Hassan Abdillahi
Hassan Abdillahi
  • 103
  • 1 760 626
Hees Hurdo kama bogtoo
Hurdo kama bogtoo, Barkin baan ku jiifshaa Boga iyo Calooshee.
Beerkaan u seexdaa, barbarada ma qabanaayee.
Anigoo burburay, oo dhinacayadu I barareen waagu ii bariiyee.
Boogtii Jacaylku, wuxuu i baday ayaan iga ba’ayne.
Intii aan bady qabay ee hawshiisu, igu badan
Haba baran lahaayaa ha u bixin lahaayaa.
Iminkoon bastey ahay Baroor miyaa wax ii qaban.
Radio Ogaal
zhlédnutí: 6 070

Video

Gabay Qaylo dhaan
zhlédnutí 1,2KPřed 7 lety
Qaylo dhaan waa Gabay cusub oo uu tiriyey Abwaan Maxamed Cabdullahi (Gandaal)
Gabay Galadaha Ilaahay
zhlédnutí 962Před 8 lety
Gabay Galadaha Ilaahay waa Gabay wadani ah waxaana tiriyey Maxamed Xasan ( Libinside)
Gabay Jacayl ah Abwaan Maxamed Cumar Dage.
zhlédnutí 14KPřed 8 lety
Gabay Jacayl ah Abwaan Maxamed Cumar Dage.
Gabay Male Awaal
zhlédnutí 677Před 8 lety
Gabay Male Awaal Abwaan Maxamed Xasan, waa Silsliad sarbeeb ah
War Radio Ogaal April 12 2016
zhlédnutí 803Před 8 lety
Warka Radio Ogaal iyo Kaymaha Habar Dugaag. Hassan Abdillahi Omar ( Karate0
Gabay Casri Maxamed Libinside
zhlédnutí 766Před 8 lety
Gabaygan waxaan ka duubay Abwaan Maxamed Libinside. Diyaariye: Hassan Abdillahi Omar (Karate)
Xeebta Liido Kismaayo
zhlédnutí 1,7KPřed 8 lety
Xeebta Kismaayo ee Liido waa Xeebta ugu Quruxda badan Xeebaha Soomaaliya
Baaq Nabadeed
zhlédnutí 481Před 8 lety
Baaq Nabadeed oo ku aadan dagaalka u dhaxeeya Puntiland iyo Galmudug
Diisow
zhlédnutí 3,6KPřed 8 lety
Ciyaarta Diisowga ee laga ciyaaray caleemo saarkii madaxweynaha Jubbaland mudane Seyid Axmed Maxamed Islaan, Jubbaland baa caleemo saar ka dhici Diisowna lama tumin waa ado Shaah cabaya oo aan Sonkor ku darsan oo kale ee daawasho wacan.
Geediga ku fur guri nabadeed
zhlédnutí 310Před 8 lety
Hees ka mida ah heesahii laga qaaday caleemo saarkii madaxweynaha Jubbaland mudane Seyid Axmed Maxamed Islaan heestan oo la yidhaahdo Geediga ku fur Guri nabadeed daawasho wacan.
Caleemosaarkii Jubbaland
zhlédnutí 3,9KPřed 8 lety
Hees ka mida ah heesahii laga qaaday caleemo saarkii madaxweynaha Jubbaland mudane Seyid Axmed Maxamed Islaan heestan oo la yidhaahdo waa la saxay Xisaabtii dhageysi wacan.
Hees Xisbi Boqor Awliyaad
zhlédnutí 1,3KPřed 9 lety
Xisbi Boqor Awliyaad waa hees wadani ah waana Erayadii Qurbojoog Cabdiraxmaan Maxamed (Indha gaale) Codkii iyo Musigii Kooxda Ilays ee DDSI
Hees Xisbi Dayax Nuuraya
zhlédnutí 1,3KPřed 9 lety
Hees Xisbi Dayax Nuura waxaa tiriyey Qurbajoog Cabdiraxmaan Maxamed Axmed (Indhagaale)
Gabay UBO
zhlédnutí 1,5KPřed 9 lety
Gabayga UBO waa gabay tilmaan dhab ah ka bixinaya UBO iyo waxa ay tahay waxaana tiriyey Abwaan Nuur Maxamed Cumar Dage
Bahamagan
zhlédnutí 4,1KPřed 9 lety
Bahamagan
AUN Sh. Malcolm X The House Negro and the Field Negro
zhlédnutí 1,7KPřed 9 lety
AUN Sh. Malcolm X The House Negro and the Field Negro
Hees Nabsi
zhlédnutí 3,5KPřed 9 lety
Hees Nabsi
Dr.Gaas VS Culusow
zhlédnutí 2,9KPřed 10 lety
Dr.Gaas VS Culusow
DOWLADA PUNTILAN OO XIDHIIDHKA U JARTAY DFS
zhlédnutí 546Před 10 lety
DOWLADA PUNTILAN OO XIDHIIDHKA U JARTAY DFS
Nuur Caraale iyo Dhaantada Qoraxey
zhlédnutí 6KPřed 10 lety
Nuur Caraale iyo Dhaantada Qoraxey
Maryan Mursal iyo Magaalada Jigjiga
zhlédnutí 1,2KPřed 10 lety
Maryan Mursal iyo Magaalada Jigjiga
Hees Geesiyada Layu Cali Dhaanto iyo Nimco Dareen
zhlédnutí 8KPřed 10 lety
Hees Geesiyada Layu Cali Dhaanto iyo Nimco Dareen
Cali Dhaanto oo si weyn u taageeray Maryan Mursal
zhlédnutí 50KPřed 10 lety
Cali Dhaanto oo si weyn u taageeray Maryan Mursal
Hees Culimada Maryan iyo Jigjiga
zhlédnutí 260KPřed 10 lety
Hees Culimada Maryan iyo Jigjiga
Habeenkii Maryan Mursal iyo Magaalada Jigjiga
zhlédnutí 35KPřed 10 lety
Habeenkii Maryan Mursal iyo Magaalada Jigjiga
Goodir jooga Xarunta Martida ee Qaryan Dhoodaan
zhlédnutí 8KPřed 10 lety
Goodir jooga Xarunta Martida ee Qaryan Dhoodaan
Dooda Dhaartii Beenowday ee Culusow
zhlédnutí 668Před 10 lety
Dooda Dhaartii Beenowday ee Culusow
Hees Soomaali ha laysla doono Saado Cali Warsame
zhlédnutí 30KPřed 10 lety
Hees Soomaali ha laysla doono Saado Cali Warsame
Hees Haldhaa Kinsi, Cadar, Khadiija,iyo Faadumo
zhlédnutí 4,7KPřed 10 lety
Hees Haldhaa Kinsi, Cadar, Khadiija,iyo Faadumo

Komentáře

  • @salaadmoh509
    @salaadmoh509 Před měsícem

    ilahay hawnaxriisto dadkii rayidka ahaa ee dhibatooyinkii somaliyeed ku waayay nafahoodi iyo dadkoodi, lakin walalo xasuuqi ugu horeyay ee Somaliya ka dhacay madhicin 1991 lakin xasuuq iyo dhibatoyin hore ayaa ka horeyay walina Somali dhab umawada heshiin.

  • @lov3_1255
    @lov3_1255 Před měsícem

    Darod dadkii 1991 xasuuqay mgc darod ku xasuuqayy xinyha birta kaga sibayy ayy manta leef leef u yhin adoomo wayo darod somliweyn ayu wax ku cuna wuu ku qasabn yhy hadii la xasuuqo xita inuu hawiye leef leefo 😂😂

  • @BiniamVitniam
    @BiniamVitniam Před 4 měsíci

    Samatar jubba xagebo

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 Před 5 měsíci

    Saalax qaasim markoo laxanka saarayy in oo heesta wax ka qaado eheed wax kale ayey noqon laheyd wlee

  • @user-sr2bj5tw8m
    @user-sr2bj5tw8m Před 5 měsíci

    Ruwayadan originalkedii yahaya

  • @user-du2en5gn7n
    @user-du2en5gn7n Před 5 měsíci

    🎉😂

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 Před 5 měsíci

    Somali

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 Před 5 měsíci

    Aaaad

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 Před 5 měsíci

    Aaad juba

  • @xaliimoabdicilmi4567
    @xaliimoabdicilmi4567 Před 5 měsíci

    Hhajo. Xkj. ❤❤❤❤❤❤mmnniiybvwazcvzmkluvv xZgg

  • @faisalali9739
    @faisalali9739 Před 6 měsíci

    ASC WAXANRABA JUBOA OO AHAA NIN GESIYA INAN FARIIN U DIRO EEBOWGEY JUBA CIGAAL WUU DIDAY INUU SAMATAR LA HEESO XASAN ADEN WAA LIBAAX HADUU KUGU GUUXAY WAA EEBOWGA ??? ADNA WAA KU JECLAHAY ALLAHA KU SHARFO JUBA

  • @AbdihakimAliHassan
    @AbdihakimAliHassan Před 7 měsíci

    Daarood dawladii kacaanka ee ay somali ku dulmiyeen ayuunbay ciqabtiisi mareen maantana somalida kale ayay la mid yihiin

  • @ummsamira2648
    @ummsamira2648 Před 7 měsíci

    Absolutely, its not a monarchy

  • @yassinkhalif2976
    @yassinkhalif2976 Před 8 měsíci

    USC waxay la diriirte siyaad iyo wixi xabada la rideysa marka mujahiinta kaleexda oo kaa xishooda.cidi siyaad la jirte waa lala diriiraye xata kuwaa oo ay isku hayb yihin cidanka USC Hadaad sharciga galada kaa tugsaneysan sii cadi wax uu weydiya lakin yaan lagu marmarsiiyoniin xisbiga barakeysna ee USC

  • @mahmudpato7629
    @mahmudpato7629 Před 9 měsíci

    Hablaha codka hore wa sahra dawo codka danbena wa xabiba toxow..thnkz

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Před 9 měsíci

    Why you made it coincide with the Jews holocaust to get sympathy I guess

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Před 9 měsíci

    Taariikhda hakala googooyn haddii aad daacad tahay ka tahay mise wadaad tahay qayb ogaal

  • @faisalali9739
    @faisalali9739 Před 10 měsíci

    I like juba and samatar mshaa allah brass

  • @faisalali9739
    @faisalali9739 Před 10 měsíci

    I wonder why juba singing wiz. His big legend bro samatar ??? I like juba bat samatar 8s lion them lads are same pride lion

  • @laytalkhadar341
    @laytalkhadar341 Před 10 měsíci

    Hilba qaybsi muu Dhiman Halis xaalku muu Noqon Hadhuub daatay caanaha Hambadaa la qabanjirey Legend xasan aada samatar🙏🙏

  • @abdullfantastic88
    @abdullfantastic88 Před 10 měsíci

    Maalinkii sacad darood uu xasuuqay half qayaamo taarikh madow bay u tahay😅😅

  • @almukhtaarihajihussein5626
    @almukhtaarihajihussein5626 Před 10 měsíci

    Xabiba hasan tooxow Abdulqadir mocalin juba Axmed mooge liiban Hasan adam samaater Edayada ... abwan mahamuud abdulahi sangub

  • @muhyadinkalinle6157
    @muhyadinkalinle6157 Před 10 měsíci

    Sahra dawo golden vioce

  • @AaminaCabdilahi-li1qp
    @AaminaCabdilahi-li1qp Před 11 měsíci

    Alle Haku naxaristo

  • @hanaqaadtube1461
    @hanaqaadtube1461 Před rokem

    Heesihii KaleH Ee Ruwwayadan Beenay Waa Run Soo Gali Originalkii Taaxow Dawo Samatar Iyo Juba Hadaad Helayso

  • @sultanahmedliiban2603

    Xasan aadan samatar . Abdiqaadir jubba . Sarah ahmed .xabiibo xasan tooxow. Waabarih bay wadah ahaayen waxaas murti iyo fan loogu yeerah

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před rokem

    Beenaale Illaahay ka go'ay wallaahi waa been waan joogay Hargeisa wax la dilay ma jirto kuwii lasoo daayey baa taagan. 135 qof oo la qabtay qof lagama dilin waan joogay. Mana maqal meel xasuuq ka geysatay SNM

  • @abdirazakhashi7144
    @abdirazakhashi7144 Před rokem

    Crocodile tears, it was you guys who were roaming around at night and seperating people by clan and killing none daaroods in mogadishu but you want play the vicim card when hawiye stood up for themselves

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem

    Geesida Ssc Iidoor Wagaashe Cali Harti Ha Cuno

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před rokem

    Shacabka Ssc Guulwacan Laascaanood Of Soomaalia

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem

    Riwaayadii beenay waa run ayan kubartey heesahan oo Jubba, Axmed mooge, Sahra axmed &Aamina abdullahi wada qaadin lakin waxa moodayey inay iyagu leeyihin Original ahaan..

  • @Hodanomar592
    @Hodanomar592 Před rokem

    Alla Maxan hilibkiisa jeclhy 🥰🥰🥰Goodir ka 🥰

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 Před rokem

    Caashaqu halkiisii haynoo ahaade 22/4/2023 yaa wali ina xiiseynayaa heestan kama daalo ❤

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 Před rokem

    Aduunyo maxay malinba heer joogtey

  • @hasanhasandahir9836

    Waxaa idiin fiican in aad iska aamustaan' oo aaydnaan meesha keenin wax ladhaho daaroodiism waayo hadii aay xumaato oo lookalabaxo Irir samaale iyo Daarood walaahi geeska afrika waala idinka sifaaynaya.

  • @mukhtaarzalepan-qj1kx

    2023 UGU DARANTAHAY

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před rokem

    Heesaha murtidan leh ma samayn karaan reer koonfureedku waa erayadii abwaan Dacar reer woqooyi

  • @fanahfanah-mk4dj
    @fanahfanah-mk4dj Před rokem

    DAmar farxi kasbayare

  • @slightlyoffensivesob4690

    Racist

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 Před rokem

    Juba waa mucjis heesihiisa way iga waynyihiin isna waa igu fac hada

  • @dalmarmanchester7613

    😭💔

  • @jimhousley8360
    @jimhousley8360 Před rokem

    Sick and tired of blacks bullshit

  • @samizakariya5155
    @samizakariya5155 Před rokem

    Khaladka labad Darood sameyaay waa xamar dowlad uu dhisan. Hawiye iyo issaq waaxay wadan naceb darood. 1991 issaq iyo hawiye shacabka darood ayay ku xasuuqeen hargaysa iyo xamar.

  • @AliHussein-jt4zj
    @AliHussein-jt4zj Před rokem

    Warbixin qaldan

  • @cabdiwalibeeroof2483

    Nice

  • @maansaawiaxmedcali158

    Ogaadeen gacaltooyo baanu ugu haynaa garab istaagoodii SSC.

  • @saacidnoormohamodsaacidaxm5398

    Raxmo xasan hestii xamar

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem

    Wufuud fan oo aan kal dhicin Ayaa is heshay waa maskaxdii Abwaan Mahamed Aadan Dacar. waa mid ka mid ah Riwaayadaha hirgalay❣️

  • @xayaadmaxamed8281
    @xayaadmaxamed8281 Před rokem

    Waxn anigu odhan laha unbey tidhi weysaxantahy hacunina

  • @muusecalikaneec4113

    Waya Waayo Xusus Qaali ah