ay u muujiyeen Soomaaliya
zhlédnutí 252Před 3 měsíci
Madaxweyne Xasan Sheekh oo uga mahadceliyay Tanzania garab istaagga ay u muujiyeen Soomaaliya
Madaxweynaha oo sheegay in markabka dagaal ee yimid maanta uu daliil u yahay hirgelinta heshiiskii
zhlédnutí 610Před 3 měsíci
Madaxweynaha oo sheegay in markabka dagaal ee yimid maanta uu daliil u yahay hirgelinta heshiiskii
Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay Dib u heshiissinta iyo dhameystirka dastuurka
zhlédnutí 259Před 4 měsíci
Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay Dib u heshiissinta iyo dhameystirka dastuurka
Khudbaddii Ra'iisul Wasaare Xamsa ee daahfurka Mabaadii'da Nabadda
zhlédnutí 181Před 5 měsíci
Khudbaddii Ra'iisul Wasaare Xamsa ee daahfurka Mabaadii'da Nabadda
GO'AANKA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA EE XADGUDUBKA ITOOBIYA
zhlédnutí 299Před 6 měsíci
GO'AANKA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA EE XADGUDUBKA ITOOBIYA
Ra'iisul Wasaaraha oo sheegay in hoos loo sii dhigi doono qiimaha Xajka
zhlédnutí 324Před 11 měsíci
Ra'iisul Wasaaraha oo sheegay in hoos loo sii dhigi doono qiimaha Xajka
Wasiir Mukhtar Roobow: "Waxa Qeylinaaya Dad Maaha ee 9 Milyan oo Dollar Ayaa Qeylineysa ee Ogaada”
zhlédnutí 311Před 11 měsíci
Wasiir Mukhtar Roobow: "Waxa Qeylinaaya Dad Maaha ee 9 Milyan oo Dollar Ayaa Qeylineysa ee Ogaada”
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo ka hadlay Madasha Shirka Dar es Salaam
zhlédnutí 344Před rokem
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo ka hadlay Madasha Shirka Dar es Salaam
Hadalkii Ra'iisul Wasaare Xamsa u jeediyay Jaaliyadda Tanzania
zhlédnutí 325Před rokem
Hadalkii Ra'iisul Wasaare Xamsa u jeediyay Jaaliyadda Tanzania
Matxafka Qaranka
zhlédnutí 355Před rokem
Matxafka Qaranka
Kulanka Wadatashiga Madaxdii hore iyo Siyaasiyiinta
zhlédnutí 263Před rokem
Kulanka Wadatashiga Madaxdii hore iyo Siyaasiyiinta
Magacaabis iyo Isku Shaandheyn Xubnaha Golaha Wasiirrada
zhlédnutí 465Před rokem
Magacaabis iyo Isku Shaandheyn Xubnaha Golaha Wasiirrada
29 June 2023
zhlédnutí 849Před rokem
29 June 2023
WAXQABADKA XUKUUMADDA DANQARAN EE 100-KA MAALMOOD
zhlédnutí 640Před rokem
WAXQABADKA XUKUUMADDA DANQARAN EE 100-KA MAALMOOD
Socdaalka Ra’iisul Wasaare Xamse Ee Dhagaxbuur
zhlédnutí 694Před rokem
Socdaalka Ra’iisul Wasaare Xamse Ee Dhagaxbuur
Khudbaddii Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu u jeediyay cayaartoyda guusha soo hooyay
zhlédnutí 430Před rokem
Khudbaddii Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu u jeediyay cayaartoyda guusha soo hooyay
Hadalkii Ra’iisul Wasaare Xamse u jeediyay cayaartoyda U17
zhlédnutí 480Před rokem
Hadalkii Ra’iisul Wasaare Xamse u jeediyay cayaartoyda U17
𝗫𝘂𝗸𝘂𝘂𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 #𝗗𝗮𝗻𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝘂 𝗷𝗶𝗵𝗲𝘆𝘀𝗺𝗲𝘆𝘀𝗮 𝗴𝘂𝗿𝗺𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮𝗵𝗮
zhlédnutí 811Před rokem
𝗫𝘂𝗸𝘂𝘂𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 # 𝗮𝗻𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝘂 𝗷𝗶𝗵𝗲𝘆𝘀𝗺𝗲𝘆𝘀𝗮 𝗴𝘂𝗿𝗺𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮𝗵𝗮
Ansixinta Guddiga Doorashooyinka Somaliland
zhlédnutí 620Před 2 lety
Ansixinta Guddiga Doorashooyinka Somaliland
Iliggi Dahabka Ahaa Ee Lumumba oo Belgium-ku u celiyeen qoyskiisi
zhlédnutí 1,7KPřed 2 lety
Iliggi Dahabka Ahaa Ee Lumumba oo Belgium-ku u celiyeen qoyskiisi

Komentáře

  • @abdirizakariif9884
    @abdirizakariif9884 Před 6 hodinami

    Ilaahow kunaxariiso hoyadi fanka somaliyeed boqorada codka koleyba waxan rajeyna inta afka somaliga kuhadasha in aysan hilmami donin ee aan uwada duceyno mamo xalimo cumar khalif magool.....😢😢😢😢

  • @Doctorbadal2025
    @Doctorbadal2025 Před 4 dny

    Been badnaa

  • @xasanosmaan2907
    @xasanosmaan2907 Před 4 dny

    2028 kamin soon

  • @AliMohamed-kx7cm
    @AliMohamed-kx7cm Před 4 dny

    AUN

  • @AsiyaNoor-qd7jt
    @AsiyaNoor-qd7jt Před 5 dny

    2024 and still as fesh as it was in my 1980s

  • @maxamed.daacad6
    @maxamed.daacad6 Před 6 dny

  • @maxamed.daacad6
    @maxamed.daacad6 Před 6 dny

    Ahmad ali igaal legend

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 Před 6 dny

    Towfiida Rabbi heyna waafajiyo insha Allaah/Dowladenana wng haku garab gallo❤❤❤

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 Před 6 dny

    Rsw qadar waxay kaalin muhima uga jirtaa dawladaha loo adeg sado baabi inta dalkena dadkena waxan moodayay inad ka la garanayso cadawgena iyo saaxiibkena lkn walaadan oganan imaarad wayka liidada

  • @digitalworld1haarin905

    Live buu u qaadayaa legend cigaal maahan waxaan cusub ee voice over ah

  • @gureyhamze
    @gureyhamze Před 7 dny

    Waxa sameeyay adeero abwaan xuseen aw farax dubud (AHN)

  • @Yarennn2
    @Yarennn2 Před 10 dny

    Allah hau naxariisto dr mahamed dahir afrax😢

  • @bashirnuryarow8011
    @bashirnuryarow8011 Před 11 dny

    Ilaahey ha u naxariito waxaa meesha ka baxey, Fanaan qiimo qaayaba ku leh geeska Africa qaasatan somalia, Ilaaheyna ha siiyo janatul fardawsa Al-ustad Ahmed Awad Rabshi, kuna soo Heesay luqada Afka Arabiga & somali Intaba..!!

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k Před 11 dny

    3090

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k Před 11 dny

    2⁷7

  • @daadir6686
    @daadir6686 Před 12 dny

    Ninka kabanka tumaya waa macalin

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před 12 dny

    Aun mamo qaran magol 😂😂😂😂

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md Před 12 dny

    😮😅😅

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md Před 12 dny

    Allah yarhamu

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md Před 12 dny

    Habaday qaaliya

  • @fatimaabdiwahab
    @fatimaabdiwahab Před 12 dny

    😂😂😂

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Před 14 dny

    Waa runtiis, (RAXIIMULLAAH) maanta waynu aragna, kuwa wadaad iskushegaan, oo diinta sharafta leh ee Islaamka ku hoos gabanayaan, ee lamagac baxeen AL SHEYDAAMIIN EE UMADDA QARXIYAAN WADANKANA DIBDHIGEEN MUDDO (35 sanno). Way jiraan waxyaabaha u (Siyad Barre) ku fiicna iyo kuwa u kuqaldana. ….Waana qasab madaxweyne kasta waa baniaadan, oo wuuqaldami kara, balse qofwaliba iyo xisaabtiisa maalinta qiyaamaha. Laakiin se qofwaliba waa in xaqiisa lasiiyo, wuxuu kafiican hogaanka wadanka 75%. Kafiican (35-sanno kadib). Xagga Ciidanka Soomaaliya waa TOP, Xagga Waxbarashada, iyo xagga Caafimaadka waxay ahayd wax free ah, oo aan wax lacag ah lagaarabin. Xagga Cashuurtana heeer sare, iyo waxyaabo badan. ……Maybe xukunkiisa wuu sheer eye ilaa (20-sano) kujireen ayaa ila qaladan, balse isumadhow 20-kiisa sanno ee u xukumaaye iyo 35-ka sanno ee dambe ee dhibaatada Soomaaliya soomartey. Asaga kadib hal ama labo madaxweyneyaal ayaa wadanka xooga kor uqaadeen, oo Siyaasad kufiicna, waana layaqaana labadaas qofood ayagana (dambigooda iyo kii waalidkooda, iyo keenaba ALLAAH Subxaanahu Watacaala hacaafiyo). ….Kadib Soomaaliya muddo (35-sanno) waxaa qasayaa waa Sheeydaamadii umadda qarxiyaan, ee Diinta Islaamka ee sharafta leh ku hoos gabanayaan, ee dhaliyarada wax barteen qarxiyaan sidaa sanandkii (2017-kii) ay qarxiyeen 200, ee qofood ee ardeydii jaamacada caafimaadka, iyo macalimiintooda, waana sheyaadiin, dhaliyarada waali iyo madax xanuun kurideen oo wadankana dibdhigeen, madaxweyne kasta ee wadanka hogaamiya ay dhibaan…… …..Waa kuwa rabaan in ay dumarka uxiraan Labo 🧦 Iskaarsoyaal oo kala MIDBA ah, MID CAGAARAN IYO MID GUDUUDAN, si ay ukalagartaan midka daahirka ahayn….Guduudka 🧦 daahir ma ahan Cagaarkana 🧦 waa daahir, si ay ushukaansadaan. ….Waa kuwa umadda carabta kajareen, waa kuwa gacanta ka goyeen 🦧 Daayeer moos 🍌xadey, waa kuwa mashaqeysteyaal ah, aan ka ahayn iney umadda masaakiintana qarxiyaan……Waana kuwa xaasaskooda iyo caruurtooda meel fiican ujoogaan, balse dhaliyarada kale kuciyaraan oo dhahaan Isqarxiya oo dadka dila, waxaad kuheleysaan Jannatul Firdoos Al Aclaa….. BAL JANADAA IYO NAARTA MA GACANTOODA KUJIRAAN🤔 MABA FIKIRAYAAN, OO AYAGA ISMAQARXIYAAN OO JANADDA MARABAAN CARUURTA YARYARKA AH KUSIRAAN OO MASKAXDOODA BEENTA KUGURAAN NOLOSHOODA IYO MUSTAQBALKOODA KUCIYAREEN. …DALAIYAROOOOW OGAADA ALSHYDAAMADII IYO WIXII LAJIRO, WAA SHEYDAAMIN EE UMADDA QARXIYA WAANA CADOWGIINA MAANTA IYO BEERI IYO MAALINTA QIYAAMAH, KAHARA OO DADAGAALAMA WELIGIIN OO MUSTAQBALKIINA IYO KII WADANKA KUDADAALA…..DAWLAD WALIBA EE SOOMAALIYA SOO MARTA HALADAGAALAMO ALSHEYADIINKAAS OO CIRKA IYO DHULKA LAGA HABAAREY…..WELIGIINA XUKUN-MAHELEYSAAN ILAA MAALINTA QIYAAMAHA OO LAIDIN HIRKEENI DOONA ALLAAH SUBXAANAHU WATACAALA, MARKAAS AAD KAJAWAABI DOONTAAN INTA DAD MASAAKIIN AH AAD QARXISEEN…….. IN SHA ALLAAH, SUGA MAALIINTAAS ….ANAGANA WAYNU SUGEYNA INSHA ALLAAH…..WAANA BALLAN CAD OO AAN WAX SHAKI AH KUJIRIN. ….Waana kuwa habaarka dadweynaha qabaan ilaa maalinta xisaabta darran ee qiyaamaha, oo lalaxisaabtamidoona. MAHADSANIDIIN

  • @MohammedHussein-qn2fp

    What day is this question disability in the world is in the flame before the Somalia this question in the world 5 blues in the world I'm singing so all day I'm singing so all day I'm one question I'm crushing The Smiths in London listen to this image Egyptian I wonder everyone who are you 3314 dangerous in the world who are you mechanicville New Orleans if you're nothing one day this 1:55 in the world

  • @abdijooofjoof
    @abdijooofjoof Před 15 dny

    yaa ii sheegi kara musikada magaceera sheekada kubilaabaneyso .

  • @cabdisalancabdullahi1975

    Adiga iyo ku lamid ah waa gaalo

  • @cabdisalancabdullahi1975

    Gaal

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 Před 16 dny

    Waa inaad Haysaa xogo buuxa Arinta aad ka waraysanaysid Sida dhacdo hore Dhacdo markaas Taagan Qoshaha Hawleed soo socda Barnaamij wax qabad

  • @awilyusuf6553
    @awilyusuf6553 Před 17 dny

    Allow kuu naxariiso magool

  • @ASalanMohamed-ee4ll
    @ASalanMohamed-ee4ll Před 18 dny

    gubtu waa hargaysa 7:30pm 😂❤😊

  • @user-lj3eh6qv1v
    @user-lj3eh6qv1v Před 20 dny

    Yamagool alaya rama

  • @mohamet_fouzi4504
    @mohamet_fouzi4504 Před 20 dny

    8/07/2024/mon/10:40

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 Před 21 dnem

    Ma heshiishkii somaliland iyo ethiopia ayuukalasoohadlayaa kkkkkkkk marxuum Dowladii qadaadweyntu maxay waalatey kkkkkkk yaaa sababay somaliland guuuuul

  • @khadarali8847
    @khadarali8847 Před 21 dnem

    Ha naaclayso

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před 21 dnem

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před 21 dnem

    ❤❤

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před 21 dnem

    ❤❤❤❤❤

  • @MohamedJousuf
    @MohamedJousuf Před 22 dny

    Wadankee WAAYE?

  • @C.shkauurCumar
    @C.shkauurCumar Před 22 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @EbyanMohamed-hz2cb
    @EbyanMohamed-hz2cb Před 23 dny

    Mu'amar qadafi ilhy hau naxariste 😢 wuxu aha intan maqly halyy an lawada helin Lowla u manta Nolan laha falstin silaca ma ahaten100/100❤

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 Před 23 dny

    mahadsanid farxan jimcale

  • @sayidbare1106
    @sayidbare1106 Před 23 dny

    We missed u abo

  • @cabdixakiin6075
    @cabdixakiin6075 Před 24 dny

    5/7/2024😂❤❤❤❤

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory Před 24 dny

    baba ur somali History u tilling is 87% naked lay 😊

  • @HodanAdawe
    @HodanAdawe Před 25 dny

    2007 ayaan dhageysan jiray mar aan maseeyrsanaaa kkk

  • @ShukriKalid
    @ShukriKalid Před 26 dny

    Dadka Halkan loogu yimid waa OROMO hadal gaaban soomaalidu waa kooytee

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 Před 26 dny

    Hada DNA ba taal maxa shaki kenay teda kale way muqatada inan isku dhex jurno DNA tas bay cadaysay

  • @abdiqaniosman4114
    @abdiqaniosman4114 Před 27 dny

    Alle ha uu naxaristo abdilahi qarshe

  • @mustafegigta4618
    @mustafegigta4618 Před 27 dny

    Alle haw naxariisto aamiin ya rabi

  • @shiikhmuuse824
    @shiikhmuuse824 Před 28 dny

    2024-july-1 ayan dawanaya ❤

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Před 28 dny

    sow wadaad xumihii iyo qabyaaladeeysihii ina siyaad bare wax garadbuu ahaa gartay wadaad xume iyo tuug qabyaaladeeysaa hadaa la arkay