Muhsin Media
Muhsin Media
  • 55
  • 229 767

Video

Maxaad ogtahay taariikhda Ceerigaabo ?
zhlédnutí 66Před rokem
Maxaad ogtahay taariikhda Ceerigaabo ?
SOCDAALKAYGII BERBERA MY JOURNEY TO BERBERA BEACH
zhlédnutí 68Před rokem
SOCDAALKAYGII BERBERA MY JOURNEY TO BERBERA BEACH
Waa maxay faa'iidooyinka jimicsigu qofka u leeyahay ?
zhlédnutí 90Před rokem
Jimicsigu waxa uu faa'iido u leeeyahay....................
Waa kuma Digfeer ?
zhlédnutí 407Před rokem
Maxaad ka taqanaa taariikhda hobolkii caanka ahaa ee Digfeer.
Qiso Dhab Ah: Abwaan Hadraawi Oo Gabadh la Dardaarmaya.
zhlédnutí 110Před rokem
Qiso Dhab Oo Abwaan Hadraawi Ka Waramayo.
Abwaan Hadraawi Oo Qiso xanuun badan Ka Waramaya.
zhlédnutí 97Před 2 lety
Goorkasta Ku Xidhnow Gamadiid Official Channel.
Guusha Ganacsiga- Jack Ma
zhlédnutí 138Před 2 lety
Guushu halgan bay ku timadaa
Abwaan Hadraawi Iyo Qisada Heesta Suleekha
zhlédnutí 2,5KPřed 2 lety
Abwaan Hadraawi oo kamid ah Abwaanad soomaalida ugu saamaynta badan xagga maansooyinka iyo suugaaanta qaybaheeda kala duwan.
Gabayo Jacayl Ah
zhlédnutí 103Před 2 lety
Gabayo Jacayl Ah
Abwaan Soomaaliyeed oo Gabadh Hindiyad Ah Jeclaaday...
zhlédnutí 96Před 2 lety
Abwaan Soomaaliyeed oo Gabadh Hindiyad Ah Jeclaaday...
Weli ma aragtay geel magaalo lagu dhaqdo?
zhlédnutí 213Před 2 lety
Weli ma aragtay geel magaalo lagu dhaqdo?
Abwaan Baashe Iyo Silsiladii Liinta Xoorka.
zhlédnutí 507Před 2 lety
Abwaan Baashe Iyo Silsiladii Liinta Xoorka.
Sh. Dirir, Maxay diintu ka qabtaa dumarka lacagta ka qaata Ragga ee haasawahana kaga baxa ?
zhlédnutí 4,9KPřed 2 lety
Sh. Dirir, Maxay diintu ka qabtaa dumarka lacagta ka qaata Ragga ee haasawahana kaga baxa ?
Gabay duco Iyo dardaaran ah oo loo tiriyay Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Abdiqaadir.
zhlédnutí 333Před 3 lety
Gabay duco Iyo dardaaran ah oo loo tiriyay Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Abdiqaadir.
waa kuma Abwaan Cabdi Gahayr iyo Qaar kamidaa gabayadiisii
zhlédnutí 21KPřed 3 lety
waa kuma Abwaan Cabdi Gahayr iyo Qaar kamidaa gabayadiisii
Wareysi xasaasi ah iyo Abwaan Hurre Walanwal.
zhlédnutí 1,1KPřed 3 lety
Wareysi xasaasi ah iyo Abwaan Hurre Walanwal.
Gabay uu Alle ku weydiisanayo gabadh wanaagsan. "Allahayoow siddeed dumar".
zhlédnutí 453Před 4 lety
Gabay uu Alle ku weydiisanayo gabadh wanaagsan. "Allahayoow siddeed dumar".
Wareysi xiiso leh iyo Abwaan Cabdi Dhuux Cabdi.
zhlédnutí 1,2KPřed 4 lety
Wareysi xiiso leh iyo Abwaan Cabdi Dhuux Cabdi.
Burco Iyo Taariikhdeeda.
zhlédnutí 325Před 4 lety
Burco Iyo Taariikhdeeda.
Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax maanso la hadlay dadka maalka haysta
zhlédnutí 2,4KPřed 4 lety
Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax maanso la hadlay dadka maalka haysta
Wareysigii Abwaan Axmed Aw_Geedi iyo Kaalinta uu gabaygu bulshada ugu jiray.
zhlédnutí 159Před 4 lety
Wareysigii Abwaan Axmed Aw_Geedi iyo Kaalinta uu gabaygu bulshada ugu jiray.
Sheeko xiiso badan Lamaane darba jiif Ahaa oo guri 4million dagey..
zhlédnutí 90Před 4 lety
Sheeko xiiso badan Lamaane darba jiif Ahaa oo guri 4million dagey..
Qabkii loo guursan jiray iyo Qeybtii 2aad. Abwaan Axmed_Yaasiin Dool
zhlédnutí 150Před 4 lety
Qabkii loo guursan jiray iyo Qeybtii 2aad. Abwaan Axmed_Yaasiin Dool
Sidii Berigii Hore Loo Guursan Jiray iyo Sida Iminka Loo Guursado Qaybtii 1aad
zhlédnutí 471Před 4 lety
Sidii Berigii Hore Loo Guursan Jiray iyo Sida Iminka Loo Guursado Qaybtii 1aad
WAREYSI XIISO LEH IYO ABWAAN SHAMSAAN.
zhlédnutí 426Před 4 lety
WAREYSI XIISO LEH IYO ABWAAN SHAMSAAN.
Abwaan Weedhsame iyo Xuska Mawliidka (2019)
zhlédnutí 577Před 4 lety
Abwaan Weedhsame iyo Xuska Mawliidka (2019)
Maanso Fadaraalku Waa Hoog Iyo Abwaan C.Bashiir
zhlédnutí 110Před 4 lety
Maanso Fadaraalku Waa Hoog Iyo Abwaan C.Bashiir
Barnaamijka Hindis iyo Hal-Abuur Abwaan Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdi Bashiir)
zhlédnutí 577Před 5 lety
Barnaamijka Hindis iyo Hal-Abuur Abwaan Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdi Bashiir)
Wareysigii Abwaan Qorane iyo Gabayo uu soomaalida cadowgooda ku tusayo.
zhlédnutí 3,8KPřed 5 lety
Wareysigii Abwaan Qorane iyo Gabayo uu soomaalida cadowgooda ku tusayo.

Komentáře

  • @saynabhassan2
    @saynabhassan2 Před 5 dny

    Aell hu naxariisto adeero

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před měsícem

    Ya Ya.

  • @CalihussainSallah
    @CalihussainSallah Před měsícem

    Waa berigii ay xamartu xamar ahayd dee jah

  • @CalihussainSallah
    @CalihussainSallah Před měsícem

    Jah waa berigii ay xamartu xamar ahayd dee jah

  • @AshoMuhmed
    @AshoMuhmed Před měsícem

    Alaah ha u naxaristo 😢😢😢

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 3 měsíci

    As, Familyyyyyy Systems jiilbajiilba

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 3 měsíci

    Astaqfurulah wa atuubuilayhi. Qaatimokhayr jano, Familyyyyyy JEMAADEEEY Yanogasho murwodumaroo samsamEey fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey. Emashalah tabaarakalah

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 3 měsíci

    Ya ya RabE towbE dhigal lEE, Ficilada murtida wax ku ool ah Tala turiroiY intakaloodhan Ya RabE towbE

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 3 měsíci

    ya ya jano Qado la la la Qatroisliina Qiimobadan murwodumaroo samsamEey yariiseey dagan SiradEEy saxanEEY sayma RoobEY sayansayo QEyobadan QadarinbuuxdaYlagufarxeeeey

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 5 měsíci

    Laxankii Xaafuun Iyo Khadra daahir AHUN

  • @user-zz7du4dn6w
    @user-zz7du4dn6w Před 6 měsíci

    Al'a been badanaa adeerkaabuu ahaa waad U toosineysaa Miya wuxuu yiri dadka ha qaldine idinbacasa oowrkey dhashiyo aarankeywadatay aakhiro ninmaan geel laheyn lama amaaneyn

  • @Awaare17
    @Awaare17 Před 7 měsíci

    Garduur waa dhukii aanku soo koray aniga laftaydu ilaa imikana Waa daganyey reerkayagii. Muhsin media abwaaninta kasoo duun gabayada baryahan waad joojisee.

  • @mahamedismail686
    @mahamedismail686 Před 7 měsíci

    Hees macan sanadku wa 2024.1,29

  • @YaseinAbdi
    @YaseinAbdi Před 8 měsíci

    Allah haku naxariisto abwaan iyo insaan dhaqan wanaagsan oo somalida nin la mida ku yaryahay waan ka qaybgalay askiisi. Allah yarxmo. waxan xasuusta 2007 ano arday jamacdeed dalka dibadisa dhigta oo dalka fasax ju imi ayan Hargeisa ku arkay Hotel an ka casheenayay horena uma arkin sawir mooye markasan u imi oo salaamay markasan cabar hadlaynay wa markan ogaday in xita afcarabi ku hadlo wuxu aha insaan dagan oon islawayni ku jirin oo dadka iska sareysiin.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 8 měsíci

    AHUN Abwaan Gaariyye.

  • @hodonmaxamud6097
    @hodonmaxamud6097 Před 10 měsíci

    Adeer lay.afraad buu ahaa alee haku naxariisto😢

  • @hamdinour9685
    @hamdinour9685 Před 10 měsíci

    😢wadni iyo sabab wada shaqaynaya 😢 Ooh mid weye xanun ma wayane😢❤ Xabal nin gala xaq weeyi oo ilayn se xubiba xagnaba u kicine❤😢

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 10 měsíci

    YaE Rabi towbah.As.qaatimoqEyr.jano

  • @saeedisman9675
    @saeedisman9675 Před 11 měsíci

    0

  • @Abdisalanmohamoudahmedilkacase

    Xabal ningalaa xaq weeyaan😢 allh hawnaxaristo mama khadra daahir cige 😢

  • @מוחמד45
    @מוחמד45 Před rokem

    😢😢😢cilmi iyo hodan ❤❤❤❤❤

  • @user-cu5xe1xg2e
    @user-cu5xe1xg2e Před rokem

    Salaalhu caleyi waslaam

  • @user-sh1co3tx4e
    @user-sh1co3tx4e Před rokem

    😂😂😂

  • @gulledawliyo1095
    @gulledawliyo1095 Před rokem

    Gabbal-dhaca cadceed-yahay U sii faano-guratee Casar gaaban liiqii Godka weeraraysaa! Go'e fuley miyaad tahay? Waa maxay garmaamadu? Ma googooska sagalkiyo Gamasyada shucaacaa Gaade kaa horreeyiyo Gurigaad ku hoyan layd War ku gubay ka soo direy? Mise gabadhan dhoolkiyo Gu'goo shaalka xaytiyo Fad galbeed la moodaa Kolkaad gelin is-dhugateen Guluubkaagii shiikhoo Dib-u guradku waa baqe? Mise ganac-jabkaagiyo Waxaad galabta mudataad Intay goori goor tahay Dayax soo lug-gu'i laa Sii war-geli is-leedahay? Gedgeddoonka hirarkee Iyagoo garaaro leh Gaatin-socodka laafyaha Xarragada u gaarka ah Goonyahaaga tiiciyo Gaardiga daruuraha Kugu gaaf-wareegee Gumucaad ridaysiyo Goolli-baadh fallaadhaha Shafka kaga garaacdee Isu rogay guduudkee Dhiiggooda gobo'liyo Giirgiirka caadka leh Ku sibbaaqday guudkiyo Gara-saar-dabtoodii Maxaa maanta gaasirey? Miyay kugu giriifeen? Mise waxay ka giigeen Gobaad haybaddeediyo Gantaalaha jacaylkiyo Kalgacaylka beereey ndhaheedu ganayaan? Afartaa siddiri-gam Waxaan gocanayaa weli Tiiyoo gareyskiyo Marta debec u gunuddoo Guranaysa hoobaan Oo aan geyaankeed Geesaha ka filanayn Dabayshii gadoodee Uurkayga garatee Gaadmada ku qaaddee Gosha iyo horaadkiyo Gaaddada u faydiyo Garba-duubka maraday Durba "geb" isku siisiyo Gabbashada xishoodka ah Gorodday lulaysiyo Ugubnimo-gandoodkii.

  • @ahyusuf0
    @ahyusuf0 Před rokem

    Allah Ha unaxariisto Abwaanka❤❤

  • @user-ec3mm8zm4n
    @user-ec3mm8zm4n Před rokem

    Mnshllh cabdi dhuux.

  • @aal5869
    @aal5869 Před rokem

    Ilaahay jidhkaaga cadaab haka xaaraantineeyo. Aad baa laguu tebay

  • @abdullahidrogba3166

    Illahay ha u naxariisto janadiina haka waraabiyo

  • @nomadhistorian3028
    @nomadhistorian3028 Před rokem

    AHN abwaan Cabdi Gahayr, wuxu ahaa abwaan afdhaadhi ah oo aan ereygiisa la hayn karin. Sidoo kale wuxu ahaa inan-golyeed geesi ah oo aan mid hedi wado mooyaane nin yaqaanaa humaagiisa ka dido. Gabaygu waa gabay waana in sidii uu tiriyey loo tiriyaa. Big love from HY.

  • @fahsks234
    @fahsks234 Před rokem

    Hore usoco

  • @hassanabdillahi2211

    Dhaqasha GEEL🖐🖐🖐

  • @hassanabdillahi2211

    Aloow ilaa ARDAA

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Před rokem

    MASHA ALLAH muqal tayo leh ayad so dubty hore usoco

  • @fahadcali8029
    @fahadcali8029 Před rokem

    Muhsin keep going

  • @mohamedayaanle3238
    @mohamedayaanle3238 Před rokem

    Alaha ha unaxariisto abwaaan gaariye

  • @cabdiwalibeeroof2483

    Arar Idahaa subag laga lulaa geelaa sidig loo ogaa lo' baa saan laga baxshaa sangaan orod lala masayn sareedo ilahay baa leh hablaha soomaaliyeed hddaan quruxdooda saanyo hddaan miisaanka saaro adaa tobankii sagaal leh. ........................... Sasankaagiyo jaaha sarajooggiyo tooska dhexda soohan ee tooxda sayn gargoorka ka dhuubane biixiyaha isa saaran garaaraha kla soocay sanqaroorka la dhiibshee naftaan aan sasabaayo soomal haad gelinaayo suleekhaay araggaagu nafta waa u samarsiisoo saddex bay ku qaddaaye haka goynin salaanta. ............. Saatirkii ku abuuree qoorta aad samay mooddo cabbaadyaha ku sargooyay sadrigaagiyo laabta timahaagan ku seexdee kolka aad doc usayrto sararaha ka degayee sabarkaaga tegayaan samayskooda aan la yaabee suleekhaay araggaagu nafta usamirsiisoo saddex bay ku qaddaaye haka goynin salaanta. .............. Saatirkii ku abuuraa salmooy indhahaaga saldhiggooda qurxiyoo saxarkiiba ka dhowree baalashooda ku saabshee sunnayaal ku hareeyaan hareeraha kaaga seeraa haybad gaara ku siiyo cidna kula safaynnine suluukhaay araggaagu nafta waa u samirsiisoo saddex bay ku qaddaaye haka goynnin salaanta. ....................... Saarray baanad ahaynee sancad weeye jacaylku surrad aan la dhigayniyo heeryo weeye ku saarane suur halbowlaha gooyaa seef ku guud suran weeye nin ka saahiday oonta aawadaa uga soomay saymo looma horseedee suleekhaay araggagu nafta waa usamirsiiso saddex bay ku qaddaaye haka goynnin salaanta. Erayadii: hadraawi Laxankii:bashiir xaddi

  • @cabdiwalibeeroof2483

    Arar Idahaa subag laga lulaa geelaa sidig loo ogaa lo' baa saan laga baxshaa sangaan orod lala masayn sareedo ilahay baa leh hablaha soomaaliyeed hddaan quruxdooda saanyo hddaan miisaanka saaro adaa tobankii sagaal leh. ........................... Sasankaagiyo jaaha sarajooggiyo tooska dhexda soohan ee tooxda sayn gargoorka ka dhuubane biixiyaha isa saaran garaaraha kla soocay sanqaroorka la dhiibshee naftaan aan sasabaayo soomal haad gelinaayo suleekhaay araggaagu nafta waa u samarsiisoo saddex bay ku qaddaaye haka goynin salaanta. ............. Saatirkii ku abuuree qoorta aad samay mooddo cabbaadyaha ku sargooyay sadrigaagiyo laabta timahaagan ku seexdee kolka aad doc usayrto sararaha ka degayee sabarkaaga tegayaan samayskooda aan la yaabee suleekhaay araggaagu nafta usamirsiisoo saddex bay ku qaddaaye haka goynin salaanta. ............. Saarray baanad ahaynee sancad weeye jacaylku surrad aan la dhigayniyo heeryo weeye ku saarane suur halbowlaha gooyaa seef ku guud suran weeye nin ka saahiday oonta aawadaa uga soomay saymo looma horseedee suleekhaay araggagu nafta waa usamirsiiso saddex bay ku qaddaaye haka goynnin salaanta. Erayadii: hadraawi Laxankii:bashiir xaddi

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem

    Idahaa subag Laga Lulaa Geelaa sidig Loo Ogaa Lo' baa saan Laga baxshaa Sengaan orod Lala masayn Sareedo ILLAAHAY baa Leh Hablaha soomaaliyeed Hadaan Quruxdooda Saanyo Hadaan miisaanka saaro Adaa Tobankii Sagaal Leh!. ======================= LYRICS: #1: Sansaankaagiyo Jaaha Sarajoogiyo Tooska Dhexda soohanee tooxda Sangaroorka ka dhuubanee Biixyaha isa saaran Sararahaa Kala sooca ee Sanqaroorka La dhiibshee Naftan aan sasabaayoo ×2 Soomal haad gelinaayoo Chorus: Suleekhaay aragaagu Nafta waa u samirsiisoo Saddex bay ku qadaaye Haka goynin salaanta! PAGE 2: Saatirkii ku abuuree Qoorta aad samay moodo Cabaadhyaa kuu sar gooyee Sedrigaagiyo Laabtaa Timahaagan seexdee ×2 Kolkaad doc u saydho Sararaa ka dagaayee Sabarkaaga tagaayaan ×2 Samayskoodaan La yaabee Chorus Suleekhaay aragaagu Nafta waa u samirsiisoo Saddex bay ku qadaaye Haka goynin salaanta. Riwaayadii Hadimo 1968 Hadraawi AHN Erayada Abwaan HADRAAWI Laxanka Bashiir Xaddi AHN Kabanka Jiim Sheekh muumin AHN Codka Mohamed Nuur Giriig AHN.

  • @abdoa7191
    @abdoa7191 Před rokem

    Mr baan is ishi talaxumaan awgeed toogo inankaaga

  • @aboudichannel6196
    @aboudichannel6196 Před rokem

    Keep going lph

  • @cabdiqanixiisofficial2989

    Masha allah

  • @ABEES-TV
    @ABEES-TV Před rokem

    Waar Waxan Badawga ah Ee Qabyaalada iyo Qabiilka Nacdasha u Haystaa Muxuu Ahaa waar Somali Qabiil Neceb Ma jirto Afkaa Laga inkiraa Gabayadii Hore Wax kaste oo ay ku Aroorayaan Reeli Galin Iyo Cudurdaar Maleh Waayo aduunkuba Qaaciidadaa kuma Dhaqmo Wax Taariikh hore ah oo Rub ahna Lagaba Baqdo Carabtuba waxa ay Tirisaa oo ay Haysaa Gabayadii Hore Ee Gaaladii Quraysheed Nabiga,Quraanka iyo Diintaba ku Aflagaadaynasay idinkuna Qabiil Magaciisa Kasheegay Baad ka Cudur daarnasaan HALKEE JOOGTAAN?😂

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 Před 2 lety

    dadkii hore wxaa wngsan ayey nooga tagii

  • @mufakircabdisalaan8950

    agaalkii jidbaalaba ninkii, joogay baan ahaye, Abidkayba meel lagu jabaan jiqilo weynaaye Ilaahay I jeclaa muxuu, jiray arwaaxaygu.

  • @khadaryasin2562
    @khadaryasin2562 Před 2 lety

    Mashalah wa maclumad aad u sareeya aqoonyahn muxsin

  • @abdirashidhussein9319

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Před 2 lety

    Waar anabu iso haya jacayl hindigaasiye

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Před 2 lety

    Waa nijaas Ninka Naag uusan qabin 7 kun siiyey in loo celiyana maba ahan balaayo ku dhacdayga, lacagtaas baan xalaal aheyn waayo lacag Nin uu shaqeeystey oo xalaal ah sidaa fudud laguma bixiyo

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Před 2 lety

    Masha allah muuuqaal indhuhu ku doogsanauaaan.

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Před 2 lety

    Dhaqasho waa geeel👑👑